Masha allaah ayaaney o isku xaafad ayaba aheyn dugsiga cali dable isla wadada gurigeyna leba waaye baar ex dalbele aa 6 guri no dhaxeysa o dhinaca waxa so xigna dugsiga xaafadas aa ku dhashey kuso korey waxna ku dhaley ila hada daganahey kawaran 🙏❤❤❤
Midkaan ma'ujedin halasheeke sanina baan kuqoslay😂❤lkn wallahay ani wiil aa schoolka isladhiga no aa ikadeday reer wuxu garay inuu isku dayo inuu timaha iga jaro eyga madaxa weyn😂😂💅
Ala ani xita wa so xasuste walahi gabr idhibtay aya hal malin inta qabta mindi feraha uga mute lakin ferka ma jabin midkale na sidokale aya dana wa ka xogbadnaye inta qabta dhulka le ku rafiye allow iga cafi labadas gabdhod mida mindida galiye wa iga weyned tankale isku fac aya ehen wa jukeye lakin aqirki wa is cafine 😭😭🤲
Hadana dhigeda alle haiga cafiyo waku jexay le moye dhib wen uma geysan anixita hada ka hor wil iga yar aa is dagalne asu canka sakin iga jexay marka ane inta qabte aa jukeye war dhib badan wa so arke alle haiga cafiyo
Ani horta qof ima so digin intaa yaraa lkn markaa xoogaha soo roonaadey gawar ayaa is dagaali jirney maalin ilahey geeno aa shcoolka isku aragno waa is dagaali jirney mana ika hari jirin xoog neh ikuma dameen meel kasto isku aragno neh dagaal ayaa naka daxeeye lkn alx wee ika hartey 7 sano ayaa is dagaaleenay gawada markee wax ika qawan weysay neh wee ika hartey lee lkn ani dulmiga mä jecleen oo waa iska aamusnaa lkn marka lii dulmiyo dadka waan iska celin jirey wiil iyo gawarbo uma aabo jeeli yirin wee kaa weenyihiin ama wee ka badanyihiin ma aqaano cabsibo ma aqoonin ilaa aan ka so gaaro fasalka 9 ilaa iyo yaranteydii waan dagaalami yirey lkn hal mar ayaa xasuustaa oo 7 yir ahay somalia ayaa dagneen mar kaas garis baaley neh ayeeyo ayaa dagneed ayaa markoo qarax ama wax wax kale dacaan ayaa aadi yirney inta badan neh ani iyo aboowe ayee ayeeyo ma wadan jirtey madaama oo walalkey 2 sano ika weynyahay walashey ika yar neh hooyo ayee u hari yirtey mar mar neh waxaa dici yirtey hooyo iyo abaayo inee na so racaan marka ani iyo gabdo kale iyo wiilal badan mar kasto ayaa isla ciyaari yirney markaa ayeeyo u dagno dariska wee is yaqaaniin waayo see hada u disantahay garis baaley markaas uma disneen jiingad ayaa la dagnaa marka caado waxaa no eheed ciyaalka dariska dan inaa is raacno oo iska heesno iska ciyaarno nin waalan ayaa jirey xadaa kaas neh waa diwi jirney lkn mar ayoo hooyadiis ku so jeestay ayoo kufsadey masiinta hooyadiis oo waayeel eh oo qado u geyneyso lkn alx anaka wax nama jeelin lkn mid shaqayaan ayaa xaafada dagnaan jirey anaka ma ogeen woo naka weynyahay oo waa nin weyn adi 20 iyo meelahaan camal waaye marka inta badan anaka markoo na arko woo no imaan jirey woxoo iska digi jirey inoo nin fiican yahay woo ma so dax gali yirey woo na xambaari jirey waa iska daqanaa ciyaal qof iska xambaaro wee rabaan marka anaka ma fahmi yirin inoo wax damacsanyahay xaafada aa dagneen neh dariska dan waa lis yaqaaney marka dadka waa weyn neh hal ayee no ahayeen marka maalin ayaa waxaa dacdey inoo na dahay kaaleya so baxa waa raacney lkn ilaa iyo hada ma xasuusto sidoo gurigiis naku galiye ani iyo 2 gawar ayaa eheen inta kale meel ee ku hareen ma ogni marka gurigiis na galiye ayaa waxaa dacdey saas uma sii xasuusto lkn waxaa xasuustaa gawar inee ilbaabka akdiis