TANI WAA HABKA AAD KU GAARI KARTO MACNO NOLOSHAADA - STEPS TO ACHIEVING SIGNIFICANCE IN LIFE.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @bbnetwork024
    @bbnetwork024  5 หลายเดือนก่อน +3

    Tani waa habka aad ku gaari karto macno noloshaada:
    1: Dhib U Fiiri Qiimahaaaga. - Reflect on Your Values.
    2: Yeelo Yool Micna Leh - Set Meaningful Goals
    3: Uga Faa'idey Dadka Xirfadahaaga - Serve Others With Your Skills
    Nagala soo xariir WhatsApp-ka si aad uga mid noqoto Baraarujin team on whatsapp +254113111175 chat.whatsapp.com/JjYpejkuNx64LbyCJZMj4V

  • @ahmedMohamed-df2ye
    @ahmedMohamed-df2ye 5 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Allah hore u soco

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  5 หลายเดือนก่อน

      thank you walal

  • @AhmedAli-pk8br
    @AhmedAli-pk8br 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiiiiiib war i anfacay waaye wlh , I already written to do what I love to builds value with some area . IA

  • @somalitradingcommunity
    @somalitradingcommunity 5 หลายเดือนก่อน +1

    mnshlla toobabare alle ha ku sharfo

  • @liibaanabdisalaam1928
    @liibaanabdisalaam1928 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid. Ustaad. Farxaan

  • @mushtaqabdullahi04
    @mushtaqabdullahi04 5 หลายเดือนก่อน

    maansha Allah jazaakalahu khayr walaal waxbaan ayaan kaa faaiday

  • @barkhadcabdilaahi1708
    @barkhadcabdilaahi1708 5 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @liibaanmustaf3829
    @liibaanmustaf3829 4 หลายเดือนก่อน

    💯🙌

  • @SuldaanFahad-u4x
    @SuldaanFahad-u4x 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @CabdiDheere-v4r
    @CabdiDheere-v4r หลายเดือนก่อน

    Awoodaada lagaa qari ayaan maqli jiree haduu awoodaha daah naga saaran yahay wll noo soo duub awoodaha qofka siduu u arki lahaa awoodihi kudhex duugan

  • @Jamac163
    @Jamac163 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad, aad Ayan barnaajimyadaada oogu xirananahay runtii wax badna wan Ka kororsaday, waxan Kaa codsanayaa inaad xoogaa inta aad hadda kasoo dhigtid aad kasoo dheeraysid weliba waxan xataa jeclaan lahaa inaad podcastiyo oogo dhigtid.

    • @masnaaxmed5795
      @masnaaxmed5795 5 หลายเดือนก่อน +1

      Mansha allllh ahakubarajeeyo

    • @bbnetwork024
      @bbnetwork024  5 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid.
      Waan ku faraxsanahay inaan maqalno taas! Sii wad horumarka la yaabka leh, oo xusuusnow, safarka is-hormarinta ayaa had iyo jeer socda.