Wararkii ugu Danbeeyey Buuq Kadhashay Ninkii Soomaaliga ahaa ee Turkiga Lagu Dailay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 215

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 3 ปีที่แล้ว +12

    Ilaahey ha u naxariisto baasha xoosh laakin waxaa soo baxeysa in booliska turkigu aad u xumeeyey shacabkii somaliyed,

    • @CoolGirll00
      @CoolGirll00 3 ปีที่แล้ว

      Somali ppl needs to go back to their own country and fix it. Otherwise we will treated like that

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 3 ปีที่แล้ว

      Saw inagu qudhun walba iskuma dhextuurno wadankeeniina waa lainooo uriyay marba meel aan laynaga Rabin yaanku ururnaa sidii shida

    • @omarsscnl
      @omarsscnl 3 ปีที่แล้ว

      @@markcaa2942 waa yaab iyo cajaa,ib in lagu yaaco turkey

  • @nuuromaxamad3201
    @nuuromaxamad3201 3 ปีที่แล้ว +4

    Yaarabi yaaraxmaan ilaahoow ugaragar walalkey yaarabi yaaraxmaan ilaahoow ugaragar walalkey qabrigis uwasici

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 3 ปีที่แล้ว +14

    Mansha Allah MD Madaxweyne moxamed cabdulahi guul insha Allah 🇸🇴🇹🇷💝🇸🇴🙏

  • @yasinmohamed
    @yasinmohamed 3 ปีที่แล้ว +4

    ilahay. ha u naxariisto. wax badan buu Na cawiyay.

  • @ismailseed5026
    @ismailseed5026 3 ปีที่แล้ว

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun rabiyow unaxariiso oo janatul fardowsa kawaraabi ehelkiisii qaraabadii iyo qoyskii sana samir iyo ii maan buuxa kasii aamiin aamiin yaarabi

  • @sayidsheekh2140
    @sayidsheekh2140 3 ปีที่แล้ว +19

    Mnsha allah guul Somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✔ iyo Turkiga 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷✔💯

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 ปีที่แล้ว +1

      Mxaa maansha alaah ya warka maanad sifiican udhagaysan

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 3 ปีที่แล้ว +14

    Dowlada turkey waa dowlad wanaagsan caawinta muslimiintana kuwacan balse shacabka reer turkey waa maafiya amaba mooryaan dhaqanka muslinimadana ay aad ogu yartahay somalidana Dowlada turkey oocaawineysa inay arkeen aya uun bay umaleeyeen inuu turkey dad wada fiican yihiin say sidii tuqsi caano arkay ookale kudhexdaateen isuna dhiibeen kafiirsi la'aan. somaaliyey kafiirsi la'aanta iskadaaya iyo meelaha aad sidii balan baalis iftiin aragtay isku dhex daadineysaan iyo daacadnimada saa'idka ah subxaanaka yaa cadiim!

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 ปีที่แล้ว +17

    Mashallah somaliya ha noolato, hore ha u marto, hogaamiyeheene M/weyne Farmajo guul inshallah. Hargeisa

    • @CoolGirll00
      @CoolGirll00 3 ปีที่แล้ว

      One somalia ♥️💯

    • @princessistahilabdi7171
      @princessistahilabdi7171 3 ปีที่แล้ว

      😂

    • @kediyemedia6353
      @kediyemedia6353 3 ปีที่แล้ว

      Down Somalia, Guul Somaliland

    • @CoolGirll00
      @CoolGirll00 3 ปีที่แล้ว

      @@kediyemedia6353 istaaqfuulah. Why you saying that ? Are you a Muslim ? And isn't we all somali ? Caaqaliga intaa kaa gaa jira ? You just following these politicians who will never think about you or make somaliland the richest country! These ppl are working for themselves and they get paid to make Somalia divided. As Somali citizen waxa kaga faaido badan in aad Somali oo dhan south to north it's your land. Xata nabi Maxamad dadka waxuu kala dardarmay in aa mid nuuqadan Muslinkaa

  • @gureygurey-vv1dp
    @gureygurey-vv1dp 3 ปีที่แล้ว +5

    ilahay ha unaxariisto aqoon yahaykii somaliyeed ee lagu dilay Turkish madaxwaynaha qaranka somaliyeed mudane Mohamed Abdullahi Mohamed farmaajo guulayso waxad tahay qorax somaliya iyo Africa ba u so baxday ee Allah hakula jiro🤲🤲🤲❤🙏

