MASEER PART 7

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 175

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 ปีที่แล้ว +18

    Naftaydu naf bey rabtaa naftuna naf kalay rabtaaaa waye film 🎥

  • @MushtaaqInasharif
    @MushtaaqInasharif ปีที่แล้ว +35

    Inta jiifka kudawaty wan idin salamay

  • @JawaahirXuseen-xe7oh
    @JawaahirXuseen-xe7oh ปีที่แล้ว +25

    Habin kasto 2 qayb noso dhiga😭😂

  • @sidramrk
    @sidramrk ปีที่แล้ว +14

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ♥️

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 ปีที่แล้ว +1

    Lacagta ama jacaylka❤AK waa saxan yahy, haba qaylo batee❤

  • @FathiaAhmed-o7m
    @FathiaAhmed-o7m ปีที่แล้ว

    Best film ever mashaallah hore usocda walaalayaal

  • @bilanafrah757
    @bilanafrah757 ปีที่แล้ว +9

    I am Fast comment 😂

  • @caaishoshiikh8157
    @caaishoshiikh8157 ปีที่แล้ว +5

    Sacdiyo iyo asad barakalah❤❤

  • @suhuurxasan3854
    @suhuurxasan3854 ปีที่แล้ว +7

    Faqiir kibir badan waa i kow 😂

    • @FaadumoJaamac-l7r
      @FaadumoJaamac-l7r ปีที่แล้ว

      hhhh allh kan Ak faqiir labadbaadiyey 😂wye

  • @Jamaad-g6l
    @Jamaad-g6l ปีที่แล้ว +7

    Aniga waaba sheegi lahaa waxaa dhahilahaa maalim uu imadaa kusoo wacaa imow waalaku qiyaamooyaa waxaas cml lama qariyo😂😅

  • @umuSahal
    @umuSahal ปีที่แล้ว +8

    Wll habeen kasto 2 qayab noso Gali please 😢

  • @xamdicalimaxamed-mi8ml
    @xamdicalimaxamed-mi8ml ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤masha Allah 2 qeyb no so galiyaa

  • @Aragsan5576
    @Aragsan5576 ปีที่แล้ว +3

    Alaa amaal baatimi qof lawaayay sahro iyo xanaan baa dhiman

    • @degganreeali8061
      @degganreeali8061 ปีที่แล้ว

      iyo faadumo kudar

    • @Nusayma490
      @Nusayma490 ปีที่แล้ว

      ​@@degganreeali8061wllo sahro wateena hotra

  • @SaidoSuusanyar
    @SaidoSuusanyar ปีที่แล้ว +7

    Ala sucdiyey gorma sacdia la zxpeysan❤❤❤❤

  • @RodaAbdourahman
    @RodaAbdourahman 5 หลายเดือนก่อน

    ❤ha bon prof c'est un 1⃣ ❤❤❤❤❤😮😮😮😮

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 ปีที่แล้ว +2

    Ish gabadha yartaa ay gumeysnayaan

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday ปีที่แล้ว

    Ak best actor libaaax horay usoco naag saas ma ahan si kle male

  • @ramlaruuxi6238
    @ramlaruuxi6238 ปีที่แล้ว

    AK cadi Mahan dad noocaas ah wey jiran xaqiiq waye jilinkisa cadi mahan

  • @fardowsaabdulahihandule6126
    @fardowsaabdulahihandule6126 ปีที่แล้ว +2

    Eky film walbo qalbig kaguwan unbu kuhayaye 😂😂

  • @HAMDAFILFILO58
    @HAMDAFILFILO58 ปีที่แล้ว +2

    Ekey waa baastar😂

  • @ZackAdam-he2hr
    @ZackAdam-he2hr ปีที่แล้ว +5

    M.a❤❤

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 ปีที่แล้ว +15

    Ak kibir iyo jebxumu iskudarsadhe😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hodan-273
    @Hodan-273 ปีที่แล้ว +9

