“Anigu Sidaanan Soomaaliya u rabin ayaanay reer Laascaanood-na...” Xildhibaan Axmed Khaliif.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 222

  • @hayatgemini2915
    @hayatgemini2915 11 หลายเดือนก่อน +22

    I have much respect for this guy how he puts the reality down to the teeth, no sugar coding. If only all Somali politicians respect people who are elected them there wouldn't be no war and violence in the entire Horn Of Africa. We all know what happened to Somaliland's military, and I hope everybody takes peace for the sake of the people on both sides. 🙏🏼✌🏼

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 11 หลายเดือนก่อน

      He is a looser and friend of Huwan of laascanod Afweyen killed 300 000 Isaaq tripe and he is denying.

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 11 หลายเดือนก่อน +1

      Argagixiso peace ma kaa yelaysaa horta.. hadanad adiguba argagixisada la safnayn

    • @yaakcon
      @yaakcon 11 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahimohamed8746 adigu nikaan inaad la hadasho umaba qalantid. @heyatgemini2915 garaadkiisu aad buu kaaga sareeyaa ee xakadaada meel kale la doono.

    • @abzeezy56
      @abzeezy56 11 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahimohamed8746you’re the terrorist you weak timid mentally retarded qaad addled moronic tool. We don’t want you in our regions. We don’t want to be part of your little tribal entity. I buried your filthy legacy idoor land and you will never come back from your humiliation on the 25/08/2023

    • @user-xb7ly5ee2h
      @user-xb7ly5ee2h 11 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahimohamed8746 Allah yahdik

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 11 หลายเดือนก่อน +8

    I agree with young man.Always he tells the truth Masha Allah

  • @suldaanseed8395
    @suldaanseed8395 11 หลายเดือนก่อน +9

    Libaax libaax dhalay war ninkani xildhibaan wuu dhaafay wuxu uqal maa madax wayne qaran hore u soco brother❤

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg 11 หลายเดือนก่อน +12

    Ninkan taladiisa qaata, waa dadka fara kutiriska ah ee caqliga ku hadhay

  • @fardowsaali9014
    @fardowsaali9014 11 หลายเดือนก่อน +9

    Maasha allaah waa nin aqli badan waa sax hadalkiisa

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 11 หลายเดือนก่อน +11

    Nin hadalkiisu waa cadyahay waan laynaga adkaaday .

    • @maxamedyuusuf6593
      @maxamedyuusuf6593 11 หลายเดือนก่อน +2

      Lkn side jabku ku yimi wa in wax layska weydiiyo?

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@maxamedyuusuf6593cidanku degan uusan lahayn buu kudagalamayay

  • @SKY-pf7sl
    @SKY-pf7sl 11 หลายเดือนก่อน +3

    Inankaa dada ayar waa saaxibul caqli anigu ma ahi isaaq sland ma taageero laakiin dhawr arimood oo biyo kama dhibcaana ayuu sheegay 1 .haduu ciidan jabo madaxdii keentay jabka ayaa lagala xisaabtamaa .
    2.shalaytaan jabay maantana dagaalbaan qaadayaa xoogaasi ma samaduu kaaga yimi jooji durbaan tunka khaladkaaga sax isasoo abaabul.
    3 .dhulbahante iyo warsangeli xoog laguma qabsan karo
    1.waa inaad qirataa in lagaa adkaaday si aad runta u wajahdo khaladaadkaagiina aad u saxdo.
    5. Tana anaa ku daraya sland iyadoo dhulkaa ka talisa oon cidi xabad ku ridin ayay maamulxumo musuqmaasuq qabyaalad dill sir iyo caadba leh samaysaye ma iyadoo 20.000 oo badhdalool dhexyaalaan deegaanka ayay haysan kartaa taasina waa maya waxaan odhanlahaa candhuuftiina dib u liqa oo dhulkiinu haydin deeqo

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 11 หลายเดือนก่อน +8

    Reer Somaliland hadii aqli goo du shaqaynayo ka dhigaan madaxweyne this young man kan

  • @samizakariya5155
    @samizakariya5155 11 หลายเดือนก่อน +11

    Ninkan waa run sheeg.

