Riwayaddi Beenay Waa Run Qaybta 6aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #RiwayaddiBeenayWaaRun #Caweyskadalmar

ความคิดเห็น • 100

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa riwayadiihii ugo qalisana iyo majaajiladii cajiibka ahayd kkkkkkkk inti dhimatay ale haw naxariisto

  • @mustafesuudi7554
    @mustafesuudi7554 4 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahayaw ku naxariiso huuryo

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 ปีที่แล้ว +5

    Axmed mooge aun jecliyaa fannaankayga

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 2 ปีที่แล้ว +3

    3.5 baan ku furaye iga tag😂😂
    Caruurtuna ha baaba'dee iskaga tag sow kaamad tagin😂😂
    Wlahi riwayadan waa wxkle😂

  • @mizznagha8861
    @mizznagha8861 4 ปีที่แล้ว +5

    Mid waalidki so inkaray kiikale gurigisu hurdaye😀😀😀😀

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 4 ปีที่แล้ว +9

    ”Daantaasuu u tallaabay
    Mid kaluu daadihinayaa
    Daaskaa biilka ka qaata
    Dusduskaad badisaan”
    😂😂😂😂😂

    • @elmiyusuf396
      @elmiyusuf396 4 ปีที่แล้ว

      kkkkk waa dadkii afsoomaaliga hibada u lahaa

    • @fuaadabdalle7331
      @fuaadabdalle7331 2 ปีที่แล้ว

      Daar maha ,waa daantaas buu utalabay daan wa gees ama xagaas

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fuaadabdalle7331
      Waa sax walaal. Waan beddeley.

  • @cabdikarimck9040
    @cabdikarimck9040 4 ปีที่แล้ว +11

    Ma dawanaysaa 2020

  • @salebanxirsi9329
    @salebanxirsi9329 4 ปีที่แล้ว +2

    Muruqaasi waa ibooday waa shan ma ogtahay kankale waa ibooday waa shan isna hh

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 2 ปีที่แล้ว

    Warun3 wateynu kala tagnay kkk Jalayaal wakuwi hore woow

  • @zadiiqrashiid6420
    @zadiiqrashiid6420 4 ปีที่แล้ว +2

    Raxmadi furan legendary ahun

  • @axmedshafi7607
    @axmedshafi7607 3 ปีที่แล้ว +2

    ilahaw u naxariiso huryo aamiin

  • @guuleedcumar3230
    @guuleedcumar3230 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaaaaaa salaam riwaayad qaali ah

  • @mabdihassan870
    @mabdihassan870 4 ปีที่แล้ว +3

    Mamo faynuus cadi mahaa

  • @khalidrashid6029
    @khalidrashid6029 4 ปีที่แล้ว +4

    Abwan huryo wuxuu ku aasan qabalayga rabaso ee dagmada daroor xili qaxii ayuu dhintay

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay ha u naxariisto Aamin

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 2 ปีที่แล้ว

      Aun huryo 1992gii buu berbera ku dhintey wadnahaa istaagey yaa ku yidhi ramaso ayuu ku aasan yahay waxaanad ogeyn ha u sheegin dadka

  • @kingmohamedkingmohamed6800
    @kingmohamedkingmohamed6800 4 ปีที่แล้ว +3

    Aun axmed mooge liibaan

  • @salaanhaldoor2570
    @salaanhaldoor2570 4 ปีที่แล้ว +1

    waa riwayad anti ah weyan

  • @abdulahiabdiaziz6697
    @abdulahiabdiaziz6697 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk sadex iyo bar

  • @hibaqxusen4587
    @hibaqxusen4587 4 ปีที่แล้ว +1

    2020

  • @smiledon77
    @smiledon77 ปีที่แล้ว

    Caano nido sii

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +1

    Sedex iyo badhbaan ku furay

  • @abdirahmanawilfarahhassang688
    @abdirahmanawilfarahhassang688 4 ปีที่แล้ว +6

    Hurta kuwa riwaayadahii waaberi dislike ta saarayaa maxay ahaayeen maqaar Ugaandhiis ahbaa

    • @xaragosagal451
      @xaragosagal451 4 ปีที่แล้ว +1

      malaha like ta iyo dislike tey kala fahan sanen

    • @cayncc7777
      @cayncc7777 4 ปีที่แล้ว

      haytaban la ima tabtee ahhhh

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 4 ปีที่แล้ว

      Xataa adiga dislike ayay kuu saareen. waxaan u malaynayaa waa Shabaab oo wixii dadku ku farxo oo dhan bay neceb yihiin. Haddii la yiraahdo dalkii waxay ka da’ay roob lagu diirsaday waxay u saarin dislike.

    • @xaragosagal451
      @xaragosagal451 4 ปีที่แล้ว

      @@Wonderer224 shabab sharaf ma laha wanaga oga dara wixi wanagsan oo dhan bey neceb yihin

    • @loorjawan7907
      @loorjawan7907 3 ปีที่แล้ว

      Asdfghhhjk

  • @axmedshakiib8567
    @axmedshakiib8567 4 ปีที่แล้ว +3

    hhhh
    AUN huryo

  • @cabdiqaniindho6013
    @cabdiqaniindho6013 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhjjhj labadaba ala ha unaxariisto

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanku reer waqooyibuu ahaa

  • @yuusufabdirahman8504
    @yuusufabdirahman8504 4 ปีที่แล้ว

    nice

  • @salaanhaldoor2570
    @salaanhaldoor2570 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha,allaha

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 4 ปีที่แล้ว +2

    muuqaalkan jabuuti ayuu lagu duubay 1988kii basbaas iyo huuryo

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba Aamiin

  • @AhmedMohamed-vu8bf
    @AhmedMohamed-vu8bf 3 ปีที่แล้ว

    Samatar

  • @ahmednoor89
    @ahmednoor89 5 ปีที่แล้ว +1

    Hi

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 ปีที่แล้ว +2

    AuN huryo iyo itii kaleba

  • @xukunibrahim7624
    @xukunibrahim7624 2 ปีที่แล้ว

    Muuse qalinle

  • @colonelmohameddheere7767
    @colonelmohameddheere7767 2 ปีที่แล้ว

    7 daban kufuray

  • @safiyaahmedmaxamed6654
    @safiyaahmedmaxamed6654 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk kkkkkkk kkkk kkkkkkk waa riwaayad qosol badan wlhi aaadban u jeclhay

    • @deeqadeeqa6946
      @deeqadeeqa6946 3 ปีที่แล้ว

      Www

    • @dalmarsheikhabdi728
      @dalmarsheikhabdi728 3 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @filsanaxmed2233
    @filsanaxmed2233 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @colonelmohameddheere7767
    @colonelmohameddheere7767 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh laba nin ayaa isfuraya

    • @colonelmohameddheere7767
      @colonelmohameddheere7767 2 ปีที่แล้ว

      Nikada way jecelyihin

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@colonelmohameddheere7767 Qaybta danbe Saalax qaadin oo Raga xabiibi leh daawo Faqasheey

  • @user-sc7du8tf9v
    @user-sc7du8tf9v 4 ปีที่แล้ว +2

    Daaskas Ka qaata biilka hhhh

  • @xaabsade9844
    @xaabsade9844 3 ปีที่แล้ว

    A

  • @omarsaidali831
    @omarsaidali831 4 ปีที่แล้ว +1

    Magaci ninkan nagta iska dhiga???

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +3

      Waa aun Maxamed Cumar Xuseen HUURYO

    • @omarsaidali831
      @omarsaidali831 4 ปีที่แล้ว +1

      @@caweyskadalmar his very nice. Waa qosol.

    • @omarsaidali831
      @omarsaidali831 4 ปีที่แล้ว +1

      @@caweyskadalmarmu dhintay. Allah Unaxristo. His fany.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +3

      aun Huuryo wuxuu ahaa Abwaan, Majaajilaysta aad logu tix galiya Soomali wayn. Xitaa wuxuu lahaan jiray barnaamij la odhan jiray Dalmar iyo Daabad (magaca channelkan halkaas buu ku salaysan yahay) Radio Hargeisa laga soo dayn jiray horeentaa 1970s aad baan u dhageysan jiray, alx waxaan helay 5 qaybood waa kuwan th-cam.com/video/guHbJqGE05o/w-d-xo.html

    • @omarsaidali831
      @omarsaidali831 4 ปีที่แล้ว +1

      @@caweyskadalmar Allah Unaxristo. Aniga ma garanayo

  • @mohamedabdi7009
    @mohamedabdi7009 4 ปีที่แล้ว +1

    waa ruwaayad qaraami ah ee kumadadaaliyaan odayaashii hore

  • @cawomohmed4250
    @cawomohmed4250 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk

  • @dhayman14channel35
    @dhayman14channel35 4 ปีที่แล้ว

    ka1222

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 4 ปีที่แล้ว

    ♦️♦️♦️♦️♦️

  • @ahmednoor89
    @ahmednoor89 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhhh

  • @ahmedyusuf1692
    @ahmedyusuf1692 3 ปีที่แล้ว

    O

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh qosl feynus

  • @leylaali642
    @leylaali642 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @ayaancabdi7496
    @ayaancabdi7496 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk

  • @queenja5138
    @queenja5138 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 4 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @moonymahamed3125
    @moonymahamed3125 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk