Daawo Somalia Waxay noqondoontaa Falasiin O Kale Waakan Ciidankii itoobiya Somali Ayaa La Socota

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 หลายเดือนก่อน

    Very good C C Shakuur sida aad u sharaxday

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 หลายเดือนก่อน

    Waa talo oday, xildhibaan leh ciidankii waa jabeen pyo saxaafad soomaali oo leh m.xasan shiikh waxaa kaguuleystay abii itoobiya waa walaaleheen waxaa sidaaleh m.goboleedyo waa xaqiiq in dawladda soomaalia guuleysan doontaa insha allaah

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6c หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax Falastiintii Geeska Afrika ayaa loo maleynaa intee ku jiraan reer qurac iyo reer qansax ha idinka saarto Amxaar awalee Soomali galbeed heysteene hadana weli dadbaa soo dhoweyn

  • @caraboday9074
    @caraboday9074 หลายเดือนก่อน +3

    Cadowga cid kasta ka xumi waa soomaali

  • @seed3966
    @seed3966 หลายเดือนก่อน +1

    Asc xasan maxamud iyo emarate e laaluush lasiiyo barlaman ku sheegii umada matalayey marka ka xaab xaabiya welina ma dhowa hadaan la ceydhin kooxda xaraash qaran ee daroogada ka kanacsada 😎😎😎😎

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 หลายเดือนก่อน

    Comments kayga waxaan ku darsanayaa Itoobiye waa Yahooda Afrika wuuna cadeeyey Yatanyahoo in hadduu dafaalka Falastiin uu ka soo jeesto in uu Africa uu edebta varaayo waxaana madax ka ah waa Itoobiye ooba ay ka dagaalamayan Gasa Itoobiye ciidan kiisa. Marka waa in meel looga soo wada jeesto.

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t หลายเดือนก่อน

    1988kii sidii loogalay dadka reer Soomaaliland halasheego cidakahadashay Markii caruur ciroole ganacsato Aqoonyahan laxasuuqay hantidoodana ladhacayay hadii jabhadi baxday oo ay ka hortimid Dowladii kacaanka mawaxa ay ahayd in ay ladagaalanto jabhada hubaysan mise waxa ay ahayd in layidhaa dadka burco gabilay hargaysa barbara ceerigaabo joogaa ee bulshada noocyadeeda kaladuwanle Waxay isku qabiilyihiin jabhada itoobiya joogta ee hala dabarjaro hantidoodana haladhaco daarahooda hala burburiyo oo aan cid soomaalisheegataana Aanay kahadal maca culumadoodii Waaba kahadale culimadii dalka joogtay waxay yidhaahdeen Naagahoodu waa xalaal oo rag iyo dumar Caruur iyo ciroole iyo noockasta oo bulshada rayidka ah Ama ha hubaysnaadeen ama yay hubaysnaane Odaygan meesha kahadlayaa waa waxa uu kamid ahaa dadka kufaraxsanaa markii dadka sidaa loogalayay Ama kuwii tacadiga gaystay buu kamid ahaa Maanta ayuu falastiin kahadlayaa dad aan waxba gaysana barigaa ayaa sida falastiin iyo si kaxun loogalay oo aan loogu talogalin incidikahadho oo waxkasta oo hub ah cashuurtoodii lagasoo iibiyay kaaraha beebeega Diyaaradaha aan midqudha laga reebin Markaasuu maanta ilmada yaxaaska nooqubayaa Wecel Wecel dhalay kkkkkkk

  • @Waris668
    @Waris668 หลายเดือนก่อน

    Soomaali wixii kudhaca iyagaa gacmohooda ku kasabaday waayo iyagaa cadaw isku ah

  • @mohamedabdulahi596
    @mohamedabdulahi596 หลายเดือนก่อน

    Cc shakuur mooryaanta u sheeg dhibta ay dowladnimada ku hayaan,

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 หลายเดือนก่อน

    XASAN SHEIKH WHERE IS HE .

