Dagaalkii Galgaduud oo isku badalay "Irir Samaale" Ganacsigii Diyaaradaha oo dagaalka Qayb ka noqday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Dagaalkii Galgaduud oo isku badalay "Irir Samaale" Ganacsigii Diyaaradaha oo dagaalka Qayb ka noqday

ความคิดเห็น • 178

  • @warrior_566
    @warrior_566 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Guuul mareexan
    Mareexaanow isku tashta
    Awoodiina lama dhayalsan karo anaga harti ah waan idin ku taagersanahy
    Guuleysta

  • @SaidAbdiXaad
    @SaidAbdiXaad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Hirab maxa uga bahanthy mexey kusiin jireen darood baad kadhalaty oo badwen ah

    • @MrSheikh778
      @MrSheikh778 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waxba ugama baahna ee waxii jira ayuu tilmaayaa, waa ila arka waxa uu wado Hiraab

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    mareexaan puntland kubiira oo puntland ilaa ssc ganacsiga iskufura si ad uga badbaadan shirqoolka irir samaale dee daarood oodhan ba loo tashaday wax garsoona maaha

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    War Darood waa goob wlhi meqa sano aano Hawiye ah kudhex noola, ilmaAderyalow Hawiyow dadka Dulmiga aan kadaano oo aan qoriga iskadhigno oo aan hormar kashaqeno wlhi somalida kale hormar gareen bal dhulka aan anago Hawiye dagno firii 😢😢😢....

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    The legend Hussein juma waxan ka hela gar naq si gaaga idigon qofna ceyn qofna waxba udhimin ayaa Really tiga hor dhigta guulleyso 🙏 from 🆎🚾✊ guul io gobanimo madaxdii Soomaaliyeed all Mareexaania 🇱🇺 💪 16:33

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Wixii fidnida wado ALE hasooqabto. Amiin Amiin Amiin.

  • @zaytum
    @zaytum 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Naceyb ay u qaban marexan aya cad waxana ka danbeya dhiqo xasan iyo marxunka
    Urur samaale. Iska celiya habarta xanuunja ayeey wax ku qarataa

  • @SeyidcaliMahamed-si1sx
    @SeyidcaliMahamed-si1sx 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Wcs legend hussein jama

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Viva Sade Daarood From Ssc Darwiish 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mareexaan hadii aysa Siyaasiyintooda qurba joogtooda iyo wax garadkooda midoobin oo degankoda utashan Xassan iyo ciil qabe dhan waa naga adeganayan runti

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mareexan itoobiya ka soo adeegta soomaali way kala tagtay diyaaradahiina keensada cidii idin soo doonatana iska celiya

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ASC Masha Allah Allhamdulilah🤲💯 beesha mareexaan sade Allaha idin xafido isaha Allah 5 Darood dadka iyo Dalka dinta GUUL iyo gobanimo Insha Allah🤲💯❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @GorgorrTV
    @GorgorrTV 37 นาทีที่ผ่านมา +2

    Fiqi Muxumed Niman la dhaho oo Surre ah ayaa Xiray Ilaa Amar danbe 😂😂😂
    Daarood haddii ay Dirta Galgaduud hal far ku taagaan HABARGIDIR Shan Farood ayay qaadidoontaahe cabaadka joojiya
    Dagaalka saw idinkii rabay maa waddaan😂😂😂

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hadaad caqligiinii kashaqeyseen ddkii soomaaliya oodhan hogaamin jirey oo addkele
    Dabo fadhiya waar meesha
    Kakaca siyaad bare geesigi
    Geesigu dhaley cid meeshisii
    Gelilikartaa waa joogtaaye
    Mareexaan dd kartile leh
    Baatihiin shacabka dhibaatada iyo dagaalada kasaaroo xaqooda udhiciya
    Guuleysta ❤️‍🩹 walaalyal

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ree Sade waa inay ka tashadaan wax la yiraahdo Dowlad Soomaaliyeed waa inuu noqda
    Duunimaadku From Adis,ababa to Dolow and From Nairobi to Garbahaaray From Adi,ababa to Cabud waaq warku waa sidaas qof walba asaga leh Dhulkiisa

  • @-xu9nd
    @-xu9nd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War iska dhiciya juhulada meelna uma ogola inay horumarto waxay boobaan mooyee najaasta

