Bardihii ku yiil isha Baydhabo waakan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

ความคิดเห็น • 130

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho ปีที่แล้ว +5

    Thanks Mr Hareri! Baydhabo waxay magaalo ahayd ilaa 1913 kii. Waan ka xumahay heerkii ay mudneyd inaan wali la gaarsiin, waanse ku faraxsanahay iney dadaalo socdaa.

  • @Mza122
    @Mza122 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah Hereri. Baydhabo yaraantaydii ayaan ku noolaa oo dugsiga hoose ka dhigtay. Berdehaa maalin walba waan sii mari jiray markaan ku sii socda dugsiga hoose ee Baydhabo dugsigaas oo ahaa dugsigii hoose ee ugu horreeyay Baydhabo. Wuxuu ku xigay Maxkamadda Baydhabo. Isha Baydhabana habeenkii ayaanu dabbaalan jiray. Gerbaduna waanu dabbaalan jirray. Salaamey ayaannu kubadda ku ciyaari jiray iyo War-qudday meel la yiraahdo. I miss Baidoa.

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy ปีที่แล้ว +14

    MASHA,ALLAH, WAA MEEL QURUX BADAN, BAYDHABA JANAAY BILAASH LOOMA DHIHIN. ALLAH HA DHOWRO WALAALAHA SOMALIYED EE HALKAAS KU NOOL.

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg 7 หลายเดือนก่อน +3

    baydhaba jinaay caasiamda geeska Africa allow barakey ❤😊

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 หลายเดือนก่อน

      Caasimada geeska Africa ma aha caadi iska dhig balse gobolka Baay ayay caasimad u tahay. Baydhabo jannaay jir oo joog.

    • @NuurtoCukaash
      @NuurtoCukaash วันที่ผ่านมา

      Aaamin yaaa rabi❤

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah magaladu wa qurux badan tahay waxan aad uga helay nadafada magalada 👍🏾
    Lakiin Waraabaha waxa ka muuqdo isku buuq meshu waku yartahay

  • @mudanibrahim9089
    @mudanibrahim9089 ปีที่แล้ว +8

    Beydhabo Janeey, Arlaadii Janaad. Aad iyo aad ayaan ugu ildoogsadey halkaa u ciid tagi jiray waayo waayo 😍

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +4

    Baydhabo janaay
    Allow Ka dhig guri Barwaaqo waxaan xasuusta barwaaqadii tiilay Suuqa Baydhabo 🥀🥀🥀🌹🌷❤️💕💕🤝👏✌️👍
    From Gedo 🥀

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 ปีที่แล้ว +3

    Mansh Allah Somalia gul insh Allah 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 ปีที่แล้ว +7

    Beydhaba wax kayar labo bilood baan joogaa runtii, waa magaalo balaaran oo safe ah oo opportunity badan xaga shaqada iyo ganacsigaba.

  • @Degaliah
    @Degaliah ปีที่แล้ว +10

    ❤❤❤ Masha allah qurux beerta baydhabo insha allah mar waan iman hambalyo sister from hargeisa

    • @mhassan9288
      @mhassan9288 ปีที่แล้ว +3

      Gacmo iyo Qalbiyo furan ku soo dhawoow sister:)

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว +1

      Ha imaanin calanka buluuga ah adigoon wadan Baydhabo ma jecla caasiga wadanka.

    • @Degaliah
      @Degaliah ปีที่แล้ว

      @@beerkaaicadaaday2057 ok maxa calan idaba wadaaya tourist ayaaban ahee oo lacgteeda labaxaysee meshu ma bilaashba?