  • @MrGengad
    @MrGengad 11 หลายเดือนก่อน +4

    He spoke very well; I will certainly come and see you in Hargeisa inshallah.

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 11 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaah tabarakallaah xildhibaan qiimo badan ilahay ha ku xifdiyo aduun iyo akhiraba

  • @hamseabdi6122
    @hamseabdi6122 11 หลายเดือนก่อน +3

    Dadkan iyaga oo soo jeda Riyonaya.ayan ka yaban ahay.SSC Khaatumo imika waa mamul ka mida Somalia.madaxina ha gasho.wariye isku shega iyo xildhibanka. From Awdal.SSC guul insha allah

  • @saalaxy
    @saalaxy 11 หลายเดือนก่อน +7

    Qaranka waxaa jabiyey waa dameer cabdi dameer ha is casilo

  • @Bashiir-Qaalli
    @Bashiir-Qaalli 11 หลายเดือนก่อน +14

    Xildhibaan xigmad badan weeye ee taladiisa qaata. Anigu labada dhinacba kama soo jeedo, waxaan ahay reer Galmudug

    • @marer100
      @marer100 11 หลายเดือนก่อน +1

      Bashir Qaali 😳😳 iyo reer mudug 😮😮cumarka soo qaali lama dhihi jiran

  • @bashiiradem4568
    @bashiiradem4568 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waa nin yar oo caqli badan waana key soomaali u bahan tahy alle haku sharfo wll anoo nin harti ah baa leh isaaq iyo harti waa dad ehel ah waa dad is dhalay wiil iyo abtigii ah waa dad wada ganacsada nolol ka dhaxayso war caloolada isaaq iyo harti hala joojiyo haddii in uun caqliyad shaqayneyso

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 หลายเดือนก่อน

      Absolutely Inadeer qudhub baad ka hadashaye

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 11 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxwaynaha mustaqbalka ee Soomalia oo dhan mideeye buu noqonaa in sha Allah wadankeena inooka difaaca hororada Etoopia iyo kenya uugu horeeyaan ee doonaya inay dekadaheena iyo wadan kaba la wareegaan intaynu inagu isku mushquulsanahay ee cadaw isugu yeedhayno

  • @sowhat580
    @sowhat580 11 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia waan ka go'ayaa lakiin aniga la igama go'i karo bal meeshay ku danbayso hala arko iyo waaqica la iska indha tirayo.

  • @saalaxy
    @saalaxy 11 หลายเดือนก่อน +5

    Dhibaato aan ahayn dameer cabdi dameer ma jirto ha is casilo

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 11 หลายเดือนก่อน

      Usgag ciilan fooqal ciilan Garoowe oo furinta noqota Ha sugi waayin

    • @saalaxy
      @saalaxy 11 หลายเดือนก่อน

      @@jamaadnuura10
      Inaabti walee cay kuuma quudho
      Waxaynu isku nahay ayaa ka weyn cay IYO aflagaado

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah. Xildhibaan. Sidaada. U caqli. Badan. Baa tahay. Allaha. Kubarakeeyo. Xaqaad. Kahadashay. Wax garad. Baa. Tahay. Hadeey. Wax. Kuqaadanayaan. Soomaali. LA an. Hadalakaaga. Haqaataan

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa allaah geesi qaran waa kanookale guul insha allaah

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 11 หลายเดือนก่อน +3

    Walle noocagaso kale mardambe laso dooran maayo.✋️

    • @g.saacid1214
      @g.saacid1214 11 หลายเดือนก่อน

      Mad doirtay anaga dooranay hadan doornayne yad uhaysta mdrid doorosho uma bahna xinin yahooda ayay saran yihiin

  • @Cawke-official
    @Cawke-official 11 หลายเดือนก่อน +5

    War Kani run badanaa madax waynaha mustaqbalka ee goblada waqooyi galbeed mashallah abti ilaahay haku xafido anoo dhulbahante ah baa SaaS ninka raga ah lama xaqiro kuso niyahoow