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Muqdisho dhan yay marin qanacsigooda haw wareejistaan puntland ,jigjiga,Ethiopia,iyo Kenya meelhaas dhan ayaaba kabadan maxay kufalayaan xamar iyo mooryaanta fadhida maamul ugoonya hasamaystaan cidna wax yay kudarsan kuwii hore ayaaba isqaadi la oo iswada haystee

  • @leban9958
    @leban9958 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Pubtland ha sugto amaanka argagixisada haleyska dhiciyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    mareexan haguuleysto wax badan bay wax xeereyene ee hader wa xiligi ay isdifaacilaheyen

  • @sharifali773
    @sharifali773 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MAREEXAAN NACAYB IYO DAWLADEEYN WAXBA LOOGA QAADI MAAYO, DFS FICILO TOOS AH AYAA LAGA HAYA, OO AH KALA QAYBIN ISKU HUBEEYN ISIR BEEGSIBA, DAWLAD SHACABKEEDI KALA XIG SATEY WEEYE,HAWADI SOMALIYANA WAAD KU CIYAARTEEN

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan baqti sujuuday daarood nacayb baa haya ee kii xamse ahaa maxaa talo ah hadii jubaland puntland qaatumo iyo rer galgaduud dhiptaas lagu hayo

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxaa looga jawaabayaa in aysan diyaarad ka dagin cadaado iyo dhuusamareeb iyo gaalkacyo intaba.

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War si aad nabad iyo nolol u heshaan ka baxa kana fogaada gallmudug iyo galgaduud iyo kuwa qabiilku dilooday aada tolkiin ssc ama puntlad

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Meeshaan dowlad kama jirtee mrnow aan hal gacan noqono

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War fiican in la isku tashado hadii xal kale la waayay

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul màrexan nasab haweye dawlada ma rabo

  • @MrOyusuf
    @MrOyusuf 6 นาทีที่ผ่านมา +1

    WCS WRXMA: Pro: XUSEEN: DAGAAL QOTO DHEER AYAA KU SOCDA BEELWEYNTA SADE DAAROOD( Mareexaan)
    Arintu Waa mas madaxaa laga dilaa, Daarood mareexaan halaga dilo! ARINTA KULULEEYA AF IYO ADIN DAAROODNA WACYI GELIYA CIRKA HALAGA SOO CABO

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xaran bey cuneen haweye dawlada ma raban

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xassan kuriga inuu ku aarsado uyimid

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War adoontan hawiye ka tashada

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qayeb Surre Kamidaa Kaa Oohisey
    Jeceliyaa Barootiina Surre Samoku
    Noolaada Geesiyada Gobta Dir

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mareexaan Harti Fiqimuxmed Markale
    Huwanta Galguduud Gashay Ilkayar
    Oo Cirkii iyo dhulkii Laga Xidhay
    Cabadi Madoobe Cirka hakuu Furo
    Ama Xabashi ugala

  • @mohamedhajji5995
    @mohamedhajji5995 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Husenow cabaadka iskadaa markuu nin hawiyaa madax noqdo ethopia ayaad hoos gashaan cabaad iyo qeeylaad bilaawdaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 I don’t know

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Farmaajo markii uu madaxdii hore ee ka fikrada duwan iyo siyaasiin hore uu guryahooda, hotelada iyo dariiqa ku weeraray isku day dil uu xitaa ciidan ilaalo ah dilay waad ka aamusneedeen.

    • @ibraahimyusuf9677
      @ibraahimyusuf9677 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hada dhibku waxaa is gaarsiiyey ganacsatadii fursada siiyey ganacsato kale oo dhaqaale faa'iidaya

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu 58 นาทีที่ผ่านมา +1

    Bararaq waxiina waa waxaan annagu rabno aan samayno dadkalena yeysan Awood u yeelan inay waxay doonaan samaystaan waad waalateen Hadaad Daarood tihiin marabtaan in Nin Hawiye ah dalka Madaxweyne kanoqdo lkn waad kuqasban tihiin waayo Hawiye waa fahmay Danta aad dalka kaleedihiin oo ah intii nin Hawiye Madax kanoqonlahsanSomalia Ethiopia oo.cadow.ah inay qaadayo ayaa kaxigan lkn DALKAAN dowlad baa kajirto Hawiye kataliyo kana talin doono waayo Daarood waa Ahriibe kuyimid Doon Hadana doontii.baday taagan tahay Hadaad umada SAMAALE wanaag kulanoolaan waysaan waa la idin tarxiilayaa Viva IRIRSAMAALE

  • @Moo2807
    @Moo2807 58 นาทีที่ผ่านมา +1

    Qabiileyste ayaa tahey waxaan ku moodey wariye waxbaara oo dhexdhexaada qabiilkii ku qaadey kula tag.

