Waalidiinta dhoohan oo jaahilka ah oo dan ka lahayn wanaaga gabadhoida ayaa ma suul ka ah. gabdhihii bay suuqa ku sii daayeen. kuwa Somali joogana gabar 15 jir ah bay ku darayaan nin 70 jir ah, kuwa qurbaha joogana wixii ay keenaan un bay sacabka u tumaan khaas ahaan reeraha dumarka ka taliya. Naag haday ka baxdo raga hoostii kheer laga sugi maayo ee Ilaahay umadaan ha hagaajiyo
To be honest it’s the parents fault. our community does not support the youth in getting married. Other communities like the Arab and Asian communities are active in introducing their children to people in a halal manner. So they rarely marry ajnabi- not at the rate that we do. So they will inevitably meet people at work, university etc. You reap what you sow.
Walaahay Arin xanuun badan , gabadhaa Caruurtii Lagala Baxsaday, dhacdooyin badan baan walee u soo Joogay
Walaal sheekadaas xaqiiqadeed faraa ku godan, hadii ninka hadafkiisa ahaa inuu gabadha ku qaato sharci ingiriis hadaba muxuu ninkaas usoo kordhiyey sharcigaas ileyn dalka ingiriiska kuma soo noqonkaree? Saaxiib sheekadaan waa been
Very sad hope things get better for our community
War zxp video kasoo samee inta lacag ee lagu helay visaha uk ama qof kaxaynaya qiimaha thanks Taani Tv👐
Hore u soco TaniTV
Waa barnaamij loo baahnaa soo badi sxb
Mashaallah
Waalidiinta dhoohan oo jaahilka ah oo dan ka lahayn wanaaga gabadhoida ayaa ma suul ka ah. gabdhihii bay suuqa ku sii daayeen. kuwa Somali joogana gabar 15 jir ah bay ku darayaan nin 70 jir ah, kuwa qurbaha joogana wixii ay keenaan un bay sacabka u tumaan khaas ahaan reeraha dumarka ka taliya. Naag haday ka baxdo raga hoostii kheer laga sugi maayo ee Ilaahay umadaan ha hagaajiyo
Tani go forward huuno
Waxaaa taqaaanid guurso waxaad taqanid aad dhasideee✅ farax somali aa iga badan waleee
Big respect sister 👏🏼 🙌🏼 🙏🏽
Waalidiint ma ahan ee raga Somaalida oo silcinayo gabdhaha ayaa ugu wacan
Ragga adinka silciyo dhaqanki katagten cheap and clean
Rabiyow wiil Somali ah ha noweynin anigo somali arkayo lakama yabo in an ajnabi guursado uf 🤮🤮🤮🤮
To be honest it’s the parents fault.
our community does not support the youth in getting married. Other communities like the Arab and Asian communities are active in introducing their children to people in a halal manner. So they rarely marry ajnabi- not at the rate that we do.
So they will inevitably meet people at work, university etc. You reap what you sow.
Very true hope things get better for our people