SHEIKH MAXAMED UMAL AYAA LAGU BEEN ABUURANAYA, MEEL XUN AYAA LAMARAYAA!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 125

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 8 หลายเดือนก่อน +14

    Qof been sheegaayo oo qoftaan ka jaahilsan waligey ma arkin hadalkeeda oo dhan " been bal ka waran wuu iisoo cimreeyay ayey leedahay halkee lagu arkay qof nool oo laga cimreynaayo , sheikh umal Allaah yaa kor oa dhigay oo cilmi iyo codkar nimo iskugu daray sharaftiisana Lama wasaqeyn karo waligoodba waxey rabaan ha sheegaan Shayaadiinul Insiga.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa layaaban yahay meel xun ayaa lagu sii socdaa!

    • @IkramHassan-l9v
      @IkramHassan-l9v 8 หลายเดือนก่อน

      Wawaxa aanlayaabay qof nool oo loo cumreeyay shekha sharkooda Allahakaqabto

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 8 หลายเดือนก่อน

      Waa sax walla

    • @zamzamhasan6667
      @zamzamhasan6667 8 หลายเดือนก่อน

      Subhanallah 😢😢😢

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 8 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanallah somali waxan arkayna Allah swt iyo nebi scw muxamed wax ka sheegaya ma shiikh umal iyo culumo kale bay u daahayan😭😭illahay swt culumada iyo inta xaqa ka hadla oo naciima nuurka ka mid dahay janatul firdowsul aclaa ha geeyo. Allahuma amiin❤🌹❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 หลายเดือนก่อน +2

      Walaal qaali Safiya aamiin jazaakaAllaah qeer, kuligeen inshaaAllaah!

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 8 หลายเดือนก่อน +7

    رب نجني من القوم الظالمين .
    Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahu Allah. Dulmigaas laga galay ee sawirkiisa lasoo qaatay ama gabadhan ha’ahaato ama qof kale ha’ahaadee meel madhacayo insha Allah. AMA Aduunka ayuu ku’arki ama Aakhiro.

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 8 หลายเดือนก่อน +4

    Al uculumaa wariduul ambiyaa boski Nabigena Ayey tagaanyihiin iskuxishoda

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 8 หลายเดือนก่อน +4

    Dadkaa qaldan sheekh sawirkiisa keeney gabadhaan hadalkeeda inuu beenyahay iyo run ilaahey ayaa og oo qofkastoo sheekh nimo sheegto sheekh mahan inuu mid sheekh iskaga dhigey yiri weyna dhacdaa laakiin sheekh halaga xishoodo inuusan ahey 100% ayaan hubnaayee

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 8 หลายเดือนก่อน

    Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 8 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 8 หลายเดือนก่อน +4

    Maashalaah naciimo mahadsanid

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah

  • @beencadjr4477
    @beencadjr4477 8 หลายเดือนก่อน +2

    Culimadii aflagaadadooda
    Waa wax aan la aqbali Karin
    Subxanalh

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 8 หลายเดือนก่อน +3

    Arimahaan ookale waybateen irsaaqadii culumadii miyay kagashay gabadhihii isqaawinjiray culimada allah ha nooxifdiyo aamiin

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah wa sawirka culimada kaleexiya

  • @ArdoNuur-v5g
    @ArdoNuur-v5g 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanalaah

  • @adontiiale
    @adontiiale 8 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanallh ilaahayow nabadbaadi Amiin yarabi

  • @RaxmaDaahir-n9n
    @RaxmaDaahir-n9n 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana allah

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana llaah

  • @halimamussa-dl7td
    @halimamussa-dl7td 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xabunallaha wanicmawakiil

  • @sadiagaadleyhassan9502
    @sadiagaadleyhassan9502 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subhana Allah wa aaqiro saman gabaryahay Rabi kaxishow

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bismllaahi raxmaani raxiimi

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu Akbar I am so sorry 😢😢😢😢😢😢

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalaah❤wlh,gabadhan,Walid,malaha❤miyaaaa❤sh,cuqubadiisa,yasan,kudhici,😭😭❤ankusalino❤xbbb❤scw❤scw❤scw❤

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah calaamo idinka iftey dheh waa aduun gebogebo ah