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wiil yar oo ka caqli badan madaxweyne 80jir ah

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 11 หลายเดือนก่อน +1

    We love you we give you the Vote be ready next election 💋

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mm tv iyo ilig. Oo ah nacas cadaw u shaqeeya

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 11 หลายเดือนก่อน +7

    Laba sano kadib insha allah anagaa dooranayna 20,000 cod ayuu heli we love ❤️ him. Very much 👍 ✅

    • @MubaariJaamac
      @MubaariJaamac 11 หลายเดือนก่อน +1

      29 cod dheh

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 11 หลายเดือนก่อน +2

    beentii isaaqu isku maaweekin jireen buu khashifay
    waa runtiisa

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah caqliga ha waayin mashallaah 🌺🌺 Allow ku xifdhi yarabal caallamiin 🤲 Ameen ‼️⁉️

  • @user-vs7qj8uz3h
    @user-vs7qj8uz3h 11 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland matageero lakiin ninkan waa intelligent manshallah doorta

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 11 หลายเดือนก่อน +4

    Nin caqli badan oo waliba dhiiran oo geesi ah.

  • @WorldAroundRich-dg7eg
    @WorldAroundRich-dg7eg 9 หลายเดือนก่อน

    Very good speech enough is enough!

  • @user-kb8fk3rl6w
    @user-kb8fk3rl6w 11 หลายเดือนก่อน +2

    Taasaan been ahayn waana xaqiiqo lakin daadkeenii aaway caqligii xaguu maray ???
    Lama garanaayo cajiib

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 11 หลายเดือนก่อน +2

    Xukumadda somaliland xildh Axmed khaliif ka garasho wanaagsan

  • @zahra11573
    @zahra11573 11 หลายเดือนก่อน

    Nin hadal cad oo garaad badan aragti wanaagsan iyo mabaadi ba leh masha'allah.
    From Mogadishu.

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaahi waa runtii dad aan ku rabin lama haysan karo xildhibaan maasha allaah ilaahbaa runta kugu jecel.

  • @Diri-ml7lk
    @Diri-ml7lk 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi bilahi wa caqliyadi o qofa

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 11 หลายเดือนก่อน

    Man Sha Allah

  • @daauuddaauud9621
    @daauuddaauud9621 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waa la i taagay waxay noqotay dhaxal gal

  • @user-pd3ec6mh8z
    @user-pd3ec6mh8z 11 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah ilaahey caqliga hakuu barakeeyo sxb😮

  • @user-kb8fk3rl6w
    @user-kb8fk3rl6w 11 หลายเดือนก่อน +4

    Annagu in isa saxno taasaan been ahayn runtii laakin dadkeena intii caqliga lahayd intii xumayd baa ka adkaatay
    Alle haynoo gargaaro

    • @hassansharif6550
      @hassansharif6550 11 หลายเดือนก่อน

      Hadhihin saa walaal. Inta xun baa cid walba afdheer

  • @mohamedabdehakem6106
    @mohamedabdehakem6106 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ala runtu xanuun badnaa

  • @user-rm7os8ke8n
    @user-rm7os8ke8n 11 หลายเดือนก่อน +5

    Talo Muhiima

  • @mohamedcase9938
    @mohamedcase9938 11 หลายเดือนก่อน +5

    Samarona wa tashaday ee reerkastaba dantisa ha ka shaqeeyo ma ceeba maxa la isla xiijinba Viva Awdalstate 🇸🇴

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 11 หลายเดือนก่อน

      Samaroon iyadaa somalilnd Dan ku qabta meel walba samaroonba ka shaqeyneysa oo tagan wadankii madaxweyne ku xigeen ayay ka yihiin marka hadad idinku tagtaan wanu idinka reysan lhy oo shaqooyinka aad buux dhafiseen ayaad no baneyn lahaydeen marka yaaca nio idinka cidina idinma rabtee idinkaba anaga Dan nagu qabee maxad ku so kordhisan isaaq 😂😂

