7 QURXISA QOFKA MORE ATTRACTIVE KA DHIGA NOLOSHIISA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • 7 QURXISA QOFKA NOLOSHIISA.
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 167

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว +36

    1 isku filnaansho
    2 ku qanacsanow sidi rabi Ku abuuray
    3 soo jiidasho uma noolid
    4 qofna uma joojisid
    5 caqli Kugu filin leedahay
    6 uma joojisay xalad qof caajis ah ma tihid
    7 Qof wax tar ah ayad tay

  • @Saamia101
    @Saamia101 2 ปีที่แล้ว +39

    Subhanallah your videos make me so happy. You are generous in the way you put Ihsaan behind your work and advice. It shows that you take your time and put some thought behind the programs you bring to your audience. May Allah increase His blessings and barakah in every aspect of your life and reward you in this world and the next. Walaal please keep going and don't give up, you are truly benefiting so many of us weather we speak up or not.

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +28

      That touched my heart on a deeper level I truly appreciate it!.

  • @aidurusalarmaan3368
    @aidurusalarmaan3368 2 ปีที่แล้ว +10

    Qofka ugu caqliga badan waa kan iska ilaaliya wuxu ilhy ka xarimay

  • @saynabmuuse8053
    @saynabmuuse8053 2 ปีที่แล้ว +2

    Masakax quudiye ustad ayuub illhy cimrigaga ha kuu siyadiyo

  • @anabhalane663
    @anabhalane663 2 ปีที่แล้ว +8

    Allaahu akbar kabiiraa alla maxad asiibtey qudobadan alxamdulillaah alxamdulillaah calaa nicmatihii, allaha ku saa idiyo cilmigaaga walaalkeey 🙏🏽👋✅💯 full respect ✊

  • @liibaanqaranofficial6063
    @liibaanqaranofficial6063 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhiiri galiye aad uwanagsan wax badana kabadali kara nolosha qof ka bini adamka haduu qato dhiiri galinta 👍

  • @deeqaiidow7445
    @deeqaiidow7445 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma.Ayub wa wano wanag san kherka kusoco ayub Nin Aqli rabi siyebaa dahay ma. Kherka manaba hakadalin keep going

  • @warzameyouzuph
    @warzameyouzuph 2 ปีที่แล้ว +2

    thankz Profzer Ayub Ahmett 👏👏

  • @zoozi3951
    @zoozi3951 2 ปีที่แล้ว +13

    ماشاء الله شكراً استاذ ايوب نصيحة روعه جداً

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah xafidakallahum yaarabi iam reall that porson omy good

  • @yuusufcali4042
    @yuusufcali4042 ปีที่แล้ว

    Walaal ayuub ilaahey hakuudabbi dhaafo waalidiintaadana ilaahey audambidhaafo cilmigana ilaahey hakuuziyaadiyo runtii waxbadan ayaankaafaaiday ilaahey cadawgahakaaqabto

  • @astahilabdi328
    @astahilabdi328 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭 wlh qalbigeyga ayad tabatay 😭allah ku barakeyo aqliga allah ku dayo

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 2 ปีที่แล้ว +4

    Indeed your advice melt my heart 🥺🙏
    Thank you so much walal ayuub

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 2 ปีที่แล้ว +6

    MashAllah professor Ayuub JizakAllah 👏

  • @nimconawaal9001
    @nimconawaal9001 2 ปีที่แล้ว +2

    alx swrba waligey media maglin wixi an rabi iyo walidkey kacareysineyne cidna uguma jojiyo saxibana malihi mana jecla hoyady ban saxb nahy show wan caqli badna ismaba ogeyne

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 ปีที่แล้ว

    Jasaakallaahu khayr ustaad ayuub Ahmed ❤

  • @houdadaher9485
    @houdadaher9485 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank you very much brother for your advice 🥰😊 I wish you a long life 🥰🤩

  • @shacbaanyuusuf6163
    @shacbaanyuusuf6163 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haka abaaliyo ustaad
    Wlhi qodobo igu taagna oo hurdo u waayey ayaad asiibtey run ahaantii xagey wax ka qaldan yihiin ban la wareersana lkn waad iga caawisey mahadsanid wll
    Intad talo nasiisey maxan ku tanaadney run ahaantii shukran💎💎💎