suuxsaneed tan kale neh ee sariirta dinaceeda taaley iida neh ani neh oo sariirta u saarnaay oo asi neh i kor saaranyahay oo i qeeyinaayo wax ma fahmi karin ani dan ar gagah iyo yaab ayaa iku furnaa ayeeyo qofkii u si sheegay meel aa ku yurno iyo sidee ku so ogaadey ma ogi lkn maalintaas hadee naka so gaari laheen inta noola kufsado ayaa nala dila lahaa Alx waa ilahey mahadii gabdii ceeyi ayee la suuxeen ani neh inaa suuxo wax yar ayaa ikaaka dimneed ayeeyo ayaa imaadey oo ilbaabka xoog ku so gashey waayo waa jiinkad oo xadaar xun lee leedahay ninkii waa la qabdey cidahii dan ayaa isku so baxeen walaalkey iyo hooyadey waa la cel celin waaye iyo ayeeyadey ninkee u fagfaganayeen iyo gabdaha kale cidooda lkn walalkey intoo guriga galey intee dadka meesha ku buuqayeen oo mindi soo qaadey asoo dahaayo waan dilaa ma daafaayo oo xanaaqsan ayoo mindi ninka caloosha ka galiye askarta meesha imaadey ninka inee xeran ayee u socdaan hooyo waxaa gacandeeda so galey ee booliska ka dafdey biskoolada ninkee ku qawadey wexeena dahdey maanta ayaa aduun kuku dambeyso kuma cafinaayi ma gawadeeda ayaa isku daydey inaa nolol xumo u so jiido iida ook wax kala ogeen wee yartahay waa saxiir waa gawar yar cala kuli xaal sidaa mesha liskuku qeel qeelinaaye oo lisku heystay ee hooyo daagantahay ninka waa ku dilaa oona diig baxaayo ee dariskii meesha qeelinayaan adkartii yaabanyihiin oo wiilka hooyadiis neh daagantahay abaayooy waan ku baryaa halkaan cunug ayaa ifka dan ka heystaa waa ku baryaa iska cafi wax moona yeelin ilahey ayaa ku bad baadiye gawadaada iyo gabdahaanbo walaaley dardey ku daa xabsi ayaa la digaa Ha ika dilin ciyaal kale ma dalin aan ka ka eheen didaas ee ku daaftey hooyo lkn walaalkey geesi geesi daley waaye ilahey ikama qaado ilaa iyo hada saas ayoo garab ikuku yahay woona i ilaalsadaa ilahey ha i ilaaliyo marka shekadaan waxaa nikuku sheegay hooyo ciyalkeeda dardood inee wax kasto u sameyn karto walaalka neh sidoo kale daftiisa inoo ku huro ayoo jacelyahay ilahey inta heysanin ha siiyo inta heysato neh ilahey ha u deysto
Ayaan an ma noqotey aniga fuleya aha hal mar mid igu soo boodey wajiga ayaan ka bilaabey qaniinyo waa ugu daray fuley hal mar kacda ahaa saas ay tahey caailadeena dad kulul dagaalka ka horeeyo ayey ahaayeen aniga dagaal ma jecleyn
Ayan maata waan soomanhy in aan seexdorabay lkn waan kuboday madaaba ad qisa soday aniga dada iga yar nafta is ku neeni jiray lkn hooyo aniga igu hiil aheed feera ween idhi jiray 😂 hada na aduun kaa is kujecel nahy Fiisoo sugaa asaga iyo bar walaa sheyba alle ha ufudeyo
Ayaaney xabibti waxad iso xasusisey yaranteydi wiil dariskena ayaa isku taak nanjirney jid walbo iskaga hor imano wan dagali jirney malin malmaha ka mida aya luuq iskaga hor imaney o gurigena ku dhagana walashey aanagu so baxdey waxey tiri manta mid waa inu hara is reeba o is dila kkkk anigana naag wiil lalle ku dhax jirto gabar kaligey ka ahayo la taba bara ahay far saa ugu wada kahada ka warerey malintas kadib jid daba iskuma dagalin hada anago dad waaweyno asna aabe yahey anigana hooyo ahey xafada isla joogna