    • @mohamedcase9938
      @mohamedcase9938 11 หลายเดือนก่อน

      Ana ku aqliya wlhi hadan tago inad sidi warabaha is cunaysa ood habar habar buuraha u galaysan hadu war ini yaala ama washa ama is dila yeelki dib danbananu ini so dhex galayn hadad isla babadan macal. Wanu tashanay ee ragbu illahay iniga dhigee tashada maxa na kin daba dhigay😂😂

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@mohamedcase9938 wlloh yaa waxaas kugu shekeyey bal amuurtan eeg wlhi idinka tan nagu qaba mana naga tagi kartaan oo ikhtiyaarba malihidin iley daneystuhu ikhtiyaar malehee itad malintiina isaaqa uso shaqo tagtaan ayaad habeenkii ama jimcaha iyo khamiista borama ku labataan marka bariis ayaa ka hadlinaya🤣

    • @mohamedcase9938
      @mohamedcase9938 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@kaaha1233wllo gabdh ba tahay mana jecli si cadifadaysan in an u wada hadalno lkn midba ku sheegaya uun reerkinu inay somali odhan nacday far dheeradana noqotay malintad dhalatay ila manta waxa lagugu sheekeya been khiyaalina wad ku noshihin wana la laayay uunbay inigaga dhagtay illahay waxa ka baryaya in somali ini jeclaysiyo oo sida Somalida kale ad noqotan cafimad qab ba alle ini waydiyay waxna wa run waxna wa kaftan maryaha uunbad wadatan cawan ba tihin an anagu wax barno cafiyo musa max kolay runta ma rabtane😂😂

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 11 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedcase9938 haye fariidowe Ana wiil ayaad tahoo kugu fogaan mayee in kasta ood u hadal eegtey huwan yeelkee lkin waxd tidhi somali ayaad necebtihiin quruxow halkad ku aragtey somali is jecel iminka adigu neceybka aniga oo somliyada iiga ka buuxa qoraalkaga ayaan ka garanayaa isir naceyb ayaa ku yahya markasad ledehy waxban dhexdhexadiya adigu hubka ayaadba isagu kayo dhibi lhy ta kale somalida yaa qixiyey ee xerooyinka qaxoontiga u oodey ma isaaq sow iyagu ismey dilin runtu waxay thy xaasidiin ayaad tihiine illhay barya in cuqdada iyo cudurka idinka saaro anagu somali makala naqaano wlhi waxan somalia daga iyo samroonba bilo ayaan yaqaan adinkuna xtaa qabiladayA ayaad baratan 🤣🤣

  • @abdullahimahamud3589
    @abdullahimahamud3589 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkan yari waa caaqil. Alle hadhowro. waaruntii wlhi cid cidkale xoog kuhaysankartaayi majirto, dee adeeer hadday taasidhicayso ingiriis iyo talyaanibaa maanta inahaysanlahaa

  • @ahmedHussein-kb2ii
    @ahmedHussein-kb2ii 11 หลายเดือนก่อน +2

    Geesi geesi dhalay Kani waa ninka ugu Run sheegsan.
    Hooyadii nin Rag ah ayay dhashay.

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 11 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkk maqaran dhan balataagay

  • @hiboyoussouf4850
    @hiboyoussouf4850 11 หลายเดือนก่อน

    Maashallah

  • @sahraawad4663
    @sahraawad4663 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabaarakallah aftahan iga dhee

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 11 หลายเดือนก่อน +7

    Kkk ninkii run sheega yaan la xagxagan jeegaaney laydinka adkaa xildhibaan axmed nin ilaahy karaameeyey

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 11 หลายเดือนก่อน

      Makhnuud sara joog baa lagu dhalay

  • @hassanjimale7256
    @hassanjimale7256 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw Axmed Khaliif dhabta ayuu taabtay ee reer Somaliland miyey aqbali runta qaraar ee uu xildhinaanku ifiyey!

