HEES MAAY || AAYOW ABAALKAA || CODKII LEGEND MUHUDIIN LAMA DAARASHOODA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 พ.ค. 2021
  • BAIDOANEWS
    AMAANDHOOREY
  • เพลง

ความคิดเห็น • 278

  • @rahmomohamed454
    @rahmomohamed454 3 ปีที่แล้ว +29

    Unny oo baahinii umaayoow il godoothey unny oo ajiisnii umaayoow atharsitoothey unny oo amuudnii ingtii uurkaa yaaloo arighaa lahaathee umdy oohiyaasee umaa abaalkaa ilaahey maa eykalee gudee ❤

  • @homeofindicationknowledge755
    @homeofindicationknowledge755 ปีที่แล้ว +25

    Respect my people Mayland
    I love Somalia weyn

  • @mannarhaji7306
    @mannarhaji7306 3 ปีที่แล้ว +17

    Umii awalkeda ya gudi karama umii allow ku xafid hooyo soomaliyed 💪🇸🇴♥️💐🌴💋👌👏

  • @somcreative4733
    @somcreative4733 2 ปีที่แล้ว +22

    Umaayow apaalkaa ilaahii ky umii ma eedana my koopaaw umaayow apaalkaa 🥺❤🖤 hooyo abaalkaa janada Allah ka dhigo

  • @DhowDhul
    @DhowDhul 7 หลายเดือนก่อน +4

    Umaayow abaalkaa ilahy le gudo koro noo raali noqoy umaay hadi una abalka gudu waayni❤😊😢

  • @FardoosoNuur-qo2xc
    @FardoosoNuur-qo2xc ปีที่แล้ว +6

    Wllhi midaan hees lama dhihi karo wacdi waaye cml xaqiiqadana kahadlaayo masha Allah xasuus ayaan galay hooyadey maxaan iima noola lkn hooyooyinkoo dhan ayaa hooyo ii ah

    • @KORNEIL-TRAVELER2
      @KORNEIL-TRAVELER2 4 หลายเดือนก่อน

      Abaayo macan Hooyo Allaha u naxariisto 😢

  • @sahrocali6578
    @sahrocali6578 ปีที่แล้ว +21

    ❤ Hooyo allaah unsxaristo iyo dhaman inta hooyadood dhimatay

  • @umuikhlas5720
    @umuikhlas5720 3 ปีที่แล้ว +19

    Runtiis umayow Abalshe illahey me qof kale ma guda koroba 😥😥😥 ku jecliya mom❤❤❣💞💘💗💞💔🥰💕❣❣❤💞💗💔💕💋💋

  • @mohamedhanad6694
    @mohamedhanad6694 3 ปีที่แล้ว +41

    Waxaan ku dhashay jowhar afka mayga waan jclhahy wlh waana ku hadlaa sifiicana waa u aqaana alx waxaana ii sahlay ciyaal aan dugsi wada dhigan jirnay aad beey umahad zanyihiiin sxbadey muzamil iyo abdiwali oo iii fududeeyay inaan barto af may ❤

    • @sharmaboy6642
      @sharmaboy6642 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxbow Aniga ibar

    • @Bashiradanbarre2024
      @Bashiradanbarre2024 2 ปีที่แล้ว +1

      Afmay wa afka kowaad ama labaad wana muhiim in labadaba anbarano

    • @amish6567
      @amish6567 2 ปีที่แล้ว +1

      Bro maibaree

    • @apdalla_fantastic4585
      @apdalla_fantastic4585 ปีที่แล้ว

      @@amish6567 anaa ku baraayo si wacan wll hada u bahantahay

  • @XASANSIIDCALI123
    @XASANSIIDCALI123 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi heestan mesheda ayuu dhigay muxudin legend of legend 🙌 👏 😊

