I know im randomly asking but does anybody know of a way to log back into an Instagram account..? I was dumb forgot the password. I love any help you can give me!
Rasuulku waxuu yiri u naxariiso oo u gargaar kan dhulka joogo (Bin Adamka) waxaa ku naxariisanay kan cirka joogo (Allaah) walaalayaal subscribtiina igu saacida illaahy dartiis waxey ii noqon doontaa dhiiro gallin plz walaalkeyga somaaliyeedow😭😭😭
wabari wanagsanow walalahi wa iswataan reer wabari like plz
Heestaan wax badan Ayaa Sugeyne Aaay Maano Cabdulaahi hadaa reer waberi Tahay like Saar
reer wabeeri ilbaxyadii mogadisho waaye👌 shibis, shangaani, cabdi casiis, xamarweyne boondhoore✊
Ismaciil.inta.kale.kale..soo.galooti.iska.dheh....viva.waaberi..iyo..xamar.weyne.
@@axmeddaacad9497 haa sxb inta kale soo galooti waaye ani reer shibis aan ahay sxb
Ismacil Husein Alayacizak waaruntaa dadkii reer magaalka xaafadahaas ayay degenayen From Canada aniga reer Cabdicasis LIIDO
@@naimabarre8370 daris aan aheyn maasha,allah sister
@@naimabarre8370 aniga reer shibi aan ahay, dagmada c/asiis waa xafadeeda oo kale asxaab badan aan ku leeyahay
Dagmada waaberi wadniihii mogdisho waaye✊🏻lkn Viva shibis
Ismail Husien Ali Ruicosta yes viva shibis
@@ahlamcool4090 thank u sister
@@ahlamcool4090 abyo reer shibis ma tahay?
Haaa rer shibis ahay walal
@@ahlamcool4090 maasha,allah my heart shibis xagee ka dagantahay ama aad ka daganeyd walshy🤔 dagmada shibis?
Reer waberi MashaAllah ♥️
Mama mana claahi waaka baxsateen 🌷
Dagmadeydi mcneed waaberi waa goobta ku dhashaday kuna soo barbaray ❤❤❤❤❤❤❤👏👏
waa hees aad iyo aad xusuus dheer ii gelisey iyo wejiyaal badan aan aqaano ku arkey, maashaa alaah sax waaye degmadda waaberi dadka degan waa wiil iyo waalid is wato .
Wadnahii muqdisho waaye waabari wala yaqaanaa💯💯💯
WAABERIYOW WANAAGSANOW, NIN WALBOW WALAALKA WAX U SHEEG, WAABERIYOW WANAAGSANOW, WALAALAHII WAA ISWATAAN, Waa hees qalbi wanaagsan ka soo go'day
Walaalihi waabari waa iswataan viiiva reer waabari 😍😍😍
Kabax mesha walasogali waaberi walalahii wa is watan nolada 😘😘😘👍waabari
Wado xumaan Soo Mari maayee wax qabad Waa la igu yaqana Wiil io waalid iswataaa nahayeee wanaagsanow walaalihi waaberiya waabta Soo galeee
Wadaniyow layaqaan waaba heeninee waaberi nahayee
Nin walboo walaalkaa wax u sheeg walaalihii Waa is wataan waaberiyow wanagsanow walaalihi Waa is wataan Maamo Maano cabdulah 🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪♥️♥️
Reer xamar wnka qeyliyay
Wlhi weyniyad fcn yihin dhip iyo dheef Wey iska shidan yihiin Aaway Dhalintii Waaberi Like isiiya heee
100 like hdii leys sin laha waba ku saari lahaa wlhi
AscXldaAqbarta
Wiil iyo waalid is wataa nahayee wnagsnow walalihii waaberiyaa waabta soo galeen💯💙
I miss my degmo waaberi❤️
Waaberi Waa Leygu Dilaa Abaa Walaalihii Waa Is Wataan Horu Socod Wanaagsan Alla Reer Nabadeed Nabadoono Tolkeyga, Ballantu Waa Baydhabo Janaay
