Majaajilo Dhaylo jacay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 281

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 4 หลายเดือนก่อน +8

    Alle ha u naxariisto Miicaad Miigane iyo Xuseen Jigjigaawi, odayga haweeneyda matalaya.

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 ปีที่แล้ว +12

    Old is gold.still contemplating in 2023.
    Hit like if you're still watching 👀.

  • @Smailalbums
    @Smailalbums 2 ปีที่แล้ว +32

    2022 anyone ?💯🎤 Sow duleed kaagama yeedhin

    • @mohamedmuse6460
      @mohamedmuse6460 2 ปีที่แล้ว

      2023 hhh

    • @sundus5099
      @sundus5099 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh

    • @Caweyskaheesaha2070
      @Caweyskaheesaha2070 5 หลายเดือนก่อน

      2024😅😅

    • @baaskamediatv
      @baaskamediatv 5 หลายเดือนก่อน

      28/07/2024 Maalin Axad ah anaa daawanayaa❤😂 igadaa wax haygu kaakicineh😂😢 ilahay handling naxariisto dhammaantiin😢😢😮

  • @ilyassaid3799
    @ilyassaid3799 5 ปีที่แล้ว +26

    Yaa daa wanaya 01.04.2019 yaa rasuulka jecel danbigana neceb like hayla dhafina

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 7 หลายเดือนก่อน +5

    Mudankii iyo meqaamkii ay masriixiyad lahayd dadkii la hoyday what a talent 👏

  • @cece3719
    @cece3719 13 ปีที่แล้ว +35

    horta waris haldhaayey ma ogtahay ,waan kuu hiloobaa ma ogtahay, kuu soo hamuuma ma ogtahay, hamiyaha kasiiyo baan iri hurda yaan leeseexan baa iri Horta ma ogtahay Damn first song that i cought in a sec..!!!!

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +14

    Maantoo dhan ban Ku mur mayey ma isagiibaa😂😂kkkkk
    Dadkii Riwaayadaha loogu tala galey waa kuwas❤

  • @ibrahimmohamet7204
    @ibrahimmohamet7204 5 ปีที่แล้ว +18

    Waxan dawaday sanadki 2007 bosaso somalia 🇸🇴 markaso an aha dugsiga dhexe
    2019 Hadana waxan ka dawanya ottawa Canada 🇨🇦 aduunyo ❤️

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 2 ปีที่แล้ว

      dhaylo jecel ereyadii miicaad miigane obsiiye aw maacaleesh
      sannadkii 1991kii Djibouti ayaa lagu dhigay
      1992kii miicaad ku geeryooday magaalada jida ee sucuudiga
      isla sanadkii 1992kii axmed xuseen jigjigaawi ayaa ku geeryooday Djibouti oo ah halkii markii hore ki dhashay

    • @SaalimDalmar-qd9jo
      @SaalimDalmar-qd9jo ปีที่แล้ว

      Walhi wat nasiibsateey saxip

  • @ImanAbdurashed
    @ImanAbdurashed 5 หลายเดือนก่อน +18

    Who is here 2024

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 16 วันที่ผ่านมา

    Dadka daawan doona 2090.
    Khayr iyo mustaqbal kan aan ku noolayn kawacan ayaan idiin rajaynayaa. SOMALI.

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +5

    kkkkkk ninka naagta jilaya baa ugu qosol badan kulahaa maantoo dhan baa ku mur mayey ma isagiibaa😆 Jilayaal cajiib ah bay ahayen dadkan

    • @HamiishAdeh
      @HamiishAdeh 9 หลายเดือนก่อน

      Waa abwaan caana kamida abwaaniinti ugu waawayneed ee soomalida heeso caan ahna sameeyay maxamed cumar huryo ladhahaa AHUn

  • @mukhtarrooble3102
    @mukhtarrooble3102 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dayaxii afrikaadow heesta jigjigaawi ayan ka helay❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammetziyat508
    @mohammetziyat508 3 ปีที่แล้ว +30

