Sidee ayay ahayd Muqdisho Berisamaadkii Warbixin:-Cumar Shaam. PART1.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 144

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 2 ปีที่แล้ว +9

    Alaha soo celiyo soomaaliya dii wagaa amiin amiin amiin 😢😢😢 Mahad sanid sxb wa xasuus reeb

  • @kurana289
    @kurana289 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaalah ustaad cumar shaam Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba wadmahad san tahay kun jeer madama aad noo soo gudbisay qiimaha iyo qaayaha wadanka lahaa 🙏👑😍✊❤

  • @Aweysmohamed2121
    @Aweysmohamed2121 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wariye aktar cod halaasi leh cumar shaam noloow ugaaskena🤚

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 2 ปีที่แล้ว +6

    Qalbi xanun taariida Somali 💔💔🇸🇴😭allow Somali isjcelesii

  • @abukarmurudimumin253
    @abukarmurudimumin253 2 ปีที่แล้ว +13

    Omar Shaam is a real treasure of Somali history! He's a righteous person person. He deserves to subscribe him and reach him 1 million of subscribes as soon as possible.
    He's a good man and links what Allah. He is different from other TH-camrs in terms of knowledge and behavior.
    He is not interested in tribalism, nepotism and discrimination against Somali people. Thank you so much Omar Shaam.
    We love you so much if we are today's generation. You are our role model.

    • @hamzaabdullahi4636
      @hamzaabdullahi4636 2 ปีที่แล้ว

      Grazie molto caro omar
      Maasha'alaah tabaarakalah waan ilmeeyay sxbkeey dal ilaahay waana siiyay alxamdulilaahi laakiin dad ma nihin
      Mahadsanid omareto

  • @cheifabdulahimohamud286
    @cheifabdulahimohamud286 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah cumar shaam keep going

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah waaga qofkii jiray nimcu kunoola

  • @aaliyayasin958
    @aaliyayasin958 2 ปีที่แล้ว +8

    Waan ka helay barnaamijkan
    Nasiib umaan yeelan dawlad nimadaas io quruxda wadnku lahaa inan arko i.a Alle somali ha mideeyo dantoodana hakuso duwo🥲

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa markeey soomali hal isku aheyd, waad mahadsan tahay walaal ❤

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 2 ปีที่แล้ว +3

    MaSha'Allaah CumarShaam xusuus iyo waayowaayo ayaad na galisay,, waagaas dalkeena aad uu nabad badan u ahaa, wax walbana wey deganayeen, laakiin bilcaksi sida kale wax walba maanta waqtigan aad uga hormarsan waagaas marka laga reebo xagga nabadgelyada,,. Laakiin maanta waqtigan indhahaagaa kuu markaati kacaaya. Dalkeena Allaahayow nabad nooga dhig.

  • @asliabshir3770
    @asliabshir3770 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tabarakallah cumar hada matomid k

  • @امعبدالفتاح-ب2د
    @امعبدالفتاح-ب2د 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah xasuus waye rer baadiyo aa ku soo dulay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah warmesha kacarar runta Lama ogole yanlaguuguqalan illaahay hakubadbadsho

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 ปีที่แล้ว +4

    New Subscriber 🙏👍Tebiyaha taariikhdii wadanka ( MASHA’LLAH)👍🙏💕❤️🎊🌺🌹♥️💖halkaa kasii wad Soo bandhigida,Bilicda Muqdisho👍🙏💖❤️🎊🎊🌺💕♥️🎉💯🌷

  • @fathiahahmed6628
    @fathiahahmed6628 2 ปีที่แล้ว +3

    Wa xasuus wanaagsan mahasanid 💐🌺💐💐🌺

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว +3

    Cumar shaam, sxb oogle & dirir sidaad u jili jirtay ayaa u xasuustaa mahadsanid jilaa sare.

