Mashallah waa engineer lafaha wax badan ayaa laga suubiyaa hore usocda oo kasuubiya bakeerida iyo saxamada iyo wax badan oo faaida badan guul Mashallah somalida waa dad maskax badan lakin waqtiga ayaa ciilay ayagaan isyeelay
Ruuxaan oo kale fikirka wanaagsan ku Soo kordhiya bulshada waxaa loo baahan yahay ineynu ku wada taageerno si horumar buxda aynu u gaarno innsha Allah. 🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀
Waa masha allah waa dhalan yro wngsno xirfad wngsn la so baxy hdaynu nahay dhalan yarada somalia qof wlbo inaga mid ah ama aan udhigo sida 60% wxynu nahy dad wx soo saari kara oo wx ku soo kordhin kara dalka blse qbada jira awgeed oo wdnka ka jira ayan wdmada shisheye u kala crarnay blse hrumarka iyo dib udhiska dalka aadban ogu frxsnhy wxna rajynyaa 2025 in la waayi dono qof somali oo wdan shisheye qxooti ku ah insha allah
Mashaa Allah. Walaahi soomalay China iyo Japan inagama fiicna wa sidasi wiilkasi geesiga ah fikrad u keenay uun Bay iyaguna uugu mashquulen inay waxso saar samayaan kolkasi angu waxan aaminsa ahay soomalidu inay samaykaraan wax ayna caaalamka kale samayn Karin Parafo wiilkasi Allah ha noo Barakeeyo isga iyo wiilashaba sidii soo kale u fakaraya.
Ilaahay amarkii Hadii laf🐕Tusbax laga habeeyo👉Ducada Aqbal miyaa. Mise Waa Indhoolkii Maqaar eey🐕 Ku tukaday😒 Camal?. Oo 😒Shiikh buu ahaaye. 👉Ma Ogeen Ama ma Aqrinkarin Maqaarka. Baa Aqbal ka dhacay👉Laf🐕Aqbal ma leeyahay👉Ma Ogeen camal?.
Woow.masha.allaaaah.wan ku.faraaxsanhy.ruuntii.alle.ha.ku.xiifdiiyo.aqliga.iyo xogee
Mashallah waa engineer lafaha wax badan ayaa laga suubiyaa hore usocda oo kasuubiya bakeerida iyo saxamada iyo wax badan oo faaida badan guul Mashallah somalida waa dad maskax badan lakin waqtiga ayaa ciilay ayagaan isyeelay
You right mustaf I agree
Ruuxaan oo kale fikirka wanaagsan ku Soo kordhiya bulshada waxaa loo baahan yahay ineynu ku wada taageerno si horumar buxda aynu u gaarno innsha Allah. 🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀
💙👍
Masha allah horay usoco sxb🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊wadankaa kuu baahan
Maasha Allah guul iyo horumar wanaagsan innsha Allah dhamaan. Aamiin. 🏆🏆🏆🏆🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀
Mansha allh cadaw illhay kuma tuso horo usoco guul
Masha Allah wiilkaa wariyaha ah Soo jeedintiisu super hit
Wiilashena aqli laguma gaaro allow yaa warshado usameeyo aduunka wey kahorumarilahayen ❤❤❤❤
Soomaaliya hadii ay dowlad lahaaan lahayd aduunbakaba ayaduu adoomo u ahaaan lahaa
Fadlan uduceeya soomaaliya walaahay waa dad hal abuurleh
I 5
Mnsha Allah waa wiil abuur leh oo u baahan in la garab istaago hore u soco ayaanu ku leenahay wll Alle ha ku garab galee.
