Ceerigaabo oo laga bilaabay Raafka Dadka Ajaanibka ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 129

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 3 ปีที่แล้ว +20

    Waan hambalyaynaya ciidamada amaanka suga in ay waxii aan baasaboorka somaliland sidan in la raafo waayo wadanku basaboor ayuu leeyhy guul somaliland

    • @abdikadarsalad1120
      @abdikadarsalad1120 3 ปีที่แล้ว

      ma tuula wadan noqotay dhakh dhakh somli aya nu nahy

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 3 ปีที่แล้ว

      Balan Waxa iiigu ah Inan Dalka Ka Saaro Ama Aad Qaxdo

  • @muna44xasan83
    @muna44xasan83 3 ปีที่แล้ว +11

    Ha geesi nimo

  • @deqaabdi7328
    @deqaabdi7328 3 ปีที่แล้ว +10

    Guul iyo Gobanimo Ciidamada Somaliland👏👏🤲💪👈 💚🤍❤️

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 3 ปีที่แล้ว +12

    hore usocda wanu idin barbar taganay wan sharci lagu sogala sharcina lagaga baxa somalilaand

  • @indhoxusen8498
    @indhoxusen8498 3 ปีที่แล้ว +7

    Guul Guul Gobeey Ceerigaabo Gobeey Liico Hajabin Guul Guul

  • @ilmisaleibaan2533
    @ilmisaleibaan2533 3 ปีที่แล้ว +5

    Hctv ereyga saxa, ajnabi ma qof Somaliya ah ajnabi

    • @jirfe
      @jirfe 3 ปีที่แล้ว

      Djibouti markaan joogo ajanebi baan ahay kililka shanaad vise ayaan ku galaa kenya nfd vise ayàn kugalaa muqdisho na umaba socdo sixirkood hana dhaafaan dhul baay leeyihiin dholkooda ha tagaan

    • @ailover5719
      @ailover5719 ปีที่แล้ว

      Qof walba o soomalida anan somaliland dagin waa ajanib

  • @ladhanadan4329
    @ladhanadan4329 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllhy anigu waxan ahaya reer soomaaaliland wN kaxumahay walalA ahay regret soomaaliya in ajahaniba lakusheego

    • @vp106cy4
      @vp106cy4 3 ปีที่แล้ว +2

      Adigi lafuule ayaad tahayoo kolba cidii kufuushan uunbaad uhadlaysaa!
      waa iska caadi!

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Ciidamada. Good. Job. Guulaasata. Maash. Allh. Waa. Rageedii. Geesiyo. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ismailmohamed1251
    @ismailmohamed1251 3 ปีที่แล้ว +2

    Kuwaan Hala Qaxiyo Baan Qabaa police mahn WA Shayadhiiin

  • @cabdirashiidgiire9939
    @cabdirashiidgiire9939 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabarkalah hambalyo guuul gobonimo somaliland ilahow noosiyaadi 💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤💪💪💪👍👍👍

  • @liilong8501
    @liilong8501 3 ปีที่แล้ว +2

    Suldaanada iyo garaadyada iyo siyaasiyiinta muqdisho joogo ee waqooyi galbeed ka soojeeda malaraafaa muqdisho gobonimo iga dheh

    • @zaedismacil5684
      @zaedismacil5684 3 ปีที่แล้ว +5

      Soo raafa anaagaba rabna kuwaase

    • @vp106cy4
      @vp106cy4 3 ปีที่แล้ว

      Nusaibah Mohudin Mohamed
      Mar hadaad ogtihiin inay marti idiin yihiin kuwa idinla joogaa waa!
      Waa alhamdulillah

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaa, waanu idinku garab siinaynaa hawsha aad wadaan
    , ha la taageero maamulka gobolka sanaag si looga safeeyo canaasiirtaa khalkhalka wada
    Guul somaliland

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc.
    War soomaali waatii islaysay 30 sano ka hor.Walina soomaaliweeyn waxba kuma heshiin.Inta laga heshiinayana soomaali qofwalba ha joogo gobalkuu u dhashay.War soomaali way kala guurtay.Haddii la kala guurayna waa in uu qofkastaba joogaa meeshuu ka soo jeedo. Saas darteed reer bay iyo bakool ha aadeen dhulkooda intay soomaaliweeyn ka wada heshiiso.

