FARAH KAFTAN | I DHADHAMI | New Somali Music Video 2022 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 291

  • @B.Tesfame
    @B.Tesfame 2 ปีที่แล้ว +25

    I 'm from Eritrea love somali music

  • @najmaahmed6112
    @najmaahmed6112 2 ปีที่แล้ว +57

    Heestan waxa sameyey abwaan qooqan😥🤣

  • @virginiaharvey
    @virginiaharvey 2 ปีที่แล้ว +1

    Great tracke

  • @kaftanofficial5162
    @kaftanofficial5162 2 ปีที่แล้ว +21

    Keep going farah kaftan inshaa allaah heestaan wey qarxi doontaa sida heesta nimca happy ookale saadaasheyda waan hubaa

  • @muhuboibrahim6990
    @muhuboibrahim6990 2 ปีที่แล้ว +6

    farax waa qofta kali ah oo aan farxadedu cidna ku xirbayn ayada nolosheda farxad galisa calashan cidna uba bahna

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 ปีที่แล้ว +33

    I Can’t Believe it, Farah, Kaftan Was In My Beautiful, Hometown City Toronto, Ontario, Canada 🇨🇦 Wow She Was Looking Fabulous !! 👍👏✌️❤️💯⭐️🔥

    • @ahmedderieabdi
      @ahmedderieabdi 2 ปีที่แล้ว

      😍

    • @maryanhaji3121
      @maryanhaji3121 2 ปีที่แล้ว +1

      OK do knew farah kaftan she is my grandmother and haven't see her she comes in my wedding 😒so I knew she petty

    • @darwiish
      @darwiish ปีที่แล้ว

      Inaguba daris baynu ahayn kkk

  • @cumaryare6196
    @cumaryare6196 2 ปีที่แล้ว +4

    Farah kaftan boqorada codka heestaan way qarxi dontaa sida gantaalka insha allah love farah kaftan 🌹💖

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 2 ปีที่แล้ว +4

    I dhadhami dhadhami wooow xidigta boondheere libaax farah kaftan reer boondheere libaax is muujiya 💃💃💃💃

  • @yaaskoos
    @yaaskoos 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha alaaah ereyo muusig cod waa isku dhamaaday maasha alaaah horey usoco Farax kaftan abaabalaa nooloow nacabkaa hajabo

  • @mahad.uk98
    @mahad.uk98 2 ปีที่แล้ว +15

    WOW BOQORADA CODKA AHNA BOQORADA BANAADIRIGA FARAH KAFTAN ANOTHER LEVEL 🥰💪❤💯💉💉

  • @ciiseshabbele9230
    @ciiseshabbele9230 2 ปีที่แล้ว +1

    iam first well done tusmo iyo dhamn inta musica xiisysa ❤️🥺

  • @muhuboibrahim6990
    @muhuboibrahim6990 2 ปีที่แล้ว +3

    waa hindidena somaliyeed cimamadda mawata waan dhigay

  • @mihiimibraahim
    @mihiimibraahim ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh💃

  • @zackymohamud3112
    @zackymohamud3112 2 ปีที่แล้ว +12

    Most beautiful somali female singer. Hands down

    • @ahmedyusuf7659
      @ahmedyusuf7659 2 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ninba tuu ka helo ayuu qurux ku sheegaa horaa loo yidhi anigoo kale cidla kaman qaateen xabadan

  • @DjHunkyVevo
    @DjHunkyVevo 2 ปีที่แล้ว +3

    This a DAMN HIT Music Video. WHat a singer!! MASHAALLAH!! AAA igu soo daji aaa aaa a aa a

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw farax kaftan ishcalaa gabadhan action iyo cod maashaa Allah

  • @Queentasha27
    @Queentasha27 2 ปีที่แล้ว +7

    @Tusmo films well done I’m always proud of u my friends well done an see u soon inshallah I share it my sis f kaftan well done best song 👊🏼👏👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹❤️❤️💯💯❤️🌹🌹💯❤️

    • @salaadohuseinmahamed6115
      @salaadohuseinmahamed6115 2 ปีที่แล้ว

      Hambayo tusmo markaan uubaad guurstay mid kuudhigma walaal hambayo marlabad

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 2 ปีที่แล้ว +3

    Woowww SHE IS SOMALI BEYONCÉ👸🏽🇸🇴🔥💐❤️Banaadiri /Xamaraawi on another level Muqdishaawiyiinta soo dhoweeya gabadhiinni FARAX KAFTAN oo Tiktok geeya oo ka QARXIYA IS MUUJIYA TEAM TIKTOK 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @anabali3616
    @anabali3616 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah boqorda codka ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Horey u soco my queen

  • @Funny_sports77
    @Funny_sports77 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa heesta sanadka 2022 inta aminsan like ta

  • @munakhalif1958
    @munakhalif1958 2 ปีที่แล้ว

    Quality video. Fanaan un la iska noqdee KAFTAN CASHARADA KAQAATA!!!!!!

