Wareysi kulul: Martin oo si adag uga hadlay Arinta Somaliland sax iyo khalad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Wareysi kulul: Martin oo si adag uga hadlay Arinta Somaliland sax iyo khalad

ความคิดเห็น • 338

  • @user-fm1yh8sc6h
    @user-fm1yh8sc6h 7 หลายเดือนก่อน +24

    Dadka ree Somaliland xaqbay u leeyihiin inay noolaadan

  • @Dophill260
    @Dophill260 7 หลายเดือนก่อน +7

    Brother is proving himself proud to have him back

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 7 หลายเดือนก่อน +11

    Somalia waa cadawga somaliland taas ayaa runa walaahi

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 7 หลายเดือนก่อน

      Laftii nagah, ha ku dhex meeraysan soomaali ama hays dilaan ama hays nacaan intuba adiga marka aad nag nagyow soo dhex gasho duqsi fuudkulul badii aad ku riyoonaysay moodo Malaga galay.

  • @saeeddualeh6576
    @saeeddualeh6576 7 หลายเดือนก่อน +28

    Martin now you are a real Somaliland & I will vote for you Mr president ❤️👍🏾

  • @munirkh
    @munirkh 7 หลายเดือนก่อน +8

    Maanshalaah Mustafe laandheere somalilander ah 👍🏾💪🏾

  • @bashkatellmoha9772
    @bashkatellmoha9772 7 หลายเดือนก่อน +8

    Martin wasiirka arimaha dibada isku diyaari muuse waan ka dhamayn nafar ciise muuse ah anoo ah 😂😂😂😂

  • @imanmohamed8711
    @imanmohamed8711 7 หลายเดือนก่อน +11

    My uncle Mohamed Martin I’m proud of you you will be the president of Somaliland Inshaallah ❤

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 7 หลายเดือนก่อน +13

    Mustafa you are a real Somalilander now! Geesi qaran caqlibadan difaaca wadankiisa isu taagay. Im very proud of you 👏
    Thank you very much my dear Inaadeer

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 7 หลายเดือนก่อน

      Cheap emotional outbursts weeye

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 7 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ahmedkulowabdi821💔😭keep crying ZOOMALIA🐕🐑🐄🐖 no police no safety no government 😄💀💨

  • @w410921
    @w410921 7 หลายเดือนก่อน +5

    Intaa uu sheegayba waa runtii.
    Cid beenin kartaa ma jirto.
    Somalia dadkeeduna xaasidnimaa haysa.
    Run a isuma sheegaan, garawshiyana weligaa haka sugin
    Walaaltinimo ma jirto waa lays muquuninayaa, waa ninkii laga adkaado

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 7 หลายเดือนก่อน +5

    Wax allaale iyo wax ay ku qaldantay Somaliand Ma Jirto Maanta waxaanu lernahay halkaa kasii wada hhhhhhh

  • @user-gc3fs6kh3x
    @user-gc3fs6kh3x 7 หลายเดือนก่อน +3

    Inader mustafaw nolow geesibad thy dadkisa jecel❤❤❤❤

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth 7 หลายเดือนก่อน +2

    Guuul martin and somaliland

  • @hassmali1139
    @hassmali1139 7 หลายเดือนก่อน +3

    Viva Somaliland

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 7 หลายเดือนก่อน +3

    somaliland best country next years insha Allah

  • @mohamed1860
    @mohamed1860 7 หลายเดือนก่อน +3

    Yasin iyo dadka lamidka ah waxay modeen in Mustafe yahay doqon waxkasta la marinkaro lakiin wlhy wuu ogayahay waxkasta oo jira waana geesi og runta masha Allah 😂😂😂😂😂 abti halkaas kasii wad

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 7 หลายเดือนก่อน +6

    Maartin Wuu Mahadsan Yahay!!! Maxaawacayma Waa Caawiyaha Qaxootiga !!!