    • @Degaliah
      @Degaliah ปีที่แล้ว

      @@mhassan9288 thank you 🙏

    • @AlmaasXasan-hq9gg
      @AlmaasXasan-hq9gg 7 หลายเดือนก่อน

      welcome to gacmo furan😮❤

  • @raaxoahmed2443
    @raaxoahmed2443 ปีที่แล้ว +3

    ilahow ku xfd cimri dher iyo frxd bdn iyo cibdo suban alha kusiyo dambigagane alha dhfo

  • @abdiqanilegend1206
    @abdiqanilegend1206 ปีที่แล้ว +1

    Hereri media aad iyo aad baan umahadsantihin inaad dhulka nagu warejisan bardihii ku yiil baydhaba waligay ma arag hereri media ♥

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +3

    Herari alle ha ku barakeeyo adiga iyo reer baydhabo

  • @xilwaxaaji7414
    @xilwaxaaji7414 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliya min raays casayr ilaa raas kanbioni way banaantahay hal gobol oo soomaaliya ka mida deeqda dadka soomaalida hadana dhul bay isku haystaan bal halkaa eeg barwaaqada taala waa wada sidaas somaaliya Ilaahoow quluubtooda midee aamiin

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 ปีที่แล้ว +4

    Maashallah dadkii laga soo ceeriyay Somaliland iyo laascanood illaah baydhabo aa nuuriyay.

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse ปีที่แล้ว +14

    I love my people but they didn’t develop the city at all. Baidoa is one of the city got neglected by many leaders.

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 ปีที่แล้ว +3

      Laftagareen ayaa horumar iyo dhismo ku wado.

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis ปีที่แล้ว

      @@waryaawariiri1812
      Benaale

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว +3

    Baydhabo waa baladkayga aloow barakee
    Waxaa iigu dambaysay 1989
    Runtii waan u hiloobay

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 ปีที่แล้ว

      aabdiradhiidlohhos
      Garoonkaan magiciis,Xaafaddee Ayaad degganayd 1989kii iyo iskuulkaagii

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 ปีที่แล้ว

      abdirashidlohos

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 ปีที่แล้ว +3

    Masha-Allah may Allah bless and protect Somalia 🇸🇴 ❤

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 ปีที่แล้ว

    Maashaallh waa magaalo taariikhiya baydhabo l live Germany 🇩🇪 and from burco somaliland

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 3 หลายเดือนก่อน

    I kove baydhabo jinay from buur hakaba

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 ปีที่แล้ว +2

    Baydhaba janay from galmudug

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 ปีที่แล้ว

    Mnchallaj baydhabo jinayo ALLAH ha barakeeyo From burco , somaliland !

  • @hodoabdi6098
    @hodoabdi6098 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayay uqiimo badan tahay. In la arko oo la Barton quruxda wadankeena, mashallah alaah

  • @xilwaxaaji7414
    @xilwaxaaji7414 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allaah Ilaahoow abni iyo amaan ka yeel soomaaliya oo dhan aamiin

    • @HooyosKitchen
      @HooyosKitchen ปีที่แล้ว

      Amiin yarabi 🙏🏼🤍💙🤍💙🇸🇴

  • @muftiweyn9481
    @muftiweyn9481 4 หลายเดือนก่อน

    Baydhabo is the third capital of Somalia and is one of the fastest growing cities in the world

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 ปีที่แล้ว +2

    Hereri dunida tuule kuu hadhay tolow majirtaa masha allah

  • @moismail2675
    @moismail2675 ปีที่แล้ว

    Waraabaha ka si dayaa meesha yar aad ku xidheen, xaywaanka ilaahay naxariis tusa si inana Allah naxariis inoo siiyo 🙏🏽

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 ปีที่แล้ว

    Madaxwayne mudane ABDIAZIZ MOHAMED LAFTAGREEN, waa hogaamiye daacad u ah dadkiisa iyo guud ahaan MAYLAND STATE.👍🏽🇸🇴👍🏽🇸🇴👍🏽🇸🇴👍🏽

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว +1

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Gudiomiye xigeenka Baydhabo Isaaq Mohammed.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Baydhabo Janaay
    Home Sweet Home 🏡 ❤️

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    Masha Allah horumar bay gadhay dhaman umadah u nol baydhaboh ilashadah Amankinah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +2

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh ปีที่แล้ว +5

    Waan isweydiinayay goorta aad weydiindoontid "Basket-ball 🏀"ka 😅

  • @NuurtoCukaash
    @NuurtoCukaash วันที่ผ่านมา

    Baydhabo jinaay caasimada africa ayay isku badashay

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wlhi waa qurux

  • @AAB-mo2ur
    @AAB-mo2ur ปีที่แล้ว +2

    I love it’s people.