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 3 ปีที่แล้ว +13

    asc illaahay janadii fardawsa hageeyo samir iyo iimaana illaahay saad usaacidey umada somaliyed ama muslimiinta illaahay ajarkeeda haku siiyo yaarabbi🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @drivethrive123
      @drivethrive123 3 ปีที่แล้ว

      Aamiiin ya RABBI 🤲🏽💔

  • @Glydh
    @Glydh 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa naga tegay baashe xoosh Ilaahey firdowsa ha geeyo yaa rabi aamin

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว

    Waxay neceen asalkoodii diintoodii iyo dalkii ay lahaayeen jaajuus ayey u noqdeen shisheeyaha ilaahayna wuu arkaa waxay samaynayaan salaamaad yaa rabbi naga qabo inta xun

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allhaa Guul madaxweyn farmajo 💕💕💕

  • @abdiabukar8799
    @abdiabukar8799 3 ปีที่แล้ว +9

    Viva madaxweyne 💙 Farmaajo 🇸🇴 Somalia
    Viva madaxweyne 💖 Erdogan 🇹🇷 Turkia

  • @halimoosman935
    @halimoosman935 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah unaxariisto Aamiin yaa Rabe

  • @sofiaabdulle2923
    @sofiaabdulle2923 3 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariisto walalkeen

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 3 ปีที่แล้ว +7

    انا الله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun ilahay ha unaxariisto raxmatan waasicah allahuma aamiin eheladii iyo qaraabadii sabir iyo iimaan buuxa hakasiiyo aamiin yaa allah

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha u naxariisto Nin aad u wanaagsan oo aan cidna iska weynayn hadana caawiya dadka ula yimaada dhib buu ahaa

  • @adannade6034
    @adannade6034 3 ปีที่แล้ว +5

    Alaha u naxariista

  • @asadboy5075
    @asadboy5075 3 ปีที่แล้ว +2

    Farmajo guul iyo gobanimo

  • @Humblegirll
    @Humblegirll 3 ปีที่แล้ว +7

    Suleban maxa cusub barnamujki ISKAASHI xog naga sii halku marayo guul baan nii rajayna dhaman umada somaliyeed 🇸🇴🙏🏼

    • @zamzamwanaag6660
      @zamzamwanaag6660 3 ปีที่แล้ว

      Haa walhi waan wada sugeynaa barnamijka iskaashiga 🥰👌

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi sharciga hindiya aad ayaan ugu qoslay caawa

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxariisto Baashe Xoosh samir iyo iimaan Allaha kasiiyo qoyskiisa iyo Soomaalida oo dhan..inta samaha jecel kana damqata xumaanta.

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going Horufadhi media

  • @sahrohussen8663
    @sahrohussen8663 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariiato walalkeen kitaabkiisa midigta alle haka siiyo somali odhan samir alle hakaaiiyo

  • @qarandoonmedia2410
    @qarandoonmedia2410 3 ปีที่แล้ว +7

    Farmaajo gabar baan siiyay ha iga soo doonto. waa laandheere ilaahay

    • @fowziaadan5800
      @fowziaadan5800 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh

    • @mrzain1745
      @mrzain1745 3 ปีที่แล้ว

      Anigana mid isii sxb

    • @fowziaadan5800
      @fowziaadan5800 3 ปีที่แล้ว

      Aniga adigan gabar ku siyay iga so dono landheer aya thy

  • @fowziaadan5800
    @fowziaadan5800 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi farmajo Allaha daayo waa rag rag dhalay llaahayow adiga cadi ah ino so celi markale

  • @khalidabdi9902
    @khalidabdi9902 3 ปีที่แล้ว

    Thanks horufadhi media

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay haunaxariusto amiin

  • @عبدالكريماسدى
    @عبدالكريماسدى 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha naxaristo marxuumka allah qabriga ha wasiciyo allah suaasha ha fududeyo ehelki iyo qaraabdi u ka baxayna sabir iyo Iman saadiqa ha ka siiyo aamiin amiin ya rabbi 🤲🤲🤲

  • @laylohasan4069
    @laylohasan4069 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u Naxariisto janadiisa haku arsaaqo denbigiisana ha dhaafo

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 ปีที่แล้ว +3

    Aqoomaha tirada badan ee aad ku
    Sheegtay ayuu sababsaday marxuumku
    Siyaasiyiin badan ayaa sidaa ku maqan!!!

  • @maxamedxasan1238
    @maxamedxasan1238 3 ปีที่แล้ว

    alle haa unaxaristo aamiin 🤲

  • @royaltygtm9787
    @royaltygtm9787 3 ปีที่แล้ว +1

    xaqiiqdu inta ayey waqtigiisu ku ekaa allah ha unaxariisto .wa inse u hela baaritan hufan oo lagu qanci karo cidi afdubatay iyo sababta wbt

  • @maryanali192
    @maryanali192 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto

  • @herzamandamutluolsunzaidda9147
    @herzamandamutluolsunzaidda9147 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hadalkiisa waxa moodda in makiinad laso mariyey aftahnimo iyo aragtii dheer ku dhehan

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 3 ปีที่แล้ว +3

    Tuugo iyo gang meel walba wey joogan Allaha u Naxariisto

  • @abdimohamed1909
    @abdimohamed1909 3 ปีที่แล้ว +8

    Somali weyn qabiil ma Ficna aduunka eeGto ku deyda la tarmtma calaamka qabiil wuxuu aha jiry 400 sano ka hor way ficthy inaad ogaato qoftthy lakiin turkey waa daaneste siyaasaad ayu wata marka midoba cadowgu ha jaaabo somali guul

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 3 ปีที่แล้ว

    ((((( MASHA ALLAAH GUULAYSO GEESI QARAN MW FR IYO MW ORDIGAN GUULAYSTA ADINKA IYO INTA NABADA IYO HORUMARKA BULSHOOYINKA ADUUNKA JECEL INTA DIIDANA ALLAHA MUCJISO KU RIDO AMIIN YAA RABI ALOW DAALIMIINTA IYO DABA DHILIFIINTA ALOW MUCJISO KU RID ALOW SHARKOODA KU CELI GURYAHOODA ALLAHA GEEYO CUQUBADA IYO FIDNADA ALLE IDINKU BIXI AMIIN YAA RABI

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 3 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahay ha u naxariisto aqoonyahanka somaliyed lakin dadkena aqonta leh waa inay dadka u hagaan wadankoda hooyo

    • @mymesqad9819
      @mymesqad9819 3 ปีที่แล้ว

      Wax dhal wax baro lacag iyo qurux lahoow maalin umbaad dhiman nasiibkuna waa kan Aakhiro

    • @fatumali4500
      @fatumali4500 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin

    • @fatumali4500
      @fatumali4500 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahsy ha u naxariisto janadii fardaws alle haku arsaaqo wixii dilay iui wixii ka dannbeeyay alle guryohooda ha madoobeeyo

  • @abdiali4205
    @abdiali4205 3 ปีที่แล้ว

    Waa wax lagu farxo markaad aragto hogaamiye soomaaliyeed oo fagaaraha caalamka ka hadlayo hogaamiyahaas oo ay ka muuqato soomaalinimo iyo daacadnimo

  • @abwanbishardolo2483
    @abwanbishardolo2483 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha alaaah afka ale kuma tiro Hal yayga soomaliyed waan kugu faanaaa mudane madax wsyne

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe2445 3 ปีที่แล้ว +4

    ASC WARAHMATUL ALLAH WABARAKATU DHAMAANTEENA

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว

      WAAR BEENTA JOOJI AFRI MAYDIIDIN QAAARKA ITOOBIYA DAAQUUD FAR MAAJO OO KELIYA AYAA DIIDAY WAXUU KA BAQAY HADUU OGOLAADO IN ABIYE AHMED MAXAKAMAE KA KEENO FARMAAHONA WAA KU XIGAA XASUUQII UU KA GAYSTAY BAYDHABO XAMAR IYO DHUUSAMAREEB

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto

  • @sawdaismail7985
    @sawdaismail7985 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla ilaahay Hindiya Faransa Iyo inta Islaamka Ciqaaba Ciqaab Degdeda Allaaha Usoodedejiyo ilaahay Allaaha Ciqaabo

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 3 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah Warshadaha Dalkeena Hanoodayac Tiro Si Dhalinyarada SOOMAALIYEED Faqriga Utuuraan Walaaladeen Turkey Naga Caawiya Dhanka Warshadaha Guuleeysta Turkey 🇹🇷 🇸🇴💖🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🍀🍀☘☘☘🍀🍀☘☘☘

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 ปีที่แล้ว

    Madaxweynaheena allow xafid 🇸🇴💕🤲🏾🌹💙🇸🇴🍀🤎🍾🎉🎊🤟🏾👋👍🇸🇴

  • @dayaxadanhasan462
    @dayaxadanhasan462 3 ปีที่แล้ว +6

    Labadii xaq darro ku heshiiyey xaqa ayey isu diidan 😂😂 emarat vs masar

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad

    • @Tilawa5
      @Tilawa5 3 ปีที่แล้ว +1

      Warkani run ma yahay horta?

  • @aishanuur1683
    @aishanuur1683 3 ปีที่แล้ว +7

    ILAHAYOW Somali mideeh cadowgana nagaqabo aamin YAARABI, ILAHAYOW Mudane Madaxwayne Farmajo nusoceli asagow nabada iyo dalkow nabada aamin YAARABI. YAARABI shacabkii inaydooraan waa ludiiday ee RABOW quwadaada nogusoceli asagow nabadqaba iyo dalkow nabada aamin YAARABI. We love Mudane Madaxwayne Farmajo for his Leadership may ALAAH protect and bless our president ALAHUMA aamin.

    • @drivethrive123
      @drivethrive123 3 ปีที่แล้ว

      Aamiiin ya ALLAH☝🏽🤲🏽

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 ปีที่แล้ว

      Aisha nur@ KKK FARMAAJO WAA GALBADAY SOO NOQON maayo waa xaqiiq idimamalaah

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 3 ปีที่แล้ว

      @@AR-cx5yf amiin idam allh

  • @xareedcumar7200
    @xareedcumar7200 3 ปีที่แล้ว +1

    Oh no 😢 that's sadness 😭 story we are as a somali we have loss very great men lovely heart intalgent may Allah bless him mercy and peace and tranquility in his grave and put him pardies juntul fardowsa Amiin Amiin Amiin yaa rabi. 😭😭😭

  • @cabdilaahi3310
    @cabdilaahi3310 3 ปีที่แล้ว +3

    Horay usoco hurufadhe meda

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay naxariistii jano hakawaraabiyo

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ❤

  • @bosteyaxuseenali4148
    @bosteyaxuseenali4148 2 ปีที่แล้ว

    Dil yaa diley 🇸🇴🇹🇷🌴🛐🦩🗣️👁️👁️

  • @farhiyohassan3758
    @farhiyohassan3758 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay haunaxariisto marxuumka somaliyeed ee waxtarka uahaa umada

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 3 ปีที่แล้ว

    illahay ha u naxaristo nin dad badan cawiyey bu aha xata aniga maclumad ayuu isiyey balana wanba la laha in u warqada ila xereyo lakin Cov-19 ayan uga baqday wayo eriyada ay deganayen ayu aad ugu badna marka xanuunku. ilahay ha u naxariisto.

  • @Gahtaan.
    @Gahtaan. 3 ปีที่แล้ว

    Hooshu weey socotaa Masha’Allah Allaah hanoo dhigo

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 3 ปีที่แล้ว +7

    Dalka hindiya wuxuu ahaan jirey dal fiican laakin waxaa qabsadey koox duli ah oo cawaan lo,da caabuda marka waxaan rajeynayaa in ilaahey ciqaabo cawaanka maryaha gaduudan,

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay wadankee ha kadhiga belada aamiin

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley hailoobina in aad kushukridan nicmooyinka alle oo dhaha alxamdulillaah ladii hadaanaa lihaadaa wamakunnaa linahtadiya lowlaa anhadaanallaah allahuma jacalanaa mina shaakiriin allahuma jacalanaa mina daakiriin allahuma aamiin)

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 3 ปีที่แล้ว +1

    ha iskaga soo tagaan turkiya

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allah mudane madaxweyne Insha allah 4sano kale ayaan kuu rajaynaa

  • @falisissahak
    @falisissahak 3 ปีที่แล้ว

    AUN
    BAashi waxa tabaya soomaalida joogta ee Toronto
    Baashi wuxuu halyeey geesi ah go aan adag leh hamigaaga qaada talooyin fiican kusiinaya umada dhan ay isku mid ahayd xushmad badan leh baashi jano fardawsa allaha ugu bishaareyo waan ku tabayna ee sida aduunka lagaaga jeclaa aaqiro allaha kaaga jecladan malaa,igaha hakuu adeegaan