  • @user-oc7tf2he1l
    @user-oc7tf2he1l 7 หลายเดือนก่อน +3

    Musdafe waa muwaadin hadal cad noolaw adeer

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 7 หลายเดือนก่อน +3

    Guul soomaLiLand 💚🤍❤️💪🏻💪🏻💪🏻

  • @homeh3455
    @homeh3455 7 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha alaah somaliland waxay ku taalaa meel mihiima

  • @amie66
    @amie66 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah tabarakallah

  • @mohamoudfaysal8716
    @mohamoudfaysal8716 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks Mr Martin somaliland socdashay o aqonsi heshay Masha Allah waxa la yidhi man xasadak razaqak .guul somaliland 🎉

  • @user-xq2hf3ws4h
    @user-xq2hf3ws4h 7 หลายเดือนก่อน

    Guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia

  • @beyourself7554
    @beyourself7554 7 หลายเดือนก่อน +8

    Somali waa mid☝️

    • @w410921
      @w410921 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa run Somaliland iya awaa mid, Jabuuti waa mid , etc
      Xuduudkii 1960 hala ixtiraamo

  • @hassanagaras4513
    @hassanagaras4513 7 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliland Power ❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 7 หลายเดือนก่อน

      Which power 100 dhulbahante chased u out of sool and made u oromo 2023

    • @jamaalxuseen4518
      @jamaalxuseen4518 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassan-mp1pksomaliland markaad maqasho dhiikarka kugu kaca 😂😂😂😂 aduunyada ciilbad ku dhamaaysanaaysa aakhirana cadaabtad galaysa waayo waxad tahay xaasid xaasid dhalay oo somaliland jiritaankeeda ka gubanaaya ciil u dhimo idam alle 😂😂😂😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 7 หลายเดือนก่อน

      @@jamaalxuseen4518 dhadiga isaaq my people xorayay somaliland soo dayay khasaar adeer nin dhadiga isaaq

    • @jamaalxuseen4518
      @jamaalxuseen4518 7 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk ina daarod injirleh aabahaa siyad bare afwayne kii dhuunta mariyay soo muu ahayne isaaq ado daaroda injirleh ah miyad isaaq dhidig ku sheegaysa af qadhmuune af qadhmuune dhalay oo xaarood injirleh ah ayad tahaye aamus nacala ku dhalaye

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 7 หลายเดือนก่อน

      @jamaalxuseen4518 dofaar dhadiga isaaq tahay daarood inkaa fiican but Maa ahii daarood waxan ahay dadkii soo dayay khasaar adeerkaa

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah mustafe Martin wa fariid ❤

  • @muhyadinmohamoud3947
    @muhyadinmohamoud3947 7 หลายเดือนก่อน +2

    Matrin and yasiin
    waan ku wadanaa
    Dhiigu biyo maaha you are somalilander

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 7 หลายเดือนก่อน +2

    Yamyam iyo qadad wayn makin kaliyoo somaliland laga hadlay u adkaysan laayihiin war anaguba waanu dhagaysanaa ina xaraaree dhagaysta

    • @Aymo72
      @Aymo72 7 หลายเดือนก่อน

      Qabyaalat socdaa tihiin waligiina cuqdad udhintaa nin wax idinkaga baahan majirto adeer Ithiopian kubiira kilinka lixaat noqodaa haidin xukunta sidii jigjiga

    • @GuledAhmed-kz5ts
      @GuledAhmed-kz5ts 7 หลายเดือนก่อน

      Manihin inadere somali Cid naga jecel majirtee marka waxad qabsatay la dafiro ficilbaa ku galaya qadiyaduna way kasii xag jirtaabadee

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 7 หลายเดือนก่อน +5

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @user-ip9se6dh7n
    @user-ip9se6dh7n 7 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah m.martin xaqiqatan waa wadani dhab ah

  • @user-xq2hf3ws4h
    @user-xq2hf3ws4h 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo hambalyo hambalyo mustafe martin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @superfun1819
    @superfun1819 7 หลายเดือนก่อน +2

    Warsangalig iyo Dhulbahant Somalia katiirsanyihin❤🇸🇴

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 7 หลายเดือนก่อน

    Waaaw ! The truth waa beautiful! JazakaAllah khair Martin !! May Allah swt protected the good soul of the SOMALILAND people!!!

