Asma Love Igu xamo Waxaan ahay Happy New Year

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 308

  • @itahildiini3017
    @itahildiini3017 6 ปีที่แล้ว +136

    heestn ineey khadra silimo ineey kuu socoto intaaa fahantaay like iyaraa

  • @asmasaha2084
    @asmasaha2084 6 ปีที่แล้ว +42

    wow hablaha duriyada style iyo labis ba lo daayey , habalaha somalida kale ku dayday ilamaderayaal

    • @MohmetAmad
      @MohmetAmad ปีที่แล้ว

      ​@@kamabinkama7406sawdigan daawanaya adu🤣

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว +199

    Inta khadra darted u nacday asma sanyar wuw team khadra& nimca daren like isara

    • @suhuursami785
      @suhuursami785 6 ปีที่แล้ว +3

      asal dhalad faraxsan na waad bugta ee get life

    • @abdihakimalbaani905
      @abdihakimalbaani905 6 ปีที่แล้ว +1

      azma ilahyba dhameystire mda gadhyaH

    • @zaamiyayartadhaladka6720
      @zaamiyayartadhaladka6720 6 ปีที่แล้ว +2

      Maxaa laga taagera dabaajiirtA na
      Dadka dadnimadaadaa lagu raaca Lagona hadhA Fiifa cadowgiin u nolada asma..Ahmed
      Hodan iyo mursal

    • @mohamedgacal7809
      @mohamedgacal7809 6 ปีที่แล้ว

      Allaha ku caafiyo wll

    • @fatimamubarik4395
      @fatimamubarik4395 6 ปีที่แล้ว

      Walahi imikan sidaa waxan u nacay khadra darteed

  • @rukiahssn7480
    @rukiahssn7480 6 ปีที่แล้ว +31

    Xuub lagu Dabooliyo xidid ma laha beeentuye🗣🤷‍♀ xaqiiiqda adoon qarin igu xamo waxaan ahay💁💯

  • @hamzeathen265
    @hamzeathen265 6 ปีที่แล้ว +33

    Barnaamijka xidigaha geeska oo ay kamaqanyihiin
    Khadra silimo ..mohmed bk...iyo hamda queen
    Barnaamij maaha

  • @halimaxiis6820
    @halimaxiis6820 6 ปีที่แล้ว +16

    Asmo love wan kutagera 🇸🇴✋

  • @roodamohamed5640
    @roodamohamed5640 5 ปีที่แล้ว +19

    Qurxdi iyo jaaski hamda queen hadad katabty meesha haila dhafin indr

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 4 ปีที่แล้ว +9

    Reer hargaisa waa looga hadhey style iyo xaragada quruduna aaney ka maqneyn❤❤❤❤❤MY HOME HARGAISA

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 3 ปีที่แล้ว +4

    Ismujiya rer muqdisho🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤💯💯💯

  • @alenaberhie5158
    @alenaberhie5158 ปีที่แล้ว +1

    even if i cant speak Somali language. I like and love to listen all music's of Somali and I love them all the musicians and may God blessed you all. Asma love I love you so much and wish u long life dear.

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 6 ปีที่แล้ว +57

    Burcay jariiyad ka ahan jiirtey wlh tede kale khadra hadey u wado hestan weyba iska weynisisa khadri Asma afkeda Kuma so labto wixi khadra neceb wan necby ana 😂

    • @awoam9497
      @awoam9497 6 ปีที่แล้ว +6

      Najah xarago subhanllah.Dadku markay isku dhacaan cid un ba khaldan gefkuna meel kasta wu ka imada hadi xata laysku diro.Adon waxba ogayn inad iska hadashid wa khalad😅Marka hubsimo halba la sistan jariyadnimaduna waa shaqo inkastonay asmi weliged ilahay ka dhigin😂😂Khadra iyo asma wan salamaya

