Masha allah Dan jire ahna madaxweyne kuxigeenki hore Puntland argagixisada Soomaalidiidka ah walaso afjari insha allah guul guud ahaan Harti Koombe guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from Geri Koombe DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rabi haku xafido ina came hadal xigmadeysan baad ku hadashey se waa haddii qolo weliba wax ku qaadaneyso soomaalina waa is huran tahay ee ilaahay xaqa ha tuso
Dhul Udug💙🤍💚, Somalia🇸🇴 oo Baaq u diray Shanta Soomaali⭐💙🧡🤍💚💫 Ara Boowe iyo baayo Soomaali Puntland First hadaad maqashid Bir aan la Burburinkarin Baan inoo wada tumayaaye Haka Baqin inaan idin Baadiyeeyay Shanta Soomaali Beerkeyga kuweyne Oo wali waan u calool Bukaaye Adeer aan Bariis isiin Barakac iyo xasuuqna Dalkeyga igu Bada Birmade ma orankaree Sidaan Deni u Baacsaday Marna raaligalin iga Barya Marna Buundooyin ii dhisa Ara Boowe iyo Baayo Soomaali Ara Bootada runtaa iga Bartoo Ara Barbarkiina ila qabta Aan Burji lawada Bikaacnee👑⭐
Please tolkeen warsangeli ha noo qabanini doqonkaan dhareerka ka socdo. Wax u kala garanayo ma jiro; waa dabadhilif dada qaato ah . Ka raali noqda; waxaan ahbalka reerka waa KU badan yihiin.
Mudane maad tiraahdid waxaa loogu noolaan karaa in dadka Soomaaliyeed ku heshiiyaan inay dib u midoobaan oo dowlad Somaaliyeed dib loo dhiso haddii ay socon weydana in reer walba halkiisa joogo
Cameyow waxad nabad ku heli karto nabad dagalna loga marmi karayo in la tagero nabada dadka wil iyo Abtigi Alle mel qurata ku beeray ma wa nagsana in colad aan dhaman la dhex dhigo ha laga fojignado
Muxuu kahadlayaa maxay tahay wada hadalka uu sheegaya ma inagumedba ninka gurigisa iyo wadankisa wadahadal ka gelayaa war hadal xumida Kala amus dadka ceerigabo waa magalo harti laba damodna maha cid lagala hadlayana majirto
Madaxweyne cameey waa ku taageranahay ambassador well aside👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Guushaasi waa guul soomaaliyeed,
Xasan dan kama leh,
Guul soomaaliyeed,
Badar iyo beeso ayaa
U muuqata.
Waraysi qiimabadan ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Ciidanka daraawiishta puntiland
Masha allah Dan jire ahna madaxweyne kuxigeenki hore Puntland argagixisada Soomaalidiidka ah walaso afjari insha allah guul guud ahaan Harti Koombe guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from Geri Koombe DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
We love adeer gari ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
M.a Mudane madxweyne Cabdi Xakiim camay guulayso Xafidullaah ❤ waxaa Tahay Siyaasi Rug cadaa Ah Guulayso mudane
Hadaad nabad rabto dagaal u diyaar garoow. 🙏🙏🙏🙏 cabdilhahi yusuf baa noo sheegay 👍👍👍👍👍👍👍👍
Waa saxweeye
Guuuuuuuleysta xoogadalka jmhiirta hartiwyne Masha Allah blessings all the family
Guuleyso Mudane Madaxweyne
Waa safiirka Ethiopia
Madaxweyne Maaha
Waaka safiirkii farmajo
Hambalyo hambalyo
What a narrow_minded person he is!
