Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo lagu Aasay Macalin xamse oo Jimcihii Lagu Dilay Deegaanka Seemade.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @deextv

ความคิดเห็น • 81

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 หลายเดือนก่อน +5

    Allaha u naxariisto maxalinka Ehelkisii samir iyo iiman Allaha kasiiyo Intaa kadib gacan ku dhiigle inuu bulshada dhexjoogo maahan tiirka geeya waxa socda waa fitan dilku sahlanaa Macalinku cadalad ayuu idinka rabaa

  • @fahima6186
    @fahima6186 หลายเดือนก่อน +3

    Wallaahi waa dhibaato 😢war reer mudugoow caruurta bara nolosha iyo naxariista beni aadam nimada😢

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +1

    AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 หลายเดือนก่อน +1

    Oddayasha hadalkoda macana MashAllah. Xamse Allaha uu naxarista.

  • @saciidomire6372
    @saciidomire6372 หลายเดือนก่อน

    Alaha u naxariisto

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 หลายเดือนก่อน +2

    5,bari kadib maxaa loola aasi waayey gacanku dhiiglihii

  • @saciidomire6372
    @saciidomire6372 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha islaaxiyo

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah wakaa xaqu

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +2

    allaha unaxariisto hamse aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 หลายเดือนก่อน

    (ALLAH SWT) waxaan uga Baryaa 🤲Wwlaalkeen inuu JANNATUL FIRDOUZ ka WARAABIYO (ALLAHUMA AZZ AAMEEN)🤲🤲🤲🤲

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r หลายเดือนก่อน +1

    Iniga qeer ilaahey qeer haniisiiyo❤❤❤❤

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 หลายเดือนก่อน

    اللهم اغفرله وارحمه

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 หลายเดือนก่อน +4

    Ale ha unaxariisto marxuumka ehelkana samir iyo iimaan ale hakasiiyo kandilayna waxaan rajaynaynaa in sida ugu dhaqsaha badan loodilo .

  • @Haskamaalim
    @Haskamaalim หลายเดือนก่อน

    Alax haunaharisto janatul firdowsa alax hakawarabiyo amiinn Amiinn Amiinn Amiinn 😢😢😢

  • @amalnuur-j3f
    @amalnuur-j3f หลายเดือนก่อน

    Alaah ha u naxariisto marti la jeclyahay alaah haka dhigo qabrigana alah ha uwaasiciyo

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r หลายเดือนก่อน +1

    Sax wlhi alx Masha Allah ❤❤❤

  • @abdiali8315
    @abdiali8315 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha u naxariisto marxuum ka
    Waa dhacdo aad u fool xun
    Dadkaaan reer guuraaga ah hubka halaga qaado Reer guuraaaga iyo xayawaaan ka waxba uma dhaxeeeyo

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r หลายเดือนก่อน +1

    Amiin amiin ❤❤❤yaa rabi❤❤❤

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 26 วันที่ผ่านมา

    Maka all kuukeen qordheer

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r หลายเดือนก่อน +1

    Amiin yaa rabi❤❤❤❤

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Macalin iyo dhakhtar iyo ganacsadeh lah diloh somali bay gar u tahay ilahay ha u naxaristoh macalinkah waa in lah dilah gacan ku dhiglahah

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 22 วันที่ผ่านมา

    Qordgeer cadbatagal

  • @abdiazizyare6741
    @abdiazizyare6741 หลายเดือนก่อน

    ilaahay ha u naxristo somalidu waxay ku maahmaahdaa nin labaatan jir mudug ku gaaray ilaahay ceebtiisa ma asturin kufsi iyo dil iyo dhac baan ku caannahay naga raalli ahaada reer boramow😢

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 หลายเดือนก่อน

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +2

    Halasoo qabto tiirkana halageeyo mujrinkii diley yuuna kadanbeyan hadii runlashegayo

  • @Cabaadi1986
    @Cabaadi1986 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha u naxariisto macalinka

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 หลายเดือนก่อน

    Innaa lillaahi wa Innaa illeyhi raajucuun allaah ha u naxariisto janno fardawsana illaahay ha geeyo intii uu ka tageyna ehelkiisi iyo asxaabtiisina samir iyo iimaan allaah haka siiyo amiin amiin amiin insha allaah

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p หลายเดือนก่อน

    Reer Somalland oow haw tegina dad qalatada macalimiintii laynaya weliba gaal kacayo oo habaar qabta oo caruuraa wiilal iyo gabdhaba lagu kufsado oo hadana lagu dilo oo kufsi wadareer lagu sameeyo

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto aamiin dilaaga waa in la dilaa

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 26 วันที่ผ่านมา

    Aamin yaa alaah 😭😭😭😭💔💔💔💔🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin la dilo iyo dhakhtar la dilo Somali bay gaar u tahay, odoyaasha si fiican bay u hadleen intii tamartooda

    • @abdiazizyare6741
      @abdiazizyare6741 หลายเดือนก่อน

      aad iyo aad diilinta cas baan ka hoos marnay burbur bulsho bay inoo sababtay dawlad la'aantu

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 24 วันที่ผ่านมา

    Waalagus

  • @XuseenMacalin-n4l
    @XuseenMacalin-n4l หลายเดือนก่อน

    Maanta

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 22 วันที่ผ่านมา

    Xabiib was waalxumy

  • @boystar6670
    @boystar6670 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha unaxaristo

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 หลายเดือนก่อน

    Axsaan u sameeya dhagarkhabaha oo soo qabto qisaasa! Si isaga xujadu uga dhacdo! Hadiise ay jiraan Odayaal aakhiro moog ah oo raba inay dhagarqabaha mag ku dhaqaan ogaado nikaas macallinka ahaa ee martida ahaa ee miskiinka ahaa inaanu Rabbi hortiisa ku qadi doonin! Maantana aanu cid la doodi karin!

