ASHA OO SHEEGTAY SIDA NINKA AJNABIGA UU U BAHDILO "OROD SOO QABEEYSO AYUU IGU DHAHAA"! YAAB BADANAA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

ความคิดเห็น • 244

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 หลายเดือนก่อน +13

    th-cam.com/video/VhWTq2LLFu8/w-d-xo.html
    AQYAAREEY KA FAAIDEESTA CHANNELKAAN, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMINA!

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 3 หลายเดือนก่อน +12

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 3 หลายเดือนก่อน +12

    Maasha Allaah. Naciimooy guuleeyso walaashay waligaa runtaa u nooloow. Baarakallaahu fiiki

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 3 หลายเดือนก่อน +11

    Naciima waxaad sheegtay odhan waa waxjira , runtana illaahay wuu amaanay, beelaha jareerwayne waa dad ilbax ah.

  • @user-yo9nz4fv3i
    @user-yo9nz4fv3i 3 หลายเดือนก่อน +6

    Naciimo runtii adiga xaniinyo waa in lagaa baara naagnimo wad dhaaftay allihii ku abuuraa kusiiyey garad an lawada helikarin walahi anigo ku amaneynin aya tahahay qof dhameystirin yarabi noga dhib gabdhaha adigo kale sidad uyaabta uyabay hortaa adiga iyo fimilkada allow idiin xafid amiin

    • @hamdiali6199
      @hamdiali6199 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 หลายเดือนก่อน +2

      Walaal aad ayaan kuugu mahadcelinayaa!

  • @sadiafidow2514
    @sadiafidow2514 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha Allah walaashey Naciimo runta ku nooloow
    Hore usoco waad guuleysanee InshaAllah ❤❤❤❤❤

  • @nuurcali2407
    @nuurcali2407 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ha sax abayo anbo agala ahay walidkeyna xalalu iso koriyay a kalamaan wax dhacana we jiradan lkin qofkasta Adirondack Aya lifesaving Jaret a wa division xalasha Wana dad tires wanag ga yaqano habits dolanimo mayaqano and hawiyo ah Aya qirayo dared in madam tinimada yaqanin waxan ahay ubixi kacanka ka ayan aha doled nidi be siyada ila hada qlbigeyga kabixi LA wayo nabad ayan wax kubartay Kuna so BARBARY

  • @haa8793
    @haa8793 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abay nacimo ilaha nokasodiray kuwa juhalada ah mafahman يأمرون بالمعروف وينهون عن المنكر kuwa janadha lobalan qadhay wa kuwas horay usoco abay nacimo

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri673 3 หลายเดือนก่อน +9

    qof sharfan oo runta sheega soomali ma ogola meelkasta bay ka qaylinayaan iyagoo bahala u eg

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maashallah Tabarakallah, Naciima afkaaga caano lagu qabay waan ku wataa qof diin leh oo cad kataa tahay Allaha ku sharfo 🔥🌹💕❤️

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qof wanaagsan ayaatahaye,wax qabiil magacooda ha inagu so qaadin. ❤❤

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 หลายเดือนก่อน +2

    Run ayaa sheegtay walaasheey runtaa jano lagu galaa MaashaAlaah Alaha kuu siyaadiyo inta runta sheegta ilaaheey ayaa la jiro ALAAHU AKBAR

  • @JowharaHassan-rx7zl
    @JowharaHassan-rx7zl 3 หลายเดือนก่อน +3

    صوبهاñالله 😔🙏👋 ماشالله

  • @nasramohamed5904
    @nasramohamed5904 3 หลายเดือนก่อน +1

    🤣🤣🤣🤣 Walaahey waad iga qodlisay Naciima runt Aad ka hadashay abaayo Allaha kaa xafido afkooda iyo ishooda nacasta ah Allaha idin xafido adiga, xaajigaaga iyo caruurtaada.

  • @leylafaisal8929
    @leylafaisal8929 3 หลายเดือนก่อน +5

    Asho is Habashi, she lived with Somalis and married a Darood guy she has 3 kids, she always talks bad about Somalis but she praises Habashis

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 3 หลายเดือนก่อน

      Ashore waa hawiye turkaano

    • @haa8793
      @haa8793 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@sadiyaali9508go confirm

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hooyadeed aa xabashi ah

    • @ashamohamed7014
      @ashamohamed7014 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaad ku hadlaysid maxay tahay maxaa qubayso laguuleeyahay marka hore idigu maa qubaysatid

  • @user-rd8nv6gh2o
    @user-rd8nv6gh2o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Niciimo horey ayaa losoconaya walashey guuleyso dadka sida xun kugu so jawabayo ha u jojinin waa dad ciilan oo cawaan ah nin ninkafican maleh ilahay wan u simanahay buufi cayayanka abaayo 👏👏❤️❤️

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 3 หลายเดือนก่อน +4

    Been badnaa habartaan jeer asagaa jidka ku xaara iyo albaabka gurigooda😅😅😅

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 3 หลายเดือนก่อน +3

    Naciimo run sheeg waxa laguugu nacaayo waa runta aad ka hadleyso laakiin waxaas ha u bixin anaga ayaa runta kuugu jecel Allaah ha ku xafido

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 หลายเดือนก่อน +1

      Jamiila walaal igu qaali ah, aad ayaad u mahadsan-tahay!

