Waayojoog"Dabagale Beenbuu ii sheegay waana lay xidhi gaadhay" Halgamaa Muuse Dable.Qaybtii 3aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 67

  • @rooblemuusecabdidable
    @rooblemuusecabdidable 18 วันที่ผ่านมา +21

    😢😢 aabo mcn illaahay waxan kaaga baryayaa janadiisa inuu kugu casuumo wllhi bilaahi magaranayo waxkale oo aan sooryo kaaga dhigo anigu maanta ma tahli karo inaan cirkaa kugaadhsiiyo aabo balse illaahay abaalkaaga haku mariyo aabo 😢😢😢

    • @husseinmohumed282
      @husseinmohumed282 18 วันที่ผ่านมา +1

      Wax ka fiicani ma jiraan ilmahaagii oo adoo nool iyo adoo dhintayba kuu duceeya. Waad ku mhdsan thy inad waalid adeec tahay
      Ilaahay cimri dheer iyo caafimad ha siiyo aabo wll.
      In badan ayaynu niyada ka doonay aabo muuse oo aynu halkan taariikhdiisa ka maqalo.ilaahay mahadii weeye.

    • @Abdulla336-gp9lr
      @Abdulla336-gp9lr 18 วันที่ผ่านมา +1

      Illahay janooyinkiisa hakugu abaal mariyo geeri waa lama.huraane muse dable iyo dhaman intii u nafwayday halgankii

    • @rooblemuusecabdidable
      @rooblemuusecabdidable 17 วันที่ผ่านมา

      @@husseinmohumed282 aamiin wl adigana alle khayr badan haku siiyo

    • @rooblemuusecabdidable
      @rooblemuusecabdidable 17 วันที่ผ่านมา +1

      @@Abdulla336-gp9lr aamiin wll isaga iyo intii lamidka ahaydba waynu uducaynaynaa

    • @rooblemuusecabdidable
      @rooblemuusecabdidable 17 วันที่ผ่านมา

      🙏

  • @mohamedomer7428
    @mohamedomer7428 16 วันที่ผ่านมา +2

    Fadlan muujaahidka
    telephone kiisa nooso
    kuudbe aado maahadsan
    Muuse dable

  • @Qosolmedea165
    @Qosolmedea165 13 วันที่ผ่านมา

    Muse cabdi dable. Ruug cadaa dadkan iyo dalkan abaal ku leh. Hadii aydaan naftiina noo hurin. Maanta adoomo ayaanu ahaan laheyn bili aadmi adoomo u ah. Ilaahey abaalkaga jano haka dhigo adiga iyo intii kale kulasoo halgantayba ❤

  • @abdalesagaale
    @abdalesagaale 17 วันที่ผ่านมา

    Waa halgama xalal ah oo xishood rabbi ku munaystay

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 18 วันที่ผ่านมา

    Carancaray waa Magaladaan ku dhashay,alle Haw Naxariisto intii dhimatay inta Noolna alle Cimriga Hawbarakeeyo

  • @caanoos
    @caanoos 16 วันที่ผ่านมา

    Asc talo waa ta Alle
    Waa asiibey in sharciga Allah la qaato, yaase ku kari nin canshuurtii agoonta qamri ku cabaya

  • @AbdiskakurQ1
    @AbdiskakurQ1 18 วันที่ผ่านมา

    Ilahay Cimriga Cafmadka Iyo Caruurtaba Iyo Xaaskaba Iyo Cuudka Ama Xoolaha Ha Ku Barakeeyo Mujahid Muuse Cabdi Cilmi(Muuse Cabdi.Dable)

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 17 วันที่ผ่านมา +1

    Sacad Muuse ayaanu snm barnaybuu kuleeyahay 1983kii baan kubiirayna wuu leeyahay hadaba 1982kii ayay afraad durya dheer iyo geedbalaadh kadagaalamayeen xaasidnimada iska daa

  • @maxamedclaahiayaanle3369
    @maxamedclaahiayaanle3369 18 วันที่ผ่านมา

    alle cimriga iyo caafimadka ha kuu barakeyo waad heli abaalka qaranka aad ku leeday

  • @abdirzk
    @abdirzk 18 วันที่ผ่านมา

    Alle cimrika iyo caafimaadka ha u barakeeyo muuse dable waa dhaxal qaranku leeyey waye

  • @Adenrayid
    @Adenrayid 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alle cimriga iyo cafimadka ha udhereyo muse dable lkn sxb dabaylbaa dhacaysa fadlan mel dagan iyo jawi dagan kuwarayso oonoogu noqo waxbadan ku dugan muse dable hadad awoodo thanks

  • @YuusufCabdi-fg1jn
    @YuusufCabdi-fg1jn 18 วันที่ผ่านมา +2

    Sxp hala raagin soodedeji

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur 18 วันที่ผ่านมา

    Muuse dable alle cimriga haku barakeeyo mujaahid dhab hadad maqasho waa kan
    Xoriyad inu kunolaado udagaalamayay wakaa xoolaha iska dhaqanaya

    • @AbdiskakurQ1
      @AbdiskakurQ1 18 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Waliba Waa Ku Deeqsi Magaladiisa Shiine Axmed Geelle

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 18 วันที่ผ่านมา

    WAAR SHIIKH ISIXAAQ WAX LAYIDHAAHDAA MA JIRO EE WAA LAGU QALDAY USHEEGA .