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reer Fiqi Maxamad ayaad weerarteen oo jiritaankooda diiddeen, allaahna wuu idin soo afjaray.

  • @GololMudug
    @GololMudug ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daarood itoobiya ku biira dabadhlifnimada Waa qarsanwaydeene

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaba layableh mel magaloyinkii marexan degijiray eripotkii cadaw u taganyahy seraban inay marexan ay kusijogan dhulkaa alen waxa laskuhasba waa xafado ay degan marexane maxaba u haray oo marexan eganayaa????????????

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Digil Mirifle iyo darood ka konfur waxan wey diinayaa horta 4.5 wax lagu qeybiyey besha dir ta konfur meqee gobal bey kadegaan ama degmo degaan dorasho dir ay ledahay yaa iishega gobal gedmo bal ila wadag abood qeebsiga guud dirta iyo belaha jerer mid kamid ah kebabadan

  • @SuldaanSalka
    @SuldaanSalka ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nio saleebn iyo cayr mooye irir iyo hawiye iskadhaafe xitaa habargirta kle miyaa idinla dagaashay

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 35 นาทีที่ผ่านมา +1

    Xaarood iyo been maxa kala haaysta markay jifo yari yar is laayanba irir samele iya na laayay ku laha adeer iska daa hawiye dir iyan isku gurman xaarood been badana iyagu halkay iyagu isku habar wacdan iska daa iyaga daarood ahane xita somalida kale iyaay uu so wacdan reer qaxaaye caqdad iya ka buuxda adeer wax irir samele la yidhada inima haaystan hawiye iyo somalida intooda badani wabe ti ini xoreysay tulada lascanod ee beenta jojiya fulay dhulka uu dhaqdhaqaaqa iyan maqli jiya

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MARKII HORE A MEESHA DAWLAD KAMA JIRIN. XASAN MUNAAFUQ WUXUU ISKU DIREY OO HUBKA ISUGU DHIBEY QABIILADII WADA DEGANAA DEEGAANADA SOOMAALIDA. XASAN MUNAAFUQ UMADA ALLAHA KA QABTO WAA TUUG DHIIGA CAB AH DHACAY XOOLIHII UMADA.

  • @musbaarKTBFFH
    @musbaarKTBFFH 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alhamdulilah. I am so happy about this as a marexaan. We have to get together and put our resources together as a qabiil. We as marexaan need to forget about somalinimo.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xuseenow meesha laga jaban 61 xildhibaan o shaydan aadan madoobe xata u makarafonka ka xiranayo hawiye dawladnimo marabe halaga tashado mahadsanid

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daarood marka uu balaayo radiyo ee hello muxuu hadana ucadawdaa fiqi muxumed waa jifi yaroo sure ah oo dirna lasocon ayaba sidaasi looqaylyey mclaa garoomadii ayba xidheen reer ooyaayee

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Besha marexan iyo digil aw mirifle waxaan leyshey heshiiya oo 2ba arimod ba isla yeesha sherka daha diyarada ha iyo shirkada Isgaariinta fura calami ah oo ino goni ah aan calamka kakensano oo aan wada qeeb sano Hawiye +252 gii bukushaqeysa na yaa ama aan kuduulno oo kala adkasho hatagto

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adoonta hiraab iyo dirta xun ee isku baahaystay iririsomka ee ciilqabayaasha ah duulankana ku ah sade daarood. Mareexaanow idinku midooba dal iyo debadba daarood waa idin garab taaganyahay.

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Huseinow manta mareexan malaha ciidan gaar ahi waa in aan ciidan sameysana saad ogtahayba qabiil walba manta ciidan ayuu leyahya 6ta muumul gobaleed waxay leyahiin ciidama gar ahi magac kasta oo logu yeeraba
    FG buundoyinka waa go.anyahiin waa in an isku tashana degdegna ciidan loo dhisa

  • @NasraAbdi-w5b
    @NasraAbdi-w5b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mareexaan in any daarood yihiin baa saas loogu galayaa .Xassan waa qabiilayste ma ahan madaxwyne👎

  • @ahmedjama8879
    @ahmedjama8879 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid wlle Hussain we love you you get the point eveery time

  • @SmilingGazingIguana-nb7dy
    @SmilingGazingIguana-nb7dy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul iyo gobanimo Mareehan geesiyada Soomaaliyeed

  • @NimcoXasancali-vm8zb
    @NimcoXasancali-vm8zb ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walaahi oo bilaahi dameer dabadii inkii ku feelaa waa nin haadaan iska soo tuurey ilmo bililiqo dawlad manoqonayaan ee iska cesha duliga doofaarka ah maxaan cunaa iyo maxaan dhacnaa bey siyaasadoodii iyo dawladnimadiiba uqaateen mareexaan ka har wadaninimo iyo derisnimo duli darisnimadii waa dhaanta deris gaalo xaqii 35 sano ay cunayeen baa ale ka soo celinayaa cawaantaa ileen saldano ma xajinkaraan naarta haawiye bey sami layihiin dufoowa imad ala

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hiraab hargsb iyoirirsamale warkooda looma baahna gaajada wada maafiyada

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xuseen asc bada salaan ha ucalaacalin waxay ka dhasheen 5d markaa way ina mideeyeen sidaas agreed daarood ayaa diyaarado gaara iyo goboladiisa isagaa ugu dhulweyn

  • @abdiadan1306
    @abdiadan1306 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenlow Wali ma dad ba ku dhageysta wasakh

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Diyarado Soo iibsada diyarado daroodow cusub fadhigooda ka dhiga garowe iyo bosaso

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    wcs waain mareexan kabaxaan galqurun wanaag kama soosocdee

  • @bby6
    @bby6 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    I don't know what is wrong with D5 way dawanayan dadkodi o dulmi lagu hayo

  • @Salamin77
    @Salamin77 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Marka la iskama dhiciyona waxay shabaab dadku waa dad wada dhashay.

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ALE halaga baqo. Muslimiintaa waa walaalo.

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qabyaladi o weji kusan 😂😂😂

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nasab iyo Bar sidaasaan rabaa

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xamar danbe ha ka deginina

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    mareexaan ssc iyo puntland baaba ilaahay idin siyaaye oo garabkina ee puntland kusoo biira oo ssc maamul bay noqotaye ee madaxweyne kuxigeenka iyo 17 xildhimaan iyo wasiiradaba qaata

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 45 นาทีที่ผ่านมา +1

      😂😂😂ssc ma tuulada lascanod oo marki hawiye ini xoreeyay gaajo uga yaacdan marki dabe😂😂😂

  • @maxamadAhmed-c8z
    @maxamadAhmed-c8z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Lagu kalatg baan u tagnaa

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mareexaan waa iney puntland kuu biiraan kana baxaan maamuulka galmudug

  • @hassanhussein772
    @hassanhussein772 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mareexaan hatooso

  • @gulednur8915
    @gulednur8915 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Salamu lahi sxb

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 3 นาทีที่ผ่านมา

    Mariixaan land haa lasameeyo
    madaama GEDO ayey ka goday JUBBALAND ama ogaadeen land
    haa lays ku furo galmudug meelaha ay dagaan mariixaan ilaa gaybta JUBBALAND guul mariixaanland
    Waxaa lasoo wadaa markaad idinka maamul samaysataan
    Waxaa ku xigto SHEEKHAAL LAND AYAGANA WAY DHIBAN YIHIIN MEEL WANAAGSAN AYEY DAGAAN

  • @trSoldier76
    @trSoldier76 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuullll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂 walaalolid Mareeexaan Guuuuuuuuuuuuuullll jiro oo Googa MashaAllah Allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Dhaarood Hanoolato

  • @luulsharib
    @luulsharib 44 นาทีที่ผ่านมา

    Walahi Mareexaan iyo SSC Khaatumo cadawgoodu waa badan yahay
    Hassan Sheekh Allow umada dhaafi
    Waxaan ku farax sanahay in Dhulbahante iyo Mareexaan aan dagaal laga badin!!!!

  • @MsLajecel
    @MsLajecel ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaali Allaha dhexdhigo heshiis. Odoyaashaaba ugu fidno badan wadankeena.

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax walbo wakaga aamusnay lkn sinjigena kama aamisi karno wax iskula her intee goori goor tahay baqtiyahow cuqdadesan😂

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haday Dhul kii la Mari karin!
    Oo ‘Ayagu isku Tashadeen! Maxaa
    Laga rabaa ? Mooryaan Allow -
    Daris hanagala dhigin? Marexaan !
    Ayaan daranaa !! Ciil looma dhinto

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 2 นาทีที่ผ่านมา

    Absolutely muqdisho waa bahagaleen laga abaabulo dhibaatada soomaliya

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 59 นาทีที่ผ่านมา

    Inside the Caabudwaaq iyo Balanbal ma diyaarad bar lookala raaci?
    Xaggee is marayaan?

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ileyn! Markay dirtu lahayd!
    Caabudwaaq Diyaaradi Kama dagi
    Karto! Gardaro xoog badanaa ?
    Waa yaab !

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan wuxuu joogaa 3km meel ujirta Balanbal.
    Malaa'ig ayaa garbahaaga saaran qabyaaladi meel kugeyn meysee allaah u noqo.

  • @hassan365
    @hassan365 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laandheer waxay u dhexay xeraale iyo bangeele.
    Uma dhexayso cw iyo xeraale. Hulkujir ayaa u dhexay cw iyo xeraale.

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawasha fadararaalaka iiririsamaale baaiskale waxa jira imaakiibaka tage diita geesbekamaren😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow ummaddaan bogooda budhcad isumari 🤲🏽🤲🏽.
    Ninbaa yiri hashu maankey gadaye mamisaar bayliqday?
    Walee waxbaa salagleh ummadda inbadan oo kamid ah aakhiro waa iloobeen.
    Qabiil baa qalbigidagay.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 38 นาทีที่ผ่านมา

    Maree xan adaa isdhigatey oo xamar hoosjoga ooaan meela ubaxin xamar halaga tashado waad kadhulbweyntahay kahoreysaa guulaysta illaahay haidin barakeyo gulaysta guul

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 52 นาทีที่ผ่านมา

    Somaliya waxaa ragadiyay oo burburiyay calaamka ka reebay bila dowlad ka dhigay cudur qablayad layidha .subxanalah

  • @OmarMoussaadem
    @OmarMoussaadem ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaali ma midayn Hawiye, Alloow dadkii soomaali jiray u soo celi...!

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aabboow ninka yar iga celi, ninka weyn aan idinka celiyee.!!!!!!!

  • @Ugbaad_Araweelo
    @Ugbaad_Araweelo 3 นาทีที่ผ่านมา

    Hhhhh kkkk waa kaas soomali maxa diyaarada kagay waalida soomali waa kaas

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hussein Jama adeerow salan sare kadib inkastoo Doowladii Shacabka u dhaxaaysay aay dhinac kararan tahay hadii reerku Diyaar soogato soow uma baahna ogalaasho Doowlada?

  • @saidamohammed2079
    @saidamohammed2079 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha Allah guullaysta ❤🇸🇴iskutashi😯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mohau-kq6yy
    @Mohau-kq6yy ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc hussin walalow. Mesha. Dulaad. Kama jirto