  • @Glydh
    @Glydh 3 ปีที่แล้ว

    Somalia Ilaahey ha saacido garta nolosha umada in ay ka gaashaantaan wax kasta oo na dhibaya muujiya wadajirka hadafkiina nololeed w towfiq

  • @haykalcade6856
    @haykalcade6856 3 ปีที่แล้ว

    Dad aad uxun oo cunsuriyiin ah wayye turkey❌ 🇹🇷 ❌

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 3 ปีที่แล้ว +4

    Bagga turk turk ayay nagu waleen
    Wakaas war bal tashada oo
    Jaahilinta siyasiyinta is dhaafiya

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 3 ปีที่แล้ว +2

      Awalbaan gun abaal la hayne, anigu hadaan turki ahay somali iska daa inaan caawiyee sida carabta yeeshay baan iska fogeyn lahaa.
      Turki ardaydii somaliyeed buu ilaa maanta ilaa 2011kii scholarship aaney cidna hore u siin u siyeen oo majaal walba ah.
      Cusbitaalkii ugu weyna somaliya gudaheeda oo si casri ah u dhisan oo qalab walba oo casri ah leh buu xamar kaaga dhisay cusbitaalo kalena uu kuu raaciyey sida yirdlim hospital.
      Iskuulo dugsiyo dhexe iyo kuwo hoose ah buu kuu dhisay. Ilaa 2011kii Maalayiin dolar oo kaalmo toos ah oo tuug iyo NGO aan la soo marin buu ku siiyey, dawooyin iyo qalab caafimaad buu kuugu deeqa.
      Waxa intaas oo dhan ka muhiimsan buu kuu qabtay oo ah inuu kaa dhiso meesha lagaala dagaalmo inaad ka dhisanto oo ah ciidamada weliba qaybahooda kala duwan mid bad mid cir iyo mid dhulba oo maanta tababarkoodu ka heersareeyo wadamo waaweyn oo afrika ah keliya ciidankeena ay ka dhiman tahay in cunaqabataynta hubka laga qaado.
      ciidan hub la'aan ma dagaalamee ay hub waaweyn ugu soo iibsadaan sida diyaarado madaafiic taangiyo maraakiib dagaal taasna waxay ku xiran tahay cuna qabataynta oo la qaado.
      Waxaan maqli jirey doqon abaal maleh qofka waxaas oo dhan arki waayey talyaanigii iyo ingiriiskii webiga kaga talaabi jirey in lagu soo celiyo bey istaahilaan

  • @nuuradiinoffici
    @nuuradiinoffici 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc dhamaan asxaabta ku xiran horufadhi Media

  • @faisalhassan4938
    @faisalhassan4938 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc Waan daalay saan u sugaayey maanta dibu dhac miyaa jira maanta

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 ปีที่แล้ว +2

    dhakhtarka turkiga dad badan oo soomali ah oo lugahooda ku yimid waa dhinteen shiki baa jira dhakhtarkoda somaliyeey ka diktoonaada

  • @xaliimocali2983
    @xaliimocali2983 3 ปีที่แล้ว

    ilahay hawnaxaristo

  • @rambowabdi3255
    @rambowabdi3255 3 ปีที่แล้ว

    Turkiba wanagsan somaliye wakaas ee ka shekeeya

  • @Worldnewertv
    @Worldnewertv 3 ปีที่แล้ว

    Salaan sare saleeban Iyo Xaashi keep going my bro

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxriisto aamiin aamiin yaarabi

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 3 ปีที่แล้ว

    Soomaliya have got a man, a leader
    ManshaAllah knowledge is power. wat makes a strong leader a valuable leader is his wisdom/courage /will power /knowledge/know how /political experiences.
    in short a plane can only be driven by a pilot. & that must the so. Ali ppl understand that they are lucky to have Mohamed Farmajo to change the face of this trobled country.
    frm me Farmajo you can rule Somalia untill it becomes to its own foot again Quul 🤲🇸🇴👍Somalia
    Quul Farmajo come again we are togeta with you.

