Cilmi & Caado - Qeybta 5aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Cilmi iyo Caado or Tradition Vs. Modernity by Robert Tyabji and Hobollada Waaberi - Waberi Troupe.
    Dhibka bulsho oo ka dhasha loolanka dhaqankii hore iyo kan cusub. Fikradda sheekada waxaa leh Yuusuf Aadan Allaale. Waxaa soo saaray Salaad Yuusuf, Sooraan Nooriin, UNICEF Soomaaliya iyo TV-ga JDS.
    The societal problems that arise when tratidional values clash with the changes of modernity. Story idea by Yusuf Adan Alale. Produced by Salad Yusuf, Soran Norin, UNICEF Somalia, SDR TV.

ความคิดเห็น • 102

  • @jamalabdi9079
    @jamalabdi9079 2 ปีที่แล้ว +4

    C.khadar xasan, binti cumar, saafi ducaale & Daleyes inta dhimatay Allow u naxariiso.

  • @tonikross2725
    @tonikross2725 5 ปีที่แล้ว +21

    Ruwaaydan markaan yarkaa waan ka baqi jirey wlhi 😂😂😂 marka la dhaho arliyooooy so bad so bax baan carari jirrey wlhi 😂😂😂 ayeeyaday dabadeeda baan Ku dhuuman jiray 😂😂😂

    • @mimifosi8702
      @mimifosi8702 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 maskiin dee wax laga baqo

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 2 ปีที่แล้ว +6

    Maxee dad geeriyoodeen ka muuqdaan meesha. Daleys, Saafi Ducaale, Salaad Barakoow Buuloow, Khadiijo Hiiraan iyo Sooraan. Alloow u wada raxmo.

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      Waryaa wariiri sxb khadiija hiiraan waa nooshey iyadu hlaakas hubi bal markaad fariintaydan Aragtid

  • @kg6987
    @kg6987 2 ปีที่แล้ว +5

    I didn’t sleep for days watching this as a kid 😭

  • @yaasircatafad7469
    @yaasircatafad7469 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayeeyadey khadiijo cabdullahi cali warfaa daleyso maamada fanka maamada faaniinta allow kuu naxariiso🤲🤲💝💝💝

  • @arjaawi1432
    @arjaawi1432 5 ปีที่แล้ว +12

    2019 inta dawatay like isaar❤❤

  • @garaadcali6404
    @garaadcali6404 ปีที่แล้ว +2

    Wa jillayaal cajiib ah Soomaali waa soomalidii hore AHU dhamaan inta dhimatay

  • @mohamedfaduul3527
    @mohamedfaduul3527 3 ปีที่แล้ว +1

    Allha ha u naxariisto qadiijo c/hi dalees iyo saafi ducaale iyo binti cumar gacal iyo seynab xaaji cali bax san iyo cali dheere inti dhimatay alla ha u naxariosto inti joogto allh dinbi ha u dhaafo

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      Mohamed Faduul wll Binti cumar gacal iyadu waa nooshahay ale ha unaxariisto inkale laakin balse aduu manooshahay Commentskaagan waa 1sanee

  • @binzuka
    @binzuka 13 ปีที่แล้ว +7

    OMGSH this is so class, I am laughing like nobody's business...thanks Xasan Burhaan for putting this classic comedy up...you made my day :-)

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 5 ปีที่แล้ว +5

    Waaberi cid gaadhi kartaa ma jirto kun sano oo danbe hadii somaliyi jirto

  • @sayfudiin1
    @sayfudiin1 13 ปีที่แล้ว +4

    waa cajiib aad ayee ooga b axsatay jilida................kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @rosettekz3288
    @rosettekz3288 3 ปีที่แล้ว +3

    2:30 my favorite part of this!

