Sidee ayay ahayd Muqdisho Berisamaadkii Warbixin:-Cumar Shaam Part 2.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 51

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 2 ปีที่แล้ว +7

    ManshaAllah TabaarakAllah sifiican yaad uga shekeysey 👍 Muqdisho yaa helikara❤

  • @MohamedMohamed-qk3kp
    @MohamedMohamed-qk3kp 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah
    Waa magaalo nadiif ah iyo dad nadiif ah

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah ❤️
    Cumar shaam
    Noso badi xasuus ayaad na galisay

  • @saadiyaahmed7792
    @saadiyaahmed7792 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah illaah hana fahan siiyo xaqa uu wadan keena nagu leeyahay

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah walaahi marka hore ayey qurux aheyd

  • @amaredaahir2605
    @amaredaahir2605 2 ปีที่แล้ว +2

    İnsha alh alle hano nabadeyo wadankena khayrkana ha na wafjyo hana ngu asturo from woqooyi

  • @CabdicabdiCabdicandi
    @CabdicabdiCabdicandi ปีที่แล้ว

    Xiliga macan aye ahayd nasib uma lehi ma jogin thanks ada itus tay

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 9 หลายเดือนก่อน

    If Somali people had a serious discussion at that time, our country would stand firm and strong by now 😢

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah waa in doiwladu ku soo celisaa dedeedii hore magaalada oo la baneeyaa wadooyinka la dhistay iyo jardiinooyinkii la dhistay si magaaladu ugu soo noqoto sideedii hore

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa xasuus aad u macaan. Waxaan waqtigeyga ku qaada jiray Kaltuuradii Talyaaniga, Casa di Italia Baarkii Cafee ga ku yaalay. Jardiinkii Wasaarada Boostada iyo Jiiro norway ayaan ku sheekeysan jirnay, Waxaan aad u jeclaa Socodka magaalada Down townka, Zulfa kher ali, Savoy scenter ilaa Curuba, Croce del sud, ilaa Shaneemo Super, Shentaraale, Aniga oo Walkman ka dhageysanaaya Heesihii fanaanintii waagaas socday sida Milli Vanili, Boby Brown, Lionel Rich, Imagination, iyo dabcaan Fanaankii weynaa Sulfa. Alloow sahal amuuraha

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 2 ปีที่แล้ว +1

      @@MohamedAli-nm8oe School Banaadir sare. Waa wax laga xumaado runtii in Guri xoog la idiinka heysto. Inshalaah cadaalad waa iska imaan doontaa

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 2 ปีที่แล้ว

      @@Shaarkeey100 ciyaal kuwaarto maad tahay
      Waxaa diritoor kuu ahaa idiris kabaweyne ama iamaaciil aan u maleynaa. Kkk

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 2 ปีที่แล้ว

      M.a waqti fcn baa soo qadty wllhi 🔥❤️ lknsi anaga bur bur io fitno KU soo gorny aduun waa Kaas

  • @aankeyofficial3542
    @aankeyofficial3542 2 ปีที่แล้ว

    Keep going macalin cumar

  • @nboss8028
    @nboss8028 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah qurux jazakallah

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 ปีที่แล้ว +1

    Baabuurka 124 roosa jaale waxaan aheyn qaarku daba dhaga oo waxaan unaqaaney umulo gaad kkk
    Ilaahey soo noolee somalia alqadiim
    Halkani waa codka halbeeg idaacada afka soomaliyeed kulanti wanaagsan
    Hargrysa somalilnad

  • @dnjdjdjdj1167
    @dnjdjdjdj1167 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😢😢

  • @hannanahmed9849
    @hannanahmed9849 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaa

  • @YahyeCabdi-gg2db
    @YahyeCabdi-gg2db ปีที่แล้ว

    Guul

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wall noso badi

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @mustafamohamed1146
    @mustafamohamed1146 ปีที่แล้ว

    Rer baadiyo magaaladan ayey naga dumiyeen geeley 😢

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    WAA XASUUS XANUUN BADAN IYO WAAYO QIIMA BADAN OON DIB U SOO NOQONEYN

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    Xamar waan ku so koray waxaan ku nolah sharaf iyo Aman xamar waxan kah tagay markay yimaden moryantih nogah timid G/dhaxeh 1991

  • @mohamedabas6441
    @mohamedabas6441 ปีที่แล้ว

    Sxb shaam walahi waxaad iss xasuusidwadankeyga siduu ahaa waagii hre waanse u riyaaqey sxb shaam

  • @zahruujaomar206
    @zahruujaomar206 ปีที่แล้ว

    Maasha allah shaqo ma isku lahan hada foolxumo khashin laamiga jajab illahay ayaa no maqan

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax naga daa waa ka murugodaye soomaali magaaladaasa ayay iska burburisay