    • @hibomuuse3288
      @hibomuuse3288 6 ปีที่แล้ว +1

      jaarydu cay maa nya mixnada

    • @awoam9497
      @awoam9497 6 ปีที่แล้ว +3

      Najah xarago walaaleey wixi khadra neceb maxa ku nacsinaya?Khadra hdad jecshay inad waxay necebtay nacdid wa doqonimo heerki ugu sareyey😂Labadan fanan iyaga is haya oo isku dhacay ilhay labtoda subag ha isu maryo wa dad walalo ah oo intaso sano wada shaqeyneyey oo koox ku wada jiray dadku wa isku dhacaan,lakin xoolaha sacabka u tumaya aya ugu liita binuadamka😂😂Cago dhigo yartaaay aad bad u dhereynaysaye khadri hooyada mahe😂🤚🏽Asma jariyad ku dheh amba kuuli ku dheh,waxay tahay uun bay tahay wa siday tidhi igu xamo waxan ahay dulsaarka ka daa xaasid baad tehe😂Jaariyad xagay ka ahan jirtayna ada na geyn doona yareeey

    • @naruuroclaahi1270
      @naruuroclaahi1270 6 ปีที่แล้ว +1

      Khadra viva down nacapka khadra

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +5

      jaariyadu ma ceebaa waa shaqee, dadka waxaa ugu liita qofka shaqo cay mooda. Midhaa tidhiba " Igu xamo waxaan ahay" Viva Asma love.

  • @asmanasapoasmanasapo773
    @asmanasapoasmanasapo773 6 ปีที่แล้ว +28

    Asma love FanaanaD aan jecelahay hore uzoco xppti

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 3 ปีที่แล้ว +4

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi

    • @farahsudi8010
      @farahsudi8010 3 ปีที่แล้ว +1

      Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi

  • @liiliijiyeliiliijiye8551
    @liiliijiyeliiliijiye8551 6 ปีที่แล้ว +12

    Asma Love dhagahadalka jooji Khadra Silimo Waa naag Adag ka geesisan kana Codkarsan Viiiiva Team Khadra Silimo

  • @queendeeqojanagasho7524
    @queendeeqojanagasho7524 6 ปีที่แล้ว +32

    Naag ninkeeda difaaceyso love yu asma love❤️

    • @mohamedabdirahman4208
      @mohamedabdirahman4208 6 ปีที่แล้ว

      Dagaal bay ku jirtaa miyaa
      Beryhan ficl ficil bay ciyary asmiye

  • @ladendagen7409
    @ladendagen7409 6 ปีที่แล้ว +5

    Khadra Silimo away heestan waa inay ka soo jawaabtaa tartan sanka yar dhulka ku jiida 🥰👋🌺

  • @hodanabdikadir7346
    @hodanabdikadir7346 6 ปีที่แล้ว +30

    kkkkk heestan waa cadaan khadara silimo ayay ku socota asmay khadra hadhkedad ka baqata hada walagu yaqaan viva khadra😍

    • @iimaanmaxamed7011
      @iimaanmaxamed7011 5 ปีที่แล้ว

      viva asma loveyou

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 5 ปีที่แล้ว

      hodan abdikadir khadri malaha inanta yar isu qaadi naya hanaga dilin inanta anagay no dhaxde ubad no haysaa

    • @zulekhbulaale2877
      @zulekhbulaale2877 4 ปีที่แล้ว

      Azma hory uzoco wll

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +7

    Heestan Asma Love ku cod macaanaa. Masha allah. 👏👏👌👌👌❤💖💝

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 6 ปีที่แล้ว +5

    Love from muqdisho asma love
    Waan kuu istagnay💃 ❤❤❤

  • @hindi3522
    @hindi3522 6 ปีที่แล้ว +32

    Wax lgu xanto wathy😜😜khadra silimo drteed ku ncy😡💋😍

    • @deqoyusuf9966
      @deqoyusuf9966 6 ปีที่แล้ว

      Si kal iyo laab ah ayaan kaaga qaadnay rer moqdisho hadaanu nahay asma love cadowgaa ha jabo sister