  • @salmaabdi439
    @salmaabdi439 2 ปีที่แล้ว +3

    Jazaka llah ustad ayantan waad naga mashquushy no so dadaal🥰 allha ku barakeeyo

  • @muniiraabdullahi2625
    @muniiraabdullahi2625 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher allah ya cizak ❤️

  • @wardajamal1150
    @wardajamal1150 2 ปีที่แล้ว

    Allaxamdullilah wan leeyahay intaabba allaxamdullilah

  • @bulkahilaacyare5591
    @bulkahilaacyare5591 2 ปีที่แล้ว +3

    Really broh yu're the one nd only best motivater ✅💯❤🤏🙏

  • @HibaaqMaxamuud-ow3zc
    @HibaaqMaxamuud-ow3zc ปีที่แล้ว

    Baraka Allah alle haku xifdiyo ❤

  • @sharifdesigns8508
    @sharifdesigns8508 2 ปีที่แล้ว +6

    Thank you for your time to advice us ❤️💯✌️the reality-based at this time

    • @sahraafrahow7625
      @sahraafrahow7625 2 ปีที่แล้ว

      Asc suheyb Maasha alaah tabarak walaahi Kama daalo video kaada walahi cadiim wax badane waan ku faaiidey jzkalaah qeyr ilaahey ha ku xafido caqligaada carabkaada iyo cilmigaada 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamudosman9735
    @mohamudosman9735 2 ปีที่แล้ว

    Shukran Ustaad Ayuub wxa thy macalinka kaliya ee aan ugu jeclhy youtuberada Somalida rabbi haku xifdiyo Ustaad 🙏🙏🙏🙏

  • @xasanmaxamed3599
    @xasanmaxamed3599 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ad iyo ad bad umahad san sathy

  • @munaxasan5578
    @munaxasan5578 2 ปีที่แล้ว

    Maash aallah wllo aallle ha ku xafido walhi waa really

  • @mahdihufane1977
    @mahdihufane1977 2 ปีที่แล้ว

    This is the topic that I am impressed brother, thank you so much brother

  • @kamadheelo3894
    @kamadheelo3894 2 ปีที่แล้ว

    M.a Ustaad Noo Soo Badi Thanks for your Time

  • @shaficiismail2880
    @shaficiismail2880 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad alle haku xafido asxaabtaada kuusoo qoraysa curisyada qiimaha iyo qaayahaba leh u muuji cududaada taageeranimo nacam tus nuxurka ay leeyihiin massage koodaa ay wakhtiga iyo maskaxdaba ku bixiyeen asc ustaad

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 ปีที่แล้ว

    Mahasanid walal insha allha

  • @fatumoahmedabdi5420
    @fatumoahmedabdi5420 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha kuxifdiyo ustaad intan wax kafaida badan 🥰

  • @laylinaabdicigaal4110
    @laylinaabdicigaal4110 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay cimriga haku siyadiyo ustad wax badan ka faide ❤️🥰

  • @dboy9352
    @dboy9352 2 ปีที่แล้ว +2

    Anoo Shaqo Ku jira ayuu video isoo dhacay Like_na wan saaray macalin
    Caawa dawanaya Marka shaqada ka baxo Insha Allah
    Ustaad wn Ku salaamay

  • @suadmohamet2515
    @suadmohamet2515 2 ปีที่แล้ว +2

    ربنا يسعد قلبك وشكرا علي نصائحك الذهبية🧡

  • @sahradaahir5204
    @sahradaahir5204 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayuub ilahy ha nookaadayo marwaliba waxaadtahy qofka kaliya ee aan tageero kuna daydo marwalib

  • @hibomaxamed3037
    @hibomaxamed3037 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsatay usdaad 👑

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah❤❤❤

  • @liibanibraahim4346
    @liibanibraahim4346 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad waad mahadsan thy allaah kubarakeeyo

  • @asmaaxmed4265
    @asmaaxmed4265 2 ปีที่แล้ว +2

    mashaa.aallh

  • @nastehoabdimohamed5674
    @nastehoabdimohamed5674 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha ku xifdiyo walalkey