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 11 หลายเดือนก่อน +2

    400 maxaabiis ah jilicsan 300 dhimashaa 250 dhaawaca. Maxaa harey

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 11 หลายเดือนก่อน +2

    Caqligu ha shaqeeyo ninkan yari in badan ayuu wux u sheegay dadkii durbanka tumayey lkn haadan caqligu shqayn oo duulan danbe laysku dayo wixii dhcay 25 kii agust wixii dhacay ha xasuusten kkkk

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 11 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka Caqliga ma dhegaystaan

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 11 หลายเดือนก่อน

    Waa duni dhamaad ah
    Balwaxaa umad utalinayaa
    Eegaa
    Subxaan allah

  • @xaliyetv2024
    @xaliyetv2024 11 หลายเดือนก่อน

    Ahmed Khalif legend 🫡

  • @sayaaqsirad3962
    @sayaaqsirad3962 11 หลายเดือนก่อน +5

    Runta waa xanuun 😂😂😂

  • @cabdisamedrooble6117
    @cabdisamedrooble6117 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaanku waxa kasoo kacaye meel ay ka baxaysaye heestii qamar ee way lay taagaye

  • @suleekhanur3817
    @suleekhanur3817 11 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤Mashallah Af ku kuma go reerkiina uqdad baa kabuuxda iyo Naceeb darood iyo somaali weene Anaguna ha deer dhulbahante Ama harti Ama darood naceeb kii wuu nagalay mayeeleeno reer ka isaaq yahuuda baa noo dhaanta waxaay kusameeyeen laascaanood ilaawi meeno sidaa Nagu kalakaxeeya palz 😮😮 Waxaanu leenahay guul reer khaatumo Ssc

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 11 หลายเดือนก่อน +1

      Nagu Kala kaxeeyaa aaa? No ssc waa in ee sooqabataa ina kaahin ama burco. Nimaaan aarsan uurka hooyadii uukujiraa. Snm xabadii adka aa lagagaliyay laakiin xisaab iyo canshuur aa kubilaabandoonta. Dhulbahante idinkana iska dhaafa " waa abtigeey iyo waa awoowgeey. Waa niisalaamaa from galmudug nin sacad ah. Dilaa somali diidka meel kastoo joogaan. Dhulka waa somalia isaaq isreal ha uguuraan

  • @user-rm7os8ke8n
    @user-rm7os8ke8n 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ragrag dhalay

  • @user-ql6ef8ox5r
    @user-ql6ef8ox5r 11 หลายเดือนก่อน

    Waa waraysi qasab ah balmaxaa calanka buluuga ah laga xayaysiinayaa waa munaafaqada saxaafada hargaysa joogta ee afka dheerle

  • @abdikaniahmed3961
    @abdikaniahmed3961 11 หลายเดือนก่อน +4

    Kan xildhibaan maaha ee dadkayga waxan leeyahay dadka dambe ee aynu soo dooranayno aynu iska eegno

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah tabarakallaah allow ku xifdhi Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭 subxaanallaah somali isdaaya dagaal wiil kuma dhashee wiil baa ku dhinta subxaanallaah ❓⁉️‼️‼️

  • @sayidtinhoqani8901
    @sayidtinhoqani8901 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulku ma gure dadka gura nio rushkuba goboladi ka maqna ayuu qabsaday dadkuna ma rabin qasab bu passporadi ugu qaybiyay marka wax kasta waxa ka muhimsan xududaha dalka 💚🤍❤️🔥🫡

    • @mohameda7585
      @mohameda7585 11 หลายเดือนก่อน

      Ruushku Ukraine wuu ka awood badanyahay lakiin xaqiiqadu waxa weeye, khatumo Somaliland wa kaxoogbadantahay oo Markii ay jabisay xataa naxariis iyo turaale bey usameysay.