  • @boswellianboy4242
    @boswellianboy4242 2 ปีที่แล้ว +39

    Waaaw our blood brothers maay maay we love u guys ❤♥💙 from Jigjiga

  • @asadcabdi9330
    @asadcabdi9330 ปีที่แล้ว +7

    Uno erataa fulnoo oytin kinkadaraaney amalka io dhirifka isjiljilow io amaan waa umaa awaalka awaalka ilaaheyma aykale gudee ax 😭 hooyoyinken alow inodaa🤲

  • @zacki001
    @zacki001 2 ปีที่แล้ว +4

    Hooyooy mcn allow cimri dheer kusii qofki hooyadiis unoshahay wuxuu haystaa iftiin aduuuun

  • @boqorkareerawkhamiis6048
    @boqorkareerawkhamiis6048 3 ปีที่แล้ว +22

    Aayoow la,aantaa apaara😍😍😍😍😍😍

  • @batuulocalibaroor2218
    @batuulocalibaroor2218 ปีที่แล้ว +3

    Mahatsante abwaan sax, sax
    ilaahoow hooyo janad
    Jeey aayoow

  • @a.ibrahim1689
    @a.ibrahim1689 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha alaah aad iyo aad baan uga Helen walaahi hooyo ilaahay ha xafido aamiin❤❤❤🌹💯🤲🤲

  • @abdicasiisibrahim9478
    @abdicasiisibrahim9478 2 ปีที่แล้ว +7

    Allahoyow unaxariiso hooyoyinkeena kuwa nool iyo dhintayba hooyo mcn illayow jano ka warabi

  • @minxofiican5294
    @minxofiican5294 ปีที่แล้ว +3

    Al fanan lamadaarsho big fanaan salaan sare from Kenya mandhere

  • @MuhamadFarah
    @MuhamadFarah 11 หลายเดือนก่อน +5

    Aloow unaxariiso hooyo ❤ aduun iyo aqiiro

  • @AbdullA-sr1js
    @AbdullA-sr1js 2 ปีที่แล้ว +8

    Allow ku naxriiso hooyo mcn😥😥😥😥❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 2 ปีที่แล้ว +8

    Oh allah hoyoyinkeena janatulfirdosa geeey yaa allaaaaah

  • @apshaa_updullahi1149
    @apshaa_updullahi1149 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ayooow abaalshé lang gudi kori malee wallahi miss u my mom😢🥺❤🙏

  • @maxamuudsheekh5071
    @maxamuudsheekh5071 2 ปีที่แล้ว +5

    Hoyad xaqeda sax wey lkn he's mabanaan

  • @senatarhusseinsheikhmohame8455
    @senatarhusseinsheikhmohame8455 3 ปีที่แล้ว +6

    Walee waa run umaayow laanta abaar

  • @ikyb7268
    @ikyb7268 2 ปีที่แล้ว +13

    Aayooy laantaa abaar ❤️❤️🌺

  • @hangaad10
    @hangaad10 3 ปีที่แล้ว +11

    Mom❤❤❤❤ i love you❤

  • @yuuali396
    @yuuali396 2 ปีที่แล้ว +6

    allah unaxriisto hooyooyin keena oo allah kawaraabsho janatul fardows

    • @DhowDhul
      @DhowDhul 7 หลายเดือนก่อน

      Aamin😢

  • @mujaahidgeesi9514
    @mujaahidgeesi9514 หลายเดือนก่อน +2

    Jah umaayow awaaalka ilahay maa ay kale gudu kora jah allaha yaa raxma umaay inta ka dhimaty inta u noolna alla ya xifdi😮😢😢

  • @maryanmaxamed7724
    @maryanmaxamed7724 2 ปีที่แล้ว +13

    Waah waah aadban u jeclahay hooyo macaaan abaalkada alah keligii aya gudi karo

  • @diiniga
    @diiniga ปีที่แล้ว +17

    Heestaan hada uunbaan si kadis ah ay igu soo martay aad ayaana ugu qiiroowday. Raxweyn uma dhalan laakiin aad baan u aqaanaa waana ku raaxeystaa, heestaana caadi ma´aha! Ereyo,cod iyo musikba.