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aahay ajaanib ugu yeedh soomali dhulkiisa jooga oo talxiil dabadeed sidii laascaano nabsigu ha kugu labaqarxee waa adigii raxan wayn laacaaco ku tumanayay xagay ku danbaysay👺👺👺👺👺👺👺

  • @canabadan
    @canabadan 3 หลายเดือนก่อน

    Mashalah alehaynidaayo,,🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💓💛💕💕💕💛💛🇮🇹🇮🇹🤩

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxan alah waar daadka daaye haad wax raafaysan raaafa ormada

    • @zahraahmed972
      @zahraahmed972 3 ปีที่แล้ว

      Well done

    • @yousbroido8359
      @yousbroido8359 3 ปีที่แล้ว

      Somaliland GOOD JOB
      en vie pas sans carte de résidence dans le monde.
      Orome son de réfugié pas de habitant légale il le save.
      EN AMÉRIQUE OU DAND LE PAYS EUROPE IS LIKE THAT.

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 3 ปีที่แล้ว

      Ragan Gaalada ayaga Ka xun Kana daran waa Dhawaqiida Muse Gaal Hugaaminaayo

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 3 ปีที่แล้ว +6

    Dalkoodii iyo magaloyinkooda a tagaaan

  • @سعيدحسن-ب8م
    @سعيدحسن-ب8م 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul.
    Ciidanka qaranka somaliland ee jiidda hore ee tukoraqeed isku sii dhaafiyaa
    Done

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 หลายเดือนก่อน

    Yaan reer ceergaabo ahayn

  • @zainabissa9023
    @zainabissa9023 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaasidinmo ayaa loo raafaya

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 3 ปีที่แล้ว +1

    Well Done ,They should go to their land .

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 ปีที่แล้ว +4

    somalia quuso somaliland wa la idinka saraya wa guul itoobiyanka wa inay visa ku soo galan xataa iska soo gal iyo albaab iska furan ma jiro waxa hadhay burco sarar saaxil hargaysa iyo boorame iyagana ha diyaar garooban iminka intan wadan iska tago bilaa sharci kagama ganacsan karo iyaga yaa u fasaxay taas

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa in ciidanka lala shaqeeyo

  • @munamaxamud7100
    @munamaxamud7100 3 ปีที่แล้ว +3

    Sunxaanalaah

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว

      Maxaad ka subxaanalaynay

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabarkalaa cidamada qaranka ee reer ceerigaabo guuuuuuuuuuuul hambalyo kun jeer hambalyo ❤❤❤❤❤❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @sahalmath7639
    @sahalmath7639 3 ปีที่แล้ว +2

    Fashil gudaha waaye ajaanib waye koonfur kaliya miyaa iitoobiyaan ma aha
    Miya hhhhhhhhhh guul koonfur meel an kala faquuq la hayn somaliland fashil

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 3 ปีที่แล้ว

      Muse Gaal iyo Gaaladiisa WAA CADOWGA ISLAMKA Haliska Dhiciyo Qoryaha Hala Qaato Haday Baqtiyan Godka Halagu Rido Kufaaarta Mad Madow Xooolaha Ka Liiiiito hala Laaaayo baan Leeyahay Ayaga Iyo Inta Rabto

  • @moudmoha9632
    @moudmoha9632 4 หลายเดือนก่อน

    Gool Somaliland Passport ❤❤❤

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 หลายเดือนก่อน

    Subxaana allaah, miyey bilaabeen

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 3 ปีที่แล้ว

    Aa cuudu bilaah mina shaydaani rajiim sanaag ma sacudi careebiya ayeey noqotay

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 6 หลายเดือนก่อน

    WAA ARIIN FCN SOMALIANA HALAGA BILABO WIXI ISAAQA HALA SO RAFO 😂+😂😂

  • @mubaarikjammacmuuse9657
    @mubaarikjammacmuuse9657 3 ปีที่แล้ว +2

    Wanaka xumahay indeed mazaakiina oosoomaaliyeed lagasaaro meeshi ayjogen

  • @Mideye157
    @Mideye157 4 หลายเดือนก่อน

    Dawlad xumida Somalia iyo naas nujinta iyo qabyalada ka socota iyaga iyo jeeganta aya Somali dhibta u geysatey.
    Sidee ba dad Somali ah maanta Ajaanib loogu sheegi kara
    Waa tii Lasanood oo kale

  • @ahjsky2946
    @ahjsky2946 3 ปีที่แล้ว

    viva Jamhuuriyada Somaliland. Ha waarto. Waxii ajnabi ah waa in la tarxiilaa.