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 8 หลายเดือนก่อน +4

    SUBXAANALLAAH sheekada heerkaan mey mareysaa Naciimooy dadkaan afkeygaa qoyan ayey u hadlaan been abuurkana faan ayeyba u maleeyaan maba inuu qabriigii cariiriga ahaa ee mugdiga ahaa uu sugaayo oo su'aalna ay ka dambeyso balse waxaa Ilaahey mahadiisa ah in Sh.Umal uu Ilaahey ka dhigey qof nadiif ah qof Diin iyo Iimaan leh waxyaalahaan iyo wax la mid ahna ayna ka suuroobin umaddoo dhana ay marqaati ka yihiin Ilaahey ka sokow marka qofkii ku dambaabey isagey dhibeysaa adduun iyo aakhirabo Ilaaheeyoow adaan kaa magan galney dunuubtaanoo kale iyo kuwa kaleba anaga iyo intii Islaam ahoo dhan Ilaaheeyoow cadaabtaada iyo ciqaabtaada iyo caradaadaba naga Kori ALLAAHUMAA AAMIIN

  • @nimoadow1281
    @nimoadow1281 8 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaahilahow nabadbadi Ilaahow cuqubada Culimada nagabadbadi Ilaahow qarka Culimada weeraray xaqa fahansi

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah Allaha

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bismi,llaah

  • @munir69420
    @munir69420 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanal laah aaqiru zaman waaye ilaahow xishoodka nogusug Xasbiyalaah

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah

  • @aminfeysal3171
    @aminfeysal3171 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana Allah

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 8 หลายเดือนก่อน +2

    Bismillahi raxmaani raxiim ummadaan wax walba ka filo.

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallaah illaahow adaa noo maqan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 8 หลายเดือนก่อน +1

    Amin amiin amiin

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalhi subxanalhi. Walahi waa aqro saman yarbiiii. Umadada ugagar

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 หลายเดือนก่อน +1

    Raxmaani raxiim

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subxannallah qofki Sawirka shekha saaray ayaa khaladka leh wadulmi

  • @83587
    @83587 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh umal afaarahaas magalo mano yaqaano jeceyl jeceyl dhaqanqiisane wey ka muuqataa naagone kuwi waraaqa usoo qoronaayey ayuu diiday ee amey mid kale ka hadlee. Sheekh Umal ma ahane mano ka suurtowto. Subxaana laah waa been aan geed loogu soo ganban.

  • @zainabali-nl3wv
    @zainabali-nl3wv 8 หลายเดือนก่อน +2

    Beented waye hadee rabto subhanallah walee tan wala soo direy seyculumda magac lowga xumeyo allah aduunkana halkee usocdaa lakin ilahi wuxu lagaalaya dagaal qofki culumada allah ben kashego tan wala soo direy shaydaan baa soo dirsaday

  • @Zahra-k5u3n
    @Zahra-k5u3n 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa suaalee xagey Ku araktey qof nool oo cimro loo qaadaayo beenteeda nombar wan waataan qof sheeq Isla dhaafee jaahilkaa ok in aan cimro qofnool loo qaadi Karin EE lacagey qaadatey culumada ceebaa aaladhahay jaahilada qumayada wallahi ay maree kawaran afku Ku qaloocay idim alle

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 8 หลายเดือนก่อน +2

    gabdhahan miidhiyaha kujira lama aamino waxkasty sheeganba ma.aamino

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subaxnallah

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalah alow na astur o qalbigeena diintaada ku sug

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhan aniga waxey ilatahaya labamid in ey samayso ineyiska amusto iyo ineyshegto qofka saxda ah oo ey yantuhungelin wadada odhan😭😭😭😭😭

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 8 หลายเดือนก่อน +1

    War hooy waxaan halayska dhaafo cadaab ayaa lagusocdaa اللهم صلى علي النبينا محمد وعلى أل محمد كما صليت علي علي إبراهيم

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs walshey naima Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤ subxanllh subxanllh yaab umada

  • @UbahAbdullahi-o8o
    @UbahAbdullahi-o8o 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subaxanlah bena italega

  • @shaj5029
    @shaj5029 8 หลายเดือนก่อน +1

    You are welcome my dear sister 💝

  • @fatumadagane4464
    @fatumadagane4464 8 หลายเดือนก่อน +1

    Acudu billah......ilaheey..shiqa.ha.xifdiyo.....