Alllaaaaa jecliyaaaaaa Reer waaaabari and reeeer Booondheeere ma dagmoooooooooz❤️❤️❤️❤️❤️
Lambarkada isdr whatsappka kasoqawana
Masha allah reer waberi ilove you walhi hori usocda inta kale biyhaa bado hacabaan ino lada dadkeyga iyo tiradeyda💗💗💗💗💗💗💗
Masha’allah reer waberi dad iyo degaan asal ah oo quraxoon love ayaan u ahay xasuus ayad igeliseen 🥰❤️❤️❤️👍🏻
Viva wabri wanagsanow walhi wabri waba so galen
Waabari viva
Viva waaberi xaafadaydii ❤❤👏👏👏👏
Waaberi waa la yaqaanaa wiil waalid is wataa nahay viva. My degmo
Farhia Ahmed 🙏🙏🙏🙏 Wadani oo layaqanoo waabaheynin waaberi a Nahayee ninbooo walalka wax u sheeg walalihi wa is wataan waaberiyow wanagsanow
Wwww degmadeda hapo maano wlhi hesta msheda paad dhgty😍😍😍😍😍wnaagzanow wlaalihi waaperi aa wbta soo gly💪💪💪💪💪💪💪I’m waaaperi girL
Ciyaal waaberi like iisaara libaaxiina ehee
Subxanalaah adunka sheydan ayaa kuso batay
Reer Waaberi Waaweenka waa ka Qayliyay Guuuuuuuuuuulaysta
Viva waberi cayaal bar haidhaafin ✌️👌✌️
My dagmaday waaberiyey waanaag saney waan kugu fanaa waan kuu xiisay 💝💝🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏🌹🌹
viva dagmadeyda ❤waaberi ❤ hor mar wacan aad ban ugu xiisey wlhida
waaberiyow wanaagsanoow💐💐💐💃💃💃💃💃💃
Yaa salaam viva reer waaberi,ani waaberi adeerkeey ayaa degenaani jiray,laakiin markii aan xamar imaado xamar jajab ayaan ku soo degi jiray oo adeerkeey kale uu degenaa,guriga xamar jajab ayaa shidnaa,saas ayaan u jeclaa. l from Kismaayo ayaan ahay waanan idiin wada salaamay allbanadir
Waaberiyaa nahayee ❤❤❤❤
Iidaadi hadu kujiro anigana waan kujiraa mxaa yeelay waxaan ahay taageerihiisa qaaska ah
iidadi wa fahmi lyhy shekadan mesha ka socoto
Tuugo idaadi magacisa kuqarabanesin ufff
mana cabdullahi ceeb laay thy hori usoco cadawgagana cagta hoose😘😘😘😘😘😘
Ulululu waaberi waaye waa uxiisay walhi😍😍😍😍😍
I xiis you wabari ❤
Viva waaberi 🙏🏽👍🏽
Viva waaberi 😘😘🤩🤩
Waaaberi waaaaw Aay Maano Cabdulaahi 🙏🙏🙏🙏🙏
Lambarkada isdr whatsappka kasoqawana
😂😂😂😂😂😂😂😂iidaadi noookeena markasta anagaana like share and comment nagu haleeya
Mar walBo waaberi aya gusHa iska leH
Maryan Abuu Fanaanad weyn Top ciyaar
❤❤❤❤❤
@@mugdishokebal7183🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌
iidaadi wax kale 👏👏👏👏👏
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤💞
Wadani oo layaqanoo waabaheynin waaberi a Nahayee ninbooo walalka wax u sheeg walalihi wa is wataan waaberiyow wanagsanow
I love you waaberi
walaalihii waa is wataan waabariyow wanaagsanow ❤️💯❤️
Idaadi masha alaaah takero dhab ah ayan Ku Hay sxb
Masha alah rerkeyga idinjecliyaa
Dagmada MAA lagu amaanaaya misa kooxda wabari bn
Iidadi sxb Dabada Laga dhalay
viva waabari ishcalaaa dagmo
Hees iyo badh waah waah
Maryan abuu miya qoftan kuuntada wareejinoso wax kle Sheko yar official wad tagten hore usocda
Maryan Abubakar the best waaberi dancer of all time
waaberi wanagsaney
Xatahy odayga xaa helay.