  • @abudarda00
    @abudarda00 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fariid ilaahay caqli siiyey weeye

  • @abobasement346
    @abobasement346 11 หลายเดือนก่อน +3

    wariyaho waa damer waa kuwih 32 sanoh lagu barbariyay bentah Qarankih dumay e xarantah lagu dhisay waxaan u shegih lahah isaqland waa qabil dhulkinah ku noladah kk hadad nabad rabtan

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 11 หลายเดือนก่อน

    Kan yar caqliga kujiraa haduu muuse cawaan ku jiri lahaa somaliland muraayad ayay ahaan lahayd

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 11 หลายเดือนก่อน +3

    Axmed sharaf waa wiil caqli iyo aqoonle Runtaan ku jeclahay

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 11 หลายเดือนก่อน +1

    Runtu waa taas ❤

  • @apdirahinfarhan5984
    @apdirahinfarhan5984 11 หลายเดือนก่อน +2

    Hoyadi wasahan qaranka ka qabta

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 11 หลายเดือนก่อน

      400 maxaabiis ah jilicsan abaahaa kuwas

  • @user-oe9si6nl6k
    @user-oe9si6nl6k 11 หลายเดือนก่อน

    Waa xildhibaan kale oo in uu soo caan baxo raba sida ninkii ka horeeyay ee Maxamed Abiib. Somaliland waxay u baahan tahay in xashiishka siyaasada la xaadho.

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 11 หลายเดือนก่อน

    Adunyo ilin waxan o miran baa somaliland jooga

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 11 หลายเดือนก่อน

    waar yarkani waxuu tageera huwanta lakiin qiiq ayuu isu qariyaa hadana uxuu iska dhigayaa inuu somaliland tagarayo lakiin runtu waa nin u shaqeeya huwanta

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 11 หลายเดือนก่อน

    Aabahaa cuqdada ka was waa khuwa umada naxliga dhax dhigay waar orod adna raac cuqdada kala bax Hargeisa

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 11 หลายเดือนก่อน +1

    Runsheeg

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 11 หลายเดือนก่อน

    Waxan reer hargays dilaa xaywaan kaa aah

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 11 วันที่ผ่านมา

    Nin aàn Garaapin MuzLiiN MaĤa😂 idoroowww😂😂

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 11 หลายเดือนก่อน +2

    Inlajabo awalba waad jeclayd

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 11 หลายเดือนก่อน

    #MMTV bal hal wariye oo dadk wax u sheegaya ha laga helo, mid dadka Mic AFKA KA GELINAYA MOOYEE. WAAR MIC WAAD CEEBAYSEEN. DALKII IYO SUMCADII SHILLIN BAAD SIISATEEN.

  • @familykids5126
    @familykids5126 11 หลายเดือนก่อน

    Allah run badanaa ilaahow afkakuqaban

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 11 หลายเดือนก่อน

    SHEEKA YARE

  • @user-fd8oo7ub7f
    @user-fd8oo7ub7f 11 หลายเดือนก่อน

    Waxanoo badaw nimo ah hayskadaayo kan yari

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 11 หลายเดือนก่อน

    NINKAASI WAA MUNAAFAQ UU ABDI RISAAQ KHALIIF INAGAGA DHEX TAGAY

  • @daauudismaaciil
    @daauudismaaciil 11 หลายเดือนก่อน

    Kani waa shaydaan shaydaankana waa la naaraa

  • @user-ql6ef8ox5r
    @user-ql6ef8ox5r 11 หลายเดือนก่อน

    Khaliifow hadaad adigu mooge tahay qayrkaa mooge maaha dadka soomaalnd jooga yar iyo waynba way ogyihiin wixii kudhacay

  • @dagan3339
    @dagan3339 11 หลายเดือนก่อน

    Ninkan ayaa ubahn somllind asaga U doorta madaxwayne

  • @nimo3724
    @nimo3724 11 หลายเดือนก่อน

    War ninkaan madaxwayne kadhigta hadaad caqli leedihiin masha Allah runta u sheegay dadkii beenta isku maawaalinaayay

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 11 หลายเดือนก่อน

    Ala kani wuu isla waynyahay wana nothing

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qof amin sanwaye xasuqi siyad barre wixi dacay 1988 wale wayab ee umadi somaliland qaxen badan kodi dulcad latege etopiya wale ninkan siyasi ba maha