    Sagal ruwayada 3malin hanagala.maqnan

  • @zeinababdi1736
    @zeinababdi1736 ปีที่แล้ว +4

    Jacaylku waa cajiib wlhy❤ sagaley chance ha luus gareen❤

  • @ancaamabdikadir-yi3vu
    @ancaamabdikadir-yi3vu ปีที่แล้ว +2

    Naftaa yar ee AK ah Isla weyni badna😅😅

  • @KiinXasanshirwac
    @KiinXasanshirwac ปีที่แล้ว

    Filinkaan waan ka helay runtii😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤ fima qurax badan baada biwadan

  • @alishaMaxudiin
    @alishaMaxudiin ปีที่แล้ว +3

    Waan kahily

  • @RaxmaHooyo
    @RaxmaHooyo ปีที่แล้ว +7

    Waxan is leyahay asad iyo sacdiyo ugu danbayn way is gursan donan

  • @amalhawo
    @amalhawo ปีที่แล้ว +1

    Gacantan mar an gosto ma dhero kulah sucdii 😂😂😂😂😂😂😂wlh wan qoslay

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 ปีที่แล้ว +5

    Asad iyo sacdiyo isguursada

  • @sanuush
    @sanuush ปีที่แล้ว +2

    Aky naag naag😂😂

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 ปีที่แล้ว +3

    Ak Maxaa sidaas logu qimeeyey ma garan nin aan jeebkisa qosleen buu yahay hadana kibir badan!

  • @nimcokadar2223
    @nimcokadar2223 3 หลายเดือนก่อน

    faqiir kibir badanaaa 😂😂

  • @EimaAbdalla
    @EimaAbdalla ปีที่แล้ว +3

    Wixiinu qaab malaha meshu ku ekaa ka bilaaba wah

  • @HodanAhmad-u7v
    @HodanAhmad-u7v ปีที่แล้ว +2

    First❤🎉

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 ปีที่แล้ว +6

    Habin kasto 2 payb noso bhiga😢😢

    • @AnfacMacalin-k6h
      @AnfacMacalin-k6h ปีที่แล้ว

      Quruxda qalbiga 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅

  • @SalmanAk-s8t
    @SalmanAk-s8t 11 หลายเดือนก่อน

    Gacantaan maraa goosto madheere kulahaa😂😂

  • @ShukriKhalif-gh6ql
    @ShukriKhalif-gh6ql ปีที่แล้ว +2

    thank you❤❤❤

  • @FihimaAhmed-i4m
    @FihimaAhmed-i4m ปีที่แล้ว +1

    Asad iyo sacdiyo way iskusoo baxayaan 😂😂

  • @caanoos
    @caanoos ปีที่แล้ว

    Asc naag 5sano la wado, waa dhaqan xumo, xoolo la siiyo oo aan beerkeeda la xagaalin, dhaqankeena ma ahan

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 ปีที่แล้ว +3

    Allah kan faqirsana o kibirsana sagale maa kogtid 😂😂

  • @Gracias8868
    @Gracias8868 ปีที่แล้ว +2

    Safar is not easy ❤jacaylka faqiirka ha waaro

  • @DeqaAhmed-p9q
    @DeqaAhmed-p9q ปีที่แล้ว

    Sagal nabsigi ba helay cacda iska dhaf😂😂😂

  • @falisahmedsiyadsiyad9805
    @falisahmedsiyadsiyad9805 ปีที่แล้ว

    Ak waa wiil fariid ah

  • @SucadAbdi-h6k
    @SucadAbdi-h6k ปีที่แล้ว

    Ak kibir badanaaa😂

  • @AyaanJaamac-k2z
    @AyaanJaamac-k2z ปีที่แล้ว +1

    Musasalk dhamaca wlhi lkin waladahysaan laso dhereya

  • @sadikares8249
    @sadikares8249 ปีที่แล้ว +2

    Sidan macquul ma ahanee xitaa time xooga noogu dara😢😅

  • @RoodaSeed-ej6co
    @RoodaSeed-ej6co ปีที่แล้ว +5

    San usugayey😅

  • @Luulfaraxmaxamud
    @Luulfaraxmaxamud ปีที่แล้ว +3

    Ek wa faqiir kibir badan sagaley dulqaad badnidaa nin aan wax heysanin hadana kugu qeyliya maxad ku falee😅😅😂😂

    • @umnalka7740
      @umnalka7740 ปีที่แล้ว +1

      Sagal waa gabar la qabo filimka ayey ku ma teleysaa laakiin waaqica dhabta ah arintaan wey dhacdaa oo waxaa jiro dumar badan oo nin faqiir ah hadana kibir badan ka daba ooya nin wax hays ta oo ayada raba hadana aan usoo jeedin waa yaabka aduunka wax ka mid ah

  • @Qaali-h8i
    @Qaali-h8i ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @Qaali-h8i
      @Qaali-h8i ปีที่แล้ว

      My love 💓 ❤ 😍 💖 ❣ sagl

  • @AnabAhmed-l2j
    @AnabAhmed-l2j ปีที่แล้ว +8

    Aky bacow qeyli badan 😂😂😂

  • @nouriya8413
    @nouriya8413 ปีที่แล้ว +1

    Sagal huuno nooso galiya❤❤❤❤

  • @haawamahamoud7669
    @haawamahamoud7669 ปีที่แล้ว

    🎉❤😊

  • @deeqoxasanshiikh9502
    @deeqoxasanshiikh9502 ปีที่แล้ว

    Filim laga so shaqeyat

  • @Isra162
    @Isra162 ปีที่แล้ว

    Anuu waxaan isla rabaa sucdi iyo Asad😢❤😂

    • @FaraxCabdirashiid
      @FaraxCabdirashiid 10 หลายเดือนก่อน

      Sacdiyo io Asad dheh😢😂

  • @SaidoSuusanyar
    @SaidoSuusanyar ปีที่แล้ว +7

    Sagaley adigu hadba rux utag oo rali gali😂😂

  • @safiyoismaciil1207
    @safiyoismaciil1207 ปีที่แล้ว +1

    Cashada wan kariye ayee badhaheese asadna qado maaloo karinaa😅😅😅

  • @RidwaanAlimuxamuud
    @RidwaanAlimuxamuud 4 หลายเดือนก่อน

    Wad kadhaxbaxday ee runta usheeg Asad😂

  • @liibaandajiye3267
    @liibaandajiye3267 ปีที่แล้ว

    Musalsalka caawa ma soo daayneesiin part36

  • @Haffyy
    @Haffyy ปีที่แล้ว +5

    Aky iyo sucdi malaisla qaba horta 😂😂😂😂

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 ปีที่แล้ว

    Gabadhii ogu quruxda badneyd ayey gumaysanayaan

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว

      Laba feedha weynbey dhexda ugashay😂

  • @AymanMahad-po1xi
    @AymanMahad-po1xi ปีที่แล้ว

    Wa dalay wlhiy😢

  • @hodancabduqaadircabduqaadi1486
    @hodancabduqaadircabduqaadi1486 ปีที่แล้ว +1

    Ak waa ba kibirkiiyoo qof ah😂😂

  • @dayibquule
    @dayibquule ปีที่แล้ว

    8❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhiyaAbdi-f1t
    @FarhiyaAbdi-f1t ปีที่แล้ว

    AK Adoo faqiira miyaa saan isku kibrinee almiino naagta inaa mar hore iska dhaaftid ahyd

  • @fatxidhaqane8032
    @fatxidhaqane8032 ปีที่แล้ว +3

    Haben walbo nos galiya filimka 😂😂😂

  • @najmamoha63
    @najmamoha63 ปีที่แล้ว

    Nafta yare ee Ak wuba iskala garan layhy😂😂😂😂

  • @farxaanmaxamud-st2yn
    @farxaanmaxamud-st2yn ปีที่แล้ว

    😅😅

  • @DeqaAhmed-p9q
    @DeqaAhmed-p9q ปีที่แล้ว

    Nagahan gabadha maskinta ah maxay ka raban

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 ปีที่แล้ว

    Sacdiyo maxee uga baqee sagal ma ayada lacagta siisa naa dhiig isku yeel asad ku qabso daacadnimo meesha kama jirto guurso asad ayadana shaaqalo ka dhigo ak ha u shaqeeso
    Sacdiyo wan ku wataa

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre ปีที่แล้ว

    Asad Iyo Gabadha Shaqalaha Indho Isku Dambaynaya Ayay Leeyihiin

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 ปีที่แล้ว +2

    Sagal hbn walba no so gali ruwayada saan naagada Abayo

  • @fatumaahmed4947
    @fatumaahmed4947 ปีที่แล้ว

    Nga so bdiya de haaye ❤

  • @sayinabjamacYartaReersool
    @sayinabjamacYartaReersool ปีที่แล้ว +1

    Waxa maxaa ula raag taan

  • @nouriya8413
    @nouriya8413 ปีที่แล้ว

    Habeen kasta noso galiya❤❤❤❤❤❤

  • @naasiregeh8575
    @naasiregeh8575 3 หลายเดือนก่อน

    Eekey qiyaanoole😂😂😂

  • @hibiali5267
    @hibiali5267 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @ZALMANAHMET-v8w
    @ZALMANAHMET-v8w 25 วันที่ผ่านมา

    Zucdi🎉❤ is the pest

  • @farhiahashi3136
    @farhiahashi3136 ปีที่แล้ว +2

    faqiirkani muxu isla xayeysin😂😂😂

    • @amuun9967
      @amuun9967 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @shakuurjamal4573
    @shakuurjamal4573 ปีที่แล้ว +1

    Lax waliba mesha ey is dhigto aya lgu qalaa qofkastana siduu isku qimyo aya lo qimeya

  • @SumayaCabdo
    @SumayaCabdo ปีที่แล้ว

    12:50

  • @nasraali4299
    @nasraali4299 ปีที่แล้ว

    M,a❤❤❤❤❤

  • @sofiaadenbarre6431
    @sofiaadenbarre6431 ปีที่แล้ว

    Viva Asad 😢😢😢😢😢

  • @FatimaShidow
    @FatimaShidow ปีที่แล้ว

  • @zuhuurahmed4523
    @zuhuurahmed4523 ปีที่แล้ว

    Ak qaabdaradiisa iigu darna🤣🤣🤣🤣

  • @bahsahajii8061
    @bahsahajii8061 ปีที่แล้ว +2

    7

  • @FaadumoJaamac-k3z
    @FaadumoJaamac-k3z ปีที่แล้ว

    Ma awalbaa faqir iyo milyineer isku si loo qaabili lahaa

  • @SumayaCabdo
    @SumayaCabdo ปีที่แล้ว

    Lapa qawaar oo is ag socda waa kuwan oo kle

  • @CanabCanab-k3w
    @CanabCanab-k3w ปีที่แล้ว

    Sacdiyo waa daacad miskiinta sidey ubahdilaayaan ayaanba nacay uf sagaley maxa kuudanbeyndono jabkaga waa sugu la ahay

  • @NafiisaApdulkaadir
    @NafiisaApdulkaadir ปีที่แล้ว

    La so dhkhsda😢

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 ปีที่แล้ว

    Sacdiyo fariidsanaa

  • @zenaaabdalla7190
    @zenaaabdalla7190 ปีที่แล้ว

    Abdiaafi umad ma ahan kipirka daa nio

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 ปีที่แล้ว

    Eekeey Hadan ku arkaba Qeylo ayuuu ku jiraaa

  • @shugrisicid5012
    @shugrisicid5012 ปีที่แล้ว

    La soo dheree 😢

  • @fatumaahmed4947
    @fatumaahmed4947 ปีที่แล้ว

    Naa ninka runta ushego la wareg wah 😂😏

  • @AyaancaliAyaniitaa
    @AyaancaliAyaniitaa ปีที่แล้ว +1

    La soo dhaqsada yaqay😂

  • @Aragsan5576
    @Aragsan5576 ปีที่แล้ว +2

    Amaal Iya mise waa indhahayga

  • @asmaibrahim2772
    @asmaibrahim2772 ปีที่แล้ว +1

    Ma xafada kuso cajisteen 😭😂

  • @KadijoEprahim
    @KadijoEprahim ปีที่แล้ว

    AK kibir io jeeb baranbaronimo iskudarsade😅😅😅