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 ปีที่แล้ว +1

      USC waa cadawga dhabta ah ee somaliyeed kuwa u hiiliyay maaha somali ee waa khaa'inul waddan oo mudan in la dilo

  • @فخوربإسلامي-ط1ك
    @فخوربإسلامي-ط1ك 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninyohow caadi maatihide ma awowgaa Aya kadaxashe videogan

  • @scamojeylani9918
    @scamojeylani9918 ปีที่แล้ว

    Dad ku waxa beey ku qaataan markay wax ku dhacaan soomaali bartii iyo ka siidaroo dib dhal 😢

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน

    CEEL GAAB

  • @koulmiyehmahamoud124
    @koulmiyehmahamoud124 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @mohamedyusufali7494
    @mohamedyusufali7494 2 ปีที่แล้ว +1

    1000 ka shiling goormaa la daabacay hadaysan 82ki jirin.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Waxaa la.daabaday 1990.kii ayaa la daabacay

  • @hassanabdimohamedabdi9735
    @hassanabdimohamedabdi9735 ปีที่แล้ว

    Mesha traffic ma jirin miyaa iyo cid kala hagta socodka baburta iyo dadka... Peaceful with danger..

  • @xilistudioofficial2400
    @xilistudioofficial2400 2 ปีที่แล้ว

    Haa wn aqonsanynaa dad xadaarr kayimid

  • @nadifaaadow3681
    @nadifaaadow3681 2 ปีที่แล้ว +1

    Bjjshashka hala xaaqo qaraxay fududeeyaan

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Isweydii dorashadi cabdiqasin jabuti aykuxirtay masar basaborkeda siuu ushaqeyo xiligan xuriya miyeey aheed jabuuti bidaqo goormey yelatay ooy dadka kuwasacdo qarna kuceeyriso dalkeda gormey dhibtay cabdi qasin markey uqabatay shir ooy karebtay hargeyso sibasa boor bidaqo ulawadagan hargeyso xamar leskalabaxo sida cabdiqasin lolabaxay qarx jogtana uugadhashay horilogu arkin

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 2 ปีที่แล้ว

    waagii ay dowlada qiima lahayd oo sharaf aan ku lahayn aduunka shacabkana uu is jecla.
    hada waa kor ka dowlad hoose ka qabiil iyo shacab kala dhintay waa shaqadii ay qabatay USC 1991

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 ปีที่แล้ว

      USC waa cadawga dhabta ah ee somaliyeed kuwa u hiiliyay maaha somali ee waa khaa'inul waddan oo mudan in la dilo

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 9 หลายเดือนก่อน

    Waxad isoo tustay meelo Baden waxana igu danbeysay berichtet hoore walHay

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว

    Sarta seypiyaano maxay quruxbadneyd

  • @nasiib2131
    @nasiib2131 ปีที่แล้ว

    Horta wa ficantahay sidaa u hadleeyso lkn waxa ku wedina hal su al ok
    Adiga maku dhalan xamar wlhi kuma dhalanin adi xamar aabahaa xitaa maku dhalan xamar maxaa marka taariikh ka qoree sxb xamar hada ayeey fcntahay anaka wax naga waydii noo
    Garaasiyo noo bye

  • @SalimsalaxSalim
    @SalimsalaxSalim 11 หลายเดือนก่อน

    He hada muqdisho waxaa Kusoo qaxay 1991kii ilaa hada wixii reer gobol ahaa waxaadba moodaa muqdishanaan naqiin gobol meelkasta qashin hoobohii dadweynaha guryo lagadhistay meel quruntay ayey kadhigeen

  • @wizabdallah4294
    @wizabdallah4294 2 ปีที่แล้ว

    WAR HADA KA FIICAN WAGAAS NIYOW

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk ma waagaas ayaa hada ka fiican waxaan u malaynayaa inaad bacdal xukuuma.dhalatay

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 ปีที่แล้ว

      xitaa ma barbar dhigi kartid, Maanta waxaa jira burbur iyo horumar la’aan meel walba qashin xataa xeebta

  • @nadifaaadow3681
    @nadifaaadow3681 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayaad umahadsantahay in aan waqtigaan uräxaysan lahayn nasiib uma yeelan

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว

    Anoo joogay in kasdoo aan yaraa ilaa 14 jiray walaahi calool xumo baan.qaada hadan soo xasuudo bal soomaliya oon bur burin lahayn see ahaan lahayd hada qurux hadana wadan bur bur san10 calan dad kala cararay qax dahriib ilmo laqado iyo madax baryoodamayda uuuf soomali waxa haysda waa dulmi.ay.dhexdooda iyo dalkooda ka galeen no calacal

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 ปีที่แล้ว

      USC waa cadawga dhabta ah ee somaliyeed kuwa u hiiliyay maaha somali ee waa khaa'inul waddan oo mudan in la dilo