  • @asmaabdilahi4059
    @asmaabdilahi4059 5 ปีที่แล้ว +10

    Asma fanaanad qaran❤

    • @zalmaqueen4213
      @zalmaqueen4213 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣qaranka xaal sii

  • @mustafefaarah1900
    @mustafefaarah1900 6 ปีที่แล้ว +17

    wr labadn naagod ee asma love iyo tan asma sabn way kibreen wlHi Gabdh ka fanansn oo ka magac wayn ayay daba socdn

  • @abdirahmaanmhet1923
    @abdirahmaanmhet1923 6 ปีที่แล้ว +35

    xidigaha halaga tuuro sanwayn iyo ta nacasta ah iyana gaban marka wax waa hagagayn ana huba viva khadra silimo nolow

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 ปีที่แล้ว +17

    Gabadhan maseyrki wagii wey ku waalatey nimco dareeniigu waca

  • @abdirahimabdullahi1833
    @abdirahimabdullahi1833 6 ปีที่แล้ว +23

    Asxpta Muqdisho Anaa kamid Ah wlle Asma love Kutaagersanahy

  • @biche1984
    @biche1984 6 ปีที่แล้ว +9

    Khadra silimo nolooow cod macaaan

  • @hodaniitamohamed2618
    @hodaniitamohamed2618 6 ปีที่แล้ว +8

    Khadra in loo wado iyo in nimco dareen loo wado inta kala garan la a 🖒

  • @abdirahmanabshir5913
    @abdirahmanabshir5913 5 ปีที่แล้ว +4

    Marwo anshaxiyo xishoodiyo
    Ku caana dadnimo Asma love
    Dheh walee gabadh LA mida
    Ma jirto

  • @niciimasiciid6368
    @niciimasiciid6368 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂
    Asma love :igu xamo waxaan ahay
    Bulshadii:khadray ku socotaaa
    Aniga:😁😂😂 qosol
    2020/2/10

  • @youtuberwyoutuberqq
    @youtuberwyoutuberqq 6 ปีที่แล้ว +22

    Naagti adunka kobka doqonimada qaaday asma bagaf inaderted baloso adegsanaya yahu yanyur codkedi moda naya habem halkay qadro maraty mari maysid dabadhilifyahay qadro nag an calacalin weye oo adag adgu ninkan bila cadayga ah bad u oyaysa nimco daren na magaraysid qurux iyo styla nag le malinkaga wasugayna insha allah sidadi oydide

    • @ABEES-TV
      @ABEES-TV 6 ปีที่แล้ว +1

      ma asma love iyo nimco dareen baad is ag dHigazaa dHiman yahay azma poqorada codka Quruxda 👊👊👊👊👊

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +1

      Aliyah janat, goormey jareertuna u kala hiilisaa laba hablood oo ilmaadeer ah ufff, naayaa dhuqdhuq iyo dabadhifnimo adigey kaa cabaadineysaa ee Asma yar afkaaga uraaya ka jeedi habarta axmaarku kasoo dhargey ee jaahiladaa eed maxay dareenka leedey gaadhi meyso Asma ee soo cadayo intaadan Asma iyo ninkeeda sharafta keh wax ka sheegin. Qashin kaad asma dabo wado reerkeeda kama dumin kartee afka dheer meesha kala hoyo naaya.

    • @youtuberwyoutuberqq
      @youtuberwyoutuberqq 6 ปีที่แล้ว +2

      @@ABEES-TV nimco cidi magarte dulufyahaw nagta ahi dovo

    • @youtuberwyoutuberqq
      @youtuberwyoutuberqq 6 ปีที่แล้ว +2

      @@faizamohomed3271 naya qabxa horanu kudayne adga jarer ah wacalyahy an la aqon waxay tahay cid walba afka uraya kuso tagaysa orodo hilbahad hursan jirten cuna ilmaderta wadiga ukala hilinaya adba e nacala qurmuntada kuyale

