Xamdi ama umu ahzaab mida kaad u taqaanid ba wlhi she’s the best octarad waaye because sida sax da ah oo dumarka Somalia 🇸🇴 u dhaqmaan marka laba naag la isla Qabo ayeey u dhigeesa ruwayadaan woow Mansha Allah sis u are the best 👍🫡🫡✌️❤
Imagine Being witnessed In the blessed month of Ramadan and Fasting After Our pre - dawn breakfast Watching this series while breaking our fast is sound Cool!
aawey dadkii nabiga jeclaa scw😭❤☺macaan gooyaha aan xasuusano
Scw scw scw scw
Xamdi ama umu ahzaab mida kaad u taqaanid ba wlhi she’s the best octarad waaye because sida sax da ah oo dumarka Somalia 🇸🇴 u dhaqmaan marka laba naag la isla Qabo ayeey u dhigeesa ruwayadaan woow Mansha Allah sis u are the best 👍🫡🫡✌️❤
Inta dhimatay ilahay ha unaxaristo __ inta nolna ilahay danbigoda ilahay hadhafo ___ AMIN AMIN AMIN___ 🤲🤲🤲🤲
Ameeen ya Rabb 🤲🤲
Amiin Amiin Amiin
Aamiin
Amiin Amiin
Fanaxlowga: seedi aniga wan kujeclahy
Shaataa: maxaa maxaa left maa soo qaadaty 😂😂🤣🤣
Saliga Nabiga Ankusalino [ scw]
Scw scw
Scw
@@ubahmohamud8492 ...
Cawes wng san
صلي الله على وسلم ❤
XAMDI AFARTEEDA SII
INTA ILA QABTA 👍👍👍
Kusaali nabiga scw scw
Imagine Being witnessed In the blessed month of Ramadan and Fasting After Our pre - dawn breakfast Watching this series while breaking our fast is sound Cool!
Hhhhh
Team maxamadeey sow ma ogidiin iney tahay jimco hal mar aan kuwada salino nabigeena maxamed ahaa scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤🤝❤🤝❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw♥️♥️🥰🥰🥰
Filmkan bilaw ila iyo hada inta lasocoto☝🏻😅
Ani👆
Anii👆
Me👆👆👆👆
☝🏿😁😂
Hee
Friday May Allah replace all our sadness with something beautiful😥💖🤲
Xamdi,ninkaada,u,naxariiso,goodluck
@@mohamedfarax7400 kumafahmin wllka
Ameen I'm also feeling sad for the sake of my health 😪
@@mohammedabdiwalimohammed988 Wlhi sorry 😞 mY brother 🙏😩
Ameen
Love uu my team keep going the best camera man farhan kichwa😂😂😂😂
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱.
Liiban is so funny wlahi "" dhaawac mia kulaha "" 😂😂😂😂😂
Indhaha wax lagama cuno 😭😂😂
Walalahy hoyadey ayaa qaliin galeyso lacagta waxbaa iga dhiman inta iga dhiman ma igu caawin kartaan
Hamdi vs maxamadeey waan ku dhaartaaa wlhi dar alle ayaan ugu jecelahay qalbiga keep going team FAM TV master liiiibaan faatuush farxaan adna amal 🤝❤🤝
Xasbunalaah war wll Ilaahy bas baa lagu dhaartee see cml
Sister hamdi gadhigeyga qaado,gabadha dariska kula xifaaltam 😂😂🤣🤣😅😅👑💯
Aniga iyo shaataa bidaar isku dabeecad nahay madax adeeg waan go'aan adagnahay keep going abii
Walasha waa jeclahy see gacan ugu qada
Shutter Emotional damage intee ugu keedsin yihiin😂
Xamdi:Gaaja indhahaga ka mUuqada
SHatta:Indhaha wax lagama cuno😂😭
Abii Adoo Laba Bilcaan Qabaa Iskoris Tahaye Hadana homeless Nimadaa Ku Darsatay Caawa... 😁😁
Hal Naagaa Horumar Leh.. 🤗❤️
hhhh
Labada xaas so beautiful waaye masha allah ❤️❤️❤️
Maxamadey keep going the legend of Somali community
Islaan buuq badan adoo kale yaa saaxiib Kula noqon kulahaa 😀😀😂😂😂 dulqaad miiran tahay abii 😀
Wuxu waa ruwaayad🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@maryamoruun1532 I know waan iska kaftamayaa 😀😀😀
“Qof aan waligii qalad sameyn waligiis iskuma dayin wax cusub.”
Legend shatter full respect ✊ fam tv 📺 people ❤
Nafta ilahybaa meel ku dhajiyey😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Shaataa wxaa burale ku baashaashidba caawa waaa lagu haayaa😂😂
Farxan rufiyaanka filmka 🎥 LaDhihi karaa hamdi 💪♥keep going
ninkaan emetional damage waa uga hadhay wllhi shutter😂😂😂
I can't wait shatter 🥺♥️
Shataa umadiina ma ahan Waa emotional damage socdo wye😂😂
Filinka yaa la socda ❤🎉
Ani
ᴀɴɪɢᴀ
🖐️
Eu kasocday
M.a xamdi cabdi raxmaan waa ahlu diin. Marka aw shutter hindhsay awdhahy alxm. Waxa ay dhahday yarxamuka allah
Mashallah keep going
Please liibaan hanaga daayo cuntada markaan aragno isagoo waxcunaya gaajaanaqabatee wlhi nagadaaya 😂😂
Buuqa yareya xigmada badiya aad ayad u mahadsan tihin
Shutter iyo Umu ahzab
Se waye sa noga qoslineysen
Dhaar ku bedesheen xey tahay
Ma kaftan bey gasha dharta😭
Keep going mi team fam tv😊❤
Jiirka iyo walashaa jiirka ii dhaamaa 😀😀😂😂😂
Xamidiyeey flimkaan shaqsiyadaaduuu wax u dhimaaa nimanka somali waa kaa cararayaan waxa aad tahay halkaaan ayaa laga fiirinaaa
Walasha iyo jiirka jiirka I dhamaa 😂😂😂
Afar bilood ku dhali waan ku arki haayaa 😀😀😀😂😂
RASUULKU WUXUU YIDHI (SCW)
QOFKA DHAARTA BADAN ISKAGA FOGAADA .
MUQAALKAN ILAA 5. JEER KUDHAWAAD AYAAD DHARATEEN
HUUNO ISKA ILAALIYA INATAAD ISKA ILAALINKARTAN DHAARTA BADAN ❤️🇸🇴❤️
Hhhh shutter io burale 😂😂ika qoslidin wllh😅😅😅
Hhhh
Dhulqad kaas malihi aniga anoo feeray is arki lahaa Lkn waa filim
Xamdi shaata dhibkaa ka dhaaf wan jeclahe😭😁😁
Maxaa maxaa kaa qaldan left maa soo qaadatay kulahaa 😂😀😀😀 abii funny tahay 😀
My favourite Comadian Shutter bidaare
Shutter and Hamdi...we love u !!!!
Shataa umadena maaha😋❤️😂
Waa runteed baabuur maheysatid 😀😀😂 emotional damage ku dhacay qeylisooy Xamdi 😀😂😂
Hamdi walahi waa anigo kale🤣🤣🤣
Adkaatey O Adkaatey Flimtii 😂👌😂👌😂👌
xamdiyeey sariirta hoosted uu ku jiraa warifnimo🤣😁
I can't wait 45 😫💫
Dhaqamadaan Nocaas ah xgee kajiraan ma Niorobi..
Hamdi kuruh
Caawa dariskaan u yeeraa ka dhacday 😂😂😂😂😂
Leo siyo hali shine kitandaa my brother oa ya 3 brother
Walasha dhaawac weeye qaado nio😂😂
Shaataa sxp runtii riwaayadan aad bay U fiicantahay
Lkn waxaa codsi IGA ah markaa ruwayda jilaysaan iska dhaafa dhaarta maxaa yeelay dhaaarta ciyaar magasho.
Mahadsanidin
Liban baaa rawa ani jacel waali baa u qaday😢😢😢
Iyaaah😊😊😊😂
hhhhhhh walac aathy gacanta jooji kulhaa 😂😂😂😂😁😁
Flim ka nahdii ka dhamyseen waxan dhamad u yela dee plz❤
Jiiirka iyo walashaa jiirkaa ii dhaamo iska ilaali dooliga yaa lagaa goosan
Shataa iyo xamdi waa idiin wataa walaahi
😅😅😅😅gip going my team
400k Subscribers fam tv aaway qaraabo say wax u jiraan gaadh siiya fadlan si deg deg ah
Kkkkk hhhhhhh oo sheta caawo waxbaa ku haystaa
Kkkkkkk jecliya ❤️ liiban warow kkkkk
Filimka maaha filim aqayaareed
Fadlan nidaam
Wewe shakiga dhabta
Asxpey meeqa haben oo soo galaa flmka
Xamdi dhiibley kkkkkk👍❤️
I can't wait next parts
Shuter bidar legend 😂😄😁😂😂😂
Nin laba naag qabo dhibkaas ayuu qabaa
Chanelka wa sii xumana rashing Lee ku murmayan cunto cunto + qeylo qeylo joogto ah + guur ixtiram laheyn wbt.
Maxaa ma igu soo kor dhici rabta 😀😂😂😂
Caawa ruwaayada dhadhan gooni ayeey wadataa😂😂😂😂
Zeedi wuxuu i dhahay majoogi dheh😂😭
Leerka hademinin ee wan cabsaa 😅👍
Xamdiyey wilka Runrun baa noga qaraceysa Usha kadaa walaley
Labo xidigle inan noqdo ayan rabay , hade waxn goaansaday inan hal xidiglahayga iska ahaado.🤣🤣
Labada kufcn noh ina ku bur bursana fcne😂
Shatta umadena mahan wa Emotional damage socda 😂😂😂😂
Saw scw
9:37 😂😂😂walasha iskuma hubtide sediga ha iska halen waa midan oo kale😂
Part 45 lasoo dhaqso please 🙏
lkn fillmka waad xumayseen nin cunta loodidayo dhaqankeena mahan
film kan Waxan ka fahma inuu ninka laba xaaslaha ahi kunool yahay xaladan ookale 😂😂
xamdi dhibkeda benta ah saan wye kii runta aha soo nqon doonaa🤣🤣😂
Dhaarta filmka kdaaya
Barejo king kon😂😂😂
Shaaxaas wuu qabooway Aan umaleynaa😅
Suasha shatta waydisay ee
qabilada somaliyed wa ciise mad garan
I love ruwayadan
Married life is crazy 🤯🤯🤯
Xamdi waa gabadha qura e an taageero hablaha somaliyed shuttaaa wiilasha