  • @kdejamoh6416
    @kdejamoh6416 2 ปีที่แล้ว

    جزآك الله خير و بارك الله فيك واحسن الله اليك الله يرضى عليك

  • @munamoalin5879
    @munamoalin5879 2 ปีที่แล้ว +3

    Maharani

  • @hawahaybe5967
    @hawahaybe5967 2 ปีที่แล้ว

    Shugrn shugrn ustaad

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuwa isku qanacsn noloshoda allah naga dhigo 🙏🏻

  • @cabdicasiisfaysal412
    @cabdicasiisfaysal412 2 ปีที่แล้ว

    casharadan waa noo muhiim noo soo badi ustaad

  • @aishaluul114
    @aishaluul114 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah marwalba waad na dhiira galisaa mahadsanid 🥰

  • @abdullahiaden9903
    @abdullahiaden9903 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah qeyr ustaadii

    • @faraxadan7223
      @faraxadan7223 2 ปีที่แล้ว

      😂labo jirkaan hadaa goono loo geliyo iyo khimaar walahy ayuub moobilkaa iga duulay qasol

  • @khadijamohamed1395
    @khadijamohamed1395 2 ปีที่แล้ว

    Asc brother I realise some of things you said I have and now I say Allah xamdulah.

  • @hawahaybe5967
    @hawahaybe5967 2 ปีที่แล้ว

    Mcallinka kaliyen hysto allaha ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba wx aan kugu mhdceliyo mganyo runtii

  • @fifimusse5350
    @fifimusse5350 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah cashiradan so badi👍

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a wll ayub ilaahay haiikaaxifdiyo aktayda qaali ayaakatahay

  • @xayaadmahamud6397
    @xayaadmahamud6397 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @abuukarsaid5699
    @abuukarsaid5699 2 ปีที่แล้ว +2

    Mshallha aqii 🥰

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว

    Aad bad u mahadsntahy wll ale ha ku dhawuro

  • @munaabuker1854
    @munaabuker1854 2 ปีที่แล้ว

    MAASHA ALLAAH, SHARRAFBAADLEEDAHAY.👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯

  • @nastehoelmi-3764
    @nastehoelmi-3764 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my brother sax sax

  • @anabibrahimadan6197
    @anabibrahimadan6197 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid wllo qali ilahy haku xifdiyo brother

  • @amalabukar9576
    @amalabukar9576 2 ปีที่แล้ว

    Waa sababta aanan u guursan 9 sano

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed1749 2 ปีที่แล้ว

    Maanta kuugu soo biiray wll wadku mahadsantahy video gan quruxda badan

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for your lecture

  • @aliyusuf2817
    @aliyusuf2817 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll hadaan is idhado halkan ka sheeg anan qoraalku cabiri karin waxan ku leyahay ayub allah misanka xasanadka hakugu daro dhiri galinta aad na sisay aaaaamiiiiin

  • @hodanjanno7001
    @hodanjanno7001 2 ปีที่แล้ว +2

    Samir iyo dulqaad badanahay hadan wlahi wanhelaa maalina aan iloobay banhelaa wxn Ibadan radinayey xitaa qofka jeclahay malin kaniyad jabay bey so noqdaan wxlba wakhtibuu qaataa

  • @hindaaadan4743
    @hindaaadan4743 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah ilhay haku xifdiyo macalin ayuub guulayso 🥰🥰❤

  • @rahmamoha638
    @rahmamoha638 2 ปีที่แล้ว

    Badan kooda waN leyahay inta hadhayna waan hagaajin thanks 😊 ayuub macalinka nolosha

  • @rukiaahmed5077
    @rukiaahmed5077 2 ปีที่แล้ว

    Walale allaha kusharfo runtii waxaan kugu mahadceliyo magaranayo majiro qof isaameyay sidad isaamsysay waayo waxaad tahay qof helu diin ah, aan isla waynayn caqli badan allaha kusharfo.

  • @rahmaruun5512
    @rahmaruun5512 2 ปีที่แล้ว

    Alhamdulillah I'm posses all these traits and I admire all especially the one for aqlibadanta .