    • @youtuberwyoutuberqq
      @youtuberwyoutuberqq 6 ปีที่แล้ว +2

      Naya mayada..garaysa nimco daren gunyahy mxd uga kala hilinoysid qadro iyo asmo bagaf wa isku mid maxad ugu kala hilinysan labada wa qabtino mid na caynaysin midna amanysin caqli xunyahay tana halkay qadro maraty mari maysid dabadhilifyahay gunta ahi somali ini so dhawanmayso gun ta somali tihin doqontana wafalatin ila alabtasa kudhereysine qashinyahy cidwalba afka bijada kuso tagaysa ninka cabtoga ah bay u oyaysa ad ledahay sharaf bay ledahay sharaf ta mel kale karadinysa

  • @suatomar8434
    @suatomar8434 6 ปีที่แล้ว +16

    dhago hadl ka daYa khadra 😂😂

  • @hargaysalive7539
    @hargaysalive7539 6 ปีที่แล้ว +3

    Dhashii jacaylka ku dhalatay asma inta xidiga ila tageeta like i saar

  • @abdirahmaanmhet1923
    @abdirahmaanmhet1923 6 ปีที่แล้ว +14

    Khadra zilimo waxba asma sanwaynunoqn mayso xidigihi runti qabyalada ka kora

  • @sowdoabshir4390
    @sowdoabshir4390 6 ปีที่แล้ว +14

    Asma fariid
    Farxad igu nolow
    Adiga reer kaga
    Nagii waa tii gurigeeda
    Ku filaan Viva Hodan iyo seygeeda
    Allaha idinka dhigo kuwa aan
    Abid kala tagin

  • @shugraanhassan5519
    @shugraanhassan5519 5 ปีที่แล้ว +7

    Ala dadka comantigoodu kululaa khadra ma sidaaba loo jecelyhy🤣🤣🙆‍♂️

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 5 ปีที่แล้ว +5

    dadkoo dhan Asma way ku kacsan yihiin anba barigii hore ayaan jeclaa hada waan nacay say Asma saban ugu xidhatay😂😂😂😋

    • @nimc_8
      @nimc_8 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @shukriali1345
    @shukriali1345 6 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhaha burugo la aan ine kuqurxan yihin inta ila aragtay like igu qabo

  • @ayaanali1112
    @ayaanali1112 4 ปีที่แล้ว +1

    Asmah Ahmet IsmaiL AbaadEH InabtidaY qli nacabkA haw jabin Nacaznimo ,doqonimoh iyoh waxla mida umaad dhalaN nacabkunA waxay qaadayaan baa yar ♥️Go Forward Ziz💋🥰

    • @nafbixiwayweydmedia2962
      @nafbixiwayweydmedia2962 4 ปีที่แล้ว

      Mashalh siwacan lkn ila soo xidhidh asma love ilmader 0636354702

  • @abdihakimalbaani905
    @abdihakimalbaani905 6 ปีที่แล้ว +4

    Azma love😍😍😍

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxey ku socota nimco dareen

  • @hayatsaladali9191
    @hayatsaladali9191 6 ปีที่แล้ว +11

    Hada hoooooy asmay mad ka jogi nimco dareen way jogtye

    • @najaxaxmed5613
      @najaxaxmed5613 6 ปีที่แล้ว

      Asma Love waa boqoroda Codka💟💔💕💛

    • @fardowsoabdulahimuhamud8978
      @fardowsoabdulahimuhamud8978 6 ปีที่แล้ว

      Darern awaya

    • @ayaanali1112
      @ayaanali1112 4 ปีที่แล้ว

      Maxay ka qaadi taad sheegaysaa

    • @zalmaqueen4213
      @zalmaqueen4213 4 ปีที่แล้ว

      @@najaxaxmed5613 farhia fiska iyo yuruboo joogta asma gaapo meesha ka saar wll boqorad codka xaal sii