  • @amiraa9577
    @amiraa9577 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mustafe libaaaax 💐

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah guul somaliland

  • @farhangane
    @farhangane 6 หลายเดือนก่อน

    I like martin he is intelligence

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan isku meel baan joogna marku iga soo hor baxo dhinac kalaan mari jiray waayo bila qadiyad baan u malayn jiray , hora loo yidhi nin raga lagama qoosto walahay Waa nin rageed Libaax ah salaan sare inadeer hats off to u.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mustafe comedown caadi iskadhig laakiin waa runtaa waxa aad sheegaysid haday runtahay waa laga gardaran yahay

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha. Allah. Noolaw Muwadin. Mr Martini

  • @user-xq2hf3ws4h
    @user-xq2hf3ws4h 7 หลายเดือนก่อน

    Geesi qaran dhe guulayso inta guuli jirto

  • @hersigeidi2681
    @hersigeidi2681 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walaalahayo Somaliland inay dal noqdaan wax dhib ah malaha in my opinion

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 7 หลายเดือนก่อน +3

    Kuma raacsani Mustafe rayigiisa... Beesha dhexe waa beesha loo sadburiyo waxaana lays lahaa cabashada joogtada ha joojiyaan. Taasaa maanta keentay iney Xabashi ku soo hogaamiyaan dalka.

    • @salmankhadar1643
      @salmankhadar1643 7 หลายเดือนก่อน

      Horta miyaydaan hadli larin idinkoon reero iyo qabyaalad ka hadlin

    • @yonisabdiaziz6368
      @yonisabdiaziz6368 7 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaad noo sadburiseen, waxa xaqiiq ah in xolihii loo dhoofin jiray ee reer somaliland ku tiirsanayen aad joojiseen ma cadawad ka waynba jirta in ummad dhan la cuna qabateeyo oo dhaqaalaha laga horjoogsado.
      Waliba waxaa aad igu dulminayso aan anigu si bilaash ah kuugu keenay waa dawladnimadee.

  • @caaqilka1404
    @caaqilka1404 7 หลายเดือนก่อน +2

    Odeyga cidlo ayuu ku xiiqey dhulkeyga iyo baddeyda ayaan aqoonsi ku bedelanayaa

  • @samiraduale4167
    @samiraduale4167 7 หลายเดือนก่อน +7

    Guul Somaliland InshaAllah ❤

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshallah Mustafa kaalin loobaahanyay oo nagamaqan ayaad ahayd but never too late 👍

  • @abdiqanijama3463
    @abdiqanijama3463 7 หลายเดือนก่อน +2

    🎉😂😂😂
    Sheekooyinka MARFISHYADA 😂

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 7 หลายเดือนก่อน +2

    Well come Martin SNM membership

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 7 หลายเดือนก่อน

    Mustafe Somalilander dhab ah.

  • @awilgiire5355
    @awilgiire5355 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ethiopian Airline Turkish Airlines wey tegtaa Xamar. Waar Martin ma caruur buu u warramayaa.

  • @gabrielabdul8372
    @gabrielabdul8372 7 หลายเดือนก่อน +6

    😢😊 Niin idoor oo iska hadlaayo weye. Adeer lughaya malahan reerkaga mana siin kartit Ethiopia.

  • @mohammednuur2939
    @mohammednuur2939 7 หลายเดือนก่อน +2

    Martin & qoslaaye bal nosodaya qosolki❤ sa.sare

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 7 หลายเดือนก่อน +2

    ManshAllah Mustapha and Yasin

  • @cabdinuuxjaamac6932
    @cabdinuuxjaamac6932 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waar maanta waan u hambalyeynayaa martin

  • @mohamedyusuf2144
    @mohamedyusuf2144 7 หลายเดือนก่อน +4

    Somali somalibaa leh

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hada Soomaalilaan wax la dhahaa majirto oo Awdal State iyo Khaatumo waa ka gooni.
    Muqdisho cid Soomaalilaan la dhaho oo ay lahadashaa majirto hadda.

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 7 หลายเดือนก่อน +1

      SOMALIA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 7 หลายเดือนก่อน +2

    Welibo benti 33sand aruurta ku maweeli

  • @abdulahiahmed9004
    @abdulahiahmed9004 7 หลายเดือนก่อน

    Adeer, hawada, soomaaliya muqdisho ayaa laga xukumaaan, ee baqbaqda jooji, Martin!!!!