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 11 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi. Waa. Ruuntiis. Nasab. Nsab. Dhalay. Baatahay. Dhulbahante. Cunigii. Soban. Sano. Kadib. Dhashaa. Cool. Soomaali. LA an. Buu. Kudhalanayaa. Been. Maaha. Waayo. 90kii. Kadib. Been iyo. Rumba. Wixii. Ay. Kasheegeen. Maxamad. Siyaad. Wuu. Noogeeystay. At yiraahdeen. Caruurtii. Kadib. Udhalatay. Soomaali.layn wey qabaan. Cuqdadaas. Hadaba. Meel jooga. Isaaqoow. Wey. Qabaan. Inay

  • @deeqsamater4229
    @deeqsamater4229 11 หลายเดือนก่อน

    Dadka kansarka aha ee ku dhexjira halaga saaro

  • @abdiali319
    @abdiali319 11 หลายเดือนก่อน

    Kan dalka halaga qabto. Ninkani waa basaas inagu dhex jira. Ciidanka kala furmay waa ka ugu horeeya ee ka mas’uula.

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 11 หลายเดือนก่อน +3

    bal qofka noocas ah ee xildhibaanka sheganayah kawaran waa qof yarooo dareen hadlaaaya oo hadalka goobtiisa iyo goortisa aan kala garaneyn

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 11 หลายเดือนก่อน

      Adu maxad garanysa marka bal so daa siday wax kula yihin bro

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir 11 หลายเดือนก่อน

      @@koorakayse4975 anigoo isleh ninkan comentiga leh su'aal weydii, ayaad su'aashii saxda ahayd waydiisay.....wuxuu kuleeyahay wuu dareen hadlayaa, waxaase kamaqan haduu dareen hadlayo isagaa saxaafada u yeedhan lahaa...mahadsanid sxb

  • @helpohelo1644
    @helpohelo1644 3 หลายเดือนก่อน

    1500le down

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 11 หลายเดือนก่อน

    Kan la socdaa xildhibana ku sheega ma alshaabka inal jogta a cidnaka sirdoonka ninkan waa iney ka warhayso

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 11 หลายเดือนก่อน

    Baldaka Golaha Inoofadhiya Eega. Kulahaa Ciidankiina Sooqaata🤔

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mr tantoobo wuxu Xaqiraya xasuuqi somaliland ka dhacay ee afweyne geystay 1988 wuxu aamin san yahay iney been tahay nacas ilaa nacas waa fikirka huwanta iyo cadow ga somaliland aamin sanyahay xayawan

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 11 หลายเดือนก่อน

      adigu xasuuqa beenta wad sheegtay ee bila cadeynta ah 1988 ee xasuuqa 2023 miyaadan ogeyn in cadeymo lahayo waliba keyd ka kujiraan adigu xasuuqi 1988 ki wax cadeyn ah mahaysa

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 11 หลายเดือนก่อน

      CIIDANKII SIIYAAD BARE NAAGAHA ISAAQA AYAA AAD U JECLAA OO LA TUMAN JIREEN INTAAS UUN BAY ISAAQ YEELEEN

    • @slanddifac5460
      @slanddifac5460 11 หลายเดือนก่อน

      @@qalbidaryeele falastiinta iyo huwanta 2023 waa sax in la xasuuqo waliba ka soo socda ka daran waa dad cawaana oo ku fiican adoonsi 🤣🤣

  • @Gawrace
    @Gawrace 11 หลายเดือนก่อน

    Huwanta marka aad Kondom u tahay waa iska sidan oo kale inan gumeed inan gumeed dhaley

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 11 หลายเดือนก่อน

    Waar dadka xalaasha warayso ha waraysan soo seexiska

  • @somalishow5922
    @somalishow5922 11 หลายเดือนก่อน

    Waxas baa dalka xildhibaan I ah

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 11 หลายเดือนก่อน

    Wixii khaa inimo lagu dhisay waa khasaaray