@Saadaat walaal waan yar xanuusaday Shalay. Inasha Allah galabta ayaan soo galinaynaa qaybtii 9aad oo qisooyin badani ku jiraan ee la soco walaal. Mahadsanid.
Qaamuus waa ku mahadsan tahay sida tayada leh ee aad noogu soo gudbiso war bixinnaddaada. Tan kale waxa aan dareemeyaa in video ga cillad haysato oo ah go' go'
SHEEQ C/RISAAQ WAAN AQAANAY DARIS AYAAN EHEEN WLHI
ALLA haku barakeeyo. Barnaamijyadaadu waa taariikh waana aqoon waana baraarujin waana indho furis.
Sheekh cali warsame Ahn
Yuu ahaa marka sh cali warsame
Isaaq
Ale khayr keeda haku siiyo
Waa mahdsn tahey wll
Taarikh wcn
❤❤❤❤❤❤❤
شكرا
Asc
Barnaamijkii galabta ma hayno qaybtii 9aad waa la gaadhay wakhtigeedii wll
@Saadaat walaal waan yar xanuusaday Shalay. Inasha Allah galabta ayaan soo galinaynaa qaybtii 9aad oo qisooyin badani ku jiraan ee la soco walaal. Mahadsanid.
@@QAAMUUS haye walaal ilaahay haku caafiyo,
Mahadsanid
Qaamuus xaggee ka helnaa buugan aynu si wacan ka bogano e
Itixaad baa la aasay 1983 kulahaa ? Iska sax taariikhdaasi
Hada kuwa ictisaam la dhaho sawmaaha?
Intooda badan haa. inkasta oo kuwo kalena ku kala biireen jameecooyinka kale.
SHARE
LIKE
Qaamuus waa ku mahadsan tahay sida tayada leh ee aad noogu soo gudbiso war bixinnaddaada.
Tan kale waxa aan dareemeyaa in video ga cillad haysato oo ah go' go'
Argagixiso ayaa aasaastay
Stop misleading people
Dajjaal Awees kulahaa Sunni ayaanahay. Oo micneheedu yahay sheecada aan ladagaalno. Qabiil ayuuna kadhamaan la' yahay. Waxaasaa raba inay Soomasli u arrimiyaan.