ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Wali hees tan ka dhib badan ima soo marin mudan la rafanayay Codkan Layaab kaleh intaas uun baan ka haleelay.
Kkkk lkn wad keentay
@@maogtahay4999 Waan ku raftay sxb ugu danbayn wax baan isku soo agaasimay kkkk.
@@khabiirqaraam7935 😂😂
Way adagtay wlaahi zxb
Si Fiican sxb.
Can anyone else sing like this man?! The best Somali male singer ❤❤❤❤❤❤❤
Codkiisu waa khaas
Rabbi ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo labadaba Ha iskadhagaysaninee Uduceeya walalayaal😢😢
Ax Yaa duniyaaa. Waxaaan. Nigaaa. Soo. Slamayaaa Hoygiiiii. Fankaaa. Iyo. Marqaaan. Waliyaaa🎉😊manta. Samadaaa. An maraynoo 2024:2:21🎉
Inta heesta Aabahood Maxamed mooge (AUN) Luuqda iyo cuudka waa ashqaraar. Lacankii Feysal cumar mushteek ( AUN) Waxaan idinka soo salaamayaa Mogadishu.
saxib yalow kabanku wa macalin xudeydi ya ila qaba sida
Sxb Aniga isla Maxamed buu ila yahay Ileen isaguba Wuxuu bahalka ooga hadliyaa si aynaan maqale.
@@khabiirqaraam7935 wa run wllo hadana dheguhu ninna weli may siin xudeeydi maxamed aaan dhawro qaraam ku nooshi mhd sanid
@@buuxciise2167 Waa hagaag sxb.
Absolutely Kaminski xudaydi
Sahro Xasan baa kula qabta sxb kkkk
Hadhiba wayday hadimadaadii👏Heesaha subciska waa kuwa aan ku jeclhy qaramiga
Hadad qaramiga jeceshay dadkaygad tahay
@@maxamedcali5572 Aad baan u dhagaysta kuwa dambe maba dhagysto huuno
Faysal cumar mushteeg iyo maxamed mooge liibaan Allah ha u na xariisto
Ismaba dhibee markaan qaraami ubaahdo khabiir uunban tagaa dadkan usheega qaraami hadaad doonayso khabiir caafimaad ayaan kuurajaynayaa juhdiga aad galisay
Mahadsanid wll
Cuudka iyo codka waxay iSugu fadhiyaan si wacan markaas waxaan hubaa inuu isla isaga garaacanayo waan ku dhaaran karaa
War naka tag oo waxaad lee dahay waxaba waa isla macalinka🤣😆
Waaaaah waaaah. Allah yaa raxma in Mooge❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa maxamed mooge iyo kabankiisa waa markuu yara Allah yarxama.
Ilahay janadii fardawsa ha kawaraabiyo maxamad mooge wali halgankii uunban kujoraa ilaa la aqoo sado soomlilaan janadii mahurudaa gacan ka xaqdarn ayaa dishay
Horey looma fahmikaro ereyaa heesta, Alla ninku gacan macaanayaa!
Aad & aad👍
Alah haw naxariisto cod la yaable iyo heeso aan tiro lahayn ayuu lahaa Maxamed mooge liibaan
Alle haku naxaristo Mooge cajabiisanaaya
Khabiir waxan kuugu abaal gudo ma aqaan
Cuudka xudaydi waalayab alleha ha unaxariisto dhamantood
Aun inta heesta walidkood weeye ninkaas wax lala maseeyo majiraan ka yaabay angu.
IMIKANA WAA MUJAAHID MAXAMED MOOGE OO UGU LA YAABLE UGU LUUQAYNAYA HEESTI FAYSAL CUMAR MUSHTEEG....LA LIILALAW LALAW....LEE LALAW HEE
Gacan macaane kabanka laga hadalsiiyay
From tiktok
Mahadsanid
Maxamed Mooge Iyo Subcis Waa Ii Caawa Saaxib 😱😱😱Waad igala dhuumatay Markaan 🥺😓
🤣😆 kuwii ugu horeeyay ee aan ku furay barnaamijyaday ka mid ahayd sxb way ku hor martay😀🤣
@@khabiirqaraam7935 Waan la dagay 😁😁😁
@@Ehel_Caashaq1 waa hagaag sxb🤣😆👍
@@khabiirqaraam7935 🥰😂✌
Ereyadan abdi qaysba leh
Sxbkaa Cabdi qeys baa leh miyaa erayada sxb
@@khabiirqaraam7935 haaheey sxb
@@khabiirqaraam7935 Haa waa Abwaan Cabdi Qeys ale hadaaye Erayadiisi
Saxiib erayadu adakaa
Waa cajaa'ib sxb.
Halkeedii ayaad dhigtay sxb mhdsnd
Waa hagaag sxb mudnaan.
Laxankaan subciska ah erayada ayaa fannaan walbo ka badalay sidaa u fahmay
Waxan radiyaba khabiir qaraami ku yaaca wixii qaraami donayw waa kuu bogay waĺal
Mahadsanid sxb soo dhawoow🥰
@@khabiirqaraam7935 m
Heestan Ereyadeeda cida Aliftay Yaa inoo raadiya ?
Abwaan.Cabdilaahi saleebaan bide ayaa leh
Dadka leh kabanka waa Xudaydi ayaan la yaabanahay saaxib meesha maba maqlo xadhkihii Xudaydi ee waxaan is leeyahay waa Maxamed Mooge. Xudaydi sidaa uma boobsiin jirin garaacida cuudka oo wuu dajin tartiibin jiray si uu cod yaroo macaan ugaso saaro. Mahadsanid saaxib.
Mahadsanid sxb kolba aniga waa igu diideen🤣
@@khabiirqaraam7935 War waa la hubaa waa ina mooge AUN 😄
@@Ehel_Caashaq1 U sheeg sxb anigu waa ban soo qoree kuwan kale🤣
@@khabiirqaraam7935 Haye igudaa 😄
Ad iyo aad
Ereyada cabdi qays
Zxp waad dhadhawaysay se lkn meelo badan ayaad khaladay meelo kalena waabad ka booday waxa ka mid ah meelaha aad qaladay 1 ilmadu qoysay qoobabkeediiyoo
Waa tahay sxb bal hada noo soo qor meelaha badan ee khaldan
Qudhaanjo ayaa laga hadlayaa Naag intay dul martay jeclaatay, nin aad mirqaanku u gaadhay baa heestan sameeyay. Lol
Qudhanjo ayey naagi jeclatay!!!!! War anagana wax aragnay
Waxan kugu dhiirigelinayaa sidaad fankii soomaaliyeed Lknse waxan kaa codsanayaa kadaa stickers wll aad ereyada ku dhex darayso
Haye sxb Mahadsanid
Qudhaanjo ayaa laga hadlayaa Naag intay dul martay jeclaatay, nin aad mirqaanku u gaadhay baa heestan sameeyay. lol
Wali hees tan ka dhib badan ima soo marin mudan la rafanayay Codkan Layaab kaleh intaas uun baan ka haleelay.
Kkkk lkn wad keentay
@@maogtahay4999 Waan ku raftay sxb ugu danbayn wax baan isku soo agaasimay kkkk.
@@khabiirqaraam7935 😂😂
Way adagtay wlaahi zxb
Si Fiican sxb.
Can anyone else sing like this man?! The best Somali male singer ❤❤❤❤❤❤❤
Codkiisu waa khaas
Rabbi ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo labadaba
Ha iskadhagaysaninee
Uduceeya walalayaal😢😢
Ax Yaa duniyaaa. Waxaaan. Nigaaa. Soo. Slamayaaa Hoygiiiii. Fankaaa. Iyo. Marqaaan. Waliyaaa🎉😊manta. Samadaaa. An maraynoo 2024:2:21🎉
Inta heesta Aabahood Maxamed mooge (AUN) Luuqda iyo cuudka waa ashqaraar. Lacankii Feysal cumar mushteek ( AUN) Waxaan idinka soo salaamayaa Mogadishu.
saxib yalow kabanku
wa macalin xudeydi ya ila qaba sida
Sxb Aniga isla Maxamed buu ila yahay Ileen isaguba Wuxuu bahalka ooga hadliyaa si aynaan maqale.
@@khabiirqaraam7935 wa run wllo hadana dheguhu ninna weli may siin xudeeydi maxamed
aaan dhawro qaraam ku nooshi
mhd sanid
@@buuxciise2167 Waa hagaag sxb.
Absolutely Kaminski xudaydi
Sahro Xasan baa kula qabta sxb kkkk
Hadhiba wayday hadimadaadii👏
Heesaha subciska waa kuwa aan ku jeclhy qaramiga
Hadad qaramiga jeceshay dadkaygad tahay
@@maxamedcali5572 Aad baan u dhagaysta kuwa dambe maba dhagysto huuno
Faysal cumar mushteeg iyo maxamed mooge liibaan Allah ha u na xariisto
Ismaba dhibee markaan qaraami ubaahdo khabiir uunban tagaa dadkan usheega qaraami hadaad doonayso khabiir caafimaad ayaan kuurajaynayaa juhdiga aad galisay
Mahadsanid wll
Cuudka iyo codka waxay iSugu fadhiyaan si wacan markaas waxaan hubaa inuu isla isaga garaacanayo waan ku dhaaran karaa
War naka tag oo waxaad lee dahay waxaba waa isla macalinka🤣😆
Waaaaah waaaah. Allah yaa raxma in Mooge❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa maxamed mooge iyo kabankiisa waa markuu yara Allah yarxama.
Ilahay janadii fardawsa ha kawaraabiyo maxamad mooge wali halgankii uunban kujoraa ilaa la aqoo sado soomlilaan janadii mahurudaa gacan ka xaqdarn ayaa dishay
Horey looma fahmikaro ereyaa heesta, Alla ninku gacan macaanayaa!
Aad & aad👍
Alah haw naxariisto cod la yaable iyo heeso aan tiro lahayn ayuu lahaa
Maxamed mooge liibaan
Alle haku naxaristo Mooge cajabiisanaaya
Khabiir waxan kuugu abaal gudo ma aqaan
Cuudka xudaydi waalayab alleha ha unaxariisto dhamantood
Aun inta heesta walidkood weeye ninkaas wax lala maseeyo majiraan ka yaabay angu.
IMIKANA WAA MUJAAHID MAXAMED MOOGE OO UGU LA YAABLE UGU LUUQAYNAYA HEESTI FAYSAL CUMAR MUSHTEEG....LA LIILALAW LALAW....LEE LALAW HEE
Gacan macaane kabanka laga hadalsiiyay
From tiktok
Mahadsanid
Maxamed Mooge Iyo Subcis Waa Ii Caawa Saaxib 😱😱😱
Waad igala dhuumatay Markaan 🥺😓
🤣😆 kuwii ugu horeeyay ee aan ku furay barnaamijyaday ka mid ahayd sxb way ku hor martay😀🤣
@@khabiirqaraam7935 Waan la dagay 😁😁😁
@@Ehel_Caashaq1 waa hagaag sxb🤣😆👍
@@khabiirqaraam7935 🥰😂✌
Ereyadan abdi qaysba leh
Sxbkaa Cabdi qeys baa leh miyaa erayada sxb
@@khabiirqaraam7935 haaheey sxb
@@khabiirqaraam7935 Haa waa Abwaan Cabdi Qeys ale hadaaye Erayadiisi
Saxiib erayadu adakaa
Waa cajaa'ib sxb.
Halkeedii ayaad dhigtay sxb mhdsnd
Waa hagaag sxb mudnaan.
Laxankaan subciska ah erayada ayaa fannaan walbo ka badalay sidaa u fahmay
Waxan radiyaba khabiir qaraami ku yaaca wixii qaraami donayw waa kuu bogay waĺal
Mahadsanid sxb soo dhawoow🥰
@@khabiirqaraam7935 m
Heestan Ereyadeeda cida Aliftay Yaa inoo raadiya ?
Abwaan.Cabdilaahi saleebaan bide ayaa leh
Dadka leh kabanka waa Xudaydi ayaan la yaabanahay saaxib meesha maba maqlo xadhkihii Xudaydi ee waxaan is leeyahay waa Maxamed Mooge. Xudaydi sidaa uma boobsiin jirin garaacida cuudka oo wuu dajin tartiibin jiray si uu cod yaroo macaan ugaso saaro. Mahadsanid saaxib.
Mahadsanid sxb kolba aniga waa igu diideen🤣
@@khabiirqaraam7935 War waa la hubaa waa ina mooge AUN 😄
@@Ehel_Caashaq1 U sheeg sxb anigu waa ban soo qoree kuwan kale🤣
@@khabiirqaraam7935 Haye igudaa 😄
Ad iyo aad
Ereyada cabdi qays
Zxp waad dhadhawaysay se lkn meelo badan ayaad khaladay meelo kalena waabad ka booday waxa ka mid ah meelaha aad qaladay
1 ilmadu qoysay qoobabkeediiyoo
Waa tahay sxb bal hada noo soo qor meelaha badan ee khaldan
Qudhaanjo ayaa laga hadlayaa Naag intay dul martay jeclaatay, nin aad mirqaanku u gaadhay baa heestan sameeyay. Lol
Qudhanjo ayey naagi jeclatay!!!!! War anagana wax aragnay
Waxan kugu dhiirigelinayaa sidaad fankii soomaaliyeed
Lknse waxan kaa codsanayaa kadaa stickers wll aad ereyada ku dhex darayso