Maasha allaah ilaahayow wiilashiina noo daa o qalbiyadooda isku keen aadbaan ugu farxay oxgiin lasameeyey lafihihii geela maskax kaweynna way so socotaa universal TV ii noolaada
Maashaa allaah waa xirfad aad iyo aad uwanaagsan horay usocda dhalinyaro
Masha alah hurmar wacan ayaa kurajeena aboowe iyo hol wacan
Waaw lafta ii aruuriya ahaa marka masha allaah illlaah habarakeeyo ganacsigooda waa xirfad wanagsan
Absolutely 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆waa guul iyo horumar ka biloowgiisa. Innsha Allah
Masha alah waxay mudan yihiin in laga garab istaago dhinaca materialka
MR. BULBUL THAT'S WHAT A GOOD JOURNALISM IS ABOUT 👍👍👍👍👍
Asc wll allaah ha kula garab galo masha allaah asc.wll
Mash allah waa fikrad wax ku ool ah Guul wacan ayaan u rajenayaa wiilkaan
Guul dhalinyaro fikir fiican guulaysta Aamiin
anaa maalin galinaya shirkadan wiilkan idanka ale kambaniga muqdisho raxadka iyo macuunta ayaa laga sameeyaa lafaha
Asc masha alah wa fikrad aad u wanagsan isii telka iyo cinwankaga
Aqoon taada Alle hakuu barakeeyo kuwii ka FAA'iidaystana Alle haynaga dhigo oo ka maarma tus naxyada dabada laga keenayo
waaw masha ALLAH great wonderful so keep going guys
Waa masha allah waa dhalan yro wngsno xirfad wngsn la so baxy hdaynu nahay dhalan yarada somalia qof wlbo inaga mid ah ama aan udhigo sida 60% wxynu nahy dad wx soo saari kara oo wx ku soo kordhin kara dalka blse qbada jira awgeed oo wdnka ka jira ayan wdmada shisheye u kala crarnay blse hrumarka iyo dib udhiska dalka aadban ogu frxsnhy wxna rajynyaa 2025 in la waayi dono qof somali oo wdan shisheye qxooti ku ah insha allah
mashallahah wa fikrad wanasn wax ihdin leyahy horay uh socda🇸🇴🇸🇴👈
Maashaa allaah waa arin ku dayasho mudan
Mashaallaah tabarakaAllaah good job guys keep going brothers
Masha allaah wallahi wafikir wanagsan
masha allah ninkaan waxu u bahan yahay qalab fiican walaahi in laga caawiyo xata kacmaha safety gloves ma xirna
wwwwws good job wlhi isma dhaheyn farsamadas ee noqonayaan lkn nice
Mashaa Allah. Walaahi soomalay China iyo Japan inagama fiicna wa sidasi wiilkasi geesiga ah fikrad u keenay uun Bay iyaguna uugu mashquulen inay waxso saar samayaan kolkasi angu waxan aaminsa ahay soomalidu inay samaykaraan wax ayna caaalamka kale samayn Karin
Parafo wiilkasi Allah ha noo Barakeeyo isga iyo wiilashaba sidii soo kale u fakaraya.
Maasha Allah ilahay ha u barkeeyo
Mash allah ilahey ha ubarakeyo walalkey waxu laso baxay farsamo qurux badan
Waa xiligii ay dhilinyaradu fadhi ka kicilahayd mansha Allah
Waa hidise wacan balse Lafaha markaynu tuurno shaydaankaa Cad loo saaraa oo isticmaala ee ha loo daayo shaydaanka
Good job
@@intifaacshopping8950 Ka xoog dee wllo miyaad ka baqanaysaa mise waad u naxaysaa?! 😂
Geesi...hal-abuurnimo wanaagsan weeyaan sxb hore usoco.
👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 waaw masha Allah well done
Horay u soco wa wanag
Manshaallaah keep going well done. dhalinyarada somaliyeed haday helan nabadgalyo buuxda dalka oo dhan. waxay samaynkaran waxwalba. waa inladhiirigaliya dhalinyarada somaliyeed. Dhalinyarow iskakhabta khabkhable Danitiisa iyo caloshiisa kaliya raba inu kursiga ugufariisto. Please.
Masha allah waa dhalinyaro keenay fekred fiican
mnsha allaaah illaahay ha ku caawiyo
Wuxuu istaahilaa jaa Izard ❤️✅🙏
MashaAllah keep going..but brothers please wear gloves
Mashallah Hor usoco walal waa shaqo muhiim ah.
Maasha alaah waa wiil feker fiican
Masha allah waa dadka aan ka helo ISkaa wax u qabso ayey wadaan rageeda
Masha allah waa fikrad aad u fiican
Barakallahu dhalinta soo aliftay
✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌👌👌👌👌👌👌👌 Alle haku dhawro
Masha,Allah wa hormar weyn anu
Garnay walalahena horay usocda
Masha Allah allow wadankeena inoo hagaaji
Dadka aan yasno waa kuwa noogu wax soo saarka badan anyway guulesta walalayal
Mxa kawada
@@yayaofficial2238 micnaha dadkaan okle waxn dhahnaa waa boon iyo waxyabo lamid ah lkn aduunka waalaga qiimeyaa dadka wax soo saarka leh
Mach allah Hore usocda
Mashallah amazing good work
MashaAllah, may Allah bless your work.
