Geerida 6-dii Majaajiliiste ee Dhintay 10-kii Sano Ee U Dambeeyay 2012 - 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 3 ปีที่แล้ว +6

    Markaan daawano waan qosolnaa ilaa iminka janadii rabi ha uga qosliyo idilkood😥🥺mid walba qabriga Allah waasac ha uga yeelo

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dooli AUN.

  • @usaameosmaanmoallim8197
    @usaameosmaanmoallim8197 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha unaxariisto dhamman inta dhimatay

  • @mohamediraad4050
    @mohamediraad4050 5 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxaristo

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u Naxaristo

  • @hamdiilyas6642
    @hamdiilyas6642 ปีที่แล้ว

    Tariqda ladilay marshaale alle ha unaxariiste isheega blz😭

  • @FagaarPorcasti
    @FagaarPorcasti  3 ปีที่แล้ว

    Inalilah wa ina ileyhi raajicuun !!!!
    Dhamaantood Quluubteena ku noolaan doontiin.!!!
    Magaalada Muqdisho waxaa Isniintii ku geeriyooday Alle ha u naxariistee majaajiliistihii caanka ahaa ee Soomaaliyeed, Cabdi Muriidi Dheere oo loo garan og yahay "Ajakis".
    Soomaali badan ayaa baraha bulshada ku hadal heyay geerida Ajakis oo ahaa nin taageero badan leh, sheekooyinkiisana lagu taxnaa.
    Hadaba waxaa xusid mudan in sannadihii lasoo dhaafay ay ay umadda Soomaalida ka baxeen majaajiliistayaal badan oo magac weyn lahaa.
    Majaajilastayaashani ayaa qaarkood ahaa kuwa soo shaac baxay 20-kii sano ee ugu dambeysay.
    Qaar badan oo ka mid ah majaajiilistayaashani ayaa waxaa ay wada dhigi jireen Ruwaayado, balse markii ay qaarkood dhinteen ayaa waxaa meesha ka baxay ruwayadihii ay sameyn jireen.
    Waxaan qorimadan ku eegeynaa majaajilistayaashii 10 sano ee la soo dhaafay geeriyooday.

  • @maslah345
    @maslah345 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHA UNAXARIISTO

  • @ahmedyusufmursalmursal3596
    @ahmedyusufmursalmursal3596 3 ปีที่แล้ว +1

    AllaahyaArxamu dhamaantood,,,,

  • @RuxiyoYonis
    @RuxiyoYonis 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto 😢😢

  • @salaadmaxamuud7666
    @salaadmaxamuud7666 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto dhamaantood

  • @ismael8965
    @ismael8965 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto

  • @sakaryecabdibuule5538
    @sakaryecabdibuule5538 ปีที่แล้ว

    Aloow uwada naxariiso

  • @MohamedAli-nq2zz
    @MohamedAli-nq2zz 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal majaajiliiste waa shaqo ilaahay uusan raali ka ahayn laakiin sheydaan loogu adeego adiga hada waxaan soo galiyay isma ogid laakiin sheydaan baad u adeegeysaa ragaas dhintayna danbigoodii baad rabtaa inaad ku amaanto maantase ayagu shaqadaan in lagu amaano raali kama ahan waxayna jeclaan lahaayeen inasan noqon majaajiliiste

  • @maslah345
    @maslah345 3 ปีที่แล้ว +1

    Maki waa noolyahay sey wax ujiran walalkey

  • @AminaHussein-m6z
    @AminaHussein-m6z 4 หลายเดือนก่อน

    Allow idinaxariso markay intasu bexenba hididiladi afka udhacday😢😢😢

  • @cadarxusren22
    @cadarxusren22 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MuuridiCade
    @MuuridiCade 5 หลายเดือนก่อน

    979462