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 3 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee adaa mudan sharaf iyo cizzo iyo karaamo korkaaga ha ahaato sharafeey

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ceebteena Allah asturo gabdhahana Allah hanoo hadeeyo

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xiishudki waa dhamaday 😂😂😂

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah tabarak laandheere naciimo

  • @haweyacaymad3264
    @haweyacaymad3264 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi gabadhaas waligeey ma daawan subxanalah ilaahey ha soo hadeeyo😮😮

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Naima horay usoco ha ujoojin dadka hun hun warkoda

  • @Madinamoon114
    @Madinamoon114 3 หลายเดือนก่อน +2

    Afkaga cano lagu qabay somaliyay somali hasinato hasracdo illahay wadada tosan hanagu hogansho ameen yaa Allah abayo horay usoco allaha ku xifdiyo adigiyo family Gaga aneen

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wallahi gabadhaasi wax badan oo xun ayay saadsataa falala aad u xun xun ayay marwalba ka hadashaa markaa aad ayaan uga yaabey waayo wax xun Alle lagama baryo.Asho wax xun uunbay ka hadashaa

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 3 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاء الله تبارك الله.

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh tabrkallh nacimo waxad kahdasha sida saxda ah eeilhy rali kayahy

  • @BintuMusta
    @BintuMusta 3 หลายเดือนก่อน +2

    Naciimo alahay hakuxiftiyo adun iyo aakhiro

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallaah illaahay haso ha nuuniyo❤

  • @haa8793
    @haa8793 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwa an dinta lagusobarbarin kalsoni iyo shaqsiyad maleh waxey unolyahin qof baniadam rali gali but anaka ilah umban raligalineyna

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi7761 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalh habo nacimo mhd. Wan ka faideyey 🥰

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wallaahi runbaad sheegtay ceebna ma adan sheegin waxaa tahay runleey guulayso geesiyad baa tahay

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah tabarakalah walaal kheyr badan allaha ku siiyo

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 3 หลายเดือนก่อน +2

    Walaashey horey u soco waa ku sallaamay waana ku taageeraa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sumayamaxamed-ps1hz
    @sumayamaxamed-ps1hz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaaleey naciimo gabadhan waan kanaxsanahay meel aan toos ugalaxidhiidho igu caawi

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 หลายเดือนก่อน +1

      Magaranayo walaal meel si qaas ugala xiriiri kartid!

  • @user-xz5ft4ke4p
    @user-xz5ft4ke4p 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walahay illahay dartii aan ku jeclahay

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 3 หลายเดือนก่อน +2

    Naagtaan kalsooni la'aan badan ayaa ka muuqato ,ninkana wuu adoonsadaa mana ogo sujuuda yaa kugu leh naa ilaaheey baa kugu leh sujuud , soomaalidu waa dadka kaliya ee daawada intooda waalan , in ay ku waalato waa laijecelyahay waxaa keeneyso ayadaaba is weysan Mel iskuma sheegto is giijis ayaa dilay

  • @HabzHabz-ro2sq
    @HabzHabz-ro2sq 3 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah siz.very true ❤❤❤❤

  • @maryanmohamed4930
    @maryanmohamed4930 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salama calaykun sister tana waynoo dhineed Ilaahey hano soo gargaaro

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xabiibti waxa heysa shaqa qaali ah baraarujin cilmiyeesan aqon madi iyo mid diineedba guuuleyso naciimay 🤲🤲☝️🏃🏃🏃♥️👍👍

  • @daacadhanuuniye3254
    @daacadhanuuniye3254 3 หลายเดือนก่อน +2

    Colooley aniga ayaa jecelahay ❤

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r 2 หลายเดือนก่อน

    Ala Moqdishaaa Aaaa iga Tag Meeel Ma Ahann Ilahay ha Qaboojiya

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah walaahi run ayaad ku hadashay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunfetin3728
    @fartunfetin3728 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manshalah tabaraka warunta

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo waxan ba ka yaabay dadka ku xiran gabadhan o dhageysto laba laba deeda

  • @nasramohamed5904
    @nasramohamed5904 3 หลายเดือนก่อน

    Walaahay abaayo waa asiibtay Ilaahey ha ku darajeeyo runta ayaad ka hadashay. Meeshaas niman naagahooda oo uur leh gubaayaan shimee roob u da’aayaa. Allaha na asturo Naciima abaayo Ilaahey Somali dhiiga dadka ey caadiyeysteen Allaha dhinac uga baxsho.