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 ปีที่แล้ว

    Bardihii kuyiil.ililaha biyaha kasoobaxa Goobtas isha beydhaba Baydhaba janaay Goob Beero Allah kumaneystey iyo Dadka ugu Tacabka badan Somali

  • @eidbudin9062
    @eidbudin9062 ปีที่แล้ว

    Hareri meshad ku aragtan wa nawad halugu yaco beydhawo janay

  • @AAB-mo2ur
    @AAB-mo2ur ปีที่แล้ว +1

    Very beautiful city and culture in Somalia

  • @asmaluul5860
    @asmaluul5860 ปีที่แล้ว +1

    Herari alle haku xafido inbadan

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 ปีที่แล้ว +1

    Hareeriyoow droonka sawirada qaado soo kireyso si'aad noogu muujisid quruxda magaalooyinka umada soomaaliyeed. mahadsanid

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

    Sidaa da oo kle horta gorme ugu dalxiisi dunida malaha anoon borama dhan i dhafin bu qiyamihii dhici 😅😅Allaw safar kayaga safar khyrle od rali ka tahay io si ad rali uga tahay an u dalxiisnaa Ada rahmane

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 ปีที่แล้ว +1

    Bidao xasuus gooni ah ayey ileedahy bargaan yaraa maxaa udabaal tagay isha bidao😢

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 ปีที่แล้ว

    That’s a beautiful park mashallah

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 ปีที่แล้ว +1

    Waraabaha ka siidaya meesha yaree ku jiro fadlan

    • @moismail2675
      @moismail2675 ปีที่แล้ว

      Waan ka naxay walaahi
      Wax yaalah somali hadan nahy aan dabi ka galaa waa xayawaanka ilaahay abuurtay

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 ปีที่แล้ว +1

    Baydhabo ma qurux badna...magaalada ha nadiifiyaan d.hoose...isma laha heesta iyo dhismaheeda iyo wadoyinka....
    Clean the city first...from Finland

    • @ismailibrahim9308
      @ismailibrahim9308 ปีที่แล้ว +1

      beenta ma ahan dhismoyin fiican way ledahay lkn wadooyin bdn ma leh

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว

    Masha allah alaha dalka nabad warta hanoga dhigo

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 ปีที่แล้ว

    Wow 🥰👏 Baydhabo qurux badnaa

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi ปีที่แล้ว +1

    Waraabaha waa in la siiyo xoriyadiisii, jeelka wuu ku dhex waashay. Waa edeb darro iyo aqoon yari sidani.

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 10 หลายเดือนก่อน

    Jecliyaayey dalkeena jecliyaa dhamaantiis

  • @farhiyaali435
    @farhiyaali435 ปีที่แล้ว +2

    Ow my home town 🥰💖

  • @qasimnuux743
    @qasimnuux743 ปีที่แล้ว +2

    ĪTU GUN ĪYO BAR BAXAY CALEEMU BALADHEN🌍

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allh

  • @xasanmacalinmukhtaar-hg6ir
    @xasanmacalinmukhtaar-hg6ir ปีที่แล้ว

    Baydhabo janaay Arladi quruxda

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah tabaarakal laah

  • @amazingtranslator8234
    @amazingtranslator8234 ปีที่แล้ว +5

    Hereri pls waxan ka codsana inad iska deyso hesaha ama musica aad so sareyso muuqaladada wayo qofkasta oo dhagaysta dambi ayana lagaga qoraya,
    Talo walaltinimo

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 ปีที่แล้ว +4

      haba daawan ma cid baa kugu qasabte🤔

    • @raaxoahmed2443
      @raaxoahmed2443 ปีที่แล้ว

      Dadka muqalka unbay xiseyan mhine madhegystan hda rbtane waiska motinkartaa ama waba iskadynkrta asne xumn kamaahn dadka oojeclaysinoyn siaywadnka ugusonoqdn uguna dhirageliye jilka dambe dhira geliyo wyn anothy alha nokaaa xfdo mrksto