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Aniga hada kahor igudhacadey shekadaas camal mido iga ween aad iiyasi jirta baa haaween hawenadakamid ah waxalagu jiray bil ramadaan waxadhac wala afuray marka qof walbo hool buulahaa aniga teyda wan dhameestay ayadan so akfadhiste waxan soqab saday moos wan cuney markaan dhameesta waxay igu tiri nayaa xasidad baatah madhacabaan kudha hay wxtiri moska maxaakeligaa ucun tay degaal bey isku badasha intaan qabtey dhulka dhigay biyo meel kujiray kudul qabtay marakaas baa way calaacashey wan iskadayey wana igaweneed taas baan xasuustaa❤❤❤❤ markaa kadim naba baan kala helney hada wahoyo 3 sedax dhal waye kawaran heee❤❤ i lov you thanks
Qiso cabsi badn noso gali. Ayaaneyyyy❤😢
جزاك الله خيرا الجزاء ❤صلوا عليه وسلموا تسليما ❤❤
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
Wcs Abaayao mcn wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wcs walaashey igu qaaliya ayaan cadeey aadbaan kuu salaamay inbadan
Qaali dumar ina goobdoon ❤❤❤
Ayaan qurux wanageyy Wlhi waad iga qoslideyyy😂😂
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Ayaaney 20 sano kusii dhawahay wlhi waligay qof is ma dagaalin alx hadane alle iguma keeno wlhi aduunka majoogo qofaan waxku dhiftay miskiiney ahay😂😂😂
Ayaaney whil dacad aan uqosoley😂😂😂😂😂
2gabdho aya nafta ikenen yaranteny walhi Ayan ney makaranayo mel ey kadhecen 2 gabdhod
Mashaa Allah walashey Allah haku Xifdhiyo Cadiga iyo damaan Carurdaadha iyo Xajigeeda bash bash iyo barwaaqo ku nolaadha Caduun iyo Aaqirawa jana iyo barwaaqo Insha Allah mahadsanid
MASHA Allah❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊
Waa majijinay kulahaa ala ayaaney ku jecliya xppti.
Masha allaah ayaaney o isku xaafad ayaba aheyn dugsiga cali dable isla wadada gurigeyna leba waaye baar ex dalbele aa 6 guri no dhaxeysa o dhinaca waxa so xigna dugsiga xaafadas aa ku dhashey kuso korey waxna ku dhaley ila hada daganahey kawaran 🙏❤❤❤
Midkaan ma'ujedin halasheeke sanina baan kuqoslay😂❤lkn wallahay ani wiil aa schoolka isladhiga no aa ikadeday reer wuxu garay inuu isku dayo inuu timaha iga jaro eyga madaxa weyn😂😂💅
Thnk you sister
❤❤❤جزاكم الله خير
Masha allha ayaan quuruxy ❤❤
Masha Allaah ayaan waxaan Ku qoslay marka walalka raactay tan Maaa sowadatay
Ayaan quruxey
Sheeko beena wan ku caajisnay😂
Wanagsan oo wacan
Waa I kan reer wardhiigley aan ahay
❤❤❤
Kana maalin dhaw bynu 50k xiryna inshlh
Ala ani xita wa so xasuste walahi gabr idhibtay aya hal malin inta qabta mindi feraha uga mute lakin ferka ma jabin midkale na sidokale aya dana wa ka xogbadnaye inta qabta dhulka le ku rafiye allow iga cafi labadas gabdhod mida mindida galiye wa iga weyned tankale isku fac aya ehen wa jukeye lakin aqirki wa is cafine 😭😭🤲
Ax ax 😢😢😢 wa xanun walhi carur nimo waaa cudur lagako 😂😂😂 alla ayaaney haaa aniga gabar. Baan hada kahor mel cidlo kuheley inta aan qabsadey ayaan tumey oo macalin dugsi camal utume 😂😂😂 marka alllow ubad ka baari nooga dhig 😊😊😊
Ayaa quruxey waa kusalamay huno qali
Shukran❤
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW
Wanagsan oo wcn 🎉🎉
Ayaantyda ale haku xafido xbbti
Ayaaneey aadbaan uqosly wllhi waxaan soo xasuustay gabr idhibty oo icaayi jirty markaasaan cijiyaha la baxay maalinbaan wajiga diirka ka dhilay ku darso habr yarty ayaa dhashay 😂😂😂😂😂
Comenson1ook ramadanka kahor insha allah 💯🫰❤
Waan dhownhy abayo
Ayaaney sheeko ilmo nimadii igu soo dhacday mahaayo lakiin sheeko yaraa fani ah oo maalin dhawayd igu dhacdy ayaan ku shegaa.
