Waxaan oo kale markaan arko ayaan ka quustaa soomaaliya. Sharciga ka shaqeeya oo lagu dhaqmo meeshaas ba’day waxaa la dhahaa qabiil meel aan sharci ama qaanuun lahayna ma aha meel lagu noolaan karo. Illahey ha u gargaaro inta ku nool meeshaas. Wadan wanaagsan oo qurxoon waannu leenahay lakiin waxaa madax noo ah kuwa ka liita xoolaha.
ASC Nacima, Marwa Bashir, 1 bil ka hor aya layiri ka har tartan ka, dowlada Tanzania ayaa naga codsatay inan u talaasulno, Marwa wey diday oo waxay tiri aniga aya isu ololeyay, lacagteydina anaa baxsaday, reer America iyo Yurub ayaa lacag ii qaaramay $200 kun, markey dowlada i diidnay iney I fund gareyan. Waxa lagu yiri Xasan sheikh ayey Tanzania Guri siiyeen, u dhiseen, isxaan ayey nagu leeyihin. Wey diday, kadibna kadib waxa layiri hadad ka tanasusho, waxa lagaa dhigi wrka arimaha dibada, waxey tiri adeerkey xil lega qaadi maayo, kadibna twitter ka villa Somalia aya lagu soo qoray ineysan Somalia matalin ee eey iyada un in sharaxday
G/ Sheegoow isna waa ladulminayaa ilaahay gargaarkiisa haka siiyo kuwa dulminaya.🤲.
Illaahay dawad daacada dadkan ha u dhaliyo gabadhaana meel ka khayr badan ha siiyo
Ayadaa vote xassan sh ugu shubtay haka xaabxaabsato.
Marwa cabdi bashiir ka fogow soomaali ee canada ka noqo wax waad heleysaaye
Maashaa Alaaha ❤ hore u soco🎉
Walashey Nacimo
Ale ha ino dhib dhaamo.
Ibtilo iyo imtixan waa tano kale.
Aad aya oga xumahay in gabadha sida dhabar jab logu sameyo garta illaah bey taqan.
Inshaallah malin aya dhici donto oo shacabka soomaliyed hurdada iyo jahliga kaso toosan.
Oo ay adunka nolol quruux iyo qayma leh kujoogan.
Mini la yaabo yaasinka
Aamiin ilaahay haku amaan yeelo qofkasta meesha uu joogo 🤲.
Walahay waa mucjiso, qarankeenii waa jabay
niciima dadkan maaceeb karto subxaanalaahiye
Niciima inta cadaaladu maqantahay yaan la sugin in nabad iyo wanaag la helo
Arrinta marwa cabdi bashiir waa mid dhabar jab ku ah soomaali maceeda oo dhan iyada oo keliya
Wali lama arag Dawlad qofkeedii ay dirsatay oo kursi kumatalaysa utartamaysa uga hiilinaysa ama taageero siinaysa qofkii iyada latartamayey. Waa Dawladxumada iyo qab la’aanta xasan sheekh.
Alxamdu,llilaah
Tansaaniya oo soomali saan arki xabsiyada uga buuxisa oo beeraha kufalata miyeey uga hiiliyeen gabar soomaliyeet
Waxaan oo kale markaan arko ayaan ka quustaa soomaaliya. Sharciga
ka shaqeeya oo lagu dhaqmo meeshaas ba’day waxaa la dhahaa qabiil meel aan sharci ama qaanuun lahayna ma aha meel lagu noolaan karo. Illahey ha u gargaaro inta ku nool meeshaas. Wadan wanaagsan oo qurxoon waannu leenahay lakiin waxaa madax noo ah kuwa ka liita xoolaha.
Arrintani waa ayaan darro waa kaa wiil rag
Xaawalay ama gamboolay waxba uma ogola
Wcs wr
Ceeb allah asturo
❤
Salamulaah walasheey qaaliya
Swc Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Dowlad inteytaalaa walaahi somaliya dowlad caadila awood leh hasiiyo kolay caruurtii jamacada kabaxday shaqa kumahaystaan isbitalkii xataa rer hebel matahy maya shahaadada kan ugufiican hayso lamarabo 😡😡
Somali diintoodu waa qabiil
ASC Nacima, Marwa Bashir, 1 bil ka hor aya layiri ka har tartan ka, dowlada Tanzania ayaa naga codsatay inan u talaasulno, Marwa wey diday oo waxay tiri aniga aya isu ololeyay, lacagteydina anaa baxsaday, reer America iyo Yurub ayaa lacag ii qaaramay $200 kun, markey dowlada i diidnay iney I fund gareyan. Waxa lagu yiri Xasan sheikh ayey Tanzania Guri siiyeen, u dhiseen, isxaan ayey nagu leeyihin. Wey diday, kadibna kadib waxa layiri hadad ka tanasusho, waxa lagaa dhigi wrka arimaha dibada, waxey tiri adeerkey xil lega qaadi maayo, kadibna twitter ka villa Somalia aya lagu soo qoray ineysan Somalia matalin ee eey iyada un in sharaxday
👍👍👍👍👍👍👍⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹
Dawlad ma jirdo xamar halaga danaysdo qolo walba calan keeda hala shaqo dagdo 1991 baa dhabarka soomali ka jabday abaayo
Wcswrb
Dawladaan hada joogta dawlad la aan baadhaanta
Shekadan mafahmin ani subxaanka
intii xanuunsan Alle ha cafio oo adigu ugu horayso cuqdada Qabiil oo kugu jirta cudur haka Qaadin Afkaagana Alle haku celiyo dhibka aadla jeceshahay dalka io dadka aad kudhigantahay hoostaadaka hel inshaa