    2021 anyone ?😂😂

  • @wllkaahargeysawi17
    @wllkaahargeysawi17 6 ปีที่แล้ว +27

    Anoo yar sucuudi arabiya ayaan ku daawan jiray ruwaayadan 2000 ilaa maanta oo ay tahay 2019 kii ruwaayadahaa maka xiiso dhaco alx afsomaligana yagaan ku bartay dadka ka faana dhaqankooda waxaan odhanaya kufaana lama huraan waa coos jiilaale

    • @samsamcabdi9799
      @samsamcabdi9799 6 ปีที่แล้ว +1

      Mantana wadqagadhy sumha kkkkk

    • @wllkaahargeysawi17
      @wllkaahargeysawi17 5 ปีที่แล้ว

      @@samsamcabdi9799 sifiican odaybaan ahay maantana

    • @samsamcabdi9799
      @samsamcabdi9799 5 ปีที่แล้ว

      Kkķkkk.odaynimadu waaa.sharf walky walhi

  • @updullahiismail610
    @updullahiismail610 5 ปีที่แล้ว +7

    Dadna waa dadkii hore hadalna wa intiii layidhi .....
    Walle been mahan

  • @Sakisa3dSakisociid
    @Sakisa3dSakisociid 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inta 2024 daawanaysa😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @barkhadmuuse8047
    @barkhadmuuse8047 5 ปีที่แล้ว +4

    Guuleed jigjigaawii iyo meecaad miigaanee waa labaa qof oo eebe siiyay talent performance ga xaqiiq, waxaan daawaday 2005 markii koowaad maanta 9.4.2019 in free town.

  • @Geelle
    @Geelle ปีที่แล้ว +2

    Good Old days
    2023 baa la marayaa dabayaaqadiisii welina waa daawadaa 😂

  • @Zamy00.1
    @Zamy00.1 ปีที่แล้ว +1

    2023 dawanoya 😮😂

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 5 ปีที่แล้ว +26

    Hhhhhhh wlhy waayo waayo ayaan dawan jiray anoo Togdheer jooga 2006 dii cawna yadoo ay tarikhdu tahay 30/3/2019 waxaan ka dawanayaa Paris France 🇫🇷

    • @hanaapdikarim8641
      @hanaapdikarim8641 3 ปีที่แล้ว

      Waa wakhtiga wlhi imikan daawanaya

    • @zaedismacil5684
      @zaedismacil5684 3 ปีที่แล้ว

      @@hanaapdikarim8641 inabti xagee ka dawanaysaa adna🤣🤣🤣🤣

    • @hanaapdikarim8641
      @hanaapdikarim8641 3 ปีที่แล้ว

      @@zaedismacil5684 hargaysa xagan barigii horena ka dawadayna 😅

    • @zaedismacil5684
      @zaedismacil5684 3 ปีที่แล้ว

      @@hanaapdikarim8641 Haa sx quruxeey ♥️

    • @hanaapdikarim8641
      @hanaapdikarim8641 3 ปีที่แล้ว

      @@zaedismacil5684 haye wllkay qli

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 16 วันที่ผ่านมา

    12.12.2024 iyan ka dawanaya Djibouti jabuuti hadaal aniga hadhaay uun loma hadlee allaha uu Naxaristo abawanadan iya dhameeyay hadal iyo muurtiidii

  • @MahmudMilik
    @MahmudMilik 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sow daleeed kaaaga-mayeerin
    Sow duleed kaa-ga-mabaaqin
    Dadka soow kaa-majeclaaninn
    Adna sooowww kumadooran
    Hadii aanan dayn..wadkuna idilin
    Doog iyo abaarbaan mid un dagayaa❤❤❤❤..naa imisaaan kuidhi😂😂😂
    Sun aprl 7th 00.51 habeen sooon ah oo axad soogashay