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaashay qaali xifdullah Thanks ❤️

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc run u sheeg cid kasta oo is waasha

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofki cirdigaada u gafo iska celi .naagtan ninka cadanka qabo waxey noo cadeysay iney ninka cabiid u tahay qof weyn oo ladhahay orad so qabeyso bahdil ka weyn ma'arkin ciyaalka xita ka xanaqo hada so qabwyso dhahdo nagtaane xitaa kareemka marsaneyso wu u tilmaamay

  • @ubahhussein2451
    @ubahhussein2451 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah sis karbaash 💝🥰❤️👏🏽💝😍💝

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadh wadaad ah baad tahay qabiil iska dhaaf wadaad ninmadaada noowad masha Allah 🩸🩸🩸☝️🇸🇴🇸🇴👏👏🤔✌️✌️🍀🍀☘️☘️🍀👍👍🙏🏼❤️❤️

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 หลายเดือนก่อน +2

    Been maadan sheegon shaqada waalakala leeyahay ee hala aqbalo hadii kale waa loowada jeedaa meesha waxmarayaan. Lamana inkirikaro.Mahassnid walaal 😂

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 3 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂astagfurullah wey isla qumantahay so qubeyso ayuu idhahaa Aa waan kadaba sujuudaa Aa subxanallah allahu manajeynaa mina naar
    Waa sick person

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc guuleeyso marwalba naciiima

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waawareey dumarkii qaar baqtiyay baa kubadan midkalo ayeeyo ah ayaan arkay xalay mid madow ah iyadoo dadka ufaanaysa intuu docda kasoo booday xubintiisa taranka afka usaaray subxaanallah war waxan waa wax baqtiyay illahay baan kamagan galnay

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله الف مبروك يا غالي

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @fmg63772
    @fmg63772 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk kkkkkkk yes nacima wallaahi quruxlay ayaa tahay midabkaagi ayad haysataa maashaa allaah tabaarakallaah ❤❤❤❤❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah gulayso maamo mcn❤❤❤❤❤

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jarerwyny waa dad wanaksan dadka wax kashegya ilhyba xisabina kana ari dona

  • @mahmedhaaji734
    @mahmedhaaji734 2 หลายเดือนก่อน

    ASC SETHIIN ABAYO MABA JECELI NAAG AH CADANKA QABO

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 3 หลายเดือนก่อน +3

    Shaqa sharaf leh mashalah

  • @ahmedshire6434
    @ahmedshire6434 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manshala XABIBET Dadkan Ruun baad u Shagtay Noloow XABIBTE

  • @samirajama1180
    @samirajama1180 3 หลายเดือนก่อน +4

    Nin cadaan lacag naag masiiyo ee lacagta ayaadaa iska leh wax walba ayadaa dhiibta

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allha afka cano halgu qabto xbtiii

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 หลายเดือนก่อน +4

      Shukran, baraf ha iiga soo ridin kuleelka ayaan kucabayaa caanaha! Faiza waan kusalaamayaa!

    • @FaisaAAhmed
      @FaisaAAhmed 3 หลายเดือนก่อน +1

      Shukarn xbtii wn kaqadaye

  • @JeeriJay-dt4nn
    @JeeriJay-dt4nn 3 หลายเดือนก่อน +2

    Been badnaa nin cadaan maa 10kun dhiibaa 😂😂😂 nin cadaan naag madow ah maba ugadaayo dahab

  • @luvccupid
    @luvccupid 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jarer weyney iyo rer xamar iyo gabooye dadkey somali ugu nasabsayn oo xoogoydey cuney

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk waa iga qosol siisay Naciimo 😂😂😂 ❤❤❤

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc suqa anzaloti an kaso gadanjirnay,haddana ano yurub joogo ayan markey iqabato tikid an ugosta ingiriska an u ada,mahmaha a jirto oo ehed 2 nag oo leysla qabo Moore ey Isla xanshiriyen,badarka marki la xanshirihayo .walo heesa waxey tiri caano an cabi jiray camalkood i haya til kale a u jawabtay wexey tiri caloley cuni jira camalked i haya,kula yara calisha,warkoda ka bax badow warkiisa ka bax

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ilahay ha ku xifdiyo horo u soco.

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Naima masha Allah

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Abaayo ❤❤❤❤😂😂

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 3 หลายเดือนก่อน

    Naciimo waxay ka hadashaa wax xaq ah guulayso wll

  • @bima9383
    @bima9383 3 หลายเดือนก่อน +4

    Kkkkkkkk nacimoy waa nodhameysay nagadaha intas kabadan hanagu sii wadin saxibey

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 หลายเดือนก่อน +1

      Bima walaal waan kusalaamayaa!