ayaaney malin hore anigoo school u socdo amin duhur kii ah oo aan daah sanahy ayaan guriga ka baxay roob roobna way ahayd markaan dhexda sii socdy anigoo lugaha dhiqada ka ilaal sanaayo unbaa gari ilmo yar yar lugu wado oo madaraso u socday naga daba yimid marka aniga waxaa ila socotay walashy garigii markaan aragnay ayaan dib u soo laab tay oo waxaan is dhahayay amuu dhiqada idinku soo fir dhiyaa gadaal markaan u soo laab tay oon is taagay meel dhiqo aan aad u badnayn leh uu garigii saa inoo dhaafay un baan aniga arkay xarig gariga ka daba jitamaayo kadib waxaan is dhehe qof yehe qatar in taa iska dhigto kadaba reeb xariga babuurka ayaaney xarigii lee makugu istagi karoo wllhy xarigii in aan ku istaagy lee igu danbayse in taan hawadaa aaday dhiqadii aan lugaha ka ilaal sanayay leenbo dhex seexde ilmihii gariga saarnaa qosol walashydii ila socotay iyadana qosol dadkiyoo igu wada qoslayo markaan arkay anigiina qosol unbaan iskala camirty ilmihii ayaa ninkii gariga ku yiri gabar ayaa meesha ku dhacday markaan arkay ninkiyoo isagana gariga joojiyay unbaan gadaal u soo orday gurigii markaan imaaday ayaa hooyo waxay igu tiri namaxaa kugu dhacay waxaanba iska soo jaray hooyo markuu gariga idhaafy anigoo gadashiisa marayo ayaan ku istaagay xarig kadaba jiitamayay ilaahada saas ayay amin san yihiin malintaas school kii waan kajoogay taigu dhacady darteet ilaa hada ilmihii madarasada markay i arkaan way igu qoslaan.😂😂 Shekadaas yar ayaa malin hore igu dhacdy. Lov you xbbt ❤❤❤
😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢
Wlhi xasuus gar ah waye wllka ma saacidbaa mase mid kale waye
Hadana dhigeda alle haiga cafiyo waku jexay le moye dhib wen uma geysan anixita hada ka hor wil iga yar aa is dagalne asu canka sakin iga jexay marka ane inta qabte aa jukeye war dhib badan wa so arke alle haiga cafiyo
Wcz ukhtii ayaan wcn
Ma Ana u horeyo mise Ana moday qarabo❤
Ma Ana u horeyo mise Ana modo qarabo❤
Asc setahy abayo manata dhan ku sugaya
Wan kuxisey sxbey ❤
Waku salmay ayaaneey❤❤
Ayaney hppti waxathy halyeyad
Mid baa yaraantaydii aad idhibtay wlhi wali ma ilaawin iyada hadaan arko waa dilayaa😂😂😂
Hhhhhh😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Ayaney wlhi ani gabar igayar dilijirey malinhore soxasustey cabitan dugsiga kensanjirtey aniga malinkasto wey ikenijirtey cabsi dartet ilahey haigacafiyo😢😢
Hhhh😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Ala ayaaney inta danbe xaraabe badanaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Asc ayaan Cadeu salan sare iga gudoon
Ayaneey jabkada maqar saneesid yah😂😂😅😅
Indho weyney ay suul rugtooy kubaxsaday ani 😂😂😂😂😂😩😩
Hhhhhh ayaan Shaw qof aan ani ahyn oo kaa fulaysan maba jiro
Ani horta qof ima so digin intaa yaraa lkn markaa xoogaha soo roonaadey gawar ayaa is dagaali jirney maalin ilahey geeno aa shcoolka isku aragno waa is dagaali jirney mana ika hari jirin xoog neh ikuma dameen meel kasto isku aragno neh dagaal ayaa naka daxeeye lkn alx wee ika hartey 7 sano ayaa is dagaaleenay gawada markee wax ika qawan weysay neh wee ika hartey lee lkn ani dulmiga mä jecleen oo waa iska aamusnaa lkn marka lii dulmiyo dadka waan iska celin jirey wiil iyo gawarbo uma aabo jeeli yirin wee kaa weenyihiin ama wee ka badanyihiin ma aqaano cabsibo ma aqoonin ilaa aan ka so gaaro fasalka 9 ilaa iyo yaranteydii waan dagaalami yirey lkn hal mar ayaa xasuustaa oo 7 yir ahay somalia ayaa dagneen