  • @AyanleHassan-kv7er
    @AyanleHassan-kv7er 2 หลายเดือนก่อน +3

    2024 any one

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxan daawan jiray 2006 dii anigo joga boorama maanta oo taariikhdu tahay 07/11/2019 waxan kadaawanaya Germany 🇩🇪 cajiib wakhtigu muxu ordaya

  • @somalilander_girl9474
    @somalilander_girl9474 26 วันที่ผ่านมา

    Walahi 2007 waa barigaan dhashay 😂❤2025 ya dawanaya

  • @SubaydaSiciid
    @SubaydaSiciid 4 หลายเดือนก่อน

    Wayo wayo Dadan wa dadki hore
    Hdala wa intu yidhi dadki hore xikimad baylahayne

  • @abdijoodha3869
    @abdijoodha3869 6 ปีที่แล้ว +32

    Till 2018 & 19 👂🏼 ☝️ taag

  • @Suldanali8285
    @Suldanali8285 ปีที่แล้ว +1

    WAA amir hanad oo 2009 dawaday isgo yar imikana 2023 dawanaya alx

  • @abdiqanihussien2814
    @abdiqanihussien2814 6 ปีที่แล้ว +8

    Kkkk wllhy Abwaan huryo iyo mecaad miigane best majaajilo

    • @hanadciid754
      @hanadciid754 5 ปีที่แล้ว +1

      Huryo maha ninkan naagta iska dhigaya waa abwankii weeyna axmad jigjigawi

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 10 หลายเดือนก่อน

      HURYO ma ahaa waa Jigjigaawi

  • @Mohamed_aziiz
    @Mohamed_aziiz 2 ปีที่แล้ว +2

    laylaay🤣🤣🤣

  • @fadumoismail9831
    @fadumoismail9831 6 ปีที่แล้ว +13

    Run ahaanti waa qiiro markad daawato riwaayadihi😭😭😭😭rabi naxriisti jano haka waarbiyo dhamaantod

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 10 ปีที่แล้ว +17

    miicaad miigane alla ha u naxaristo

  • @mohamudbishar4732
    @mohamudbishar4732 5 ปีที่แล้ว +3

    Dad waa intii hore, hadalla waa intay dhaheen.

  • @omarabdillahiibn7481
    @omarabdillahiibn7481 2 ปีที่แล้ว +1

    Salugla Washington iyoo wargame Djabuti .Variété markaasa nogu daanbaysay. Iyu barnamij kii baridoo wanagsan. Halow wargames jabuti maxad tilifonka iga qaban la'adahay .

    • @khadrakahin6394
      @khadrakahin6394 2 ปีที่แล้ว

      Radio jibouti iyo ina wayrax lugdheere

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 7 หลายเดือนก่อน

    Rag waa ragii hore, hadalna waa intuu yidhi. Ilaahay haw naxariisto intii dhimatay.

  • @Suldanali8285
    @Suldanali8285 ปีที่แล้ว +1

    2009ano yar aderkay la dawaday aun jabuti haddana 2023 hargeisa ka dawanaya

  • @maryanabdi3218
    @maryanabdi3218 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan daawanayaa 2024

  • @omarabdillahiibn7481
    @omarabdillahiibn7481 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahow un wada naxariso ,run ahaan inay isku qabaan baa lo malaynaya ...

  • @AhmedOmar-wb5qr
    @AhmedOmar-wb5qr 9 ปีที่แล้ว +21

    Allaha uwada naxariiso inta badan,waay wada dhinteen jilayaashan

    • @itsuyes5396
      @itsuyes5396 5 ปีที่แล้ว

      Walee yaa ka dhintay

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 ปีที่แล้ว

      ​@@itsuyes5396 meecad migaane 1991 ayu kudhinty sacudiga jeedah jigjigawina 1992 ayu jabuti kudhinty ilhy hw naxaristo dadki hore funny ahayen😢