  • @kaifhassan9230
    @kaifhassan9230 6 ปีที่แล้ว +31

    Xidigaha geeska dhaga hadalka kama weynadaan miyaa uff qadra silimo kadhamada 😏😏

    • @xidigaawdal9662
      @xidigaawdal9662 6 ปีที่แล้ว +2

      Asma love walee gabadh rerkeda ka adkaaty

    • @nimcomustafe4225
      @nimcomustafe4225 6 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi tani waa doqon ceebaysay fankii iyo xidigihiina

    • @istaahildiraac1631
      @istaahildiraac1631 5 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi xaqiiiq sanad walba dhaga hadal bay wadaan

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 6 ปีที่แล้ว +3

    wlhi asma love wa fananad kliya ee aan tagero 2013 ila hdda salan kal iyo laap boqorada jacylka 😍😍

  • @juweriyacumar6722
    @juweriyacumar6722 6 ปีที่แล้ว +29

    Khadra hadad istidhi u hees karbashkeda kaso kabn maysidee md iska jogtid asmay inader

    • @ubaxxuseen174
      @ubaxxuseen174 6 ปีที่แล้ว +1

      Mid aan kuu sheego yartaay Asmi waa fanaanad heestay maaha inay khadra uheestay dhexdooduna Kuma qaado shop hadaad khadra taageerto khasab miyaa qofkay isku dhacaan inaad adna caydo xishood qofwaynbaa tee nio

    • @juweriyacumar6722
      @juweriyacumar6722 6 ปีที่แล้ว +1

      @@ubaxxuseen174 labadaba ana la dhashy qadadwayny camal samayso

    • @raxmaseed6341
      @raxmaseed6341 5 ปีที่แล้ว

      Asmaqurux sakuwadoky

    • @faadumoahmed6244
      @faadumoahmed6244 4 ปีที่แล้ว

      Asma dhilo waynaty ana le kaly wax na dheh asma siil weyn hhhhhhhhhh

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 ปีที่แล้ว +24

    Asmo xuuso dabo-ka-warwar baa ku haya oo nimco dareen baad ka baqaysaa tukaanka caanka ah inay kaa qaado

    • @malikamedia7580
      @malikamedia7580 6 ปีที่แล้ว +3

      Was runtaa afkaaga caano lagu qabay khadara slimo waxaba kama qaadayso

    • @suhuursami785
      @suhuursami785 6 ปีที่แล้ว +1

      muna deman cabdi hooyo sharafle ayaa dhashay nimco dareena dooneyn asma love na happy ku ah inuu inankeedu qabo ninco dareen sakhraanad googadey taariikhdeeda waanu hayna

    • @awoam9497
      @awoam9497 6 ปีที่แล้ว

      اتق الله

    • @queenofgabiley4658
      @queenofgabiley4658 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk wale wad garatay warwarba kaga gooyay

  • @sabahhirsi9007
    @sabahhirsi9007 6 ปีที่แล้ว +7

    Khadra nanolato🤴💪💪💪

  • @kukunuta9047
    @kukunuta9047 6 ปีที่แล้ว +1

    Haters gonna hate asma love ku jeclahay wll ❤👸

  • @himlostyle4755
    @himlostyle4755 4 ปีที่แล้ว +1

    Asma love qof aan tageero walhi hbti ra rabi haku sharfo

  • @queenofgabiley4658
    @queenofgabiley4658 6 ปีที่แล้ว +6

    Asma love aday xumaani ka buuxda reraha is qaba kala erya qumayo

  • @naasibaxmed6964
    @naasibaxmed6964 6 ปีที่แล้ว +11

    khadra miyay gadhi karta taan heesay cuqdada ba ka buuxda

  • @BadramuuseAbdilahi
    @BadramuuseAbdilahi ปีที่แล้ว +1

    Habo mcn❤

  • @youtuberwyoutuberqq
    @youtuberwyoutuberqq 6 ปีที่แล้ว +23

    Afkay shalay ku amanaysay miyay mantana kucaynaysa yanyur codkedi

    • @nimc_8
      @nimc_8 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @ifrahomar7854
    @ifrahomar7854 6 ปีที่แล้ว +11

    Xashishki.ayaa isku soo hadhay.