mar kaas garis baaley neh ayeeyo ayaa dagneed ayaa markoo qarax ama wax wax kale dacaan ayaa aadi yirney inta badan neh ani iyo aboowe ayee ayeeyo ma wadan jirtey madaama oo walalkey 2 sano ika weynyahay walashey ika yar neh hooyo ayee u hari yirtey mar mar neh waxaa dici yirtey hooyo iyo abaayo inee na so racaan marka ani iyo gabdo kale iyo wiilal badan mar kasto ayaa isla ciyaari yirney markaa ayeeyo u dagno dariska wee is yaqaaniin waayo see hada u disantahay garis baaley markaas uma disneen jiingad ayaa la dagnaa marka caado waxaa no eheed ciyaalka dariska dan inaa is raacno oo iska heesno iska ciyaarno nin waalan ayaa jirey xadaa kaas neh waa diwi jirney lkn mar ayoo hooyadiis ku so jeestay ayoo kufsadey masiinta hooyadiis oo waayeel eh oo qado u geyneyso lkn alx anaka wax nama jeelin lkn mid shaqayaan ayaa xaafada dagnaan jirey anaka ma ogeen woo naka weynyahay oo waa nin weyn adi 20 iyo meelahaan camal waaye marka inta badan anaka markoo na arko woo no imaan jirey woxoo iska digi jirey inoo nin fiican yahay woo ma so dax gali yirey woo na xambaari jirey waa iska daqanaa ciyaal qof iska xambaaro wee rabaan marka anaka ma fahmi yirin inoo wax damacsanyahay xaafada aa dagneen neh dariska dan waa lis yaqaaney marka dadka waa weyn neh hal ayee no ahayeen marka maalin ayaa waxaa dacdey inoo na dahay kaaleya so baxa waa raacney lkn ilaa iyo hada ma xasuusto sidoo gurigiis naku galiye ani iyo 2 gawar ayaa eheen inta kale meel ee ku hareen ma ogni marka gurigiis na galiye ayaa waxaa dacdey saas uma sii xasuusto lkn waxaa xasuustaa gawar inee ilbaabka akdiis suuxsaneed tan kale neh ee sariirta dinaceeda taaley iida neh ani neh oo sariirta u saarnaay oo asi neh i kor saaranyahay oo i qeeyinaayo wax ma fahmi karin ani dan ar gagah iyo yaab ayaa iku furnaa ayeeyo qofkii u si sheegay meel aa ku yurno iyo sidee ku so ogaadey ma ogi lkn maalintaas hadee naka so gaari laheen inta noola kufsado ayaa nala dila lahaa Alx waa ilahey mahadii gabdii ceeyi ayee la suuxeen ani neh inaa suuxo wax yar ayaa ikaaka dimneed ayeeyo ayaa imaadey oo ilbaabka xoog ku so gashey waayo waa jiinkad oo xadaar xun lee leedahay ninkii waa la qabdey cidahii dan ayaa isku so baxeen walaalkey iyo hooyadey waa la cel celin waaye iyo ayeeyadey ninkee u fagfaganayeen iyo gabdaha kale cidooda lkn walalkey intoo guriga galey intee dadka meesha ku buuqayeen oo mindi soo qaadey asoo dahaayo waan dilaa ma daafaayo oo xanaaqsan ayoo mindi ninka caloosha ka galiye askarta meesha imaadey ninka inee xeran ayee u socdaan hooyo waxaa gacandeeda so galey ee booliska ka dafdey biskoolada ninkee ku qawadey wexeena dahdey maanta ayaa aduun kuku dambeyso kuma cafinaayi ma gawadeeda ayaa isku daydey inaa nolol xumo u so jiido iida ook wax kala ogeen wee yartahay waa saxiir waa gawar yar cala kuli xaal sidaa mesha liskuku qeel qeelinaaye oo lisku heystay ee hooyo daagantahay ninka waa ku dilaa oona diig baxaayo ee dariskii meesha qeelinayaan adkartii yaabanyihiin oo wiilka hooyadiis neh daagantahay abaayooy waan ku baryaa halkaan cunug ayaa ifka dan ka heystaa waa ku baryaa iska cafi wax moona yeelin ilahey ayaa ku bad baadiye gawadaada iyo gabdahaanbo walaaley dardey ku daa xabsi ayaa la digaa Ha ika dilin ciyaal kale ma dalin aan ka ka eheen didaas ee ku daaftey hooyo lkn walaalkey geesi geesi daley waaye ilahey ikama qaado ilaa iyo hada saas ayoo garab ikuku yahay woona i ilaalsadaa ilahey ha i ilaaliyo marka shekadaan waxaa nikuku sheegay hooyo ciyalkeeda dardood inee wax kasto u sameyn karto walaalka neh sidoo kale daftiisa inoo ku huro ayoo jacelyahay ilahey inta heysanin ha siiyo inta heysato neh ilahey ha u deysto