  • @hako5005
    @hako5005 18 วันที่ผ่านมา

    Muuse danble geesi ayu ahaa siday xuseen asxaabti halganku

  • @AadamJamac-b3j
    @AadamJamac-b3j 18 วันที่ผ่านมา

    Awooowo kuwas way agoon baxeen imika agonta cidanka qaranka aya xaq u bahan

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 17 วันที่ผ่านมา

    Walaalkaa haduu halgankaaga yaso kiisana faaniyo dareen baa kugalaya ah inuu walaal xaasida oo wax aad xaq uleedahay kaa xaasidaya sida nin kan ma adaa sacad muuse baray halganka haku gafinin ragii afar xiniiyoodlaha ahaa mujahidiintii hortaa warantay cisi iyo sharaf alle ha usiyaadiyo

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 16 วันที่ผ่านมา

      Maxamed cali ba idinbaray sida wax laysaga celiyo idinkoo laydin gubo oo marna ugaad xoolaha kaa qaado. Jabhadii wataraara maxamed cali ee sii galbeed bu idiin sameeyey. Xishood da 85tii by sarkaalki u horeeyey ina biixi yimi. Bal ii sheeg hal operation oo sacad muse ku guulaysteen. Xishooda doqmayahow hada eeg ka goojacade nuux iyo ina bixi miyaan laga adkaan😂😂 doqonyahay halkaad iga xigtaan ba isaaq looga so dhacay😂

    • @caanoos
      @caanoos 16 วันที่ผ่านมา

      Waa intaan la isla jaanqaadin.. hadalku dad buu laba shub u galaa

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman 18 วันที่ผ่านมา

    Dhiigiisii baan ku hurudnaa ilaahay swc caafimaadka iyo cimriga iyo caruutaba haw barakeeyo gobimadii uu dhaliyey baan ku raaxaysanaynaa

  • @izmaelmohamed5837
    @izmaelmohamed5837 18 วันที่ผ่านมา

    Waa raga xiriyaadaa dhaliyay alle ka sakaw

  • @sayidmohamednour5276
    @sayidmohamednour5276 18 วันที่ผ่านมา

    Nin wax badan ogaa

  • @abdulakdirmohammedahmed917
    @abdulakdirmohammedahmed917 18 วันที่ผ่านมา

    Asc muse cimriga alahow dheereeyo nasir telefoonkiisa muse ku soo qor halkan fadlan

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 18 วันที่ผ่านมา +1

    Faanka yusra yuusa

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 18 วันที่ผ่านมา

    walle inaankan xammalatul xadab dhasheed waa ku banaan yahay lagu sii qaad

  • @JaylaniYusufIsmacil
    @JaylaniYusufIsmacil 17 วันที่ผ่านมา

    Dee ninka meel bilaa buuqa kaga duub maqlimayno muusaw ku maqlimayno aapo

  • @khalidfarah
    @khalidfarah 18 วันที่ผ่านมา

    Waa in mushahar looqoraa xaqbu uleyahay

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 18 วันที่ผ่านมา

    waxaad abuurta been iyo cadaawad somali iyo isaqq dhexdiisa ah alla maxaad habaar qabe rahay

  • @cabdirisaaqmaxamed3145
    @cabdirisaaqmaxamed3145 18 วันที่ผ่านมา

    Odayga ma taariikhdaa ka khaldan ina biixi wakhtigan uu sheegayo ma isagaa joogayba

    • @hah7064
      @hah7064 17 วันที่ผ่านมา

      Waa goorma marka uu sheegayaa

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 18 วันที่ผ่านมา +1

    Tvgani w TV qabiil dhanbuna u jadh jeedha

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 18 วันที่ผ่านมา

    MA BEENLAWGA BAA????

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 18 วันที่ผ่านมา

    Mujaahid muuse Abdi cimri dheer iyo caafimaad taamah ku noolow.
    Waydii saaxibadiisi maxaa ka nool ragii ay soowada jabeen.
    Fadlan ninka xukumada joogta ku xidh.

  • @AbdikaniDahir-x9v
    @AbdikaniDahir-x9v 18 วันที่ผ่านมา

    Nagatad aybaa ku wasee😅😅😅

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 18 วันที่ผ่านมา

    Kķkk Agoonta SNM saw ma korto. Haddii nin walba taariikhdii jabhadii reerkiina ka sheekee maxay macno sameynaysaa.