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo ปีที่แล้ว +1

      Allaha ku Caafiyo Wahaabiyada Ubadkii ay waashay baad Tahaye. HEESUHU WAA DHAXALKII ABWAANADII SOOMAALIYEED

    • @sir__cmc
      @sir__cmc ปีที่แล้ว +1

      Cilaaj baa tahay yaa kugu yidhi heestu waa xaaraan.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 ปีที่แล้ว

      @Amezing Walaalo waa runtaa Heesaha dhageysigooda waa dambi Xadiis ayuu Nabiga kuleeyahay SCW macnihiisuna ahaa:- "qofka waxaa ooga fiican in qalbiga Malax ay ooga jirto intii hees ay ooga jirto lahayd" Walaalayaal Salafkii waxay dhihi jireen "dhegeysiga heesaha waxaa laga dhaxlaa Faqri" Allaha nahanuuniyo

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 ปีที่แล้ว

    Hereri waa wayo arag adunka Mel uu Tagin waa yartahay guleyso waa nin wadaniya waliba somali oo dhan jecel

  • @craxiimmaxamed4014
    @craxiimmaxamed4014 ปีที่แล้ว

    Cabdi salaanoow indr waxaan kaa codsan lahaa inaad magaalo taariikhiyeedda marka tagto oo zad wat bixin kasoo diyaariso

  • @khadartoosane7677
    @khadartoosane7677 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ku bdalayo cabdi salan hereri haduu alle idmo

  • @ahmedmohamoud5997
    @ahmedmohamoud5997 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah baydhabo janaay 🎉❤️🎉🎉

  • @guleit89
    @guleit89 ปีที่แล้ว

    Mr hareri well done

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabaarakallah ❤❤❤

  • @dhamme0
    @dhamme0 ปีที่แล้ว +2

    Mar uun waan tegi baydhabo insha Allah

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว

      Jeebka lacag badan oo sunuud ah gasho, qofkii ku tuugsada wax u dhiib. Shariif sakiin baa gacanta kuu horsanaya ha la yaabiin waa dhaqanka meesha yaal😂😂😂😂😂😂😂.

    • @NitroMez
      @NitroMez ปีที่แล้ว

      ​@@beerkaaicadaaday2057
      Isku xishood waxaasi umad dhan oo ilahay badiyey oo culumo iyo caamo leh lagu tilmaamo mahane bisinka

  • @fdama
    @fdama ปีที่แล้ว

    Looks like a village

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 ปีที่แล้ว

    Geedka Bardaha ma Tiinka QURAANKA lagu sheegay?

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 ปีที่แล้ว

    Waa magaalooyinka ugu waa weyn ee ugu taariikhisan geyiga somalida gaar ahaan koonfurta somalia 🇸🇴 💖 burco somaliland
    Baydhabo
    Burco
    Hargeysa
    Muqdisho

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan soo jeedin lahaa in Magaalo madax laga dhigo meel kaga adan
    koofur Bari Baydhabo
    Oo u dhaw Mudul baraawe
    Oo Bada India Ocean
    Korkeeda ah.
    Waa araktideyda

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

      Xge magalo madaxloga dhiga mamulka konfurgalbedba

  • @Y-shorts4
    @Y-shorts4 ปีที่แล้ว

    Reer Baydhabo kudayasho ayay mudan yihiin.
    #Baydhabo Balad Qurxoon ayay u eegtahay.

  • @MOHACCM
    @MOHACCM ปีที่แล้ว

    Legendary hareri

  • @mohamedsalat6579
    @mohamedsalat6579 ปีที่แล้ว

    Hareeri oo Koofurta Somalia Taga waa ii hada

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 ปีที่แล้ว +1

    alahA usiyaadsho

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 ปีที่แล้ว

    Garoonkaan magiciis

  • @zakariyeabdinour7500
    @zakariyeabdinour7500 ปีที่แล้ว

    Haraari waan nin waxa badaan laga baraato waa ayaarag

  • @hindamoha8357
    @hindamoha8357 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 ปีที่แล้ว

    Beerta raaxad🍇🍒🍉🍏🍓🍎🍌💖💚🤍❤👍

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 ปีที่แล้ว

    ishe waxa dhahti usne aa ahayne usne waxa dhahyi ....