  • @KayseCali-c2e
    @KayseCali-c2e 5 หลายเดือนก่อน

    Istaahil.farasle.waanku.salaamayaa.xagee.ku.danbeesay.wll.ciyaala.hargaysa.waayo.waayo.cabdilaahi.waan.maqlay.inuu.dhintay.saaxiibkay.janada.ale.haka.waaraabiyo

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay haunaxariisto amiin

  • @abshirismailhajifarah3072
    @abshirismailhajifarah3072 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanka,Suugaanta iyo Jilidii Masrixiyada waxay la Burburtay Burburkii Somalia ku dhacay 1991, Fanaaniin Xirfadlayaal ahaa Alow u wada Naxariisto Fanaanad Dalays iyo Intii dhimatay,

  • @fhdg5549
    @fhdg5549 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla ha u naxariirto dhamaan

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 5 ปีที่แล้ว +2

    Cali dheere waa miyuusishankii darbuudada ama durbaanka ugu haystey fanaanta bilaabay 1949kii

    • @WALAALAHAHARGEYSA
      @WALAALAHAHARGEYSA 3 ปีที่แล้ว

      Nabaadaana muudsoo naa maxaad tidhi . Cismaanoow waa raggii ugu horreeyey walaalala Hergeysa dadku garan maayan AUN

  • @dhaqankaonline4059
    @dhaqankaonline4059 7 ปีที่แล้ว +6

    "Waa la'iiga daran yahay!" HAHA :)

  • @makulatalinawalal8536
    @makulatalinawalal8536 6 ปีที่แล้ว +7

    Arliyo sidaan filaayo waa Dalays ilaahay haw naxariisto

    • @mostafeibrahim2105
      @mostafeibrahim2105 5 ปีที่แล้ว

      Haa waa dalays

    • @kulmi1
      @kulmi1 4 ปีที่แล้ว

      Aamin iyo muslimiinta odhan

  • @shamsoahmed6573
    @shamsoahmed6573 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaan badan kooda weey dhinteen arliyo majo baasto cabdi tahilil baxsan iyo dr ka illhay hau naxriisto dhamaan

  • @maalmahacuud5999
    @maalmahacuud5999 4 ปีที่แล้ว +2

    2020❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

  • @user-sc7du8tf9v
    @user-sc7du8tf9v 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofta ilmaha wadatana waa binti cumar gacal yasalaam

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +2

    Habeenkan riwayadan daawado ma seexan Jirin baqdin darteed😂😂Arliyooy so bad sobax markey leedahey ban kabaqi jirey kkkkkk

  • @thesomaligirl11
    @thesomaligirl11 14 ปีที่แล้ว +7

    salaaad barakow bulow his real name ( salad ali uuke) was mi cousin ilahay ha u naxariisto.. ameen

    • @fatmamire844
      @fatmamire844 6 ปีที่แล้ว

      Muslafa Isse inantiisa oo sheekad ahayd baan aqaanay

    • @ambassadorahmed3608
      @ambassadorahmed3608 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha u naxariisto

    • @kulmi1
      @kulmi1 4 ปีที่แล้ว

      Aamin iyo muslimiinta odhan

    • @maxamudsalmaan1716
      @maxamudsalmaan1716 4 ปีที่แล้ว

      salad cali ibr
      ahim

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 5 ปีที่แล้ว

    Waa cali dheere ninka leh mijo baasto ayaan doonayaa waa ninkii durbaanka ama darbhudada ugu haystey waaberi kuu u yeeshayaana waa sooraan aun labadoodaba

  • @queenafnan2748
    @queenafnan2748 5 ปีที่แล้ว +2

    Illahay somaliya nabad noga dhiig😢😢😢yaa rabi2019

  • @shaaficimaxamuud8767
    @shaaficimaxamuud8767 5 ปีที่แล้ว +2

    waa jilayaal aan innaba aan caadi ahayn

  • @XasanGacaliye
    @XasanGacaliye  14 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid!

  • @XasanGacaliye
    @XasanGacaliye  13 ปีที่แล้ว +2

    @binzuka Thank you. Glad to make you happy.

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 ปีที่แล้ว +3

    Best actors

  • @user-sc7du8tf9v
    @user-sc7du8tf9v 4 ปีที่แล้ว

    Fananad sare dalays
    Iyo saafu duaale oo ku caan ahayd heesta barnamijka.salamaha lagu furo

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 5 ปีที่แล้ว

    Sooraan alle ha u naxariisto mije baasto

  • @Abunura-e8s
    @Abunura-e8s 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiqdi daleys foxiso weeyn bey aheeyd alah ha ka dhaafe

    • @jaamactooreeye5285
      @jaamactooreeye5285 3 หลายเดือนก่อน

      War waa Rawaayad ee marxuumada ha ku dambaabin

  • @babasuleiman900
    @babasuleiman900 2 ปีที่แล้ว

    Part of UNICEF sponsored play Cilmi iyo caado.