  • @abdullahigedow6918
    @abdullahigedow6918 2 ปีที่แล้ว +7

    Runti qalbiga aya naxris ka daremay

  • @IkranAxmed-by8cy
    @IkranAxmed-by8cy หลายเดือนก่อน +4

    Hoyo awalkagi ilahay moye yaa kale gudi karo miss you mami😭

    • @حياتعادل
      @حياتعادل 27 วันที่ผ่านมา +1

      Maji ro qof kali inu gudi karo❤😢

  • @yuusufcaliboy4970
    @yuusufcaliboy4970 ปีที่แล้ว +6

    Allaah hau naxriisto hooyo

  • @dahirbisharhudow8395
    @dahirbisharhudow8395 3 ปีที่แล้ว +14

    Legend Muhudiing lama daarishoodeey.👌

  • @adaanmohamed4875
    @adaanmohamed4875 ปีที่แล้ว +4

    Hoyo mcn allha ano dayo hoyo hoyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg 5 หลายเดือนก่อน +1

    Umaaayow abaaalkaaa ma kobaaaaa😢😊❤

  • @mustafakheyre3500
    @mustafakheyre3500 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa heesta kaliya ee aan ku arkey ereyada ugu saxan ee hooyo wexey soo marto laga bilaabo Umusha ilaa korinta
    Allow hooyoyinka Muslinka ah dhan Janada geeyo

  • @isninomohamed1711
    @isninomohamed1711 2 ปีที่แล้ว +3

    Màsha Allah hoyo mcntoy Allaha kuhafido

  • @noordini9576
    @noordini9576 2 ปีที่แล้ว +7

    From kitchener loveee maaymaay

  • @fatumazahra8580
    @fatumazahra8580 2 ปีที่แล้ว +5

    Mommy alpii💗💋👸

  • @moktarabshirspecial7344
    @moktarabshirspecial7344 ปีที่แล้ว +5

    mashaa Allah cash calaa hees

  • @ciilowismaan8104
    @ciilowismaan8104 2 ปีที่แล้ว +3

    Umayo umayow Awalka Ilaahey ayklae gudee umaa wllhi the paste song

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 2 ปีที่แล้ว +5

    hooyo macaan hees kaliya abaalkeeda laguma soo koobi karo walahi

  • @omaribrahim5264
    @omaribrahim5264 3 ปีที่แล้ว +6

    Umaa ilaahi hakuu naxariisto

  • @bashirmohamed8285
    @bashirmohamed8285 2 ปีที่แล้ว +27

    Allaha unaxariisto Hooyaday macaan iyo Dhamaan Hooyooyinka Musliminta Aamiin

  • @aadanyare7532
    @aadanyare7532 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaw umaayow jinatul firdooso abaalka alle kadhige

  • @caamirzaki6808
    @caamirzaki6808 2 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo mcn allow janadul fardows kugee aamiin

  • @maryansheikh2572
    @maryansheikh2572 2 ปีที่แล้ว +7

    😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️ Masha’allah 🥰

  • @abdinuurxasan8855
    @abdinuurxasan8855 ปีที่แล้ว +4

    Aadban u jeclahay heestan abaalkada alahii ku uumay oo keliya gudi karo walee waa runtiisa

  • @alinoorchanelali4131
    @alinoorchanelali4131 3 ปีที่แล้ว +6

    wllo hesaha maayga soo badi

  • @shobtosaid177
    @shobtosaid177 2 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo mcn ilahow noo daa ilahey aa gudi kara saxiix

  • @abucabdi7019
    @abucabdi7019 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo mcn ilaahow naxriistaada janno kugali yaarabi waan ku baryaa