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 ปีที่แล้ว

    Haaaheee Haaaheee marko adey caaad ama tak

  • @Mishra589
    @Mishra589 ปีที่แล้ว

    Qofkii ugu horeeya

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 ปีที่แล้ว

    Hhhh garmaajees I like this

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 ปีที่แล้ว

    Manshallaah tabarakallaah

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 ปีที่แล้ว

      Me too!!! After 28 years, I visited last July last year 2022.

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 10 หลายเดือนก่อน

    Alla, warabaha miskiinka meesha u wayneeya.. waxaas waa animal abuse.

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว

    FADLAN WARAABAHA SII DAAYA WUU DHIBAYSANYAHAY AMA MEEL WAY GALIYA

  • @yahyeidiris4777
    @yahyeidiris4777 ปีที่แล้ว

    First

  • @Tafo775
    @Tafo775 ปีที่แล้ว

    Qansax dheere maad tagtid Hereri

  • @engabdishakurcaabi4382
    @engabdishakurcaabi4382 ปีที่แล้ว

    Hareri yow dalxiiska wan ku raaci lahaaye maxa iga tagtay hhhh

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 ปีที่แล้ว

    Maalintuu doono ayuu jimco ka dhiganaayaa...Ragga aaday u qosleen..yaa fahmay qosolkaa?..

  • @ssomalifanzone3144
    @ssomalifanzone3144 ปีที่แล้ว

    Sorry weli lamagaarsin halkey uqalantey baidoa janay

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 ปีที่แล้ว

    Baydhabo januar ilaah nabad iyo xasilooni how siyaadsho umada waxay rabtaa navad iyo degenaan ilaah ayaa siiyey ilaah howsiyaadsho

  • @qasimnuux743
    @qasimnuux743 ปีที่แล้ว

    War nio imin kaaban badhaaayay wlhi

  • @ugaaskacidda499
    @ugaaskacidda499 ปีที่แล้ว

    Hareeri xamar imow

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +2

      Xamar walaal amnigeeda ayaa wali khalkhalsan oo dawladii hore ayaa xafiisyada dawlada ka shaqaalaysiisay Alshabaab faro badan marka meel lagu dagdago maaha muqdisho hadda walaal, wilashii ehlu janadii macawiisleyda ayaa gurigii lagu dawaynayay dhaawacooda loogu daatay oo la dhaawac tiray taas waxay cadaynaysaa in Fahad yaasiin Alshabaab ka shaqaalaysiisay xafiis kasta oo dawladeed isaga iyo Farmaajoba, laakin Hassan sheekh shaqo fiican buu hayaa

  • @khaalidgadhle2593
    @khaalidgadhle2593 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 ปีที่แล้ว +2

    somali in ay wallalo wada yihin bal eega inadeerkey oo isaqa sido nabad ku jogo mamulka konfur galbeed.xaga dawladayada somaliland tarxilinisey oo tacdiyo o gisaneisey dadka raxnwaynta kaso jeeda .am sorry wallalayal somalinimada nawada deeqda

  • @abdiqadir-ep6ro
    @abdiqadir-ep6ro ปีที่แล้ว +1

    Af maay kidowaha, abdisalan kifahmey may af qalaq inweeydid,🤡

  • @ALLin-one1
    @ALLin-one1 ปีที่แล้ว

    Laascanood documentary ka soo saameeye isagu cinwaanku yahy #muse-bixi genocide #muse-bixi massacre

  • @yacnick
    @yacnick ปีที่แล้ว +1

    Heestaa yaa sameeyey? inuu Hadraawi sameeyey baan filayaa.

    • @yussufali1290
      @yussufali1290 ปีที่แล้ว

      Abwaan sahal macalim ayaa ladhaha waa nin raxanweyn ah sxb