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 ปีที่แล้ว +2

    Wooow kaftan inaba caadi ma ahan quruxbdan iyo stayle isku darsita 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkihappy
    @mulkihappy 2 ปีที่แล้ว +2

    Waw farax kaftanti an aqoon jiray waa taa iskeentay another level ayan dhihi karaa style kaan qatar

  • @nasliph
    @nasliph 2 ปีที่แล้ว +5

    "Idhadhami dhadhami idhadhami dheeftani jaceyl ila dhadhami".
    Heestaan ciyaar bilaawgeeda waaye waxaa fahmaayo only the romantic people.
    Best song of the year 🔥 💃👌🏽😝🤣

    • @ikraanabdikhaadir3682
      @ikraanabdikhaadir3682 2 ปีที่แล้ว

      Been ma ahan wllhi qofka fahmayo boqolkiba boqol mala dhihi karo lkn tawan ama sodon lee wĺlhi kuma dambawi kari lkn ubadi ani waaladhacay ikran ahaan ninka nolosheda dhisayow💉❤🌎🙏🤴

  • @zergediver6945
    @zergediver6945 2 ปีที่แล้ว +2

    Kal io laab hees shidan io fanaanad kala xiran hada me and my bbe heestan baa noo shidan jawi kale ku jirnaa Keep it up

  • @ZahraAli-yy7io
    @ZahraAli-yy7io 2 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah hees iyo nus farah kaftan caadi maha heesta waa tagtay yaa
    ku gari karo isha baxaarka

  • @ilkacaseamxaarilkacase2488
    @ilkacaseamxaarilkacase2488 2 ปีที่แล้ว

    Topten waaye heestaan waa ka baxsatey faraxey Tusmo films waa u hagar baxdeen heestaan goodjob Thanks All

  • @hary0102
    @hary0102 2 ปีที่แล้ว +2

    Banger 🔥🔥🔥
    Farah Kaftan, Sheegoow & Tusmo 🔥🔥🔥

  • @ceeblamaxamed9921
    @ceeblamaxamed9921 2 ปีที่แล้ว +2

    Heesta reer xamar ee keliyata ka helay weeye wow music iyo hubqaadkeedab

  • @aanuunkacade6049
    @aanuunkacade6049 2 ปีที่แล้ว +1

    Farax gabadheena heestan waa tumantahay ustaad sheegow inama caadi maaha waana a salaamaa ustaadkena prow ama abwaanka

  • @caashocusmaan6325
    @caashocusmaan6325 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi hees aan ka hely waa kan farax kaftan keep going

  • @arafaadsahardiid2241
    @arafaadsahardiid2241 2 ปีที่แล้ว +1

    Wxni hees maahe fanka ha inaga bahdilina

  • @fatxaomar9856
    @fatxaomar9856 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw dhadhami heesta 2021 qadatay waaye inaba caadi mahin keep going ♥Farah

  • @cadeey4502
    @cadeey4502 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a beautiful my sister horey usoco😍😍😍👑

  • @queenfarahkaftanofffical5406
    @queenfarahkaftanofffical5406 2 ปีที่แล้ว +1

    Okkkkkkkkkkk lovely gal nice music mashlah

  • @fahmibardadstudio3245
    @fahmibardadstudio3245 2 ปีที่แล้ว +1

    Alayaa cisak tusmo filimis waay tagtay

  • @cabdirisaaqmohamed7086
    @cabdirisaaqmohamed7086 2 ปีที่แล้ว

    Wxana hees laga dhahaa idhadhami aad iyo aad makugu dhacay dambiyan galaaa horey usoco adiga iyo heestaba iyo ereyadaba mcna tihiin

  • @farhiasheikhhassan2366
    @farhiasheikhhassan2366 2 ปีที่แล้ว +7

    Waaaw beautiful.