  • @Naleye123
    @Naleye123 3 ปีที่แล้ว

    Horufadhi media

  • @kiinyusuf6527
    @kiinyusuf6527 3 ปีที่แล้ว

    Waan ooyaa markaan arko madaxweyne lajaanqaada aduunka ilaahayoow noodaa madaxda fiican😥😥😥😥😥😥😥

  • @Abdifatah_Xhaka
    @Abdifatah_Xhaka 3 ปีที่แล้ว +3

    ✌🏻

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 3 ปีที่แล้ว +3

    Madaxda muslimiinta inta badan insha allah madhahaan waayaab

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @farahmohamed6402
    @farahmohamed6402 3 ปีที่แล้ว

    There no walaalkiis Ibrahim Xoosh jibriil dheh Walaalkii Cabdiraxman xoosh Jibriil

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Horufadhi media waxan ka tacasiyeynayaa Mr Baasha Xoosh
    Ilahay ha u naxariisto Samir iyo Imaan Ilahay ha inaga siiyo
    Turkish waa in ay cdeeyaan
    Wixii dilay .

    • @halimamsamatar
      @halimamsamatar 3 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa Rabbi
      Wa sax wa in la helaa cidii Ka dambeysey

  • @fowziaadan5800
    @fowziaadan5800 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaayow adiga cadil ah farmajo guul markale

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @fadumohersi3334
    @fadumohersi3334 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah farmajo guul iyo gobanimo

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 3 ปีที่แล้ว

    maasha Allah madaxwayne farmaajo cimrigiisa ilaahay ha inoo raajiyo waa madaxwayne dalka meel fiican u wada

  • @halbeegsostraders948
    @halbeegsostraders948 3 ปีที่แล้ว

    Arintan wexey iila muqata mid Turkiga iyo Somalia la isaga horkeeni raba wanna arin Siyaasad ka danbeyso dadow feejignaada

  • @naimamekeupofficial4424
    @naimamekeupofficial4424 3 ปีที่แล้ว

    Turkiga somalia halaga saaro

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay haunaharisto marxumka

  • @pulshodadka3775
    @pulshodadka3775 3 ปีที่แล้ว +1

    MAHADSANID SULEMAN XAASHI

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 3 ปีที่แล้ว

    Haguulaysto.farmaajooooooo
    Wadani.soomaaliyeeeeeeeed

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 3 ปีที่แล้ว

    Nin somali ah waa eray bixin khaldan dheh muwaadin somaliyeed,

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 3 ปีที่แล้ว

    Allahuma Raxma

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 ปีที่แล้ว

    Turkiga weligii kama fulinin soomaaliya mashruuc weyn oo kubaxa 100 milyan, kheyraadka soomaaliya unbuu gurtaa

  • @alfachanal8482
    @alfachanal8482 3 ปีที่แล้ว

    Waa nasib daroo ina la diloo aqnoyanda soomalida

  • @ahmedzackychannel2688
    @ahmedzackychannel2688 3 ปีที่แล้ว

    First

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 3 ปีที่แล้ว

    Farmajo, Rooble, Hassan Shikh, Sharif iyo wixi la kala safan dalka waxey u horsedi karaan colaad horleh oo wa ognahay siyasiga dalki jogo inuusan kaligiis ehen ee beshisaneh la safantahay ha ahado muxafid iyo mucaarad. Danahoda siyasadeed uga muhimsan iyo kursiga ay u hanleeyihin mahane rayidkeena midna uma dirnaxaayo oo jaabo ay dabka ku shitaan aan u nahay.

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 3 ปีที่แล้ว

    مانشاءالله

  • @mumiin77
    @mumiin77 3 ปีที่แล้ว +3

    Somalia maxay laa tagtay mesha ee ay haysa hore ayu turkeygu Ulaa wareegay
    Kabaysheshadi dhaqaale

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 3 ปีที่แล้ว

      MAXAA LAGAALA WAREEGEY? AAD HAYSATEY, ADIGOO ADIGOO MACALUUL TARABTARAB LAGUUGU XABAALAYUU KUU YIMI ,!
      DOQONEY DABKAA BA'

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 3 ปีที่แล้ว

      Walaal Aniga waan tagay Somalia dadka maqaar ayeey cunaayeen gaalada iyo Arabtana weey na fiirsanaayeen Marka mahadsanid turki hadana ilaaheey ayaa mahad leh maxeey heesataa somalida ilaa iyo hada gaalo iyo Kenya afrikaan ayaa na dhacaayo Bax teg xalane

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 3 ปีที่แล้ว +1

    Bacaluul.isqaaday.
    Africa.oo.aadmoodo.inay.fahantay
    Maanta.kalaqaybintii.iyo.fatagalintii
    Reer.galbeedku.kuhayay.guuuuuuuul
    Iyo.gobanimo