  • @naemaabdi448
    @naemaabdi448 ปีที่แล้ว +5

    2023 anyone 😂

  • @quullejr1035
    @quullejr1035 5 ปีที่แล้ว +6

    2019/ April
    Janatul Firdoowza Al Aclaa
    Miicaad Miigane

  • @asmaomar7113
    @asmaomar7113 2 หลายเดือนก่อน

    2024 wakhtigii iigu horaysay🎉

    • @Sakisa3dSakisociid
      @Sakisa3dSakisociid 2 หลายเดือนก่อน

      Wallhi waan ku caqliyeystey dadii waa dadkii hore

  • @ismaltyota9304
    @ismaltyota9304 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy waa Taarikh waxan Dawaday Anigoo Cadhayzan Hapeen Anigo Jooga Burco CaJiladihi waxay Ahayd 2005 imnkana Waa 20/4/2019 wxan Jooga Canada Toronto city ontario 🏣🏧🏭🏬

  • @MasterSaki
    @MasterSaki ปีที่แล้ว

    Still watching 2010 2023😭😮

  • @xalimacdy8775
    @xalimacdy8775 6 ปีที่แล้ว +5

    Huryo iyo micad migane rabi haunaxaristo jilayal camiye aheyn

  • @updulkhadirhassan9143
    @updulkhadirhassan9143 2 ปีที่แล้ว

    2023 kusoo hamuuma ma ogtahy

  • @wiilhoog4220
    @wiilhoog4220 6 ปีที่แล้ว +2

    Axeey ax
    Waayo Waayo iyo caruurnimadeeydi ayaan xasuustay mar aaan daaawan jiray Hada Ma aheeyn Aduun Waa laga tagayaa Dadoow ogaaada

  • @ShugriAhmed-bm6rr
    @ShugriAhmed-bm6rr หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxaristo 2 dabaa

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 ปีที่แล้ว

    Dhaylo dubato haday tagan thy naag inan yar guur sanaysa oo fuuqsanayysa

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 2 ปีที่แล้ว

    Rahmanku haw naxaristo marxuminta intii dhimatay

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 ปีที่แล้ว

    Dee qalinkani muxu yahay 2023😮😅

  • @xuseinmahamed3326
    @xuseinmahamed3326 5 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi xusuus anagoo yaryar dawan jirney 1997markan ahaa ulo aniyo sxbdey asma ilaa mantoon melkawada dhaqeyno

  • @halimaali123
    @halimaali123 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadka sowkaama jeclaanin 😍😍😍😂😂

  • @muhamedkhalifa9799
    @muhamedkhalifa9799 6 ปีที่แล้ว +6

    Still watching 2018 🔥

  • @kafiaahmed7616
    @kafiaahmed7616 ปีที่แล้ว +1

    Aya Wali dawanaya 2023

  • @MohamadAli-tc3kx
    @MohamadAli-tc3kx 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa isugu keendanbeysay habtii sida lay sheegay Abaartaasi waxay dhacday 1950kii hadanan qaldanayn Aabahay oo hada 70 jir baa igu yidhi berigaas baan dhashay

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 4 ปีที่แล้ว +8

    Horta Waris haldhaayeey ma ogtahy
    Waan kuu hilooba ma ogtahy
    Kuusoo hamuuma ma ogatahy
    Hami yaa kasiiyuun baan idhaa
    Hurdo yaa la seexduun ma idhaa
    Horta ma ogtahay ?
    Waan ogahay igadaa wax ha igu kaa kicine!!. 🖤🖤✌️

    • @Gaanimedia273
      @Gaanimedia273 2 ปีที่แล้ว

      Cabdow maxaad ciyaalkii hore tahay inadeer hhh tobaneeyo gu ka hor baan riwaayaday marka aanu xoolaha kala xereyno ardaaga ku daawan jiray xaafada oo idil kkk waagii dadka maankoodu saafiga ahaa bay ahayde ilaa berigii hadda uun baan kasoo dul dhacay mise erey erey baan u qaybsanahay

