Dulmiga sodohada🔥 qiso Cajiib ah fadliga ducada mathluumka 😍 ❤️

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 54

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 6 หลายเดือนก่อน +9

    Jazakallah khayr walaal fatuma muna waa jeclahay qisooyin kaaga
    Ilaahay hakaa ajar siiyo, adi iyo dhamaan qoyskaaga Ilaahay ha iikiin daayo walaal, qiimo aan lasoo koobi karin ayaa agtayda ku leedahay alxamdullilah

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah qiso mcn dhina muruga ka leh 😢

  • @housseinali4145
    @housseinali4145 6 หลายเดือนก่อน +5

    Walal mahadsanid marka hore 😊 lakin waxan u xisney chanelki kalee fatima muna qisas ! Maxad ku dhacay walalo

  • @sahraismail3712
    @sahraismail3712 6 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks habo mcn wan jeclahy qisoyinkad no so gudbisid jazakallah habo❤

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 6 หลายเดือนก่อน +4

    ilahay deqsisana😢 ya allah kuwo khayr qaba igu arzaq ani iyo kuwa rababa

    • @Farta-tu2je
      @Farta-tu2je 6 หลายเดือนก่อน

      Aamiin dhamanteenba.

    • @roodoramaas9256
      @roodoramaas9256 6 หลายเดือนก่อน

      Aamiin dhamaanteen ❤

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 6 หลายเดือนก่อน +3

    WCs Wll qaali jasakallah khayr waa Cibro qaadasho cajiiba dadka inta badan rabi qadartiisa ku mashquulsan wan u naxaa wayo rabi bsy faro gishsnayaa dambi nmbay ku jiran😢 rabiyaw naga yeel kuwa laga nabad gali adin iyo af .shar kastana naga badbaadi

    • @roodoramaas9256
      @roodoramaas9256 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin Ya Allh ❤

  • @user-jj5dq9pi2k
    @user-jj5dq9pi2k 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kuwa carabta lee u jeclahy Abayo ❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 6 หลายเดือนก่อน +6

    Yaa allaah noo gargaar daynta naga bixii hanagu dilin aamiin ii soo qora❤❤❤❤

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaah ,allaha u barakeeyo kuwa kalena allaha siiyo oo saalaxiin ah

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 6 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 6 หลายเดือนก่อน +3

    Aloow anigana igu arsaaq 3 caruur ah sodohday waxay u haysata inaan awlaad dhali karayn aamiin ii soo duceeya walaalayaal 😊😊😊😊 haddi khayr nooyihiin awlaadaas

    • @user-qo2id5jz1v
      @user-qo2id5jz1v 6 หลายเดือนก่อน +2

      Allaha kugu arsaaqa owlaad baariya

    • @SimraanQurux-mq5mz
      @SimraanQurux-mq5mz 6 หลายเดือนก่อน +2

      waxa badisa laxowla wala quwata ila bilaaah wa dhalaysa insha allh ayada iimanka alalh galiyo uducee abyo

    • @sadiafarah5021
      @sadiafarah5021 6 หลายเดือนก่อน

      Allaha kugu arsaaqo awlaad

    • @ilhanaliapdulahi
      @ilhanaliapdulahi 6 หลายเดือนก่อน

      Alle awlaad khyr qabta ha ku siiyo wll

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 6 หลายเดือนก่อน

      Alaha ku siiyo kuwo saalixiina

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @zainabsalaad2045
    @zainabsalaad2045 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar Deqda ilhy weyna

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 6 หลายเดือนก่อน +2

    Allaahu Akbar cajiib

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hu Akabar

  • @ayaansiciidayaanle
    @ayaansiciidayaanle 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ma Caruurta laysku beero ayaa

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 6 หลายเดือนก่อน

    La hawlu wala quwatu ila bilah

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 6 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 6 หลายเดือนก่อน

    Wngsane waa ilahay subxanallah 😢

  • @user-gh1hv5zf3f
    @user-gh1hv5zf3f 6 หลายเดือนก่อน

    حفظك الله ورعاك

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤

  • @user-gh1hv5zf3f
    @user-gh1hv5zf3f 6 หลายเดือนก่อน

    Jazaakillaahu khayr wll qaali maatima muna

  • @user-jj5dq9pi2k
    @user-jj5dq9pi2k 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku xafido xabiibti

  • @xamdacabdilaahi1842
    @xamdacabdilaahi1842 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walal wan ku jecelhaay wanan ku tageer ilahay ha ku xafido

  • @user-gh1hv5zf3f
    @user-gh1hv5zf3f 6 หลายเดือนก่อน

    شكرا لك

  • @mumtazmohamad356
    @mumtazmohamad356 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @abdirahmanguirreh-ku4pm
    @abdirahmanguirreh-ku4pm 6 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤

  • @FarhiaAhmed-xd5sw
    @FarhiaAhmed-xd5sw หลายเดือนก่อน

    Mashallah dulmigu ma vcna

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 6 หลายเดือนก่อน

    Oh what a miracle Story, thanks mcny mashaAllah tabarakallah 💕

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 6 หลายเดือนก่อน

    Asc Mashaallaah sister allahakubarkeeyo amiin amiin ❤❤❤

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 6 หลายเดือนก่อน

    Allah akbar

  • @hanefa283
    @hanefa283 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sodoh kastoo dhib badan hadii saas loo cibra tusi lahaa islaan xumaata wey yaraan laheyd

    • @farxiyodaahir8038
      @farxiyodaahir8038 4 หลายเดือนก่อน

      In latosay aya Wali dhibka wata

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fartuuncabdi1936
    @fartuuncabdi1936 6 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 6 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you sister for your beautiful reminders always