  • @deqailmi5040
    @deqailmi5040 8 หลายเดือนก่อน +1

    subxaanalaah
    sheekhaan wadamada gaalada kumaba noolo

  • @Sanriom3lody
    @Sanriom3lody 8 หลายเดือนก่อน +2

    Indha adakaa rabi yasir

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana Allah . Acuudu Bilaah . Dadbaa Maryha sita oon miyir qabin😮😮😮

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 8 หลายเดือนก่อน

    INSHAA'ALAAH DAALIMIINTA JAAHILIINTA AH EE SHEEKH UMAL XAFIDAHULAAHI DABA DHIGTEY ILAAHAAY HAKA QABTO SHARKOODA CAALIMKA AY MEESHII XUNBA KU SOO QORAAYA CULIMO CAAN AH MA KALIGIIS BAA? SUBXAANALAAH ILAAHAAY BAA IDINKA JAASAYNAAYA DAMBIGIISANA ILAAHAAY IDIIN XAMBAARI WAAD DABA DHIGATEENE ALAHA RAXMAANKA AH BAA IDIN DAALACANAAYA AYUHAL JAAHILIIN NAARO AFUUFYO .

  • @Marymaabdi4444
    @Marymaabdi4444 8 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudu billaahi minashaydaani rajiim umadaan Alle sharkuda culimada haka qabto Waa Karahiyo Wayn

  • @haweyacaymad3264
    @haweyacaymad3264 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qof nool see loogu cimreeyaa oo waliba caafimaad qaba naa naga aamus oo allihii ku abuuray ka xishoo subxanalah 😮😮

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 8 หลายเดือนก่อน +2

    Acuudu bilaahi sheega ha nabin

  • @fatumadagane4464
    @fatumadagane4464 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaheey.ha.ceebeeyo...dadka culumada dabataagan ..oon..aaqiro..ka.ka..baqeynin...

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 หลายเดือนก่อน

    Llaahi llaaha

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 8 หลายเดือนก่อน +1

    wcswlb abaayo naciimo waa ko salaamay familkaaga abaayo muraad baa lagahay ii soo ducaya

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 หลายเดือนก่อน +1

      Walal Hodan muraadkaada oo macsi leheen Allaha kuu saqiro!

  • @Maryamo736
    @Maryamo736 8 หลายเดือนก่อน +2

    سبحان الله
    Sawirka Sheikh Muhamad in la garab dhigo hadalkan aya dulmi ah أستغفرالله
    Qof nool qof kale umro side ugu qadi kara? Wxa na sugeysa malin qofkasta la sin doono kitabkisa, sidas darted haleys xisabiyo intan lagu xisabin. قال تعالي: اقرأ كتابك كفي بنفسك أليوم
    حسيب .
    Wa salaman tihin walaley adi iyo familka.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 8 หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrb

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qof nool miya locumreya?

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 8 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanala been badanaa qof quran iyo xadiis ku aqrinaya miyaa sidaas ku dhahayo subxanalah naarta dad lagu shidaa

  • @sacdiyaahmed239
    @sacdiyaahmed239 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo naciimo beenlay waaye aakhiro intay aadi doontaa subxaa nallaah

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 8 หลายเดือนก่อน

    ABAAYO NACIIMO DAD BADAN QALBI CARUUR AH BAA ISKA BADANE HA U BIXIN SISTER.

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkad ka hadlayso sheekh ma ahan ee ciyal wero ayad ka shekenaysa

  • @makoweheliye8825
    @makoweheliye8825 8 หลายเดือนก่อน

    Asc gaba dhan qof ma tilmamin aa adiga danbi ha galin sister please

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa kaadibad qof dhalinyara ah caafimaad qaba looma cimreeyo calaamo kaa muuqatay

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maya nacimaay

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 8 หลายเดือนก่อน

    Afka aad sh maxamed umal beenta ooga sheegeyso allaha kuqaloociyo yaa arxama raaximiin

  • @AbdullahiShuute
    @AbdullahiShuute 8 หลายเดือนก่อน

    Gabartaan waxaa laga rabaa in ay keento wax cad oo lagu qanco ama warkeedu waa been tankale anigu inta aan aqoon u leeyahay u maleeymaa in ay ka suuroowda shiiqa sawirkiisa lagu soo dhajiyay meesha walaahi waxaan qeer aheen ku tuhmimaayo balse hadii ay cadeen haayso ha soo bandhigto maba noqondoono shiiq umul ninkaas waaba hadii ay run sheegeeyso hadii kale waa in ay bixisaa cudurdaar zawirka shiiqa ey meesha ku soo dhajisay waxaa igasuaala yaa aqoon u leh gabadhaan hala soo baaro waxaa jiro dad waalan oo ka buuxo baraha bulshada iyo kuwa diinta kabaxay yaa yaqaan aqlaaqdeeda bal ka soo warama

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naima abayo habaryar ceeb miya