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว

    Waxani ma heesba mise kkkk wa side u jeedadu bisinka waxaso kale wa laga fiican yahay abayo xishoodka ha ‘i’laawin subxanallah

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees wasaqnimo kahadleyso waa naag soo dhardhigatey

  • @asiamohammed375
    @asiamohammed375 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw farax kafdan cadi maha waa shego an cadi aheen❣️😍❣️❣️🥰

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayyyy another level 😍

  • @mursaljibriil8742
    @mursaljibriil8742 2 ปีที่แล้ว

    waaw frx wey so qadatay

  • @mihiimibraahim4930
    @mihiimibraahim4930 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waaa inaan jacaylkayga u daara 😆💋💃❤️

  • @sofiahassan8126
    @sofiahassan8126 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah guulayso fanka waa udhalasho ❤️♥️💕♥️♥️

  • @fardusabdiawed4593
    @fardusabdiawed4593 2 ปีที่แล้ว

    Farah kaftan oo soo rogaal celisay 💃

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 2 ปีที่แล้ว +4

    Bal waxa hees leeskaga dhigaa arag 💔 i dhadhami kulahaa

  • @buuq1614
    @buuq1614 2 ปีที่แล้ว +1

    wow another level soolaabasho wacan

  • @The5421
    @The5421 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw lovely Farah kaftan

  • @Queentasha27
    @Queentasha27 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my sis mashallaah 💯💯💯❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹💯💯

  • @fartunsalim6458
    @fartunsalim6458 2 ปีที่แล้ว

    Isha. Baxarka. Waa. Farax. Kaftan👍👍👍👍👍👍👍💞💞💞💞

  • @MAFTUXLYRCIS
    @MAFTUXLYRCIS 2 ปีที่แล้ว

    Keep going tusmo films pink ku qabo

  • @cumaribraahim7327
    @cumaribraahim7327 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw m.a my walashey farax kaftan

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 2 ปีที่แล้ว

    Caadi ma aha abaayo Manshaallah qurux ley

  • @cumarshiikh541
    @cumarshiikh541 2 ปีที่แล้ว +9

    Waaw fanaanad lagu faani karo aan qabyaalad ku jirin waa tan style labis cod iyo musig iyo laxan dhameystiran

  • @xayatshirenuur1614
    @xayatshirenuur1614 2 ปีที่แล้ว

    Hes io bedh😘😘

  • @fatimakhalif3488
    @fatimakhalif3488 2 ปีที่แล้ว

    Xbbt wlaahy farh kaftan wlaahya wan ubogay wlaashey man sha alaah abyo fanand lahubo abaha banaa diriga abyo horay mooyey gadal weliga haw hakan xbb mcn cadawgaa cagta hoos hakaga ekaadeen boqorada abwaan ooro abyo jiroo nabad kuwaar amin

  • @ksharif1564
    @ksharif1564 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadi mahan horumar wanaagsan mashallaah horay u soco 🥰🥰🥰🥰

  • @AbdukadirXawewwwewyuysedtrrtaj
    @AbdukadirXawewwwewyuysedtrrtaj 2 ปีที่แล้ว

    WAW CAADI MA AHA HEESTAAN FARAH WAAD KA BAXSATEY WAA ROMANTIC GII SOO SOCDA

  • @alaaalkridy5259
    @alaaalkridy5259 2 ปีที่แล้ว +5

    One million.. show
    On youtube soon
    Se this legend song

  • @abdalla782
    @abdalla782 2 ปีที่แล้ว +6

    Ishcalaa hees wlh 😁 waaba hees romanric ah

  • @ephtinc-c-c4975
    @ephtinc-c-c4975 2 ปีที่แล้ว +5

    the guys in the background 1:28 is feeling the vibe

  • @IsmailIsmail-zb1jc
    @IsmailIsmail-zb1jc ปีที่แล้ว

    Everyone has his\her own choice, in my opinion, Farah kaftan is number one.

  • @fartuunlaki6617
    @fartuunlaki6617 2 ปีที่แล้ว

    Wooooooow fanand aan jeclahay farax kaftan

  • @Sinoy21
    @Sinoy21 2 ปีที่แล้ว

    Nice song farax kaftan in toronto dundas square

  • @mihiimibraahim4930
    @mihiimibraahim4930 2 ปีที่แล้ว

    Heestan abwaan qooqon baa sameeyay💃Ka bax😆

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani 2 ปีที่แล้ว

    Okay ayaan saarey

  • @hopemind8337
    @hopemind8337 2 ปีที่แล้ว +4

    Dance geeda iga gadan wllaHi🥰💖

  • @daacad5731
    @daacad5731 2 ปีที่แล้ว +2

    Codka 💯
    Stylka💯
    Dance💯
    Farax kaftan 🥰🥰🥰

  • @bellakiin
    @bellakiin 2 ปีที่แล้ว

    Waa wareeey waxaa la keenay hees iskaabulada u roon omg family iskaabulo hedersam Waa idin anfacday😎