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 3 นาทีที่ผ่านมา

    Well done mareexaan daarood waad kusugteen waad soo ajiibteen dalabka dadkiina iyo dulmiga hawiye annigu mariixaan maahi buntiland yaan kasoo jeedaa waana kaxumahay dulmiga mariixaan lagu hayo waxaan ku baaqayaa in dadka daaroodka ahi midoobaan maxaa yeelay qabyaalada hawiye waa xarga goosatey meeshay kusocotana waa meel khatara buntiland gaaryaa burburintu ugu socotaa gedo iyo caabudwaaq na gaar yey ugu socotaa laascaanood iyo dhulbahaantena gaar yey ugi socotaa kismaayo iyo pgaadeena gaar yey ugu socotaa hawiye waa ku mideysan yahay naceyb la daarood wuuna idinkala gatey oo iskukiin gatey ilaa iyo 91 kii wali colaadii daarood kama dhamaan bal maanta yey ugu xuntahay oo sanbalooshe iyo xassan yaa cadeeyey waxa hawiye ku kacaayo ee daarooodow maxaad maxaad u midowdoobi weyday hadaan midkiina larabin qabiilkasta oo darood horgalo soo burburiya yaa loo sameyey ilaa aad aragteen buntiland markey tiri dawlada in aan laheshiino yaan rabnaa waxa xassan ugu jawaabay marka daaroodow waad midoobeysaan ama u diyaargarooba in aad noqotaan 3dii dibi ee midba mar la cunay ee kii ugu dambeeyey lagu yiri waxaa lagu cuney markii dibiga cad la cuney xassan iyo kooxdiisa iyo gaalada ay dabadhilifka u yihiin ba waxay ku mideysan yihiin baabi inta deegaanada daarood iyo in hawiye laga dhigo awood kasareysa qabaa isha kale si ay u sahlanaato qabsashada soomaaliya weyna u nugul yihiin siyaadiga hawiye awaamirta gaalada cadawgooda koowaadna waa daarood iyo in uu xukunka dib ugu soo noqdo gaaladuna waa la wadaa waa gardaro garab og sida kaliya ood ku badbaadaan waa in aad midowdaan aadna iska qabataan siyaasiyiinta horgalada ah ee laydiin adeegsanayo

  • @abdourazakmalambrahim1575
    @abdourazakmalambrahim1575 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid guuleyso dhaxdhaxaadnimada iyo falanqaynta wacan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasssn dhiiqo kulahaa nimanka reer farmaajo halaga taqaluso haddaad dawladnimo iyo Xamar rabtaan. Lkn wuxuu halmaamay inaysan xamar dawlad noqonayn, Soonaaliyana Xamar manoqoto, qabiil lehna majiro .

  • @siraadmohamed744
    @siraadmohamed744 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma dhulkaadan aqoon mise nifaaq iyo cudur baad qabtaa?

  • @JCM.2560
    @JCM.2560 49 นาทีที่ผ่านมา

    Dhibka mareexaan heeysta waa isku tashi la'aan xamar iska ilooba dalkiina horumariya gado inteey la egtahay bal qiyaas wabiga, dhulka baaxadiisa beeraha iwm cabudwaaq,balanbale maalgashi ku sameeya hadii kale wadaniyada iyo huuhaa ku jira la hashiiya jubbaland .

  • @hawoali120
    @hawoali120 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiiq ma ahan ee ganac satadii ayaa Casab Satay ileen xerale iyo balanbal gobdagal ayey noqden ee ku wacyi galiya bulshada somaliyed in dagalka lajojiyo u shega umadan Allaha sohadeyo 😢😢😢

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshalaah Mareexan guulaysta Somali run ah ayaad tihiin.

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 42 นาทีที่ผ่านมา

    War bal waxan cawanta ah firiya
    War MR nasiib xumo waayo dadkan cawanta ah buba alle deris kala dhigaye cajiib daka sisan u xun haday rer cabdudwaq meel lataganayee waxayba ahayd ineey wahore isku tashadan waxana uso jeedin lahaa inaad putland ku darsatan ama ismamul isku tasho ah samaysatan

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 16 นาทีที่ผ่านมา

    Ma sidi gooja cade ayad googarad lagu xidhay ala jecyliya ina sida indhaha lagaga soo saarow ma lagu dubtay afkii qadhmuuna ma ku dheeraaday oo sidaadi somaaliyey ma lagaga siiye wa sax in sida indhaha lagaaga soo saaray waligaaba sida adhiga inta ad isku daba gashid ayad hadhoona calacaashow hidad h leydahay marka horeyna laguma karo nabad laakin luuqada ad wax ku fahanto aya ah ina lagu xasuuqow marka ayad edebsataa oo miyirku kusoo laabta marka waligaaba sida ayan darnidaa ayad ku dambeysaa guul walaalahayow irir samaale ey sure sida u xasuuqa qudhunka edeb darnida ini lasoo doontay edeb u yeela taas ayey wax ku fahmaan hadhaadiga amba caruurta afwegne bare halkaa kaga haya

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dad weligood dawlad ahaanjiray isku dhereriya hawiyoow.