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 6 ปีที่แล้ว +2

    Wakaqadnay Salanta Asma Love From Mogdisho ❤

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 6 ปีที่แล้ว +19

    Tan Fanka Lagu so Lugoyay Ma is tidhahdee 😁😁

  • @kaahanuura512
    @kaahanuura512 4 ปีที่แล้ว +2

    Xiqdi iyo naceep xajiin lalama doonte lama ximiyi xeelke jaceyl xaasid baa tihiin inta xun love u so much Asma love🥰💋

  • @zahrahassan4559
    @zahrahassan4559 5 ปีที่แล้ว +3

    Machallah asma love wan kuu xiseeya ano reer Djibouti ah

  • @sacdamuuse1005
    @sacdamuuse1005 6 ปีที่แล้ว +1

    Naaa Ord Bahalyha
    Bila Xigmadiii naga
    Tag

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh 💯👍👏👏👏

  • @rahmitaquruxsan2271
    @rahmitaquruxsan2271 5 ปีที่แล้ว +1

    Khadra silimo ayay ku socotaa heestani
    Dhilooooyink bakhadaha 😏😏😏😏😏

  • @cawkecxakiin2925
    @cawkecxakiin2925 6 ปีที่แล้ว +1

    nasab asma axmed ismaciil asma love

  • @sundus52
    @sundus52 6 ปีที่แล้ว +3

    Tolow heestaan MA wx logu tala galey khadro saliimo 😂😂😂

  • @khadradhukuro8372
    @khadradhukuro8372 3 ปีที่แล้ว

    Hello 2021🤚🤚😅✌️

  • @nadarhonest9147
    @nadarhonest9147 6 ปีที่แล้ว +5

    Waka qadnay Asma Quruxay

  • @xawomacalin3139
    @xawomacalin3139 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waxba ma qadi kartit

  • @hibaaqwaxyarowacan8036
    @hibaaqwaxyarowacan8036 6 ปีที่แล้ว +21

    hhhhh heestu waa badhadh khadra ku socota

  • @esraahmat7815
    @esraahmat7815 6 ปีที่แล้ว +3

    Asma naftayda ka hesha aftahanad ugu werysiga macaaan dhaaman fanaaninta Allah haku daaayoh sanado badan jir❤❤👌

  • @sundussiyaad7476
    @sundussiyaad7476 6 ปีที่แล้ว +4

    Asma naaag izku kalson❤aqli ayay ku dhaftay nagaha 😍khadra foolxumo heestan iga gadhsiya 🤣asma ku xamo wxy thy🤣ilayn wa tii ninkeda so dhicizate adna wado laga mariye🤣

  • @yasmiinxassan8694
    @yasmiinxassan8694 6 ปีที่แล้ว +1

    Wx jira wlhi yaryarka Cayaya Asma qurux stop buuqa Asma go forward wllo

  • @ubahmohamed7736
    @ubahmohamed7736 6 ปีที่แล้ว +8

    Salanta muqdisho la noqo eedo danyer yahay team qadro plz so muqo dadkan meel iska saar shitt

    • @abdirisakmuhani5341
      @abdirisakmuhani5341 6 ปีที่แล้ว

      kmmkkklkk waa mid iska masayrsan

    • @mxmdcadey7954
      @mxmdcadey7954 6 ปีที่แล้ว

      ubah mohamed sorry danyar dad lagu macayo dadban ugurmanaa saida?

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 6 ปีที่แล้ว +1

    XOOGAA YARA DHEGA HADAL AH
    JACEYL XAASID MA WAAYO
    ASMA LOVE HORE U SOCO ❤👌

  • @fatoumaabdiali6285
    @fatoumaabdiali6285 4 ปีที่แล้ว +2

    Asma love dumashiday inolow dumashii

  • @isrobaby423
    @isrobaby423 6 ปีที่แล้ว +1

    Inkastoon team khadro ahaa asmana manici Karo xidigaha geeska ayada ayaan ka taageeraa Asma love love kugu ahay 💝💞💟

  • @nalkamaankadaara3869
    @nalkamaankadaara3869 6 ปีที่แล้ว +4

    Asma kal iyo laab ujeclhy❤❤

  • @faysalahmed371
    @faysalahmed371 6 ปีที่แล้ว +6

    Yartan is qaadatay miyadaa cod leh ba. Meesha khadra silimo ha loo yeedho ama iska daaya
    Meel mxed bk. khadra silimo. Hamda quen.nimcaan Hillaac dadka u yeedha ama meesha iskaga taga

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว

      Khadrada idin wareerisey xabeeb ayeyba dig tahay Asma ka cod macaan.

    • @nimc_8
      @nimc_8 3 ปีที่แล้ว

      @@faizamohomed3271 😂😂😂

  • @fartunomar5783
    @fartunomar5783 6 ปีที่แล้ว +19

    Khadro salimo ayey ku socota lkn wxbo uma kama qadeysan san gaab hhhh san kus

    • @canbamucktar1339
      @canbamucktar1339 6 ปีที่แล้ว

      Asma love iyada ayaa hurfiyanad ah khadrana way kamaser tay markas ayey u qudhi wayde nolasha asma wax jirta mah

    • @hamdiali6124
      @hamdiali6124 6 ปีที่แล้ว

      Dad dood waa adink asmo sangaab Ku cayesaan khadro miyeey San dheer leedahy isk hdl looma hdlo waryaad asmon waa fariid waan gbr nolosh wax weyn ka taqaano ma fahnty asmo waa marwo qurxbdn

  • @baariabdulahi9038
    @baariabdulahi9038 5 ปีที่แล้ว +2

    Wxn dawanay 2019/16/12 December
    Mlin isniina Time 10:7 Am
    Like🙄😶❤

    • @asmomohamed6920
      @asmomohamed6920 2 ปีที่แล้ว

      2022_6_11 mlin sabti ah
      15:20 pmGalbnimo

  • @salmailyaaz5880
    @salmailyaaz5880 6 ปีที่แล้ว +2

    naayaa asmay run ma rabtaa inader horta anagaa reer burco ah run kusheegayne khadra sikimo weykaa fanaan santahay waliba fan hibo ah mana gaadhaysid lkn adna wadka yar qurux badn tahay markaa dee caadi iska dhig fanka udaba fadhiiso dee naagta

    • @hanielmi5717
      @hanielmi5717 6 ปีที่แล้ว

      Salma Ilyaaz wlalao waa laba hablood oo ilma adeera meelna makala tagayaan khadra iyo asma love ❤️

  • @duniyocabdi2666
    @duniyocabdi2666 2 ปีที่แล้ว

    Asmo,aad,bay
    Kuusalaamayaan
    Reer,muqdisho

  • @gabdhaisjecel8675
    @gabdhaisjecel8675 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooow heesta asma wa hees shidan