  • @CabdullahiBalbaleey-eh5oz
    @CabdullahiBalbaleey-eh5oz ปีที่แล้ว +3

    Umaayoow abaalkaa ilaahey maa aykale gudee ❤❤❤❤❤

  • @nurahmed6712
    @nurahmed6712 3 ปีที่แล้ว +6

    Umaa abaalkaa Allah yaa gudee

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji 5 หลายเดือนก่อน +7

    From tiktok❤ 2024 ayaan soo aaday hooyo allah noo daayo inta heeysan allah yarxam😢🤲

  • @duniyomohammedhaji7761
    @duniyomohammedhaji7761 3 ปีที่แล้ว +21

    mashaa allah hees hooyo mcn oo aad iyo aad u qiimi badan waaye umaayoow abaalkaa ilaahay maa aadane ma gudi karo waa runtiisa allah ha u naxariisto hooyooyinkeena dhintay intey u nooshahayna allah ha u naxariisto oo aan aniga ka mid ahay aamiin aamiin ya rabi insha allah mama mcn janada ku waar ❤️❤️❤️❤️🕋🕋🥰🥰😘😘♥️🕋🕋

  • @Ateera_8
    @Ateera_8 ปีที่แล้ว +7

    Hooyo macan ❤️❤️❤️🙏

  • @asadcabdi9330
    @asadcabdi9330 ปีที่แล้ว +3

    Anaga oo dhabarkaga saran hoyo ayan oohin kugu dareynay camalkaga io xanaqaaga waa isjiljil io amaan waye hooyo abaalka abaalka ale moye yaa kale gudikaro waa hees itabate alow hooyinkena cimrigoda ino dheree inti dhimatyna naxaristada si yaa alah

  • @hallad598
    @hallad598 ปีที่แล้ว +3

    Afka maaygu aad buu u macaan yahay. Ma aqaan hase ahaatee waa inaan bartaa.

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 3 ปีที่แล้ว +7

    Lamadaarashood legend walee

  • @jacfaryare9263
    @jacfaryare9263 2 ปีที่แล้ว +6

    Hooyo waa janadii aduunka❤❤❤

  • @aawowjinaay3264
    @aawowjinaay3264 3 ปีที่แล้ว +10

    Amaandhoorey. Noosoo raadi adoo mahadsan. Heestii (( feeyley berkii infooftiley fiiriyee faalal miin bahaaw fiigsinaadee ))

  • @user-ow1ls6xi6m
    @user-ow1ls6xi6m 2 หลายเดือนก่อน

    From UN and Iam very Enjoy this song ❤

  • @ayubmohamedmaalim891
    @ayubmohamedmaalim891 3 ปีที่แล้ว +8

    mashallaAllah

  • @muftiweyn9481
    @muftiweyn9481 หลายเดือนก่อน

    Umaayow awaaaalka ilaahay ku uumi maaa eedana ma kooba umaaaaayow awaalka 😢😮😢
    Alla yaa xifdi umaayow😢😊

  • @ahmedsaudi2306
    @ahmedsaudi2306 ปีที่แล้ว +4

    My lovely Mum,I love you so much 💕 and my lovely wife NIMO 💕😘💕

  • @naimasharrif5273
    @naimasharrif5273 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi wan qirodey 😭😭😭😭😭😭😭

    • @omaribrahim5264
      @omaribrahim5264 3 ปีที่แล้ว +1

      Runtii sidookale sis. Umaa abaalkaa…..

  • @mancity125
    @mancity125 ปีที่แล้ว +2

    I love you mom ❤

  • @isaacmohammed1399
    @isaacmohammed1399 3 ปีที่แล้ว +5

    ILove you so much my mother

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 2 ปีที่แล้ว +11

    Legend Muhdiin lama daarshe

  • @abdikarimsheikhassen1669
    @abdikarimsheikhassen1669 ปีที่แล้ว +2

    Umaayow alaalkaa ilaahay mooyeen idkale magudirarto

  • @user-fg3in7tb5k
    @user-fg3in7tb5k 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc❤❤😊

  • @HusseinHC
    @HusseinHC 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abaalkaa umaayow abaalkaa
    Ilaahgii ku uumi maa eedani makowaaw uma abaalka ilaahey maa ay kalo gude
    👸🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤✅️