  • @zakicade1750
    @zakicade1750 4 ปีที่แล้ว

    Dalays alle haunaxariisto

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e 5 ปีที่แล้ว

    Waa shaqesta waana kashaqestan waana kuugu shaqeyan dabasha mishu kasogalay reerka jaamacad aduunka ushaqeso laga aas aasay

  • @mahadabdiibraahim8873
    @mahadabdiibraahim8873 6 ปีที่แล้ว +15

    Inta firsato ilaa hada 2018 lake sara

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

    Bakayle.cad maysagaa jiraba

  • @AL_shahada
    @AL_shahada ปีที่แล้ว

    Sadex jir ushaad ugudiday baa sodon jir seef uogolaataa

  • @mahadabdiibraahim8873
    @mahadabdiibraahim8873 6 ปีที่แล้ว

    Illahow unaxariso dales

  • @oubahwarda4286
    @oubahwarda4286 4 ปีที่แล้ว

    Old is gold....👏👏👏👏👏

  • @siciidfarax6022
    @siciidfarax6022 5 ปีที่แล้ว

    riwayadan waxan fiirsadey mrkiii igu horaysy 2005tiii anooyar Allah how naxariisto intiii dhimaty inaga hynooga daba nxaristo dabadoodns inafidmeeeyo

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 6 ปีที่แล้ว +1

    SOOMAALIYOO 2018.MAY.10.

  • @hakimasheikh6134
    @hakimasheikh6134 7 ปีที่แล้ว +2

    This comedy is mwaah

  • @yasminmohamed1738
    @yasminmohamed1738 8 ปีที่แล้ว +2

    wow

  • @boqran101
    @boqran101 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto intii dhimatay😢

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Boqorka laba dhagood oo dherdher buuleyahay timajare kod kudhexshegay sheko sheko

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 15 ปีที่แล้ว +4

    Majo baasto kkkkkkkkkkkkkkkkk Salaad barkoow AUN cadi ma aheyn

    • @mukhtarm.yuusuf7416
      @mukhtarm.yuusuf7416 6 ปีที่แล้ว

      Shaarka and

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 5 ปีที่แล้ว

      Mijo baasto waa abwaankii fanaankii majaajileystihii aun cabdillahi diiriye cali sooraan oo ka toobad keeney dhinteyna aun isagoo masaajid ka aadaama

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 ปีที่แล้ว

    U gurmo abaarta qaxootiga iyo barakacayaasha igad Africa

  • @hormariaqoontadachannel6510
    @hormariaqoontadachannel6510 6 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @abdirahimabdi6748
    @abdirahimabdi6748 4 ปีที่แล้ว

    Daleey wa lagu jireey lakiin wa ahaal jana

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine3835 5 ปีที่แล้ว

    Still 2019

  • @mustafad.jibriil325
    @mustafad.jibriil325 5 ปีที่แล้ว

    Sixir iyo falaloow waa waxa maanta dadkeena ragaadiyay sumaxaan alllah

  • @salmahassan7096
    @salmahassan7096 5 ปีที่แล้ว

    2019

  • @abdirahmanali3825
    @abdirahmanali3825 ปีที่แล้ว

    5:44

  • @herroboy
    @herroboy 14 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkkkkkkkkkkk funny

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว

    Ruwaayadaan waan kabaqi jirey aabo ayaa iishidijirey anoo yar tvga 😂😂 islaantaan siiba iyadaa kabaqi jirey