  • @yousbroido8359
    @yousbroido8359 3 ปีที่แล้ว +1

    WELL DONE

  • @يوسفعلي-ل6م4ث
    @يوسفعلي-ل6م4ث 4 หลายเดือนก่อน

    Ma soo maaliba ajaanib u taqaanaan ma waxaasaad sacab u tumaysaan reer awdalaw

  • @adnanfarahhashi3300
    @adnanfarahhashi3300 3 ปีที่แล้ว

    Sidee lokala saraya sharci war qado daganaansho ah ama passabor maheysataan wadamada caalamka ad ku dayaneysaan passabor o wadanka uleeyahay

  • @somalitiktokvedios2090
    @somalitiktokvedios2090 3 ปีที่แล้ว +1

    Muhiimaddu wainay cuqdadland goboltahay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว

    somaliland wataa citirafkeenii laga hadlayo markanu dadkan iska saarnay dadkana dal bay leeyihin dalkoodi ha ku noqdan iyagaba webiyo leh oroda wax beerta dhulkiina hagaajista

  • @Prince12318
    @Prince12318 3 ปีที่แล้ว +3

    My god what is going my country since Inabixi become to power. Yaa Allah Ya Rabi been idin sheegi maye maatan aad qaxieysan rer Cerigabow waydun ka qomameyen oo Allah Abaar iyo gaajo ayuu indku bedeli.Maxaa ku dhacey dadki so qaxiyey RAXANWEYENTA ee dhulkodi ka so barakiciyey 1991. Maxaa ku dhacey FAQASHTI ka qaxadey xamar ee uu qaxdey deganka RAXANWEYNTA sidi loo galey hablohodi ee ay askarta darood ku kufsan jiren ee cidi aan isweydin. Ciidan uu wato NACADALKI MAJEERTEN iyo Dofarki mareexan waa MORGAN iyo Afweyen Maxeey ku sameyen RAXANWEYEN. KU DHOWAD 500.000 kun oo qaxanotiya aay ky jira xeryaha DHADHAB oo badankidu yihin RAXANWEYEN, AJUURAN, BAJUUN, JAREER. MADHIBAN, IYO IYO IYO. Dadkas waxaa laga qaxiyey degankodi wixii kale so carari karayeyna JAMAHURIYAD BARAKEYSAN had Allah baa ka qaadi BARAKA ayey micin saden oo nabad taal ugu yimaden. Raxanweyen waa dad ku shaqeysta xirafadood ee ma ah dad dawarsad dadka sida OROMADA iwm. Rer cerigabowo ma waxaad ku deyaten rer LASCANOOD oo ah magalo habar ku dhacey oo ah meeshi lagu diley madaxweynihi labad ee WIXII layski odhan jirey mar SOMALI REPABLIC hadan ay JAMAHURIYAD SOMALILAND ay qaranimaded diib ugal so noqotey iyad oo dagalo lagu hoobetey ay ka dhacen dalken oo ay dad ku dhow malayin qof ay inagag maqant tahey rerka yar ee MAJEERTEN. MAREEXAAN, OGAADEN iyo labad rer ee aynu samaxaney ee kala ah DHUULOS IYO WARSANGELI oo ilaa iminka magaloyinken waweyn ku nool marka laga reebo deganad ay uu dhashen oo aan cidiba tegin lana degin oo ah rer aan lala degi karin. Rer ceerigabo ka dhidhiya askarta DALKEN talad ino qabtey ee aan lahey INDHO DHEER. MUSE iyo Maxamed kahin waa laba nin oo askar ah oo aan aqoon kale laheyen, waan laba nin oo ku fashilmey shaqadoodi oo amanki gobolka sool iyo gobolk saanag siba bariga saanag uu gacantooda ka baxey inti ay dalka taldisa qabten. Muse Iyo ina Kahin waxeey ino horseden dadki masakinta ah in ay ugadhasano halka dadki dhibta wadeyna laga lexinayo. Dadka waxaa leynay ASKARTA MAJEERTENIYA oo meel walaba jooga. HARGEISA AYEY JOOGA basasinta majeerten, BURCO ayey jooga, Berbera ayey jooga Ceerigabo ayey joogan meel walaba way jooga waan la yaqan see ciidanku kuma dhaco in ay qabtan oo ay akhiro uu diran. Ciidanka qanaku 20 sano eyey keymah sexanayen oo loo didey in ay xadka gadhan oo ay gajo iyo dhaxani isugu darsamen halka ina kahin iyo muse ay BRITISH LEGE ku dawadan qasriga dalka loga taliyo iygo mid mid ula socda ciiyara UK ee PREMIER LIGA live uu dawada. oo hada weydiso ina kahin ya badiyey ciyarti weegan aan ku jireny ay wad ciyarayen MANCHESTER iyo Livepool ay ku sheegeyan in ay Livepool ku badisey 5 halka Manchesterna ay 0 keentey. Allow dorashadan so socota hanug so ceelin labadan askari iyo CIIRO oo ka litaa laban dalka xuududihis la hadhey in ay so af jaaran FAQASHTA hada mamulka la baxey ee BUUQ LAAN. Waa in laga tariixla SOMALILAND Mareeexanka usuga ah, Majeerten fasiiqinta ah ee somali gubey. waa in laga tarxila SOMALILAND ogaadenka uray iyo ORAMAD dawarsameysa ee caruurten xadeysa.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Waxaan. Ahaan. Kuwa. Nabada. Ku. Dheelaay. Mj. Iyo. Jaamac. Xasan. Kaara Sh. Iyo. Gaalakscaayo. Badhaax. Leey. Kuwa. Keenay. No. No. No. no. No😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 ปีที่แล้ว

    Waad ka shalaaneesaan tan waadna arki doontaan Somalia 🇸🇴 maa mid mana aqoosanin somaliland

  • @abalahdhuusawayne9206
    @abalahdhuusawayne9206 3 ปีที่แล้ว +2

    Kuwani ciidan maahee waa reer isaaqla dhaho

  • @mrbulshawibutaale6066
    @mrbulshawibutaale6066 3 ปีที่แล้ว +2

    Sowtii Walaweyn Dowdda sheeganaysay sowtan Dhuusadii ka dhamaay waa maxay catowgu ,hadaad wadankiinii Gafuur culusta uga yaacdeen meelkasta oo aduunyada kamida waalaydinka Raafayaaa kkkkkkkkk mee Horjooge Furuqmajo?

  • @Zeus-d2d
    @Zeus-d2d 3 ปีที่แล้ว +4

    Good news.

  • @maxamuudcabdi8009
    @maxamuudcabdi8009 3 ปีที่แล้ว +1

    Ethopiyaka kudara

  • @NurJama-ct9tv
    @NurJama-ct9tv 4 หลายเดือนก่อน

    Dhulbantihii ayaa lagu xasuuqayaa wixii aan isaaq ahayn

  • @yousbroido8359
    @yousbroido8359 3 ปีที่แล้ว +1

    Good job
    My people
    Khaire inschallah
    Somaliland c est une très bonne travail
    Dans le monde en travaille pas ou on ne réside pas sans redisence.

  • @smartgraphics.
    @smartgraphics. 3 ปีที่แล้ว

    Somali maa ajaaniib kala noqotay

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po หลายเดือนก่อน

    America manoqoteen alla maxaad qiyaano idinka buuxda

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Magaaladii. Masa. Baa. Gaalay. Isaka. Saara

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 4 หลายเดือนก่อน

    Dadkan xagee. Lagu xisaabayaa waa maxay dadkan aan xishoonayn

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 3 ปีที่แล้ว

    adilee haka daba imaan adoo xildoonah soomaaliya wali waxaa qabta dharki boliska somali ,afsomalina waaku hadle ,somalina waatarxiilee dalkalana waasheegane odaygaaga guurtudhinto waxaataarikh u ah baydhabuukashaqenaa xamar uu waxkusoobartay markuu iskolkabilabay wakhtigu waaisdaba sodaa