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 7 หลายเดือนก่อน

    well done Sh Mustafe , runta ayaad ka hadshay , in bdan bay bartan ali xareere meeshu ku soo korey Hargisa qabiil daroodis ah nga doorty oo isaak nacayb halkan kaga faafiya , qabyaalisti ali xareere , ku soco Sh mustafe indrs

  • @khuluudkastan
    @khuluudkastan 7 หลายเดือนก่อน +2

    If somaliland understood the dynamics of how the world works by now the would be recognised. The world is all about interests American Britain and all the powerful nations doesn't love somali over somaliland its just somaliland hasn't given them a sleepless night thinking about the interests. We as somalilander we all now our position in world we connect so many businesses of the world if only we all used our heads and cause difficulties for it to take place unless we are recognised everyone will give Us an ear and I swear All big nation... all the care about is interests nothing else we just Muslim to them so none us is off more importance its who gives him the edge and benefits and as for somali even if they were to all unite to take our lands there can't unless we allow them a good is examples is Palestine.. Isreal with its all power are really struggling to take over Palestine cause when something belongs to you death is the list thing someone should worry about. Anyways we have nothing to lose. Wake up somalilander let's use our head btw the world isn't a fair battlefield.......

  • @user-zg3hf8se5i
    @user-zg3hf8se5i 7 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah mustafa i first salute you 2 very intelligent with brain and very wise keep up the good work I fully support you from Nairobi kenya

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 7 หลายเดือนก่อน

    Midnimada dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed iyo calanka baluuga soomaaliyed waa muqadas in la ilaaliyo soomaalaay ee kuwa hargesia iyo borco jooga waa dad soomaali diid waa in si deg deg ah laga saara weeye kuwaasi somali diidka ahe soomaalaay macsalama

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 7 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi waa fursad bixiye waa mideeye wuxuu mideyey dhulbahante oo dhan dhinaca kale abby ahmed orom waa kii mideenlahaa somali maxamad oo Dhan insha.aallaah.

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 7 หลายเดือนก่อน +1

    Su’aasha ugu horeyso ee uu weydiiyey Yasiin waa mid qaldan. Wuxuu yiri “Somaliland dhan kasta waa laga la dagaalamay ee waa sidee.” Wax la diriray walaalaha reer waqooyi majirto ee maamulka dalka iyo dadka iibinayo ayaa laga qabanayaa umada. Martin waa qabyaaladeyste liita. Yaasiin waa maskiin sidi loo gumeysanayey daciif noqday.

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 7 หลายเดือนก่อน +1

    Martin Liintii Hargaysa ugama darin kkk

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xadhigii wax buu kuu taray , way kusoo saxdeen, laakiin bishaaro Maya.

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 7 หลายเดือนก่อน +2

    Somalida waqooyi waxay kala saaro la’yihiin siyaad barre iyo madexw prof xasan shiekh

    • @noorar
      @noorar 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ninka qolka lagu doortay miya Xasan sheekh layidhaa miyaa😅

  • @hhersi1
    @hhersi1 7 หลายเดือนก่อน

    Tawan aviation, Tawan telecommunication and others

  • @daarulislamquranonline9512
    @daarulislamquranonline9512 7 หลายเดือนก่อน

    Libaax waa ka yaabiyey ninkaas weriyaha ah.
    Jamhuuriyada barakaysan ee somaliland ❤

  • @abdikarimibrahim7385
    @abdikarimibrahim7385 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wel said

  • @ahmedmahomed3056
    @ahmedmahomed3056 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xadhigii hargeysa ayaa lagu soo xanuujiyey waa cabsi waxa uu u amaanayaa

  • @fadumoosman7576
    @fadumoosman7576 7 หลายเดือนก่อน

    Geesi geesi dhalay mr Martin

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa dadkii reer Somaliland ee la yaqaanay.

  • @baashe09
    @baashe09 7 หลายเดือนก่อน +1

    Noolow Mustafe Martin

  • @iissa7685
    @iissa7685 7 หลายเดือนก่อน +1

    True

  • @Jama-is9gt
    @Jama-is9gt 7 หลายเดือนก่อน

    Mustafe in badan baa lagu tebayay oo la tebayay RAGGII TODHEER. (ALLOW GACANTA HA KU GOYN RAGGII GIIB DILAAD TAHAYE). GEESIGII IS YEEL YEELI JIRAY GUUSHA WAA HANANE.

