Shirweynihii Lixaad Doorashadii Guddoomiyaha SNM 31-03-1990

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 10 วันที่ผ่านมา +13

    Wallee muuse biixi cabdi xildiid rooble waa geesi geesi dhalay weeyye Masha Allah thanks

    • @AbdullahiMohamed-py9pg
      @AbdullahiMohamed-py9pg 4 วันที่ผ่านมา

      Somaali oo dhan isleeysa maxaa cuqdad warya caadi iskadhig ok

  • @abrahammussa4658
    @abrahammussa4658 4 ปีที่แล้ว +28

    Masha allah waa gobtii oo waab yar fadhfadhida lakin maanta anagoo dhalinyrtii wadanka ah ayaa daaro dhaadher ka dhaxalnay ilaahay ayaa mahad leh.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 9 หลายเดือนก่อน +1

      Inbadan oo dhakinta ka mid ah baa Wada nacaska oon waxba fshmin

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 18 วันที่ผ่านมา +9

    MASHALLAH ragii raga aha ILAAHAY ha uu naxaristo iinta dhimatay iinta nool na cimri iyo cafimaadka ha uu barakeyo Amiin.

    • @Khayr120
      @Khayr120 17 วันที่ผ่านมา +5

      Kucibro qaado wakhtigaas tagay wll diinta baro wll quraanka macnihiisa baro iyo axaadiista rasuulka sallalaahu calayhi wasallam sallalaahu calayhi wasallam

    • @khamsaahmed-s9h
      @khamsaahmed-s9h 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@Khayr120hye walalo ❤

  • @dibiiledibiile168
    @dibiiledibiile168 4 ปีที่แล้ว +11

    Intii dhamaantiin ALLAHA u naxriisto aamiin

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 10 วันที่ผ่านมา +4

    Oo halkee lagu hayey kiliibkaasi maasha Allah thanks

  • @abrahammussa4658
    @abrahammussa4658 4 ปีที่แล้ว +17

    Alle haw naxariisto inta dhmatay inta kalena cimri dharar iyo caafimaad qab alle hawgu deeqo

    • @Inakulmiye
      @Inakulmiye 2 ปีที่แล้ว

      Haa waa laftiisa. Shirgudoonka SNM ee Madaxwaynaha doorashada loo xil saaray

  • @NimoMogeh
    @NimoMogeh 3 วันที่ผ่านมา +2

    Maansha ALLAH Maansha ALLAH muuse biixi cabdi xildiid rooble waligiiba geesi buu ahaa Allah ku ilaaliyo adeer guleyso meelkasta ood joogto

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 3 วันที่ผ่านมา +2

    MANSHALAAH TABARAKALAAH WANNKU MAHADNAQAYA BOOBE YUSUF DUCAALE TARIIKHDA KU XUUSII DOONTA MAHADSANID MUJAAHID INTII DHIIMATAYNA ALEE HA I NAXARIISTO

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว +9

    Boobe Yuusuf taariikh badan buu haya ilaahay hawnaxariisto intii dhimatay inta kolay manta wax yarba ka nool

  • @jegelskermig15
    @jegelskermig15 ปีที่แล้ว +9

    No matter what Somaliland will exist, viva Somaliland leadership.

    • @LST25
      @LST25 ปีที่แล้ว

      It will only exist with the isaaq clan only

    • @zeinabdualleh1441
      @zeinabdualleh1441 2 วันที่ผ่านมา +1

      Yaa cidkale u baahan ​@@LST25

  • @safiya9170
    @safiya9170 2 ปีที่แล้ว +16

    Xitaa kursi lagu fadhiisto manaan laheyn bal halkan kasoo qaadney eega ee illahey naa guuleyey qadaru raxmaan

  • @abaydhaxan
    @abaydhaxan 12 วันที่ผ่านมา +2

    SNM BAAHI DARAN iyo Mac-luul ayaa ka MUUQATA! Nabada XAJISTA. Nabada adinka ayaa u baahan!

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wallee maasha Allah thanks

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 14 วันที่ผ่านมา +1

    Alla hawnaxariisto, ragii diidey in nala quudhsado, ma xoreeyey iyadoo cadowgu sida xoolaha ay damceen in ay noo iibsadaan

  • @BintuAbdi-r4o
    @BintuAbdi-r4o 12 วันที่ผ่านมา +1

    Maintain maxaa ka nool

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 3 วันที่ผ่านมา

    Maansha allah I love my country Somaliland

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @HilaalEditeR
    @HilaalEditeR 4 วันที่ผ่านมา +2

    Ninka hadalka furfurayaa waa MUUSE BIIXI

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 4 ปีที่แล้ว +11

    Kaasi ma muuse biixaa?