  • @abdirahmanmohamed3968
    @abdirahmanmohamed3968 หลายเดือนก่อน

    War danaha Somalia ka hadal iska dhaaf dunida kale

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    Kkkkk xataa ninkaani makalagaranayi Yugoslavia iyo Chegoslavakia dawladihii la-oranjirey.
    Waar kahadal dadka masaakiintaa oo jiingadaha laga burburinaya iyo xabaalaha laqufanayo.

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo หลายเดือนก่อน +1

    Adeer wax magaratada lagu maaweelinayaaye qof kasta oo caqli leh wuu garanayaa ujeedada itoobiya laakiin hadaysan soomaali iska horqaadin xasan iyo muuse soomaaliya waa kudaysay.waxaanse dhalinta soomaaliyeed ugu baaqayaa waa inay gacmaha isqabsadaan oo qabyaalada kor ugabaxaan si dalkooda uwada difaacdaan sidii awoowayaasheen dalka inuugu difaacijir.een iyagoo gacmaha ishaysta

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 หลายเดือนก่อน

      Jaajuus itooboya ayaad tahay dadka ha marin habaabin m.xasan shiikh waa geesi adis Ababa ayuu xoog shir ka socda ku galay una sheegay afrika in soomaaliya.aan xoog lagu soo gali karin, guul m.xasan shiikh

    • @BbbCcc-uj6mo
      @BbbCcc-uj6mo หลายเดือนก่อน

      @@abukardhaay8360 waxaad ii sheegtaa madaxweeyne dalkiisii dhankasta cadawgu kasoo galayoh oo aamusan sidii inuu raali kayahay waxa ay ku kacayso itoobiya sidoo kale ninkan aad ii amaanaysaa maaha ninka ciidankii soomaaliyeed ee dalka difaaci lahaa kadhigay wax shabaab diloh iyo wax cararah iyo wax gaajo ayda ugu bakhtiyayah iisheeg amaanta meeshuu xasan kuhelayoh shacabkii buu waxa la,arkoh kuhayaa dagaalo beeleed buu hurinayaah adeer ninku hadhaafo umada dhankasta waa fashileh

    • @seed3966
      @seed3966 หลายเดือนก่อน +1

      🐒🫏🐒🫏🐒🫏🐒 Xasan runtii xasan ma fahansana dowladnimo waana nin jilicsan maalinti 1/1/24 hadu cidan kadejin lahaa zaylac dowladaha saxbka ah heshiis difaac lasaxeexan lahaa masar turkeey eriteriya xebaha gobolada keenini lahaa 😎itopiya edeb darada ey wado waa jojin laheyd runti balse caksigeyd yuu samaeeyey asago gacantiisa uu ku burburinaaya dalka intuu kasoo dhex hadlo masjid itopiya al shabaab la mid tahay waa maah maahdii af xumo colaad waxba kaagama qabato nabadna waay kaa fogeysaa ama kaa kaxaysaa xasan qaabkiisu waa sidaas 🫏🐒🫏🐒🫏🐒

    • @BbbCcc-uj6mo
      @BbbCcc-uj6mo หลายเดือนก่อน

      @@seed3966 haa waa runtaa bas maydhicine aynu utashano dalkeena

  • @rahh4137
    @rahh4137 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya saaxiib ma noqoto ee been ha isu sheeting. ku saaxiibka u malaynaya ma yaqaaniin.

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 หลายเดือนก่อน

    Gur gurte aya somaliya sabab unoqon dona lagu qabsado oo lagu gumaysto maxa yelay
    wax dad nimo iyo masul nimo midna
    mesha kuma hayo...

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 หลายเดือนก่อน

    Adeer soomaali igu soo carar ma ahan cidii rabto heshiis hala gasho ethiopia 6000kun ayaa muqdisho looga diley ethiopia AK47 ayaa sitaan qorigooda ugu weeyna waa pm kuwii futada xabada ka galiyey ayaa jooga adeer ha is dhiibin hadaadan adiga u shaqeeyn ethiopia