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 7 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂 Iska nefis Martin 😅

  • @SherAkbar-nd2ul
    @SherAkbar-nd2ul 7 หลายเดือนก่อน

    xaqiiqaduu ka hadlay martin waxaan moodi jiray kuwa fikirka khaldan ka qaba somaliland laakiin waa nin wax badan og maantana xaqiiqada waa og yahay qof kasta oo wax garad ahi

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 7 หลายเดือนก่อน +6

    Dadka Somaliland 31 sano ayaa la waalayay ee beenta kadaa,

  • @user-ib1lg6uv8g
    @user-ib1lg6uv8g 7 หลายเดือนก่อน +2

    Martini.taasi.waa.dhacday.wax walba konfur.waxan xasuustay arnit 5:44 a webiga wershedii sibidhka ee berbera. Baa madax.weynihii iyo wasiiradisii.ba shiray siba.intii.isaq siyaad.waxu.yiri.wersheda.berbera kismaanyo.haloo raro.wasiir.isaaqa.ba.hadlay.ok.madax Wayne wa Saxe webiga jube dooxoyinka sardar ilaa nugaal ha warabiyo.hh wa lays eegay

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 7 หลายเดือนก่อน

      Af oromo yad ku hadleysa hunno

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@shukrishukri801🐖ina doofar ismaaciil keep crying AWOWGA ba ISAQ u foorarey 1800 e adna so kala qabo ufuufta😂💔💀💨

  • @user-or7jd1my5d
    @user-or7jd1my5d 7 หลายเดือนก่อน

    MARTIN MARTIN noolow SOMALILAND GUUL

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 7 หลายเดือนก่อน

    Waryaarehee xasan shiikh armuu dhahaa carhalatugado

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 7 หลายเดือนก่อน

    Martin waa wadani somalilandr ah guul noolow

  • @abdirahmanahmed6176
    @abdirahmanahmed6176 7 หลายเดือนก่อน

    Dhibatoyinkasi waaa kuwiii laga faiday midnimada

  • @user-xn8xe5tv9x
    @user-xn8xe5tv9x 7 หลายเดือนก่อน

    Martin 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 7 หลายเดือนก่อน

    War soomaaliyaa ka mid tahay Martin where are you 😂😂😂😂

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 7 หลายเดือนก่อน

    Taariku salaadkani ma isaaq nimadu dowlad moodaya xageyse Somali lan dowlad ku noqotay weligeedba

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 7 หลายเดือนก่อน +2

    War barnaamijka maxaa wadadii QOSOLKA looga leexiyey oo COLAAD, SIYAASAD loogu leexiyey 😂

  • @fuaadyaasiin
    @fuaadyaasiin 7 หลายเดือนก่อน

    Mustafe aar Ishaad kala eegatay cadowgii dabada

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 7 หลายเดือนก่อน +1

    M/W Raadis maa tahay abdirahman maa badelee😅😅😅😅😂😂😂😂 seecamal

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 7 หลายเดือนก่อน

    The center of this problem in somaliya, Somaliland and Ethiopia is ismail omar geele

  • @saidali5809
    @saidali5809 7 หลายเดือนก่อน +5

    Martin waa cawaan aan waxba akhrin oo lamida cawaanka bada gadaayo

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 7 หลายเดือนก่อน

      😂 adiga futada yaqan sida loga dhuuse

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 7 หลายเดือนก่อน +2

    Tigray memorandum la saxiixo, marki xabshi timadana hoos fiiriya,
    Marki somali timadana afka taaga
    Dhibku reer Somaliland ma ahan ee waa dabadhilif Muse, odaygan laclacay wadanka ka qabta

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 7 หลายเดือนก่อน

    WAXAA SOO SOCDA WAR KA SII WEYN WARARKAN OO DHAN MEEL KU QORTA
    1. meesha la siinayo itoobiya waa CEEL SHEEKH mana aha lughaya iyo saylac., waana dhul idoor

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 7 หลายเดือนก่อน

    Martin warkisa waa mid xaqiiqda kafoog isagoo nin Aqoon leh dalkisa fahamsan in degedda Africa oogu weyned Idacadi Garoomada Cidan kan Rayidhka laga dhisay xilikii Dawladii dhexe,1980 ayuu sheegay in xayirad lagu soo hayay,xiligas Dalka waxaa masulin sare ka'aha dadka waqoyi,Malaha Burburkii kadib ayaa Cid walbo sameysatay xeryo loogu adeego Dalal Shisheye iyadoo Xoolihii noola oo ahaa lafdhabarka dhaqalaha Somali oo dhan,Waqoyiga waxa eey geyntay in eey Xola Ugadhii Dhirti,Macdantii,Badda iyo barigaba kheiratki Martin isaga ayaa xabsiga ladhigay mudda dheer illa wakilo Calami ah Cadadis lagu saray Regimeka Muse oo xabsiga linta uu kucabay.Musdhaf Martin ina Adeer runta sheeg dalka aad joogto waa federal kabadan 52 state balse Hal Mamul oo guud leh,war somalida intii aad kutalin lahayd midnimo iyo Mamula wada shaqeya iskashada ayaa wali wadadii lugoyada aad wadaa.