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 29 วันที่ผ่านมา

    Gala yahuud qordheer

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariiso Alaahu ma aamiin aamiin yaa Rabbi aamiiin aamiin yaa Rabbi ilaahay 🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️❤️🌺♥️♥️♥️😢😢😢😢😢😢

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r หลายเดือนก่อน +1

    Sax masha allaah ❤❤😂😂😂sax Masha Allah q❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 21 วันที่ผ่านมา

    Qordheer nart hallur hal fare

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 หลายเดือนก่อน

    ILAAHAY HA U NAXARIIS TO SAMIR IYO IMAAN ILAAHAY HA KA SIIYO DHAAM EHALADI SII ILAAHAY SUAASHA HA U FU DU DAYO

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 22 วันที่ผ่านมา

    Xarn tariff to

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z หลายเดือนก่อน

    Allah unaxarista aamiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr หลายเดือนก่อน

    Tacsida maxaad sln uga dhigi weydey Allah ha u naxariisto marxiumka

  • @umucabdirixmaanxawaa4899
    @umucabdirixmaanxawaa4899 หลายเดือนก่อน

    Asc ha ladilo ninka wax dilay maxaa loo hayaa

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 29 วันที่ผ่านมา

    Qrdheer dila

  • @user-cq5wf9dz7t
    @user-cq5wf9dz7t หลายเดือนก่อน

    innaa illaahi wannaa ilaahi raa juun

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 22 วันที่ผ่านมา

    Hal fare go

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 27 วันที่ผ่านมา

    Waslgusa

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 หลายเดือนก่อน

    Waa qabrigi wadani kani😂😂😂😂😂😂

  • @Raho339
    @Raho339 หลายเดือนก่อน

    Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 24 วันที่ผ่านมา

    Gal xarn

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 22 วันที่ผ่านมา

    Gal qordheer

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 22 วันที่ผ่านมา

    Gan waacijlqaba

  • @LST25
    @LST25 หลายเดือนก่อน +1

    Deex TV isoo Jawaab
    Garacad Ma imaaradka aa laga iibiye?

    • @abdiali8315
      @abdiali8315 หลายเดือนก่อน

      Sidaaas ayaaaa la dhahay waaana Arin aaad u foolxun waaana niyad Jab weyn waaana daciifnimo weyn
      Waaan ka xumahay in la ogolaaado carabta sideee rabaaan in eee Naga yelaaaan

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 หลายเดือนก่อน

      Ilahay ha U naxaristo wa ka xumyah

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 หลายเดือนก่อน

      War hada runta athy ka tahy nin Kan so diba

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdiali8315 waa malgashi.lagama iiban they invest more than 300mill.$ that's it

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 22 วันที่ผ่านมา

    Tahaaliil to

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 หลายเดือนก่อน

    أنا لله وانا اليه راجعون

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 หลายเดือนก่อน

    Sababta loo dilay maxay ahayd?

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 หลายเดือนก่อน +1

    Muxuu kugalay macalinka

    • @mamamuslim1003
      @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +1

      sheydan leeku qaaday

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 หลายเดือนก่อน +1

      Sheydaan iyo ruwaayad baad ka hadlaysa

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 หลายเดือนก่อน

    Shaqo fiican baad qabatedn nafta owdilay tiidu makafiicna fidnadiina waad demisen

  • @JamaMuse-o5c
    @JamaMuse-o5c หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @AbdioSheikh-j3j
    @AbdioSheikh-j3j 21 วันที่ผ่านมา

    Ina gondaq

  • @hodanwarsame1895
    @hodanwarsame1895 หลายเดือนก่อน

    Malaayo idin dishay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน

    sheydaan leeku diray dilaaga

  • @mohamedkhalifa8804
    @mohamedkhalifa8804 หลายเดือนก่อน

    Weli iyaga is amaanayaa waxeey isku amaanayaan in gacan ku dhiiglihii eey soo qabteen berina eey sii deeyn doonaan.... waaba soo qabanay baa lagu faanayaa duf ku baxa

    • @safiawarsame8598
      @safiawarsame8598 หลายเดือนก่อน +2

      Waa lagu faanayaa sabababtoo ah meelo badan oon sooqabankarin baa jira waana kumahadsan ilaahay kasokow yihiin kan waxdilayna waa in lagudaro . Ala ha unaxariisto,marxuimka ehelka iyo intii jeclaydna samir iyo iimaan hakasiiyo.

  • @urmumshushi
    @urmumshushi หลายเดือนก่อน

    boorame intee jaamacadahooda wiil kudileen calanka soomaliya xiran wsar siidaaya ninka

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p หลายเดือนก่อน

      Been baad sheegtay waxba laguma dilin ee dad qalatooy magaaladii caruuraa lagu kufsado oo kufsi wadareer uu ka dhaco wiilal iyo gabdho 12 jir ugu wayn yahay ee hadan la dilo oo la jarjaro waa gaal kacayo waa meel habaar qabta meeshaasi

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 หลายเดือนก่อน

    Alaha u naxariisto

  • @cabdiraxmaanxaaji1482
    @cabdiraxmaanxaaji1482 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto

  • @sahranur9152
    @sahranur9152 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto

  • @fartunhussein4836
    @fartunhussein4836 หลายเดือนก่อน

    Alaha u naxariisto