Wlhi hees macan wye nlw ayaa Nileeyahay warshda taraqa sigaarka ayaa nika soo salmaa
Best song very nice keep going
Waaberi io niikis maxaa kala haysto😂😂😂😂
Ninkii cilaajka ahaa ee iidaadi baa halks iiga muuqd e 😂😂
Waaberi ❤️💯
I know im randomly asking but does anybody know of a way to log back into an Instagram account..?
I was dumb forgot the password. I love any help you can give me!
Heer wabar iyo heer boon dhere
cuaman
Rasuulku waxuu yiri u naxariiso oo u gargaar kan dhulka joogo (Bin Adamka) waxaa ku naxariisanay kan cirka joogo (Allaah) walaalayaal subscribtiina igu saacida illaahy dartiis waxey ii noqon doontaa dhiiro gallin plz walaalkeyga somaaliyeedow😭😭😭
Ninyoow alle kacabso afka hakaa go.eeeee
Viva waaberi
Viva rer waaberi
waabariyow wanagsanow walalaha wais wataan
Maryan abuu kunto weyna masha allah
😍😍😍😍😍😍waberi 💃💃💃💃
MaashaAllaah waaberiyow wanaagsanow noolaada intii nolol jirto maryan abuu walaashay xasuus wayn ayaad igelisay Sheeko yar official codsi ayaan wataa maryan abuu lambarkeeda igu caawiya plz
Waxkale asxabta hor marwacan
😘
Ya Salma nuura caala nuura 💯💯💯💯💯✅✅✅✅✅✅✅💵💸👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤💵💸💸💸💵💵💵💵💵💵💵💵
iidaadi dartiis inti uso gashay
All ku so dhawaaada chanal keega
Masha allaah waaberi
Fadlan subscribe iisaar siaad film cusub u hesho
Faarxad ku jooga reer waabari
Kuwani kenyati somali bartay sow maaha
Fuck off
Mashaa alaah my people
💕💕💕💕
Waaaw wabari
1:24 ciyaar iga dheh m.a reee wabari wanagina hawaaro
Idaadi wax kale qosalka u cad
Wwwwww best video
🤩🤩🤩🤩
Subscribe hada isarto wanka farxinaya balan waye
Diyaar bro ii saar ana waan kuu saraa
@@mohaaliofficial6283 wnku saray brada
Wwwww xiirteyda ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑💉🌎
Away idadi kumajiro
Sxb wuu kujira qeybta tambe
Ayu GU jiraa.
Kuuska maasha allah
viiva waberi🎉
dhabtii reer waa bari dad isku duuban
Dukah maxa dariy wabururiy kkkkkkkkk sasa waye
ameeriga midabka muuiga soosoko maray maxaan kuugu sinaan weynay gaalka kibray maxaa jirankey birta iigu dhiibtay oo ameeriga uguqaadan weyday lacagta diinarka iyo tan mareykan maxaa kadhaxeyo maxase qaaliyeyay oo qiimeyay
💙💙💙💙💙💙💙💙
Wangsanoow walalhi xamar weyne aa wabta so galeen comn sn 😂😂😂
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Iidaadi libaax
Futo Lalulaa Fan Maaahee Hees Ceebaysbaad Tihiine Waabari Noocani Kumay Jirin Waxbana Ka Garanmaysane Way idinka Jilicdee Tuto Qoriya Ayay Nin Iyo Naagba Lulayaan Waa Bilaa Xishood
hhhhhh kuwani waaberiga ay ka hadlayaan kooxdii ma aha ee waa xaafada waaberi
❤❤❤❤❤❤❤😍👌👍