Barnaamijka Tartanka hal-abuurka Ganacsiga Xalqadii 17-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @mustafamusaabdi7284
    @mustafamusaabdi7284 5 ปีที่แล้ว +10

    kalsoonida iyo islaweynida farqi waybaa udhexeeya. ninkan baastada so saaraya hadalba Kari maayo. lkn mabsuud kalsoni iyo waji furanbay ku heshay +35 dhibcood wa qofki ugu badna ee loogu daro dhibcaha inta leeg intu barnaamijku socday. masha Allah.

  • @slimnazri6788
    @slimnazri6788 5 ปีที่แล้ว +5

    There no passion in other groups but mabsuud really have the encourage and passion 👏🏽

    • @dman4897
      @dman4897 5 ปีที่แล้ว

      Ikr he sounds driven to get paid

  • @philosopherhassan2595
    @philosopherhassan2595 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi I didn't finished yet the last result but I'm really so embarrass to win mabsuud . Congrats sister and again I'll say your brilliant and genius 😍🤗 and you have passion congratulations once again 👏👏👏

    • @dman4897
      @dman4897 5 ปีที่แล้ว

      Nice name are u like Aristotle's cousin

  • @ilkacase8282
    @ilkacase8282 5 ปีที่แล้ว +5

    Dhamantiin hanbalyo sida quruxda badane eed fikir ucusb uso bandhigteen guul dhalinta reer somaliland waa sharaf in hablaha laga horeysiiyo ragga

    • @nuurabiixi6098
      @nuurabiixi6098 5 ปีที่แล้ว

      😅😅🤣🤣😂😂😂 Hambalyo Mabsuud waaa sidaa hore u soco

  • @halimomahamed5187
    @halimomahamed5187 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa Allah . Hambalyo dhammaantiin sida wanaagsan ee aqoon ta leh ee aad u hadasheen.

  • @philosopherhassan2595
    @philosopherhassan2595 5 ปีที่แล้ว +2

    Maqsuud she's so brilliant and smart 😍🤣 wlhi keep going sister

  • @hamsebahnan4028
    @hamsebahnan4028 5 ปีที่แล้ว +7

    Mabsuud way dadaashay waxanay halkaa ku gaadhay kalzoonida ay ku qabto fikradeda

  • @cabdiwalinuur785
    @cabdiwalinuur785 5 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo Hambalyo mabsuud guuleyso waxay xaqiijisay rajadii ay ka lahayd shaqada ay ku qanacsan tahay

  • @maxamedakramabdilghani3974
    @maxamedakramabdilghani3974 5 ปีที่แล้ว +2

    . Maasha Allan hambalyo
    Mabsuud wllo
    Guuleyso insha Allah

  • @caydarusabdillahi6956
    @caydarusabdillahi6956 4 ปีที่แล้ว

    Mabsuud wllahi waa rageedi Abti guulayso

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 5 ปีที่แล้ว +3

    Mabsuud congratulations

  • @nimao_ayaan
    @nimao_ayaan 5 ปีที่แล้ว +1

    Macha Allah mabzuud wxy muujizey geesinimo keep going
    Every thing you think you can do

  • @idrisharun66
    @idrisharun66 5 ปีที่แล้ว +3

    Well done
    Mabsuud

  • @gobley1gobley213
    @gobley1gobley213 5 ปีที่แล้ว +3

    Mabsuudbaan wataa

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh abyo guulayso

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 5 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo Mabsuud waa dadaashay mnsha allah.

  • @salmacartan2772
    @salmacartan2772 5 ปีที่แล้ว +1

    Mancha allah mabsuud
    Long life sis congratulations million times sis 😍😘😘❤

  • @calisuldan8335
    @calisuldan8335 5 ปีที่แล้ว +6

    Ar hargaysay wax maydin dheeryihiin
    Waxan jooga gobolkii awoowayaasha g/sanaag
    Waxan hayaa fursado aydaan hargaysa ku hayn oo ah soo saarista istanbarka iyo ranjiga maadama uu gobolkani hodon ku yahay waxyaaba laga sameeyo oo aan filayo in aan laga helayn gobolada kale ee dalka

  • @hamsemohamed5920
    @hamsemohamed5920 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alllh mabsuuud hanbalyo hanbalyo hanbalyo

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 5 ปีที่แล้ว +3

    Hahahahaha 😂😂 mabsuud itixaan weeye wlhi

  • @mohozman1013
    @mohozman1013 5 ปีที่แล้ว +3

    Fariid inanta hore uscoo

  • @abdiahmed5243
    @abdiahmed5243 5 ปีที่แล้ว +1

    mabsuud mabruuk

  • @abbassuleiman5225
    @abbassuleiman5225 5 ปีที่แล้ว +3

    Habalyo wllo MabsuuD

  • @yool-kaas3598
    @yool-kaas3598 5 ปีที่แล้ว +6

    Mabsud iyo khalid hal erey ayey kukala haren
    Khalid whay not
    Mabsud bastada marki lacuno suli lageyo bey rabta
    Mabsud hambalyo wllo
    From mogadisho love gobolada uqoyi

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 5 ปีที่แล้ว

    Alla kii baastada ee dhaliilayey wuu madoobaday wlhi isla waynidu marbay afka dhulka kuu dhigtaa

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 5 ปีที่แล้ว +2

    Gudidu way isku dayanayaan

  • @najahhassan7716
    @najahhassan7716 4 ปีที่แล้ว

    mashaaa allah wlashey mabsuud❤❤❤

  • @Ayaan-vu1ys
    @Ayaan-vu1ys 5 ปีที่แล้ว +2

    inanka bastada soo saraya pls ee aan kala xiidho igu cawiya

  • @ubaxmaxamed8189
    @ubaxmaxamed8189 5 ปีที่แล้ว

    Subxana allah gwadhi mxy thay qawan Allah yashfiik

  • @Muran25
    @Muran25 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah Hambalyo mabsuud guul

  • @daarali
    @daarali 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa dhalinyaro aad u maskax furan waa in filirkooga maal gasahadayaashu ka faaidaystaan

  • @zeinabahmedmuhumad3068
    @zeinabahmedmuhumad3068 5 ปีที่แล้ว

    hanbalyi mabsud

  • @abdirahmankoronto1265
    @abdirahmankoronto1265 5 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo gabadhaasib

  • @maajid2717
    @maajid2717 5 ปีที่แล้ว +2

    😆😆😆😆😆😆😆mabsuuud

  • @cabdisamad7575
    @cabdisamad7575 5 ปีที่แล้ว

    Muuq baahiyaha Saab fadlan kadaaya bahdilka Afsomaliga qaybtii sooqara

  • @midkuudaranmidkudooranalla4734
    @midkuudaranmidkudooranalla4734 5 ปีที่แล้ว +2

    Hanbalyo hnbalyo mabsud.