  • @cabdiraxmaanmahamed111
    @cabdiraxmaanmahamed111 3 ปีที่แล้ว

    Oromada hala daayo lkn somali hala raafo waa talaabo fcn reer konfureed way anagay rag niqaaman yidhahdeen somaliland matala intay odhan lahayen waad naga maqan tihiin na adeer waa la kala tagay kuwayaga niqaamana soo raafa

  • @abdihamidkashka
    @abdihamidkashka 3 ปีที่แล้ว +3

    Yaaab ahaa. Dadkii somaliyed xataa ma ajanabi baa laga dhigay' oo ganacsatada ahaa. Walee waa bilawgii burburka somaliland. Isha iyo habaarka qofka laga gardaran yahay ilaahay waa aqbalaa. Ee umada hala daayo

    • @luliitaomar8103
      @luliitaomar8103 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxba lagaqadimayo somaliland

    • @nuurahaji9723
      @nuurahaji9723 3 ปีที่แล้ว +2

      S/land burbur ka dheer dadkan waxba lama yeelin dalkoodiba layidhi aada

    • @rajoplantawakul2118
      @rajoplantawakul2118 3 ปีที่แล้ว +1

      Idinkoo xaasidiina miyaa ah in la idin daayo

  • @smartgraphics.
    @smartgraphics. 3 ปีที่แล้ว

    Ajaaniib aa

  • @anisomohumed922
    @anisomohumed922 3 ปีที่แล้ว

    Somaliland waligiin ma liibaneysin

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 3 ปีที่แล้ว

    War maa ka deysaan Isaaq meel walba ayuu jogaaye, ok wax arka maal maha soo socda

  • @skyman_0198
    @skyman_0198 3 ปีที่แล้ว

    Guul Somaliland

  • @صوماليوافتخر-ف6و
    @صوماليوافتخر-ف6و 3 ปีที่แล้ว

    Igudara rafka anigana

  • @JabriilClrisaaq
    @JabriilClrisaaq 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedfarah6760
    @ahmedfarah6760 3 ปีที่แล้ว

    Uniformku foolxumaa..ma dawladda hoosay ushaqeeyaan wuxu maxay ahaayeen idoor af qadhmuune

  • @dthunder180
    @dthunder180 3 ปีที่แล้ว

    Halkaa ka wada...

  • @somalitiktokvedios2090
    @somalitiktokvedios2090 3 ปีที่แล้ว +1

    Muhimaddu waa in qaadland gobol tahay

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Waxa. Meesha. Waal Ayaa. Waa. Masaka. Idiinku. Dheexa. Jiira.

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 4 หลายเดือนก่อน

    haa haa sidaa ugu gaafwareega goblka iska saara wixii loo daglayahayi nacalaa jiljleec ku yaala sidaa u shaqiista

  • @kingjr4942
    @kingjr4942 3 ปีที่แล้ว

    Waxaas wax warbaahin ku hadasho ma aha

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Waar. Magaalada. Sii. Fiicaan. Ilaaliiya. Deebeda. Iyo. Guudooba. Shacaabaku. Hailashaado. Guudaha an. Ka. Safeeya. Huubaka. Ka. Guura. Isaka. Ilaasha. Massaka Isaka. Waar. Faadhiiga. Ka. Kakaaca. Bisiinka. Waada. MaqalSaan

  • @xuseenxidig7481
    @xuseenxidig7481 2 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad xiniyo ledahay car soo dhaafa cerigaabo hadaan hilibkiina lacunin

  • @fadumoabdullah1306
    @fadumoabdullah1306 3 ปีที่แล้ว

    Subaxaanalaah

    • @iidmuhumed3980
      @iidmuhumed3980 3 ปีที่แล้ว +3

      Siilkaga qadhmuun u sheeg

    • @abdikadarsalad1120
      @abdikadarsalad1120 3 ปีที่แล้ว

      so galeti aya tahy markasa somlilander sheganysaa dhiloy

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 4 หลายเดือนก่อน

    Beeni raad maleh

  • @munamaxamud7100
    @munamaxamud7100 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana llaah

  • @killa5861
    @killa5861 3 ปีที่แล้ว

    Isaaq waligiinba

  • @samodooncali
    @samodooncali 3 ปีที่แล้ว

    Haddii ay cid raafayaan may Oromada iyo Itoobiyaanka wareeriyey ee dawarsiga nafta kaga jaray dadka raafaan. Waar Ilaahay ka cabsada oo ummadda tacaddiga ka daaya.