  • @pointthree2439
    @pointthree2439 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo mcn allow jinadul fardos kugee

  • @manasarosman3593
    @manasarosman3593 2 ปีที่แล้ว +4

    aayoow laantaa awaar

  • @dhhddhhf7310
    @dhhddhhf7310 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo maacn all ha noo DA a yo😘

  • @bishuubilan7774
    @bishuubilan7774 9 หลายเดือนก่อน +1

    Uma abaalkaa ilaahey maaaa aykalee gudeee❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @fartunsahal1828
    @fartunsahal1828 2 ปีที่แล้ว +11

    Uma abaalkaa ilaahay maa aykaloo gudee I ❤ u umaayoow

  • @ibrahimsaid9871
    @ibrahimsaid9871 2 ปีที่แล้ว +3

    good song

  • @ahmedsheik8913
    @ahmedsheik8913 2 หลายเดือนก่อน

    Reer aawkey ❤❤ aayow abaalka aygudukori

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 3 ปีที่แล้ว +5

    Erayada heesta yaa iska leh
    Abwaanka sameeyey
    Inoo sheeg

  • @cnaasirmuumin4549
    @cnaasirmuumin4549 ปีที่แล้ว +2

    The best music

  • @shabslb290
    @shabslb290 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dee noo macnee zxbow annaga reer waqooyi, May May ma kassayno, in yar in yar leh naqan, musiga fcn leh, .....

  • @xasanyare1285
    @xasanyare1285 3 ปีที่แล้ว +9

    Hooyo mcn 😭😭😭

  • @user-gr3ci6fe6u
    @user-gr3ci6fe6u 3 ปีที่แล้ว +6

    Hooyo mcn 👍😘👌❤💌🌷💞

  • @ciltireabdi1483
    @ciltireabdi1483 หลายเดือนก่อน

    Hoyo macan illahi cimri der iyo cafimad haku siyo

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 2 ปีที่แล้ว +3

    Very sweet song

  • @issenunow134
    @issenunow134 2 ปีที่แล้ว +3

    Good song

  • @MaxamednuurCadow
    @MaxamednuurCadow 5 หลายเดือนก่อน +1

    Umaayow abaakaa ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidabdulahi1707
    @abdirashidabdulahi1707 2 ปีที่แล้ว +5

    Uma abal kaa ilahey maa ay kale gudee

  • @user-rt3ml7qq9l
    @user-rt3ml7qq9l 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sax waaye hooyo LA aanteeda waa apaar😢😢😢😢

  • @alimohamed2985
    @alimohamed2985 3 ปีที่แล้ว +7

    waxaan jeclan lahaa kuwii kusow kunturwarey in iyagana muxdiin uu dib u qaado haday macquul thy!

  • @user-yu1uk1ev1y
    @user-yu1uk1ev1y 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyo.mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LiibaanCabdi-l4j
    @LiibaanCabdi-l4j หลายเดือนก่อน

    Awbalka illahay ma uma aballka illahey eeykale gudee❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @akm8536
    @akm8536 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend❤️

  • @halistapoy3755
    @halistapoy3755 ปีที่แล้ว +2

    uma abaalkaa🥰🤲🤲🤲

  • @fatufatuma4396
    @fatufatuma4396 2 ปีที่แล้ว +2

    Ed iyo eed wa hees qiiradeda wadto 😥

  • @ahmedsheik8913
    @ahmedsheik8913 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allow hooyo mcn unaxriiso

  • @xuseenxasancabdullahi1759
    @xuseenxasancabdullahi1759 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a

  • @shafbos4832
    @shafbos4832 2 ปีที่แล้ว +7

    Hooyooy ilahay abaalkaaga gudi karo 🥰🥰🥰

    • @mackmanyare
      @mackmanyare ปีที่แล้ว +1

      67

    • @DhowDhul
      @DhowDhul 7 หลายเดือนก่อน

      Aamin😢