Aamiin aamiin aamiin. Guul iyo gobanimo innsha Allah. Horumar wanaagsan innsha Allah dhamaan Aamiin.
Mabruug ilaah ha idinfududeeyo
Masha allah recycling ayaa la dhahaa qashinka oo dib loogu faa iideysto
Hore u zoco wllo
mahadsanid walaal waligayaba isma waydiin maxaa tusbaxa laga salmeeyaa maantase ogaaday
Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka
Somaaliyeee wan idin aqaannaahe dheha waa mid gaaan cunsuri ma jirin idinkaa kenaye
Mashallah tabarkalah
Masha'allah
Iskadaaya waa calaf shaydaani
Maashaa’allaah rabi haku barakeeyo
Maasha allah waa figrad fiican
Saxiix walaal absolutely guul iyo horumar wanaagsan innsha Allah dhamaan soomaali weyn Aamiin.
Bulshadeenna waxaa ka buuxo dad figrado kala duwan xambaarsan oo waxa ay sameeyaan xitaaa caalaamka hormaray ma samayn karaan .
Sababtoo ah caalamku waxa ay isticmaalaan warshado iyo qalab casriya .guul ayaan leehay wallheen.
Bulsho wax gaab istaga lasan.
A lot of respect to him and his workers.
Hor u kac wacan
Hormar wacan wll sare
Markuu u sameya kadib wax waxtar leh ayey oranayaan waa nasab dhiman iyo balaa balaa America ninkaan oo kale waxaa ladhahaa waa caqli iyo badan
👍Ragaan Weey figrad fiican yihiin Hala Caawiyo Ama👉DF🌠 HAU GADO 🚚👉Ama mid Free ah.
Dadkaan oo kale baa la caawiyaa👉Qabiiliiste Tuulo joogana Saqo haka hello halkaa👉Banaadir.
Good job
masha Allah shaqawacan
Haduu jooga dawlada aan ahay afrikaans waxa uu heli laga dhiirigaln dhan walba leh
"Fikradu waa billawga hodantinnimada"
Wiil fiican
Mansha allah allaha usiyaadiyo fikirka wangsan
Cajiib maasha allah
manshalaah waa fikir fican
❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌
Mashallah ilahey kakuxafido
Marodiga aaaa war xaagaas naga sax wariyee
dadka soomaaliyeed waa iney taageeran beecmushtarka ay abuureen iskhaashatadan guul soomaliya.
Mansha allaah alloow ubarakee amin
Ragaa Waanla Lafo raadsan lahaa👉Sideey Manook tadeeyda👉Ha lagu caano cabo👉.
Bulbul Aan is...
Lafahaan baa Waxtar leh👉Lafahaan udagaal tameeyno Waxtar male.
Kamirada waye kadhinten tvyada somali oo dhan
Masha alah hormurwacan
Masha allah wa aqli wlhi
Waa shoqo wanagsan
Masha allah hormar wacan
Nin Adag
Wiilka hala dhiirigeliyo oo hadaad muqdisho joogtaan idinkoon ubaahneyn ka gata xitaa
Innovation
Absultily amazing keep going 💪🏻💪🏻🌿🌾🦜🌾🌿🦜🌾🌿👍🖐🖐🖐❤️💚💙
Mansh Allah lkn wariya xoga ereyga lafaha maroodiga intu ka keenay hhhhhhh
Bruh, you should wear a mask for different reasons.
Exactly wlh.. for his health 🥰🥰
@@hadafhanaan7761 : Busta lafaha uu qoraayo ka soo baxeyso aan ku fiiriyay microscopes🔬 plus the risk of Cov-19
mashaaAllah lakinse waxaan kula talini lahaa iney isticmaalan protective gear.
Keep going
Pppp pro kep going!!! Wlhi so happy to ur idea!
Ilaahay amarkii Hadii laf🐕Tusbax laga habeeyo👉Ducada Aqbal miyaa.
Mise Waa Indhoolkii Maqaar eey🐕 Ku tukaday😒 Camal?.
Oo 😒Shiikh buu ahaaye.
👉Ma Ogeen Ama ma Aqrinkarin Maqaarka.
Baa Aqbal ka dhacay👉Laf🐕Aqbal ma leeyahay👉Ma Ogeen camal?.
Dadki hore waxay gacantoda ku samesten ayey bahidoda kudabari hiren lakin hada dadki dhulki wasaq iyo baco ba halakeyey ee dowladu wax haka qabato