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 3 ปีที่แล้ว

    Raaf ha odhanina ee dhaha soo dadka aan u dhalan dalka ayaa lag saarayaa.

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 3 ปีที่แล้ว

    Waar dee hadhaagii mooryaantii Snm hadda ayey wadadii icitiraafka ku taaganyihin.

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadaad run sheegeysan maad Majerteen iyo Ogadeen So raaftaaan, waa Hadii xininye idin ku jiro, masaakinta elayda ah baad cayrsan taqaanaane

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxa la raafayaa wixii nabad gelyada iyo amaanka khakhal gelinaya cid kasta moo ay , yihiinba

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 3 ปีที่แล้ว +4

      Walal wey ku jiran cidi an sharci haysan waa tarxiil ama majerten ama ogaden ama sacad ama saleman qofka aan uu dhalan somaliland haysan sharci joogitan waa tarxil

    • @jamelidris2686
      @jamelidris2686 3 ปีที่แล้ว +3

      Kuwa idinka sareeya ee idin maamula ayaa rafkoodu socdaa adigu waxaad ka tahay majeerteen mukulaala ama bisad 🤣🤣

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 3 ปีที่แล้ว

      @@nuraali7610 walale, adeeraday oo dhan baa jooga waligoodba sharci somaliland ma goosan, ee dadka Goljilicda ah ee masaakinta ah hala iska dhaafo

    • @madhaafantv6596
      @madhaafantv6596 3 ปีที่แล้ว +3

      Xataaa adigu kaalay waa lagu raafi

  • @abdikadarsalad1120
    @abdikadarsalad1120 3 ปีที่แล้ว

    dhulpahante cado qaatayaala aya tihiine isaaq ha inii taliyo dadnimadii aaway

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 3 ปีที่แล้ว

      Ceerigaabo rag isaaqa oo habaryoonis ayaa ka doobya dhulbhnte mxya hhhhhh

    • @muxammedxasanmmm6064
      @muxammedxasanmmm6064 3 ปีที่แล้ว

      Iyaguba talada waxbay ku leeyihiin

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 3 ปีที่แล้ว

      @@muxammedxasanmmm6064 cwerigaabo iyo laascaanood hysku qaldin meshu waa cerigabo habaryoonis ba hysata maayinka ah yaa waxlaga waydinaya marka....

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 3 ปีที่แล้ว +1

    Isaaqow awal baa aheedeen bog somali ku taal haatana taas baa keenten walee mel baa usocotaan

    • @zaedismacil5684
      @zaedismacil5684 3 ปีที่แล้ว +3

      Isaaq waa laandheere banaan dagay duco iyo habaartoona uma baahna zhp🤫

    • @luliitaomar8103
      @luliitaomar8103 3 ปีที่แล้ว +3

      Isaaq waa raag masha allah

    • @nuurahaji9723
      @nuurahaji9723 3 ปีที่แล้ว +1

      Isaaq maxaad ku haysataa dhulbahantena isagaa yidhi iga saara reer ceerigaabana yagaa codsay

    • @ahmediqbaal9064
      @ahmediqbaal9064 3 ปีที่แล้ว

      @@zaedismacil5684 waar 2021 ayaa la marayaa adna laandheer ka sheekanaysaa jaahil

    • @cashrash432
      @cashrash432 3 ปีที่แล้ว

      @@nuurahaji9723 been ba sheegeysa

  • @zainabkhalif6683
    @zainabkhalif6683 3 ปีที่แล้ว

    oo hadi canshurta ay bixiyan faido bay leyihin ee maxa lo rafi wali ma fahmin maxay sameyen

    • @jamelidris2686
      @jamelidris2686 3 ปีที่แล้ว +1

      Waaa kuwii tugsanayay ama dawarsanayay inta ganacsatada ah sharciga ganacsiga ayuu haysta visa ayaa lagu dhufta 6 bilood mar

    • @zainabkhalif6683
      @zainabkhalif6683 3 ปีที่แล้ว

      @@jamelidris2686 gartay wan u bahanahay wax oramada noga rafo jigjiga

  • @fadumoabdullah1306
    @fadumoabdullah1306 3 ปีที่แล้ว +1

    Subaxaanalaah