  • @hassanmohamutt3815
    @hassanmohamutt3815 2 ปีที่แล้ว +6

    Wow 👏
    Codka100%💯
    Music100% 💯
    Style 100%💯
    Dheesha 100%💯
    Camero 100%💯
    Another level 💯👌👏inaba caadi maaha

  • @axmedcade8582
    @axmedcade8582 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 ปีที่แล้ว +3

    The best song love kugu ahay ani ❤

  • @abdirahmanalta7124
    @abdirahmanalta7124 2 ปีที่แล้ว +4

    This is another level

  • @yasminaxmed359
    @yasminaxmed359 2 ปีที่แล้ว +4

    Sharma inaga barejesay ciyaal sharma like Isara yuhud matihiin😂

  • @abubakarmohamed1992
    @abubakarmohamed1992 2 ปีที่แล้ว +2

    Farah kaftan boqorada codka 🔥

  • @fatiabdiqani7902
    @fatiabdiqani7902 2 ปีที่แล้ว +4

    Like her confidence 💃🏽🧿🔥

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 2 ปีที่แล้ว +5

    1:28 var ka wadada maraaye jaasaya

  • @haddimaxamad3061
    @haddimaxamad3061 2 ปีที่แล้ว

    Warniyow waxan cod Waa dhaafay wlh boqorada codka weeyi soo badi hesaha

  • @Saluu_moha1
    @Saluu_moha1 2 ปีที่แล้ว

    Caadi ma'aha 😋✌

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 2 ปีที่แล้ว

    Nice 😍 Caadi mahan

  • @husseincabdulahi370
    @husseincabdulahi370 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkaan markaa imaaday waxaa iidaraan
    Ikuqabo oo 2021 ah🤣
    This Hot Song 🔥

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO 2 ปีที่แล้ว

    Tusmo Films waan idin tabney wlhi guulaysta Goorwalba

  • @mohamedyusufnoh4329
    @mohamedyusufnoh4329 2 ปีที่แล้ว

    Another level f.kaftan

  • @mesganu12
    @mesganu12 2 ปีที่แล้ว

    dhunkasho igu dhalaali aa🥰

  • @cadnaanjonozij2066
    @cadnaanjonozij2066 2 ปีที่แล้ว

    Farax Kaftan Is Back Tusmo On Fire🔥

  • @mohamedbotaan1348
    @mohamedbotaan1348 2 ปีที่แล้ว

    Waashidantahay

  • @Faizaayy
    @Faizaayy 2 ปีที่แล้ว +1

    Farax on fire💫

  • @abdullaahi4251
    @abdullaahi4251 2 ปีที่แล้ว

    Farah kaftan Waxaad thy fanaan ad dhameystiran dhan walba ciyaar cod macaan mu alif action Avery were waad ku fiican thy good like

  • @munaxafisoffical6990
    @munaxafisoffical6990 2 ปีที่แล้ว +1

    yes gal arooorka got nice voice mashlah

  • @mohamedyusufnoh4329
    @mohamedyusufnoh4329 2 ปีที่แล้ว

    Waan farax kaftan kep go

  • @Beeso247
    @Beeso247 2 ปีที่แล้ว

    Caadi ma ahan

  • @maxamudmaxamed6577
    @maxamudmaxamed6577 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw waaalayaabay nice song

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 2 ปีที่แล้ว

    Hees mcn bashaal ❤🌹🌺🥰

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw wax kale igu soo dheceeay

  • @faisabarre9910
    @faisabarre9910 2 ปีที่แล้ว

    Waaw caadi maha anathet level waa heestii sanadka guul wacan farexeey kaftan viva hore u saco gaad lucy

  • @cavediver7897
    @cavediver7897 2 ปีที่แล้ว

    Walaalayaalow maxay kilkilooyinkeeda ka sanka ula raaceysaa, wallee dhaqan xumo gaamurtaan arkaa🚸🤧

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, ilahow, ilneceypkahay, waa Boqorada, codka . Waa. Merlin meru. Da. Somaliyed

  • @sihambarise9117
    @sihambarise9117 2 ปีที่แล้ว

    😍😍😍 cajiib

  • @queenhibasweetie8115
    @queenhibasweetie8115 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow farah is back beutyfull sister 😍