    • @murtidhawr01
      @murtidhawr01 2 ปีที่แล้ว

      @@Gaanimedia273 kkkk ina ader isku dad baynu nahay oo meelahan nalagama waayo waligeey waan jeclaa riwayadahan ilaa hadeer baan daawada oo markaan waayo ka maqnaadaba waan Soo gocdaa saa meelahan baan imaada Wana dawada. 😆

    • @Gaanimedia273
      @Gaanimedia273 2 ปีที่แล้ว

      @@murtidhawr01 hhh aad iyo aad inadeer

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariiso HURYO
    iyo dhamaan jilayaasha kale

  • @heroak8303
    @heroak8303 2 ปีที่แล้ว

    2022 ya ila jooga meshan kk

  • @NimcaanleJaamac
    @NimcaanleJaamac 6 หลายเดือนก่อน

    abwaan maxamed cuumar huuryo ale hunaxristo

  • @OlolMow
    @OlolMow 6 หลายเดือนก่อน

    Wxn dawanayaa 1/7/2024 cajiib xsuuus hore

  • @cece3719
    @cece3719 13 ปีที่แล้ว +5

    ahahahhaahhaha funniest somali comedy i have eva watched lol

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว

    Ham yaa ka siiya uun baan idhaa kuye😂😂

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 8 ปีที่แล้ว +3

    allaha u naxariisto miicad miganeh.iyo jiigjagawi wale very funny

    • @nuurhassan4690
      @nuurhassan4690 4 ปีที่แล้ว

      Jijgaawi maaha huryo

    • @nabilhoussein5083
      @nabilhoussein5083 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nuurhassan4690 bro wan huba wa jiigjigawi labada Allaha ha u naxariisto way isku eekayen

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 10 หลายเดือนก่อน

      ​@nuurhassan4690
      Waa jigjigaawi not Huryo

  • @khadarabdi5314
    @khadarabdi5314 7 ปีที่แล้ว

    alle ha u naxariisto huryo waxaa uu ahaa jilaa aad u khatar ah fanka

  • @jidhidhico
    @jidhidhico 17 ปีที่แล้ว +4

    Walah, caashaq iga dheh!

  • @ayaanaxmed9612
    @ayaanaxmed9612 11 ปีที่แล้ว +5

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa naagtaa caruurtii magaalada mujuq kasiisay

  • @nimanmowlid6309
    @nimanmowlid6309 10 หลายเดือนก่อน

    Dolaada waan aqaan daldeerina ima fogeeyo
    Dayda waxan ku diiday sugaantan dalwinaayo
    Riwaayada ii dihindheh
    Dijaalada soo ifbaxay
    Riwadku darmuushay
    Si aan dam uga siiyo
    Dayr ila dayrkale jinkiisa.
    Darifka dalkaas adweyday daliil waa aqoon inaan ruwaad ku daleeyo

  • @sahalelmi7330
    @sahalelmi7330 ปีที่แล้ว

    Warmase jabuuti

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 🤣🤣🤣

  • @bashiromar7137
    @bashiromar7137 2 ปีที่แล้ว +1

    Who is watching sep 3 2022

  • @caliladiiff376
    @caliladiiff376 10 ปีที่แล้ว +3

    wallee hibo nuraaaaaaaaa waayee qof taqaan ayaa taqaan

  • @badrikorane5141
    @badrikorane5141 2 ปีที่แล้ว +1

    Still watching 2022

  • @haldoorrashiid6537
    @haldoorrashiid6537 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxriisto .meecad megane

  • @Suldanali8285
    @Suldanali8285 ปีที่แล้ว +1

    2023 wel done

  • @aaminaabdi9088
    @aaminaabdi9088 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofka matalaya islanta waris la dhaho ma ninbaa mise naag?