    • @himilochannal1547
      @himilochannal1547 4 ปีที่แล้ว +9

      Waa muuse Kaadidiisu usoo cabay Maantana Wuxuu Allah ku Simay inuu kursiga ugu Sareeya dalka ku fadhiisto

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa guusha uu ninkastoo halgamaa kigsado inyar bas gaadhay guushan oo kale in aad taasookale soo Matti ood noqoto madaxwayne dalnabada xukuma ilaahay baa ina garansiiyay in aynu codka siino ninkan Masha alaah

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 ปีที่แล้ว +2

      Haa waa Madaxweyne Muse Biixi wllo.. illahay intii dhimatay ha u naxariisto amiin inta noolna cimri Dherer cafimad qab iyo cibaado suuban

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 11 หลายเดือนก่อน +1

      Maanta oo 2024 bishii 1aad ahna dalkii waa uu baabiiyaya

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 9 หลายเดือนก่อน

      ​​@@tuwa_sac
      Muu baabi ine cadowgii oo waliba gudaha iyo dibadaba weerar kasoo qaadaybaa isku dayay in ay burburiyasn nin aan isaga ahayna kamuu dabassheen tabwslba kuu ula galgashay oo way guul daraysteen dagaalkii laascasnood a siyaasadiida gaadhsiiyay in aanu ugu dagaalamine sidii afwayne tii oo yar iyo wsynba ay ku qsyliyeen muusoow ciidanka siii daas maanta heerka aynu gaadhnay many gaadheen haduu siday ahayd udagaalamo in uu hogasniye yahay shirwalba isagaa daafihinayay oon mar na ahayn raga xaga dambe fadhiya shirkasta muusasn hogasminaya ragaa wakhtigaas noolaabaa ugartay oo aqoon ulahaa ma qar soomo geesigi taa ogaada ilashaybsabab ku simay in qof iyo cod lagu doontay isaga oo ah dadka u nool ajashoida oon gaadhin balse kasoo badbaaday meel la isku qaatay oo badan

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waligii taliyuu ahaa manshallaah

  • @KhaalidYusufmuxuned
    @KhaalidYusufmuxuned 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesi qaran marnaba kama baxeysid quluubtayada cimri dheerku waaroo

  • @ibnusudiabousudi5812
    @ibnusudiabousudi5812 12 วันที่ผ่านมา

    Berigii muuse miskiinka ahaa, SNM muuse intaas buu taariikh lahaa.

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 5 วันที่ผ่านมา

      MUUSE ADEERKEY AABAHAY LADHASHAY MAXAMED XAASHI AYUUKACODEEYEY WUXUU UCODEEYEY ABTIGII CABDIRAXMAAN TUUR HADANA KAMAXUMI HALCOD IN ADEERKEY LAGAGABADIYEY WUXUUNA AHAA NINKII AASAASEY ISAGA IYO AFAR KALE URURKA SNM AFAR WAXAY AHAAYEEN SUBEER AWAL HALKAKALEÑ SIILAANYO AYUU AHAA FAANBADAN AYEY GÀXAJIS HAYAAN HADANA MADHAN WAXAAN CADEYNAYAA MUUSE ABTIYAAL MALEH WAAGUN GABADHDANBE IYO NINDANBE OO SUBEER AWALA GUURSANMAAYO

    • @nazerkayd
      @nazerkayd 3 วันที่ผ่านมา

      @@fatimahashim5596 waxaad waa taariikh beena oo lagaaga sheekeeyey snm sarkaalkii ugu horeeyey ee goostaa maxamed cali buu ahaa ninkii ugu darajo sareeyeyna xueeen dheere buu ahaa ninkii ugu miisaanka cuslaana lixle buu ahaa ninkii dalka xoreeyeyna c/raxmaan tuur buu ahaa

    • @KaalayAanxayaadnee
      @KaalayAanxayaadnee 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@nazerkaydwax kufaanaya dadlayaga ayaan u dagaalanay , waligay garxajis ayaan arkay 😂😂😂

    • @KaalayAanxayaadnee
      @KaalayAanxayaadnee 3 วันที่ผ่านมา +1

      Bal u fiirso supeer awal , aasasihii snm mxad askar , muuse biixi , cigaal oo ahaa asaasyaashii somalilnd , hadana wligeed ma faanaan , adeer raganimo maaha in hadii aad dalkaaga xataa u dagaalantay , aad ku faanto 😅

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 2 วันที่ผ่านมา

    Hanaga baadhbaadhina cod kulahaa😂

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 14 วันที่ผ่านมา +1

    War ninkaan ree abtiyadii ileen isha ayuu kuhayay maba jaclayn waligii.