Rabi haku xafido ina came hadal xigmadeysan baad ku hadashey se waa haddii qolo weliba wax ku qaadaneyso soomaalina waa is huran tahay ee ilaahay xaqa ha tuso
CEERIGABO MAHOYADA AYAALEH WALAHAY WAAD KUMADHAN TOONTAN EE SOSOCO WANU KUWASNE
Dhul Udug💙🤍💚, Somalia🇸🇴 oo Baaq u diray Shanta Soomaali⭐💙🧡🤍💚💫
Ara Boowe iyo baayo Soomaali
Puntland First hadaad maqashid
Bir aan la Burburinkarin
Baan inoo wada tumayaaye
Haka Baqin inaan idin Baadiyeeyay
Shanta Soomaali Beerkeyga kuweyne
Oo wali waan u calool Bukaaye
Adeer aan Bariis isiin
Barakac iyo xasuuqna
Dalkeyga igu Bada
Birmade ma orankaree
Sidaan Deni u Baacsaday
Marna raaligalin iga Barya
Marna Buundooyin ii dhisa
Ara Boowe iyo Baayo Soomaali
Ara Bootada runtaa iga Bartoo
Ara Barbarkiina ila qabta
Aan Burji lawada Bikaacnee👑⭐
Khaatumo calankeeda Waa in laga taagaa wadanka oodhan
Nin Dhuloos oo xaarku dabaalaneyn waa lawaayey 😮
Waa Nacas horgal ah
Maansha allaah ❤
Dadka soomaaliyeed qof walba deegaankiisa ha ku noolaadaan yaan la isku dilin.
CAMEEY DAWLADU WAA TEE ADEER?
Man sha alah
Please tolkeen warsangeli ha noo qabanini doqonkaan dhareerka ka socdo. Wax u kala garanayo ma jiro; waa dabadhilif dada qaato ah . Ka raali noqda; waxaan ahbalka reerka waa KU badan yihiin.
Camey geesi Harti oo qadiyadle
Ceerigaabo ninkii lahaa ayaa jooga, kii ka carary ee isaga tegay dib ugu soo noqon maayo.
Ciilqabe aanu gumaysa jirnay walakiina aanu dilnay hanaaclayso
HOOYADA MUSE BIXI IYO GUDOMIYU WAS RAG ILMADERA AYU DOQONIMADISA ISKUDIR ISLEYAHAY 😂😂😂😂
Mudane maad tiraahdid waxaa loogu noolaan karaa in dadka Soomaaliyeed ku heshiiyaan inay dib u midoobaan oo dowlad Somaaliyeed dib loo dhiso haddii ay socon weydana in reer walba halkiisa joogo
cerigaabo afarta guri u kaalay. 😅
Horta ninkaan xagee buu ka dhacay, Markii laascaanood dagaalku ka socday lama arkine, xaguuu ku qarsoonaa tolow, waa nin ree sool ahe
Waa run waa markii ugu horeysy ee UU soomuuqdo
Malaa luuqu kadaawanyey
Oo 😂 shaadhkele my mafahmin
@Bilekhyr
Haa wll marnaba maan arkin ayaamihii adkaa, Asaga iyo Axmed karaash iyo khatumadii hore ayay ahaayeen
@AlisaladAhmed
That's right 👍👍👍👍👍👍
Ddbadan ayaa Isha kuheyey
Wixii dhacey Waxaba kudarsan
Hadhoowna Soo ararooya
Cameyow waxad nabad ku heli karto nabad dagalna loga marmi karayo in la tagero nabada dadka wil iyo Abtigi Alle mel qurata ku beeray ma wa nagsana in colad aan dhaman la dhex dhigo ha laga fojignado
Kan wA jilicsan 👌🤮
Muxuu kahadlayaa maxay tahay wada hadalka uu sheegaya ma inagumedba ninka gurigisa iyo wadankisa wadahadal ka gelayaa war hadal xumida Kala amus dadka ceerigabo waa magalo harti laba damodna maha cid lagala hadlayana majirto
Ceelgabo waxa leh isaaq marti ba katihin
MAAKHIR-KHAATUMO.
Darwiish
Khaatumo calankeeda Waa in laga taagaa wadanka oodhan
Khaatumo calankeeda Waa in laga taagaa wadanka oodhan