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 18 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse wuxu ka tagay teendhadi ay isku qabsaden isaga iyo muuse

  • @CabdiCumar-z1j
    @CabdiCumar-z1j 18 วันที่ผ่านมา

    Mayamaya..ilaahownosocelisidiihore

  • @AmareKayse
    @AmareKayse 17 วันที่ผ่านมา

    😂😂

  • @AxmedSaleban-x4l
    @AxmedSaleban-x4l 18 วันที่ผ่านมา

    Raga bal halka uu kuwaraysanayp eega kasaar mujaahhida hudheelka yaa maqlayaba waa xay buuqudee

  • @maxamedxuseen4663
    @maxamedxuseen4663 11 วันที่ผ่านมา

    Waxad way diusa dagalki wadhan isaga iyo faysal dheere

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 18 วันที่ผ่านมา

    35 sano kasoo waeegtay miyan agoonta laga baxaynba kkkkkkkk

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 18 วันที่ผ่านมา

    Waar waan yaabanahay soomaali oo idil kaliya idoor ayaa ka sheekeeya waa la I dilay, waxbaan idil, waan qaxay ,waa la I qixiyey waar idoorow soomaali dagaalantay isna dishay ee waxan iska daaya oo cuqdada caruurta soo koraysa ka ilaaliya

  • @MohamedMohamed-os1kl
    @MohamedMohamed-os1kl 18 วันที่ผ่านมา

    NINKASTA OO HALGANKA SNM KA DHAB AHAYD , SIDAAS AYUU U QIIROODA , INTOODA DAACADA AHAYD WAA IN DHIMATAY IYO IN HAAJIRTAY LKN IMINKA WAXAA DALKA INAGU WAALAY NIMANKII UGU FULAYSANAA SNM

    • @caanoos
      @caanoos 16 วันที่ผ่านมา

      Hadaf kasta oo guracan qoomamaa xiggi

    • @MohamedMohamed-os1kl
      @MohamedMohamed-os1kl 16 วันที่ผ่านมา

      @caanoos absolutely 💯

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 18 วันที่ผ่านมา

    Inan gummed ayaa dalka laga xoreeyey oo haystay muuse, ina kaahin dabagale.
    Odeygaa dalka u bisleeyey ayay garan waayeen in ay wax iskaga dhiiban.
    Waase doqon nasiib leh raggaasi, in maanta muuse cabdi dable sidaa ka ahaado calancasna ka dheregto.

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 18 วันที่ผ่านมา

      Yusra yuusa midgaha isaaq

    • @husseinmohumed282
      @husseinmohumed282 18 วันที่ผ่านมา

      Waniga kugu fadhiya, car iska kay kici

    • @hah7064
      @hah7064 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@husseinmohumed282inan gumeed inan gumeed dhalay baad tahee afkaaga hagaajiso nijaasyahow.

  • @mustafecabdi8096
    @mustafecabdi8096 18 วันที่ผ่านมา

    Ninyow nimanka habaryoonis ee barnaamijkan lagu waraytaaba wuxuunbuu ka waramaa nin ayaga uun ah ma arkaysid midkaliyoo sheegaya ninkale oo isaaqa libtiisa ama taariikhdiisa ayaguunbaa isku camira markaysidaa tahayna taariikhda snm khalad badan ayey galinaysaa miyaan nin kaleba markaliya la socon 😂😂😂

    • @Guleid-t7y
      @Guleid-t7y 18 วันที่ผ่านมา

      Anigu barnaamijka waan la socday in muddo ah, nin qudhoo been sheegayna man arag,
      ninka ibrahim xagar la yidhaa ayuun baan sheekadiisa ka yara shakiyey

    • @ahmedmohamoudfaarah9309
      @ahmedmohamoudfaarah9309 18 วันที่ผ่านมา +1

      Maangab ha noqon sxp nin walba deegankiisa ayuu ka dagaal galay intuu ogaa ayuun buu ka waramayaa
      Isaaqna snm waa wada ahayd ee nin walba deegankisuu ka dagaal galay

    • @abdulakdirmohammedahmed917
      @abdulakdirmohammedahmed917 18 วันที่ผ่านมา +1

      Asc doolaal iyo dhagaweyne miyaanad dhegsan inader isaguba wax badan buu ka sheegi jiray habar yoonus

    • @ahmedmohamoudfaarah9309
      @ahmedmohamoudfaarah9309 18 วันที่ผ่านมา +2

      @@abdulakdirmohammedahmed917 wcs inder waan arkay se dolaal iyo dhega wayne waxay ahaayen madax dii snm oo goob walba waa tageen bal waxaad sawirataa Lixle,Ibraahim koodbuur,Mohamed cali oo manta noolahan lahaa dee waxay ahaan lahaayen ragg dhex ah oo aynu kuligeen ixtiraamno markaa fooladkii bay ka nool yihiin dolal iyo dhega waynaba anuu gurigah ayaan ugu tagay dolal iyo Ibraahim dhega waynaba misaan ka waraysay wax badan alle ha sharfee

    • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
      @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 18 วันที่ผ่านมา

      Doolaal iyo dhaga wayne labaduba waxay ka dagaal gali jireen deeganada haberyoonis halkaasay ka say kusoo bsrbareen