Hadal aan dhamaad lahayn iyo wax wayn oonnlaga fahmeyn Qiimaha xaafada dhulka midna malah soo koob oo intaad iyo sidaas. Waqti badan howshaan was waxay waxna iskama aadan badalin howl aan llo joogin .muniimasa ku soo koob abaayo adoon mahadasan
Qabka shaqada maxaa kala hagaya oo lagu wadashaqaynaya sharci qoran ayaa loo bahanyaya sabab too ah mathalan aniga majoogo adigana shaqadaa wadaa???? Samigana waa simanahay?
InshaAllah kheyr walaaley.
JazakALLAH adeer mudadii dheerayd ee aad kusoo jirtay hawshaan aaminimaa lagugu bartay
Mashruucaana waa mid aad loogu baahnaa haka labalabaynin
☝🏾 Diyaar ayaan ahay insha alah
hadalkaada halafahmo somalida waxaan kulatalinaa markeey kahadlaayaan mooduuca toos ha ugaleena hanalafahmo qiimaha dhulka meesha uukuyaalo sabarloogada hada waan ku dhageeystay waxba kaama fahmin
Abaaayo ado mahadsan mashruucan faaahfaahin dheerad ah naga sii, halka uu noqon doono , iyo qiimahiis
Waa maasha allah waan ku jiraa anigu haduu macquul yahay oo dadka dan yarta ahi ey lajaanqaadikaraan insha allah waa fiican
Hadal aan dhamaad lahayn iyo wax wayn oonnlaga fahmeyn Qiimaha xaafada dhulka midna malah soo koob oo intaad iyo sidaas. Waqti badan howshaan was waxay waxna iskama aadan badalin howl aan llo joogin .muniimasa ku soo koob abaayo adoon mahadasan
Masha alaah wan ka qeyb qadan donaa hadoo alle idmo
Walashey aniga meelaan kaaga soo xiriiro ii soo dir insha Allah
MashaAllaah, kii lagu guuleesto Alla ha ka dhigo.
Walal waxaad ka hadlaysid maba faahfaahsano.
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Dhul dadka danyarta ah ey gadan karaan ayaan ubaahanahay
Maasha Allaah walaal
Masha allah waa arin fiican.
Mahadsanid
Halkee ku yalaaa amo wa halke position ka ad rabtan inaa mal galisaaan ma adan inoo shegin
M.Allah Ajmal waxaad heysaan howl cajiib ah mahadsanidiin
Xagee ku yaal mashruuca
Lacagta la iska qaadayo waa imisa ?
Asc sharcga aguwada shaqaylahay markahore malasameeyay
?????
Qabka shaqada maxaa kala hagaya oo lagu wadashaqaynaya sharci qoran ayaa loo bahanyaya sabab too ah mathalan aniga majoogo adigana shaqadaa wadaa???? Samigana waa simanahay?
Maalka cadad go,an oo la qaadayo miyaa mise?
Tan kale masheuuca meesha markaas Dan loo arko miyaa mise dhul lagaranayo?
Faahfaahin ?
Qiimo mastering feel a masheegin
Fikradaas Daahir Calasow baa la yimid, Soomaalidu koobi badana
Ma fahmin mashruucan…. .
Qiimo ma adana shegin
Xagee waaye maalin Galinta...?
Xadiga laqaadaayo VEE GA MEEQO WAAYE....?
Tuugo iska jira yan leydin dhicin
Faahfaahi
Shekadii dahir alasow oo kooi ah miyaa
Soomaali waxaa uga yaabay aan ku dhacee haye dheh aa lagu dhahaa 😂😂😂