laashin cabdulle geeda naar iyo taqille oo kulmay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ต.ค. 2023

ความคิดเห็น • 8

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdulle geeda naar ilaahey cimri dheer hasiiyo waayo waayo ayaa Aabaheyga Aya dhageysa jiray inoo nool yahay maba ogeyn

  • @AadanAli-xn3qf
    @AadanAli-xn3qf 8 หลายเดือนก่อน +3

    East shabelada dhexe hooyga xigmada iyo nin wax iska dhacsha guule reer geyfo

  • @tahliilmoumin1310
    @tahliilmoumin1310 29 วันที่ผ่านมา

    Abwaan geeda naar waaan kubwata xasuusteyda waxa ka go,een igaar kaa qurxoon aaba la ilaaway😂 cajiip waan jeclahay abtigaan gabayadiisa waxa kalo jirto mar uu so qaadanaayo meel la yiraahdo daban doob oo suuqa xoolaha duleed keeda kutaalo waa meeshi ee hooyadeyda macaan ku dhalatay

  • @nuuneelmi221
    @nuuneelmi221 2 หลายเดือนก่อน

    Iimanka allaha kaa qaadee ma abwaanka inaa aragtoo illahey kula kulan siiyay asaa intaan nooga soo duubtay

  • @user-yj3uy9wc5c
    @user-yj3uy9wc5c 5 หลายเดือนก่อน

    ABWAANE badar macune insha Allah

  • @dhaqanbilechannel3297
    @dhaqanbilechannel3297 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan iri anaan rabin inaan ku Arrarreedshaa?
    Eraygan arrareed waa igu cusubyahay maxuu ula jeedaa abwaanku?

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu 5 หลายเดือนก่อน

    Bahalkii madoba hadu meshii mariwayo mel an marinkedi ahayn hadu miida kuhunqaaco sidii inuu meyd yahay hadu madax laladsho wa zugii o liiska galiwaayay ☹️