😮😮😢😢
😮😮
Ayaan an ma noqotey aniga fuleya aha hal mar mid igu soo boodey wajiga ayaan ka bilaabey qaniinyo waa ugu daray fuley hal mar kacda ahaa saas ay tahey caailadeena dad kulul dagaalka ka horeeyo ayey ahaayeen aniga dagaal ma jecleyn
Alla ayaney shekada lasoo dhaqso waanba sugi laahaye
Ayaan fuleey😂😂😂
Ayan maata waan soomanhy in aan seexdorabay lkn waan kuboday madaaba ad qisa soday aniga dada iga yar nafta is ku neeni jiray lkn hooyo aniga igu hiil aheed feera ween idhi jiray 😂 hada na aduun kaa is kujecel nahy Fiisoo sugaa asaga iyo bar walaa sheyba alle ha ufudeyo
Aniga gabar 10sano igaweeyneed ay nafta ikenty waqtigi iskulka marka ayda nag wen 17 jir okale ah wa ana 10jir okalan ahy marka ayda wiil iga wen aye y lafasal tahy wiikina wuumaqnaa gobalkalu jiry malmahas aynafta ikeneysy markan ayda arko kaly waxn ka hesta adi isheg ana baqdn berka iso bixi raba maliki walkey safar kiii uuka yimad ayan dhahy abowe gabdh kula fasalka ah ee iga ween naftay iikenta markasuu idhahy mata hakuso tabato ee ii wac ama iisosheg anigi farxd😂 nagtimarkey gabadha argto kacarari jirtybo ani maihi😅markesy ado felka lagali riboayn mal is tagy ayeey igu imaty ayey afka iila so gashay ana hee😂 nakalayo isotabo mata antaganhy ayadiina yaa oomata waba hadashee igu tiri walakey mal fag uuka fii rinoyaa aaty idhar bax istiri uu ituu so cararay uu dhabtuusiiyay uukufariisty eey waxy iiwadatabo gono iyo xijab iyo garan😂mar kasuu ituu xijabka kabixiyey naasaha ka garacay la qawiyay aamac limiinti walkey gabadhii kaqabteen kadib walakey saky lee iskuu ka yimid gacnta laga garacy😢kadib jidka muslinkay iga marty wale nagan wiil ladhaln ciil qabto😢😊❤❤
Ayaanay waxaa jirtay gabar aan iskudugsi ahaan jirnay nafta ii keenijirta ayada iyo wallalahed jidka ee kalijireen aniga maqoonin wax dagalah dadka modolmijirin afoleyna waan kuu ahay aniga kalegey mabixijirin walalahay raacijiray jidka intay is kugalno is toraynjirnay aadna waan unecbaa gabadha waay idandansanjirtay heer waxay igaarsiisay lnaa ilaahay kabaryo into jiniyo igurido aan Kawkasiiyo siloo dhaho jiniyo ayey qabtaa ayida madilin waayo aniga malahayn awood aan isagaciliyo 😂 alx hada waan is lahadalnaa waan is xiriirinaa taas igulayaab badned caruur nimadayda hadaan sooxa suusto waan iska qoslaa😂
Horta Anigaa Qofne ma Abdareysan Jirin Kii isoo Radsadane Ma Badbaadi Jirin 😂
Ayaaney xabibti waxad iso xasusisey yaranteydi wiil dariskena ayaa isku taak nanjirney jid walbo iskaga hor imano wan dagali jirney malin malmaha ka mida aya luuq iskaga hor imaney o gurigena ku dhagana walashey aanagu so baxdey waxey tiri manta mid waa inu hara is reeba o is dila kkkk anigana naag wiil lalle ku dhax jirto gabar kaligey ka ahayo la taba bara ahay far saa ugu wada kahada ka warerey malintas kadib jid daba iskuma dagalin hada anago dad waaweyno asna aabe yahey anigana hooyo ahey xafada isla joogna
Ayaanay anigaa markaa yaraa wiilashaa anigaa ka darnaa wiilasheena dagaal markee soo galaan anigay i wadan jireen waxaan ahaa wiiilo gabdhaha iska daayee wiilasha xaafada iga baqi jire markaan waynaaday baan dagan waynaadaa wanaagsanaa 😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