  • @MAAHIRAPUUKAR-md7kv
    @MAAHIRAPUUKAR-md7kv ปีที่แล้ว

    Mnsh alah wll

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Xamarshaneemo wadajir.

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 ปีที่แล้ว

    Cumar shaam
    Mahadsanid

  • @nadifaaadow3681
    @nadifaaadow3681 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah waan lanadiifiyaawadooyinka sikastaba nninlacagleh ha udhisto waa in bilicdii xamar lasooceliyaa. Bajaajkaan qaraxyada fududeeyO waa in lajoojiyaa.

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 2 ปีที่แล้ว

    Asc masha allah allow nabadii soomaaliya noosoo cali waad awoodaaye aamiin aamiin aamiin

  • @rogaalm1236
    @rogaalm1236 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah nice history

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Nono khatraaayfaraxsanshamsaaay tanaa tiri.exusemeeeewaa gabadhakhatraaayfarxiyeetofaceedakaroon generations.rayiyaashaydi iyo inti aan iri.mashaaaaalah👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋

    • @mariza101_
      @mariza101_ 2 ปีที่แล้ว

      Maxaaa qaldan ahashdhdhdhddhddhdhhs 😅???

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @ismamohamuuse2117
    @ismamohamuuse2117 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @maryanxaajixuseen1046
    @maryanxaajixuseen1046 2 ปีที่แล้ว

    Nosobadi wlh waan jeclhy xasustii hory

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 2 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah illaahow noso ceeli quruxdeees iyo nabdaas

  • @abdialasow4881
    @abdialasow4881 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @nasraabdi4507
    @nasraabdi4507 2 ปีที่แล้ว

    was city beautiful mashallah

  • @fowziyaisse2869
    @fowziyaisse2869 2 ปีที่แล้ว

    Xamareey waa laxumeeyee yaaxaalmarinaayo xusuus waayo waayo aad heesaa ee soo badi

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah
    Waayo waayo

  • @Huruuseangar112
    @Huruuseangar112 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 ปีที่แล้ว

    Somali wati dhimatay allaah u naxaresto amiiin

  • @ubahmuxidiin386
    @ubahmuxidiin386 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid abowe

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaw naga dami dagaalka aamiin dad iyo dalba waanu luminay

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 2 ปีที่แล้ว

    Shaamow soo badi taariiqdIi hore ee dalka

  • @f.n6491
    @f.n6491 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Xasuus waaye
    Thanks

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      unukah iskah leh xamar kuwas bah burburiyay xamar

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 2 ปีที่แล้ว

    Abti kujeclahay Illah cimri dheer iyo cafimaad cibada suban kusii❤

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa'Allaah walaa xowla walaa quwwata illaa billaah. Ilaahow diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi. Ilaahow dadkeena tus awoodooda, nimcootinkooda iyo khayraadkooda

  • @QasimNour-u9c
    @QasimNour-u9c ปีที่แล้ว

    Waa mhad snthy wllka

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 2 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @ygo253
    @ygo253 2 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo xasuus mudan, sida wadanku ahaan jiray

  • @maryamcumar5898
    @maryamcumar5898 2 ปีที่แล้ว +2

    Cumar shaam waan ku salami ala maxaan sheekoyinkaga Radio shabele kadhageysti saan ujeclaa
    Wadanka markas qurux lakiin waanka xumahay ma soogarin waqtigas

  • @zahruujaomar206
    @zahruujaomar206 ปีที่แล้ว

    Masha allah nadaafad ayaa jirtay markaas hadana caasimadii khashin ayaa wareriyay

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 2 ปีที่แล้ว +1

    😢 waandaalnaye ALLOW dallaalo keen nabadu macana neecaaw badnaa

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah

  • @せんぱいナラ
    @せんぱいナラ 2 ปีที่แล้ว +1

    Muqdisho waa la xumeeyey

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 2 ปีที่แล้ว

    Ragii Muqdisho iska lahaa hadeer ayee u dhashay.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Tanaaaa tiri khatraaaaaaay