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 6 ปีที่แล้ว

    dad baa kuu jooga waa la iiga daranyahey

  • @ayaanmahamoud
    @ayaanmahamoud 5 ปีที่แล้ว

    maajo pasto magacaa miya aniga yaabne😱😱😱

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว

      Maja baasto waxaa ku matalayaa abwaan sooraan alla ha unaxariistee

  • @maxamedabuukar6273
    @maxamedabuukar6273 4 ปีที่แล้ว

    Ardiyo ma daleys baa talow

  • @ayaanmahamoud
    @ayaanmahamoud 5 ปีที่แล้ว

    Adigu waa madow aya tahay ku teeh naag ka cade caade syu arkaya🙈🙈🙈

  • @user-jj8rj7xd3n
    @user-jj8rj7xd3n 3 หลายเดือนก่อน

    Fay

  • @sihammohamedsihamsomali9625
    @sihammohamedsihamsomali9625 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhhh qosol badana haku jogsan rali ahado shanfarodlaha idinma arko bacdi marku qofka warka u shego hano sheegin nolama sheego mar horey ogatay wax walbo wixi le sheegi kadib qofka waxu leyahay islanta waba qatar mar walbo wu ku sonoqon dad kalana u uwadi mesha

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 ปีที่แล้ว

    Ruwaayadaan 1985 ma Ahayn ..

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 2 ปีที่แล้ว

      1985 tii ayay ahayd markii dambana filim caadi ah ayaaba laga dhigay.

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 ปีที่แล้ว +1

      @@daruurcuratay1969 walal filimkaan oo cajal ah weliba dhamaystiran ayaan daawaday 2003.
      Waxaa soosaare ka ahyd Hay'ad aan hada sifiican u xasuusan ma save children bay ahayd mise WHO.
      Bilawga filimka ama ruwaayada waxaa lasoo qorayaa Direction dii soo habeeyey kuligoodna cadaan bay ahaayeen.
      Muqdisho 1972 ama 74 ayaa shaashada lasoo saarayaa bilawgiisa.
      Isku soo duuboo todomaatameeyadii ayuu ahaa
      Mahadsanid

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 2 ปีที่แล้ว

      @@axmedsahal7268
      May walaal anigaa huba sideetameeyadii ayuu ahaa filimkaas.
      Todobaataneeyadii maba jirin qalab tayo leh oo wax lagu duubi karay.

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 6 ปีที่แล้ว +1

    ISIS ALSHABAB GTA ONTARIO 2018.MAY 10.

  • @mahamedumal7819
    @mahamedumal7819 3 ปีที่แล้ว

    Mama dalays

  • @qasimmohamed1338
    @qasimmohamed1338 4 ปีที่แล้ว

    Hawiyaa ku ciyaaray waxanoo dhan

  • @kulmi1
    @kulmi1 4 ปีที่แล้ว

    Walahi wa xasuus ilaa hada 2020 waan dawadaa marki mudo lajoogaba 🌹🌹👌
    th-cam.com/video/xLtZ8M4TzKw/w-d-xo.html

  • @osmanabdi8274
    @osmanabdi8274 5 ปีที่แล้ว

    Dalays, Saafi Ducaale, Binti Cumar Gacal iyo Salaad barakow bullow.....?

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว

      Cabdi laahi Diiriye Sooraan ayaad ka tagtey oo ah Ninka daleys Qaba

    • @ahmedmuse248
      @ahmedmuse248 4 ปีที่แล้ว

      Maandeeq, Dacar, sooraan iyo abwaanka riwaayada leh yusuf Aden (Allaale) cisman askari wllkii

    • @ahmedmuse248
      @ahmedmuse248 4 ปีที่แล้ว

      Waxa riwaayadan sameeyey yusuf Aden oo Allaale loo yaqaanay Cismaan askari iyo Axmed masri ayey wllo ahaayeen Allah haw naxariisto dhamaantood

  • @mukhtarm.yuusuf7416
    @mukhtarm.yuusuf7416 6 ปีที่แล้ว +1

    b and the other day that

  • @binzuka
    @binzuka 13 ปีที่แล้ว +3

    OMGSH this is so class, I am laughing like nobody's business...thanks Xasan Burhaan for putting this classic comedy up...you made my day :-)

  • @sayfudiin1
    @sayfudiin1 13 ปีที่แล้ว +2

    waa cajiib aad ayee ooga b axsatay jilida................kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk