ILAAHAY ha ku ilaaliyo oo meesha dageysid ha kuu ku ilaaliyo oo waalidiintaada jannada ha ku geeyo adigana jannada ha ku geeyo aamiin yaa Allah mahadsanid💓😁👑💎💎
Masha allah tabaaraka raxmaan allaha kuu barakeeyo allaha kuu daal gaabiyo. Masar waa jecelahay wallahi turkey Aan joogaa lkn illaahey masar ha i geeyo hadiiba qeyr iigu jiro.
Maàsha allah xabiibti allah idinku xifdiyo waan jeclahay masar mar un inaan imaado waa rajeynaa insha allah soomaaliya lagama soo aadi karo iisòo duceey xabiibti
Xabibtii waad iga qosslisay 😂🤣😂🤣👍🤣 waxlee sheega in la imaqlo moodaa Saan maxaa waaye ha isoo dhihina 😂🤣Aniga wabo ku heestaa qof aan aqaano yaabad iila egtahay waba iska kaa daawanaayay wabad igu jartee ma ka dhargin 😍😍
Xbbtii quruxey guriga ku shid suratul baqara ilaahay na hkugu xiftiyo adiga iyo family aamiin aamiin yaa allah
ILAAHAY ha ku ilaaliyo oo meesha dageysid ha kuu ku ilaaliyo oo waalidiintaada jannada ha ku geeyo adigana jannada ha ku geeyo aamiin yaa Allah mahadsanid💓😁👑💎💎
Aaamiin abyo ducadaada rabi hanoo aqbalo adna wax walbo oo qeer leh allaha ku siiyo guuridankana allaha kuu fududeyo
Mashaa Allaah ilaaheey ha ku barakeyo xabiibti guri qeer badan Allaah kaaga dhigo yaarabi
Laakiin maanta waa is celi waayey waxaan aad ooga farxay meesha aad soo degeysid waxaan jeclaystay inaan kuugu soo duceeyo meesha cusub aad soo degeysid illaahay ha kuu barakeeyo aallane ha kugu ilaaliyo allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Mashallah Allah ha Ku xiftiyo 🤲🤲🤲
Masha alaah ❤ walaashay alaha kuu barakeyo
Masha allah allah barako hakugaliyo xbbti
❤ماشاء الله تبارك الرحمن اختي العزيزة الله يسعدك ويحفظك امين امين 🙏 💕🌹💓❣️
Amiin amiin ducada xabiibtii
Asc abaayo macaan badaney allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Masha allah tabaaraka raxmaan allaha kuu barakeeyo allaha kuu daal gaabiyo. Masar waa jecelahay wallahi turkey
Aan joogaa lkn illaahey masar ha i geeyo hadiiba qeyr iigu jiro.
Asc abyo inteekaalasoo xitiirikaraa adomahadsn
ASALAMU CALEYKUM JAWAAHIR, ILLAHEY HA IDINKU XAFIDO IIDNA BARAKEEYO ALLAHUMA AAMIIN.
Asc abaayo jawaahir allaah ya bariglak guruga cusub mid aad kaguurin alle ha iidinnka dhigo
Maasha Allah muufo iysaliid macsar miyaa jaawaahir ilaahay ha idinku xafido
Jawaahir abaayo ilaahey hakuu fududeyo
Guriga waa weyn yahay maasha Allah waayo
Mansh allah waa gure wanagsan ilahay haidin ku xafido ❤💋
Wcs jawahir qurux👸 gurigaas hadowqerkuyahay mudirkaleh iyo dariska shartoda alaah hakumotiyo
Masha allh ducadeeda ilaahey u aqbalay
Aamiin alle hakuu barakeeyo
Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi
Aamiin abaayo adigana guriga alle hakuu barakeyo qiimihiisa noosoo sheeg waa soo socdaa soo dhaweyn ayaa lagaa rabaa meel aankala soo xiriiro ayan rabay xbbti
Maàsha allah xabiibti allah idinku xifdiyo waan jeclahay masar mar un inaan imaado waa rajeynaa insha allah soomaaliya lagama soo aadi karo iisòo duceey xabiibti
Abayo basaboorka somaaliga laguma tagi karo miyaaa sida malaysaiya turkiga cml
Masha allah ♥️
Masha Allaah hambalyo Allaah ha idiin barakeyo haydinku xafido
Abaayo gurigan oo kale ama 4 Hurdo le meeqa ijaarku noqon ?
Waxan rajayn inaan imaado qaahira
Masha Allaaha jisakalaah qeer.
Mnsha allh anba jikada weyn waan jeclahay
Asc maansha Allah .wallshey Jawaahir markasta ii. Soo .duceey.maansha Allah. Baraka Allah,
Maashaa alaah tabaaraka laaah ilaahey ha ku xafido
Masha allah alle haku barakeeyo Xabiibtii
Inshalah waa leyska qeera beeso ayadaawa iska imaaneyso
Mashallaah ijaarka waa imisa kirada❓❓❓
Mashaa allah tabarakallah ilhay haku barakeeyo abyo
Masha Allah wa qurux holiday ayan kugu imaana cadey.
Maaasha allah Queen ilaahey ducadada hanoo aqbalo dhamaanteena
maxa kugu dhacayi jawahir xusene waan ku sugayinaye gurigi wali ma goglin miya
Abaayo Xaafada magaceed waana Imisa qiimaha 4 qol?? Allah swt hakuu barakeeyo Guriga Cusub
Jawahir abaayoy sucuudiyan ku wareere wana ogtahay dhibkiise abayoy masar maxaa laga shaqeeya aan soo aade
Mashaa Allaah Aamiin Aamiin ilaahay Haku Barakeeyo guriga cusu
Allahuma aamiin
Reer Shalanbood❤😩🧕🏻
Xabibtii waad iga qosslisay 😂🤣😂🤣👍🤣 waxlee sheega in la imaqlo moodaa Saan maxaa waaye ha isoo dhihina 😂🤣Aniga wabo ku heestaa qof aan aqaano yaabad iila egtahay waba iska kaa daawanaayay wabad igu jartee ma ka dhargin 😍😍
Walhi sookale m.a
امين يارب العالمين وياك
MashaAllh tabarka raxman
Aameen ya Alaha
Mansha allah qurux waaye❤👍
Asc maansha Allah abaayo aaammmiiiinnnn abaayo illaahey ha kuu barakeeyo insha allaah,
Wcs xbbti guri aad ku dagto Allah hakaa gadhigo
Mashallah abayo malahan armajo guryahan
Aammiin Aamiin yaraabi
Jawahir illhay dartiis ku jeclahay abyo❤️❤️guleso dhib illhay kuma tuso🤲
masarida waa tuugo dirishadaha bir leh aa fican wll allahakugu xafid اللهم امين
Masha Allaah
aamiiiiiin aamiiiiiiin aamiiiiiin yaa Rabi 🤲
Aamiin aamiin yaa rabi
Guri kheyr qsbo Allaha kaga dhigo
Masha allah aamiin aamiin aamiin yaarabi
Masha alaah tabaarka laah ❤️
Masha Allaah abaayo illaahay hku xafido
ماشاء الله تبارك الله
Aamiin yaarabi aamiin aamiin allaahuma aamiin
Asc abayo waa lugu waa yey muuqaalkii kadib waa ognahay geedigu waadhib badanyahay allaha kuu saqiro waana kuu xiisnay
Amiin amiin amiin yarabi
Anaayo caruurta qadar waaye Darius hada balakoonada
Amin amin abyo alle hakufududeyo
Masha Allah xaafada duksi iskuul ma u dhawyahay
Aamin yaarabi
Inuu Allah 😢guur isiiyo ikuduceya😢
sidaa usugaaye flogan thanks xbbty
Boa noite 🙏🙏🙏🙏😘
Xafade dagtay xabiibti masinoshegin ??????
Abayo macanto october haya 4 yadagan somali madagantahaya xafada ficanmiya
Alle haku yasiiro amuurahaga xbbti
Masha Allah abayo nosoo sheeg qiimaha
Abayo xafda was xagee mise guri floor ka hoose ah ma la helaa ilmo yaryar ayaan qabaa
Asc Aamiin mashallh Allha kuxfdo
Machallah Allah ku xifidio
Masha Allah congratulations
Allah hakuu barakeeyo
Mashallah
Abaayo gurigaan ijaarkiisa meeqo waaye. Abaayo adigo mahadsan.
Asc Jawahir xabiibti waan ku salaamay مبروك مبروك 🎉😍
Masha alllh abayo allha iniigu nabadyeeelo
Masha Allah abaayo
Asc abayo waa meqo kiradisa
Amiin 🤲🤲🤲🤲🥰
Asc wllshy...
Inan kula hadlo ayaan rabay si aan kula wadaago arin inoo muhiima may reebi kartaa meel aan kala soo xidhiidho. Mahadsanid
Maashaa'allaah tabaarakallaah
Amiin yaarbi allhum Amiin
Abaayo masar jikoyinkeda qanado malahan miyaa?
Maansha Allah waa guri nadiifa
Masha allah
Abayo gurugii hore maxa ky dhaca marti maku umatay somaliya
Aamii aamii aamii
Aamin abayo ilahey hafudeyo
Abaayo waa meqo
Ameen yaraab
Masha Allah masha Allah masha Allah
ما شاء الله حلو جدا الف الف مبروك
Asc xbibt qali waa hani
Halkee waaye meeshaan abaayo
Masar waye
Qofkaan aan garan waayey majawaahirrzuseyn baa
Masha allah gutiga hol waaya