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 2 ปีที่แล้ว

    Muqdisho iyo xasuus 😭❤❤❤❤❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Yariistaaaan.sedexaad yarey.tanaatiri katu ahay gabafha khatraaaayqarancadayyarey

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Jeerkaas mabajir yareydaan , qoftaaaaanbes.yartaan

  • @saidismail2854
    @saidismail2854 2 ปีที่แล้ว

    ASC walaal wakhtiga aad sheegeyso in laduubey cajelada ee 1982 ma aha sax waayo, waxey u muuqataa Iney ka danbeeysey ama la duubey wixii ja danbeeyey 1984 eeg 2:20 waxaad arkeeysa baaburka Land Rover 110 oo taagan laamiga dhinaca midig, markaa hadii aan idiin fasiro design Land Rover 110 production started from 1984 and before that it used to Land Rover 109 which was old design or had different shape thanks

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 ปีที่แล้ว +3

    Reer Muqdisho Horumar ayay Gaareen, 1990,Horumar dhaqaale,waxbarasho,Ganacsi,Biyo Nadiif ah,Telefoon,Intanet Iwm.hanagu sheegin diwladdi Cinsuriga ahayd ee Reerbaadiyuhu xukunka haysteen.

  • @bintuomar3114
    @bintuomar3114 2 ปีที่แล้ว

    cumar shaam mashallah intaa dad subscribe usaarayi adaa ugu mudnaatay

  • @sufyannuuradin5890
    @sufyannuuradin5890 2 ปีที่แล้ว +1

    Wage somali waa cafimaad Qabtay mantaa waa walatay

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 ปีที่แล้ว

    So sad my beloved country a land with out people.

  • @amanahmed8371
    @amanahmed8371 2 ปีที่แล้ว

    1982 Lacagta la isticmaalayey waagaas 100 Shilling ayaa ugu waynaa, kumi iyo Taano ayaa iyana shaqayn jirtay...

  • @marianmohamed3469
    @marianmohamed3469 2 ปีที่แล้ว

    Mansha ALlah noo badi sawiradan oo kale si ay da yartu u arkan sidu aha wadan koodu iyagana waxa laga donaya in ay sii hor mariyan wadankooda oo laga gudbo sida hada la yahay

  • @abdiyousuf114
    @abdiyousuf114 2 ปีที่แล้ว

    Waa wakhtigi Hargeisa ololeysey ee reer Xamar ku faraxsana adkeysta markiina magaladi lagu dhiso bililqad Hargeisa..

  • @rahmakutub3686
    @rahmakutub3686 ปีที่แล้ว

    Shan boqol iyo kun Midna ma jirin

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Wadajir.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 ปีที่แล้ว

    Muqdisho way qurux badneyd lakiin ogow wadanku iyo horemarka kaliya ee jirey casimada ayey ka muuqatey! Waxyaabaha jabhadaha dhaliyey ayey ka mid aheyd

  • @abdiduale1442
    @abdiduale1442 2 ปีที่แล้ว

    SYL may jirin 1982, ka dib baa la dhsiay

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Jiilbajiil generations.

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 2 หลายเดือนก่อน

    DAYNIILE XERO CIIDAN AHAAN JIRTAY 500 iyo 1000ka midna ma jirin 1982gii

  • @maryamali3407
    @maryamali3407 2 ปีที่แล้ว +1

    1982 majirin kun iyo dhan boqol dayacan aabbeyaal nool ayaa doortay

  • @queenmaria2999
    @queenmaria2999 2 ปีที่แล้ว +1

    Manta ayay qurux badan tahay muqdisho manta ayayna xurtahay dinta iyo ganacsiba wax walba lakin cadowga Allah haka qabto xamar caday

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Waxbadan baaba layga waaawaynaaa shangaani.ihihijihihihiih xamarwadajir baarhadhaafin baan kudhashay hadiiba wadajir baan soo dagnay.

  • @timirtiijanada1564
    @timirtiijanada1564 2 ปีที่แล้ว +1

    Aduunyo saaxiib hay xasuusin waayihii xornimada noloshayda wiilkayga iyo gabadhaydu may helin mana sugayaan taan anigu soo helay

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax xusuus baad I gelisay
    Ilaahay ha ku xafido

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 2 ปีที่แล้ว

      School kee ayaad ka baxday 1982. Hadii aad joogtay..kkkk

    • @sahracr1073
      @sahracr1073 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAli-nm8oe
      Dugsiga sare ee howlwadaag
      Sanad dugsiyeedkii 82--83

  • @rayaancada
    @rayaancada 2 ปีที่แล้ว

    Adeer waxan ka codsana sheekoyinki idaacada shabele ka sojedin jirty into soceli

  • @せんぱいナラ
    @せんぱいナラ 2 ปีที่แล้ว

    Jabhadii SSDF baa jirtey oo markaad ugu horeysey jabhad soomaaliyeed tarikhda sax wariye

    • @cabdhullhiahmed8328
      @cabdhullhiahmed8328 2 ปีที่แล้ว

      Cumar shaam waxaan kuxasus taa idacadi hoon afrika

  • @sacidoali5593
    @sacidoali5593 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhi somalia markaas nadiif iyo dad ka oo wada camal leh hadana fadhi ku dirir sii saaka u fariistan hbnk kaso xaroonayan Allow Somali dii hore noso celi

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadku dalkooday qiimo ku leeyihiin

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    🥰🤗

  • @raxmoaadan4137
    @raxmoaadan4137 2 ปีที่แล้ว

    markeey sheekadu halkaas mareyso faar baa ku haayo cumar sxb
    1 koow 1982 maba dhisneey hoteel syl iyo taalada syl
    00 waxaa la taagay 1988 taalada hoteel syl 1987 ayaa la bilaay
    2 meesha aay ku sheegtay ex safaaradii mareykanka ee shinaan waxay aheey kawaanka malaayka ee xamar weyne 2 mashaak ku sheegtay bangiga dhexe waa bangiga keydka somaliyeed la soco

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadkii dayaca ina baday ee dalkeena baabi iyey illahay xaqeena haynooga qaado

  • @marklee1212
    @marklee1212 2 ปีที่แล้ว +1

    waad mahad san thy lkn waxaad khaladay sugunto liido safaarada ka soo hor jeedaa safaarada Itoobiya ma ahayn ee waxay ahayd mida Faransiiska safaarada Itoobiya waxay ku taalay is goyska JUBA.

    • @abdiduale1442
      @abdiduale1442 2 ปีที่แล้ว

      Hotel LLPP iyo safaarada faransiiska ka soo horjeed taraafiikh

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 2 ปีที่แล้ว

    Sxb SYL dhismaheeda ma jirin 1982dii waxaa la dhisay ama dhismaheeda markii ay soobaxday ruwayadii reer Xamarka ahayd, maxaakeenay ma seerka uu Sulfa ku jiray waxayna ahayd 1986dii

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 ปีที่แล้ว

    Adeer muqdisho mool waxeey
    Aheed wakaaladii filimada xamar
    Sidaa ulasoco

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 ปีที่แล้ว

    Sixid= afartankii sano ee quraanka lagu sheegay reer banu Israel.

  • @gullamaajo1510
    @gullamaajo1510 ปีที่แล้ว

    Markan baladka reer korad maba joogin

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waa taariiq qiimo badan xamareey yaa ku xaal marina sory

  • @BLUEMIKEUPSAMSAMEYFUAD
    @BLUEMIKEUPSAMSAMEYFUAD 2 ปีที่แล้ว +1

    DAYNIILE WAXA AY AHEED XEERO MELITARY WAXA ADII JIRAY BASAAKA GOBOLKA BANADIR LAHAA OO LA DHIHI JIRAAY KORYEERI

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 ปีที่แล้ว

    Waxay ekayd in wax la hagaajiyo 1980'skii

  • @mohamedjamagelle5970
    @mohamedjamagelle5970 2 ปีที่แล้ว

    Maya kun shilin iyo Shan boqol midna ma jirey

  • @せんぱいナラ
    @せんぱいナラ 2 ปีที่แล้ว

    Feyniile ceryo viidsn beey ubadneut lama ogoleen in la deho

  • @فخوربإسلامي-ط1ك
    @فخوربإسلامي-ط1ك 2 ปีที่แล้ว

    Quruxbadanaa M.a Cabsi cabsi waye lkn.😱😱.

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 2 ปีที่แล้ว +1

    Quruxdas iyo kala dambeyntas nasiib uma helin

  • @axamadaclay9924
    @axamadaclay9924 2 ปีที่แล้ว

    Safaarada itoobiya maaha ee waa safaaradii faransiiska oo tukunto liido ku taalay dhinaceedana fiisho taraafiko sxb ku jcl

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 2 ปีที่แล้ว +1

    MAANTANA WAXAAY TAAGAN TAHAY UNUKOO GALMAAX YOONIS AH HADAAN DUQA MAGALA NALAGA DHIGIN XASAN SHEEKH VILLADA WAA KASOO SAAREYNAA

    • @yahieabdulle4529
      @yahieabdulle4529 2 ปีที่แล้ว +1

      MR SOCATRA ISLAND Shaleyna waxay taagneyd, ina adeerkey oo ka yimid gobolka naga ayaan u magacaabay gudoomiyaha gobalka Banaadir 🤣😂🤣

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 ปีที่แล้ว

      @@yahieabdulle4529 lool waryaa lahjada hanooga ciyaarin gobalka naga maaha waa gobalka NADA. meesha G da ah ka dhig N

    • @yahieabdulle4529
      @yahieabdulle4529 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mrsocotraisland1939 KKk Kkk okey sorry. Gobolka naga, gobolka nada, goofkeena iyo gobolka yaga intaaba waa isku mid (af soomaali laakin kala lahjad). Unakaa leh ha u taliyaan gobolkooda adinkana u taliya gobolkiina,

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 ปีที่แล้ว

      @@yahieabdulle4529 waa xaq taasi

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 ปีที่แล้ว +1

    Habartaa u sheeg Muqdisho maalinkaas
    Uma baahnna maqaalo qoska mareexaan aya ahayd,ilaahbaa nadhaafiyay,cunsueayaddii,diwladdinsiyaad Barre

  • @せんぱいナラ
    @せんぱいナラ 2 ปีที่แล้ว

    Waqtihaas ardayaf nssn ahaa casuus

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 2 ปีที่แล้ว +2

    been maad sheegin Xamar berigii Xamar cadde ahayd waa la soo maray waase la soo moodey xasuusteedu waa oohin iyo uur xumo WAAN KA XUMAHAY ANIGA OO REER WOQOOYI AH SORRY

  • @abdinuurali4482
    @abdinuurali4482 2 ปีที่แล้ว

    Shamow dhirt yaa qatay

  • @aminayussuf8416
    @aminayussuf8416 2 ปีที่แล้ว

    Sorry somaliye

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 ปีที่แล้ว +1

    Weey qurux badneyd waga waa wada dhir magaalada yaabadanaa dhirtii Yaa qaaty hada Miya labililiqeysty?

  • @idalahow
    @idalahow 2 ปีที่แล้ว

    Dadka Somalia 🇸🇴 xitaa hadii Dubai, Malaysia, Europe, Mareeykanka, Canada ay aadeen....maxay wadankooda uhagaajin laayihiin

    • @skyboy7675
      @skyboy7675 2 ปีที่แล้ว

      QABIL🥰

    • @idalahow
      @idalahow 2 ปีที่แล้ว

      @@skyboy7675 Qabil wu jiri...dhamiir Laan dheh