  • @nurulcilmionline4134
    @nurulcilmionline4134 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll cinwaankaga iska hagaji ha isku dhex darin labada luqadood

  • @sumayosaciid5783
    @sumayosaciid5783 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jazakallah khey Akhii 🙏🙏

  • @bitudahir5758
    @bitudahir5758 2 ปีที่แล้ว

    Thamks wll Ayuub wax badan wan ka faaiday ani ahaan "Nin gu' ka wayn garasho kaa badan" bee soomali tiraa mahadsanid malayiin jeer. Waxan kugu hambaliyeenayaa gaarista 300k masha allah tabaaraka-llaah malinka kuso birayay waxaa maresay 198k mudo sanad iyo 2 bil cml ah yaan kula socday malinkasta marka video firsanyo inta kuso korartay baan eegi jiray sida inaa aniga lee yahay o kuna faraxsan.
    Waxaan kuu rajeynayaa 1m iyo ka badan insha allaah.
    Hambaliyo Hambaliyo halkaa tiigsaneysid iyo hammigaada gaar idim alle.

  • @farxiyamaxamed9038
    @farxiyamaxamed9038 2 ปีที่แล้ว

    true power waa inaa naftaada adkaato un

  • @ابراهيمعلي-ع3ب
    @ابراهيمعلي-ع3ب 2 ปีที่แล้ว

    مشاءالله عليك

  • @قناةالحديثالشريف-ج4و
    @قناةالحديثالشريف-ج4و 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq walhi usatad yaxfiduka llaah

  • @amalemma6472
    @amalemma6472 2 ปีที่แล้ว

    Walhi walhi walhi c'est vrai ça c'est gentil

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah jazakallahu kheyra Alle haku xafido wlaal ayuub

  • @abdillahiismail4713
    @abdillahiismail4713 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu khayran walal

  • @amiinsuffi9977
    @amiinsuffi9977 2 ปีที่แล้ว

    Mach Allah . Excellence performance. Watching you every time ....mahadsanid

  • @nimcohaybe7546
    @nimcohaybe7546 2 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher Allah ya cizak

  • @razaamyosef7606
    @razaamyosef7606 2 ปีที่แล้ว

    ustad mahadsanid tankle waxaan kaacodsanaaa inaad iisoduceyso

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 2 ปีที่แล้ว

    Ustad ala ku xafido dar ilahy inta ku jecel ban ku jira wl inta wnagsan ala no badiyo qof markan murugodo ana farxo markan cishodo marksta xalad kasta an ku jiro waxa ihay garab an modo inan si live ah hortayda jogto ala wall ku wanajiyo sida marksta no dhiragaliso

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 2 ปีที่แล้ว

    Wan ku salamay wall jazakalaah qeyr qeerka Nala wadagtid
    Lkn away malmahan casharki 13 sugeene English language wan lasocdee bil kabadan lagu mahaaye mashqul miyaa tahay

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💓💕💕💓💕💓💕💓💓💕💕💓

  • @maxamedyusufxasan1680
    @maxamedyusufxasan1680 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wll keyga hormar Wacan ayaaan ku leyahey waad ku mahadsan tahey moo dooca aad nooo sheegtey

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Wcs ayuub axmed bro nolow

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax4605 2 ปีที่แล้ว

    Woow mnsha allah good 👍👍👍👍

  • @hoodoshiiqiye8480
    @hoodoshiiqiye8480 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah hore usoco wll

  • @houdadaher9485
    @houdadaher9485 2 ปีที่แล้ว

    I love your advice brother

  • @ahmedcabdirsaaq2126
    @ahmedcabdirsaaq2126 2 ปีที่แล้ว

    Mahatsanid wll

  • @farhianur1389
    @farhianur1389 2 ปีที่แล้ว +3

    M.A👏🏻❤️

  • @mustafielahmady4535
    @mustafielahmady4535 2 ปีที่แล้ว

    good advice

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 ปีที่แล้ว

    Teaching us lesson

  • @nayrussalaad93
    @nayrussalaad93 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wllkey alle haku xafido

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiiq Wye tas wlhi anigan wan kuu wataa walika😍✌️

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walalkeey

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 ปีที่แล้ว

    Masahllha 😍 😍 😍

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jazaakalaahu khayr wll

  • @najaxqurux7272
    @najaxqurux7272 2 ปีที่แล้ว

    Sxb hadlkagan waxn kala baxy dhanka caqliga wayo wax badn ba jira iga hor yimdaya xitee anigo qof intaso asbabod ugu cadeynaya

  • @ifrahmousa1992
    @ifrahmousa1992 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah shugran