  • @Shivz88
    @Shivz88 14 ปีที่แล้ว +6

    waxaad ka heli kar taa JABUUTI sabab too ah rawaaayad waxaa lagu dhigay jabuuti waana xaqiiqu in orginaalkeeda ka dalbankara istudiyoga

  • @xogururin3813
    @xogururin3813 6 ปีที่แล้ว +5

    Caanihii odayga loo dhigay kulahaa waan cabbay

  • @jeestoofficial5495
    @jeestoofficial5495 3 ปีที่แล้ว +1

    2021/November/23 12:29 Am sarirtayda ka dawanya😅

  • @kamaalmedia4041
    @kamaalmedia4041 5 ปีที่แล้ว +1

    2019 inta ila daawanaysa like

  • @sirajiomar6079
    @sirajiomar6079 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa naagti ilmaha yare magalada mujuq kasiisay adinkay itiin taala somaliyeey Kkkk kkkk kkkk kkkk la xayta waajax 😂😂😂😂😂😂

  • @pharmacologyeasy815
    @pharmacologyeasy815 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaa daawanaaya 2024

  • @ismo_official
    @ismo_official 6 ปีที่แล้ว +4

    Intiii daaeatay eee riwaayadaa gashay lake ha ila dhaafin

  • @zamzamziman6443
    @zamzamziman6443 6 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh haygu kaakici ilahay ha unaxariisto

  • @abdirashiidsanyare5569
    @abdirashiidsanyare5569 2 ปีที่แล้ว +1

    Al-xayta waajah😆

  • @buuhoodlelaascanod267
    @buuhoodlelaascanod267 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waaaaan kucaqlisty anoo daaawada

  • @qaasimlucky1191
    @qaasimlucky1191 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi riwayadan dawashadeda kama dhargo mar waliba waan daawadaa

  • @nadiramohamed8542
    @nadiramohamed8542 ปีที่แล้ว

    25.8.2023 jimce hargisa ku wadnyaa

  • @sharafcaligeedi5421
    @sharafcaligeedi5421 5 ปีที่แล้ว +3

    Soodaleed kaagama yeerin soo daleed kaagama baaqin dad ka soo kaama jeclaanin adna soo kuma dooran hadii aana dayn wadkuna idilin doog iyo abaar been mid undagayaa

  • @ayaansiraje5811
    @ayaansiraje5811 2 ปีที่แล้ว

    Wakhtigas waa wakhtigi u wangsana

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame8901 5 ปีที่แล้ว +3

    1997. From 2019 iam.watching

  • @SiciidYuusuf-en5qy
    @SiciidYuusuf-en5qy ปีที่แล้ว

    Waxan dawanaya 🌞 29 October 2023

  • @yusufethiopia9136
    @yusufethiopia9136 8 ปีที่แล้ว +2

    cajiib weey walaahi

  • @abasali2237
    @abasali2237 7 ปีที่แล้ว +13

    Hhhhh wlhi waayo waayo ano yar ayn dawan jirey

  • @KY-gr3kf
    @KY-gr3kf 5 ปีที่แล้ว +2

    Germany . Love Niinkan Romantic

  • @ismailomarfarah9585
    @ismailomarfarah9585 10 ปีที่แล้ว

    Saaxiibayaal ninkani huuryo maahee Farxaan baa la yidhaahdaa Ala ha naxariisto Isaga meecaadba

  • @cabdiraxmaanjamacaadan6884
    @cabdiraxmaanjamacaadan6884 ปีที่แล้ว

    Waxaa daawaday sanadkii 2000

  • @SaynabDiiriye-z3x
    @SaynabDiiriye-z3x 4 หลายเดือนก่อน +1

    2024 anyone 😂😂😂

  • @rhubesh
    @rhubesh 17 ปีที่แล้ว +3

    huryo maaha waa jigjigaawi

  • @bishaarlabanin9872
    @bishaarlabanin9872 9 ปีที่แล้ว +1

    huryo maha allaha u naxariisto jiigjawi iyo mecad miganeh