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 3 หลายเดือนก่อน +1

      Naciimo yaan loo Jawaabin waa waa Runteed waa la dhibay beelahaan iyagoo shaqeeysanaayo

    • @bima9383
      @bima9383 3 หลายเดือนก่อน +1

      Nacimo inan ujawabao sikadhafe hadal qaloco umaquro waa macalimad kudayasho mudan alaha xifdiyo nacimo cadey

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 หลายเดือนก่อน +2

      @@bima9383
      Walaaal Allaha ku sharfo Allaha ku xifdiyo!

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 3 หลายเดือนก่อน +1

    ASC NACIIMA WAXAAN RABAA IN AAN KUGU BISHAAREEYO 16 JUUN 2O24 WA CIID AL ADXA MAALIN AXAD E KU AADANTAHAY

  • @whome4851
    @whome4851 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallee Soomaali runta ayaad usheegtay.

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah waa runtaa Xabibti 💯💯💕💕

  • @aminaabukar8488
    @aminaabukar8488 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Naciimo Aaramow aaway ma arko aad iyo aad ayaan ula socday aaway Aaramow..

  • @rayaanabdinoor
    @rayaanabdinoor 3 หลายเดือนก่อน +1

    naagtaan caasha ladhahaayo waa maafiyo is nacday ineey kalsooni daro baa kamuuqata

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah,naag laleyahay soo qubeyso,maxey shegeysa,wey baxsatay familka wax maqarsade.👅👅👅wey iska matage

  • @Sahra881
    @Sahra881 3 หลายเดือนก่อน

    Waa run maxaa yeelay iyaga meey is qabtaan hadeey in la' amaano rabaan?

  • @user-el4pv9yd2s
    @user-el4pv9yd2s 3 หลายเดือนก่อน +1

    soomali waxba iskuma ogola waa waxa heerkaas maanta la taagan yahay gaarsiiyay

  • @user-tu9zc9uc3q
    @user-tu9zc9uc3q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Runta dadka wey dhibta waxey kugu heystan waa runta ha ujoojin

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 3 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂😂😂😂 naciimo ay kudhaheen soomaali meelaa saartay

  • @hassanwarsame4234
    @hassanwarsame4234 3 หลายเดือนก่อน

    Walaalay waxakusocota
    Booskii daahir calasow
    Eekasonoqo qabilkan

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nolal prank ah bey kunooshahay nin cadaan 10,000 isiiyay waa been waa sheeka la isla ogyahay 😅😅😅😅😅😅

  • @user-ff2xw5dp9x
    @user-ff2xw5dp9x 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂😅🤣👍 Nacimo runtan kujec lahay

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 2 หลายเดือนก่อน

    Nin waliba libintiisa hadii la siin lahaa nabad baa lagu wada noolaan lahaa

  • @user-yc3lq1vo4f
    @user-yc3lq1vo4f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah habo

  • @khadijaadenabdi2462
    @khadijaadenabdi2462 3 หลายเดือนก่อน +3

    SHAKSHUKO GAAL LA NOOL HA NOO FANIN. NIN URAYO OO GALA AYAA ADIGA SOO QABEYSO KU DHAHAYO, ADIGABA URAYO OO EEY KUU DHAMATEY QURUNLEY.

  • @user-jm6wl8eg8i
    @user-jm6wl8eg8i 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo aniga wan kutaageeraa side aad ubaraarujiso beesha jareerwayne lakin anoo daarod ah haka badbadin darodka khaain iyo tuug wanagujiraa idinkana xaqiina waahelaysaa horayusoco

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin cadaan ah lacag ma dhiibee yaan lagu kadsoomin gabdhoow waxiisa waa 50/50 ixsaan ma yaalo caddaan agtiisa.

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalia is beautiful

  • @fardowsaiimaan3351
    @fardowsaiimaan3351 3 หลายเดือนก่อน

    10 aan dhageeysanayay meesha waxaa kusooqortay iyo wa Aad ka hadleeysid is Malaha yaab😊

  • @farxaanahmed7530
    @farxaanahmed7530 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin abaayo macan

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh naciimo

  • @abdosannuri736
    @abdosannuri736 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ma waxaad qabato baa wayday ma xaa kudabadhigay dadka xanta isksdhaaf isku mash quul nafta ubaahan xisaab

  • @mohamedaliyussra9741
    @mohamedaliyussra9741 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah sister runta waye

  • @user-vo7wq1nc5c
    @user-vo7wq1nc5c 3 หลายเดือนก่อน +1

    masha allaah

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga naagtaan ma daawado waa beenteed lacagta ayadalee bangiga ka soo baxsatay 😂😂😂baby duli waaye uf dheh