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 7 หลายเดือนก่อน

    مشاءالله تبارك الرحمن. ابن عمي

  • @dhirbaaxo5097
    @dhirbaaxo5097 7 หลายเดือนก่อน

    Kudarsoo slandna deeqaha waxbarashada,dhaqaalaha caalamku bixiyo,iyo waxyaabo kaloo badan,looma sinayn ee cidgaaraa qaadanaysay.

  • @BaariyowAk
    @BaariyowAk 7 หลายเดือนก่อน

    Martin si caadifadi ku jirto buu arinka uga hadlayaa anigu waxaan qabaa dowlada federalka in badan bay somaliland u xatoobisay dhaqaale iyo xilal anay mudnayn qodobadda u martin ka hadlay aan soo koobo
    1:- Arinta xajka - Kadib covid 19ki madaama ay bateen dadka xajka usocda dowlada Saudi arabia waxay dal walba u qoondaysay tiro xadiidan inay xajiaan waxaana masuul ka ahaa dowlada federalka somalia qoodadi loogu tala galay way heleen waxay doonaysaa somaliland waa xaq-daro iyo baadil.
    2/- arinta Dhoofinta xoolaha :-dowlada federalka somalia waxay haysataa ruqsada xoola dhoofinta wadanka oo dhan somaliland waxay ku khasbantahay inay nidaamka federalka ruqsad bixinta soo raacdo .
    3:-Arinta hawada iyo Badda somalia:- Somalia waa dal madax banaan oo isagu gacanta ku haya hawadiisa iyo baddisa .dowladda somalia waxay xaq u leedahay inay ogaato diyaarad walba oo hawadeeda isticmaalaysa haddi diyaradu bixin waydo xogta iyo waxa ay sido waxay dowlada federalka xaq u yeelanaysaa inay hawadeeda u diido .
    Soo koobid:- somaliland waxa ay doonaysa waa sad-bursi iyo inay dowlqda federalka somalia dhinac orodo .maadama dowlada federalka somalia aduunku aqoonsanyahay somaliland waxay ku qasbantahay inay amarka iyo ruqsada kasoo qaadato dowlada federalka somalia.

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 7 หลายเดือนก่อน

    Martin well done ❤❤❤❤ aqoontu waa taas

  • @Adam-y3x
    @Adam-y3x 7 หลายเดือนก่อน

    Martin raali ahaw marabno nin wadan kale jooga oo calooshiisa lafikir ah in uu anaga nakala qoqobo,halwadan oo inkaari ku dhacday ayaanu ku noolnahay hadana sababtii inkaarta iyo dhibaatada keentay ayaanu kalasafanahay ama koonfur joog ama wiqooyi joog umadani waa dan wadaag iyo ismahurto,mana kalalihin hawo,bad,beero iyo wabiyo midna e muwaadin kasta oo Soomaaliyeed ayaa iskaleh.Martin U.S.A kasoo tag oo Hargeisa imow kunoolow markaas waxna cambaaree waxna amaan.

  • @geeleckariim4362
    @geeleckariim4362 7 หลายเดือนก่อน

    CALI XARAARE RAGAN BAA DHAAMA

  • @Qalaska
    @Qalaska 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mr Cali xaraare waa inuu ninkan martin kanjoojiyaaa tvga waayo been iyo kala qaybinta wadanka ayuuu wadaaa

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 7 หลายเดือนก่อน

      Sax Martin wa Qabiliste qabyalada qarsanayey.
      Somali American Tv ha laga joojiyo hadi kale UNLIKE

    • @Qalaska
      @Qalaska 7 หลายเดือนก่อน

      @@shukrishukri801 absolutely shukri waa bahal dhintay iidoorism ayuu wadaaa