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 8 หลายเดือนก่อน +1

    Culumada wax lagu ciyaaro yaan laga dhigin

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 8 หลายเดือนก่อน

    Wlh,qofkasta❤oo,fafiyo❤ayaaa,dambi,ku,leh,wlh,❤subxanallaal❤xbbbb❤ankusalino,xbb❤scw❤scw❤scw❤

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somali had Baraha Bulshada way ku wareereen waa run Culumada ha
    La
    Xushmeeyo Culumadu waa Kuwa jaahilka inaga saara ilahay ha ilaaliyo dhamaantood

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh ma ahan 😅😅😅😅😅

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 หลายเดือนก่อน

    Naag waalan weeye

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 8 หลายเดือนก่อน

    NAAGTAAN WALAA SOO DIIRTEY BALAYAADA

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shaydaan looma hiiliyo belo ha uhiiliso

  • @lulhuseyin8903
    @lulhuseyin8903 8 หลายเดือนก่อน

    Sheeqa inlacaayo miyav fiyuuslagu raadi naa

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 8 หลายเดือนก่อน

    Sh umal tan bilaash hataa kuma qaadanaayo wey ciyaareeysaa filter lee😊 been badanaa ha u gafin sheikha tabar kuuma haaye😂😂😂😂

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somalidi shar socda iyaay nooqden inay aqiro jirto xita wey ilawen anigu beenin mayo inantan inu nin sheekh uu eegi waxa ku sameeyay lakin inta dhuunigu ka galay xumanta inay hunguri ka dayan wax walba wale aqiro iyu war yaala

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bismillah tan beenteda waaye waxey sheegeyso nin sheeq intas oo wanaag kula dhaqmey ma ku so gabagabeyna waxas xun in uu weydiiyo warkan war aan ku suga pranki u ahaa wa sugeyna tane haheeeey😂😂😂😂😂

  • @shahad2629
    @shahad2629 8 หลายเดือนก่อน

    waa kadaaba

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wa la og yahay qof dhawan cimra ka yimid ma kula tahay inuu sidas u dhaq mayo just tijabo ayey ka ahayd

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 8 หลายเดือนก่อน

    Laakiin shekh umul maxaa keenay meshaan

  • @hamdiduu8338
    @hamdiduu8338 8 หลายเดือนก่อน

    Ceeb wayo waxs culumad haldayo😢

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 8 หลายเดือนก่อน +1

    Laakiin inantu cid may magacaabin

  • @hamdi9896
    @hamdi9896 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂tolow riyo amay ka shekeyhosa hee

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 8 หลายเดือนก่อน +1

    Astaqfurullah tan subxanalah been hadii la shegayo xoga wax macquul ah ayaa la sheegaa tan waa mit lasoo dirsadaan umaleyna ama sheeqa ayeey rabtaa acuudo bilah

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 8 หลายเดือนก่อน

    WaxaS waxay u subineyso w see lacag ku heshaa lakin dambiga aay geleyso ma ogo

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 8 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah 😢😢😢 it’s shameful and extremely and dangerous disrespectful for her to keep a straight face while blatantly lying.

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 8 หลายเดือนก่อน +1

    Oo adiguba soodigan sii wada adoo ka dayn karay meesha 😂 naga daa ciyaarta kulligiin viewska ayaa idiin darane

  • @xaliimomohamed3677
    @xaliimomohamed3677 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkk wale caadi u qoslay adile socodka iska hagaaji da,da laga ordoya mindha

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 8 หลายเดือนก่อน

    Balaayo kugu dhacday balaayo been badan subxaanallaah ilaahay hanaga qabto qoftan iyi wixii la mida ee dadka ceebaynaya

  • @SomaliFilosof
    @SomaliFilosof 8 หลายเดือนก่อน

    jow kow now umal uraaye gormu noqday sheikh nacima mantana ma igu sawir umal uraaye baaad keentay nacima oo jaahil ah miyaad na qaldi karta wa maya jow kow now hadana bow(i love israel and finland)

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ayaa og run iyo been waxay tahay aduunkan waxkaataa lagu arkayaaye

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 8 หลายเดือนก่อน

    Ok wuu ku tijabi nayey

  • @omuhadiya8737
    @omuhadiya8737 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk tuubo raaac

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 8 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله kadaab kadab ayaa 😅😅😅😅😅😅😅kuraba

  • @lulhuseyin8903
    @lulhuseyin8903 8 หลายเดือนก่อน

    Balaayo beenbadanaa naashiiqa hau gafin