  • @eng.maxamedbarre2647
    @eng.maxamedbarre2647 ปีที่แล้ว +1

    1990 ilaamaanta ayaymarba dhinac iskakaayo tusayaan

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 9 หลายเดือนก่อน +1

      Dhaxalkoodii baad haysaa hadaad faqashtahayna way kaa daadiyeen oo ma arki kartid

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@HindaAbdulle-fl2jjmaxaad heshay wadooyinkii maxamed siyaad kuu sameeyey ayaa ilaa hada burbursan isbitaaladii uu kuu dhisay ayaad ila hada adeegsataa waxaad soo kordhisay lafo tuurta lagu sito iyo waa lay kufsaday

  • @kulmiyeparty2164
    @kulmiyeparty2164 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muse biixi ragga kiisa adag

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 วันที่ผ่านมา

    Bal Quruxdiisa Daya Muuse Biixi Cabdi … inaguu Inoduloobey 🥹

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 4 วันที่ผ่านมา

    Kowii somaali kala gaayey waye kowani snm waa jabhad somali diid ah ila hada waa xanuunsantihin

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 4 วันที่ผ่านมา

    Waligiiba qabyaalad Buu kula dhexjiray reer shekhisaxaaq,

    • @abdulkadirmukhtar7581
      @abdulkadirmukhtar7581 2 วันที่ผ่านมา

      Muuse bixi inaderki maxamed xaashi ayuu ka codeeyay ee bal qabyaladaad sheegaysid no sheeg, hadanad qabin cuqdad muuse nacayba?

  • @ZaynabMuxumud
    @ZaynabMuxumud 6 วันที่ผ่านมา +1

    Geesi waa waxa uu dhib ka ugu dul qaadanayo halkaasuu soo fadhiistay markaa iyada ah ciro wuxuu yidhi safiir faqash baan ahaa kkkkkkkkkkkkk waa kaaf iyo kala dheeri

    • @RoodaIsmail-i6p
      @RoodaIsmail-i6p 4 วันที่ผ่านมา

      Oo Muse muxuu ahaa kornayl faqash ah Buu ahaa kkkkkk

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 วันที่ผ่านมา

    Somaliland Hawaarto✊🏽❤️🤍💚

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el วันที่ผ่านมา

    Saleebaan. Gaal.sowkaa farta.taagaaya Waar ragu caynaan.buusoomarey.iyo Diif.waayo waayo waa Bali.Gubadle

  • @G36-u8l
    @G36-u8l 11 วันที่ผ่านมา

    Dibjir weyn buu waligiiba ahaa! Bal waxay madex weyne ka dhigteen eega. Inyar oo haybada ma leh.

    • @Sabdi7616
      @Sabdi7616 8 วันที่ผ่านมา

      Waa ninkii dabadaada xoreeyay ilayn weligiinba lahaystayaal baad ahaydeen marka laga Reebo Nimanka Muuse Cabdale ee Abtiyaashood Ciise Muuse la soo biyo cabay

    • @ZaynabMuxumud
      @ZaynabMuxumud 6 วันที่ผ่านมา

      Alle ku qabe ma isagaan haybad lahayn makhruuq fawqal makhruuq

    • @G36-u8l
      @G36-u8l 5 วันที่ผ่านมา

      @@Sabdi7616 ma H/A baa wax xoraysay?! Si fiican baad inoogu maadaysay! Waligiin kuwii aan wax iska celin jirin ee loo soo gurman jirey waa idinka. Falaadhi gilgilasho kaagama hadho adeer. Dhaddig Isaaq bilaash laydinkuma bixin.
      Daliilkiinuna waa taa idinka oo qaran iyo ciidan laydiin dhiibtay, Dhulbahante oo waligii mel ragga Garxajis iyo H/ J iskaga hayeen qarankii u jabiseen ee hadhcad laydin furtay. Orda isxabaala idinkoo kale ma hadlee. Akhas afka nool itaal baranbaro! Muusena fulynimada waa lagu wada yaqaanaa.
      Waa laydinka xishoodaa ee zero baa waligiin ba ahaydeen.
      Ciise Muusaha aad sheegaysaana waa inanla yaalka buuraha la saaray. Orod taariikhda baro. Isaaqa la sheegaa waa Garxajis iyo H/A. Waxa soo raaca Arab. H/A waa khiyaamo iyi borobogaandho ku nool. Xitaa caabuqii ina Maxamed Cigaal carabtuu khamri ku cabeyey intii raggu dagalamayey ee dhimanayey. Maalintii la xoreeyey buu soo cararay oo Garxajis xaasidkiisa meesha u khalkhaliyey. Walina kalkal iyo tuugaddii waa jirtaan ilayn dadkii talin jiray baa isugu tagteen oo huubadii baa isbahaysataye.

    • @G36-u8l
      @G36-u8l 5 วันที่ผ่านมา

      @@ZaynabMuxumud Allah ku qabay Oromo yahay dhoohani. Muse waa dibjir tuug ah oo been iyo khiyaamo iyo dab uu huriyo mooyee aan sharaf iyo qiimo lahayn. Xagay haybaddu kaga taal? Waa ciyaala suuq xitaa afkuu ku hadlaana waa suuqdi sidaada. Wallaahi xitaa la fahmimaayo makuu hadlayo. Haybaddu dee huuno waa hibo Ilaahay bixiyo. Mmuse dameer far looma darin.