  • @munasharfjamac3283
    @munasharfjamac3283 6 ปีที่แล้ว +16

    Dhaga hadal bay isku tageeren waban nacay ku wan

    • @xafsagobaad4807
      @xafsagobaad4807 6 ปีที่แล้ว +1

      Waaw asma kujeclahay hno

    • @sagalyeah2638
      @sagalyeah2638 6 ปีที่แล้ว +1

      @@xafsagobaad4807 haja hadad jceshay yaad u zhegaysa

    • @hodoabdi3782
      @hodoabdi3782 6 ปีที่แล้ว

      muna sharf jamac Hhhhhhh wllshy dhaga waxy

  • @moeddeeq7126
    @moeddeeq7126 3 ปีที่แล้ว

    igu xamo waxan ahaye🥰🥰

  • @hindafaisal2405
    @hindafaisal2405 6 ปีที่แล้ว +2

    Asma xappti inoolow ku tageera

  • @maryamadhuubqueeen2245
    @maryamadhuubqueeen2245 6 ปีที่แล้ว +6

    Asmo hadaan reer muqdisho nahay waxan kugu tageerna qalbigaga wanaagsan

  • @ajmank1626
    @ajmank1626 6 ปีที่แล้ว +1

    viiv asma love cadaw gagu cakta😴😴😴

  • @abubakarbilabuuq7055
    @abubakarbilabuuq7055 4 ปีที่แล้ว +2

    Xuub lagu dabooliyo
    Xidid malaha beentuye
    Adoon qarin xaqiiqada
    Igu xamo waxan ahay¤
    Erayadi : lABOKAR BILAABUQU
    C/KARIIM FARAAX QAAREY JIIR
    Laxanki iyo musie Cabdi Abiib Abdi yare
    Codoki ASMA LOVE

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 ปีที่แล้ว +1

    Waryaa alla yaqaan yey ku dhaga hadleysa

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 ปีที่แล้ว +2

    Kaaley khadra ma waxa lala qabaa hodan cabdirahman med naagtan heeseysa hodan tanaba ka maseyr badan

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 5 ปีที่แล้ว

      safiya mohamud khadra rabtey ineyn reerkeda ka kala kiciso ul dheer isaga qabatey 😂naag nool

  • @noloshaqurbaha5142
    @noloshaqurbaha5142 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa bilaa bk naf ma leh

  • @ahmedzaki6206
    @ahmedzaki6206 5 ปีที่แล้ว +6

    anigu wxn layaabay tan bilaa codka cida dhagaysata wlhi haday is ogtahy inay tahay bilaa suuq iyo cod mabay cideen zida adhiga naaa furinle ayaa music kugu habeeye hayna waaline naga fadhiiso adaaa jacayl xaaside fanka wxn kudhex joogna dulqaad mar hadaan dhagaysanyno tanookale 😡

  • @ayanhassan8683
    @ayanhassan8683 6 ปีที่แล้ว +1

    Jareer san wen qadro maxad ka qadi kartaa wa fananad la yaqano sharf leh orad mesha kala dag hes mahane tan boon yahy sanka balaran burco boyaas ka ahan jirtay uf hadey dad iska dhigesaa nimco daren soo socoto mel ka gal

  • @foziamohamed6432
    @foziamohamed6432 6 ปีที่แล้ว +6

    Odeygededa kadifaacaysaa khadra silimo kkkkkkkk

  • @jojoqali5531
    @jojoqali5531 6 ปีที่แล้ว +2

    Asma love III nolaw wan ku tageeeera mansha aalh amaaan wad mudan tahy inad sharaf leedahy halkaaasad ka muuuqtaaaaaa fanaandaydiiiiii Mar walba wan ku jecelhy hadan nahay Somali wan ku tageeerna ilahy haku dhawro adiyo Ahmed furinle iyo ciyalkiiinba faraxd aduunka ku dhamaysta

  • @allowjinadinageyaniandcade408
    @allowjinadinageyaniandcade408 6 ปีที่แล้ว +2

    Gulesta asma naag quux badaan

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 6 ปีที่แล้ว +4

    Khadray simo ay ku wadaa,wasaqa naagahan maskinta ku goobta ciil iga hayaa,naa khadra amaan siiya wa isla baxdeene

  • @AbdoulkaderadenHamda
    @AbdoulkaderadenHamda 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kabtanahmed919
    @kabtanahmed919 6 ปีที่แล้ว +1

    Igu xamo waxan ahay

  • @AnnoyedMartialArts-uf6ew
    @AnnoyedMartialArts-uf6ew 7 หลายเดือนก่อน

    ❤y❤u❤i❤p❤a❤s❤d❤f❤

  • @asmadheeman298
    @asmadheeman298 6 ปีที่แล้ว +3

    Asma love jira oo jooga ❤❤❤❤❤

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 6 ปีที่แล้ว +5

    Asma love