WIILKII GAARIGIISA KUQAADAY GABADHII JINKA AHAYD QISO CABSI BADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

ความคิดเห็น • 113

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤

  • @HafsaMohameth-rp3yd
    @HafsaMohameth-rp3yd 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ayaaneey xapiipti waad mahadsantahay wllhi malmahaan waanoo dadaashay madaama qosooyin cabsi cabsi ah nosoo galisay noso badi xapiipti qisooyinkaan waa codsi plz🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️💋🫂

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney5055 8 หลายเดือนก่อน +12

    Alaaaa ayaan fuleysana qosol udinte😂😂😂😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน +5

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน +7

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qisasdaan carabi baan ku dhagaystay habo waadku mahadsantahay ❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน +4

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @MiskiShoptah-ln1kb
    @MiskiShoptah-ln1kb 8 หลายเดือนก่อน +6

    🤣🤣🤣🤣Alla ayaaneey full tahay bee anaga oo kudhageesanoona kwrn waa ooynoonaaa😅😅😅😅

  • @MahadaliHamud-ix8iq
    @MahadaliHamud-ix8iq 8 หลายเดือนก่อน +2

    M.a aad bey u macan tahay qisadan iyo tale ee chanlka kale ba m.a❤❤❤

  • @khadracabdisamad4884
    @khadracabdisamad4884 8 หลายเดือนก่อน +10

    ayaney koly habla iga horeeye qisada sadexaad khadra kuso qaado 😁😊

  • @FadmaChannel-oc1yd
    @FadmaChannel-oc1yd 8 หลายเดือนก่อน +2

    Woow waxan noqdey qofka igu horeyo comment so qorey manta

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wan ku saraa markan xasuusto quruuxay❤❤❤❤

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 8 หลายเดือนก่อน +1

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kusalaamy habaryar ayaan ❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah cilaan qurux badan ❤❤❤❤

  • @jhg5545
    @jhg5545 8 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo wan ku salamay ❤ qeb ta labad an iska rabni

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah abyo keep going ❤❤❤

  • @hanadqasal7329
    @hanadqasal7329 8 หลายเดือนก่อน +8

    😂😂😂😂😂😂 Ayan funny

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abayo waw m,a qurux cilnka ayan cadey

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂sida u dhaxdey iga qoslisey 😂😂sorry fadhi weyney😂😂😂😂

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 8 หลายเดือนก่อน +1

    ayaaney aniga xitaa waan naxay waan sijeday shan qartay iyo adalkaga hal mar aya sojestay

  • @Ahlaam-n8b
    @Ahlaam-n8b 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ayaaney qiso cabsi cabsida niyada kuhaaye wallhi miyaa ogeed thanks lkn xooga geesinimo isku yeela inkastoo hororka asd udaawado

  • @CaaishoNuir
    @CaaishoNuir 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ayaan abaa qisada xigta caisha ku soo qaado

    • @aishaqurux3485
      @aishaqurux3485 8 หลายเดือนก่อน +1

      anigaa dhihi rabaya lkn isku mida ayaan nahy

    • @CaaishoNuir
      @CaaishoNuir 8 หลายเดือนก่อน

      @@aishaqurux3485 woow someday ayaan helay miyaa jaah

  • @najmiita1
    @najmiita1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney xaajigaga axmad miya ladhaha😂❤😮

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂Astaqfuruullah Ayaneey ado sheekadi waday hadi ad Naxnaxeyso anaga inte joogna Yarabi 😂

  • @Asia1htt
    @Asia1htt 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alla bal isoo duceeya markaa naxo wax iga naxdin xun lama arag

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan sobdi qisda cabsida❤

  • @BishaaroAxmedtifoow
    @BishaaroAxmedtifoow 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaaaaaaaaaw

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wan kusalaamay xppti ❤❤

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 8 หลายเดือนก่อน +1

    allow hanaga dhigin suxana allaah

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ani.habeenkii.markan.nalkadansado.waxbaan.istusaaa.xitaa.lkn.markan.quran.akhristo.caadi.noqdaa.ooseexdaaa❤😢

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan Indha Weyn 😢😢😢😢😢 Waan Daalay Saan Usugaayay

  • @SahraYa-j6p
    @SahraYa-j6p 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ala ayaaneey 😂😂😂

  • @LeyloFeysal-sv1hb
    @LeyloFeysal-sv1hb 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qosol igu dishay ayaney😅😅

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ala ayaney ilahey abalkaka jano ha ka dhigi ila an muqalkaka dawado howsha dhan ima baxeyso wlh mantay dhan qisoyin kale ku shaqeysanay hada tana cashadii o uku danbeysay ku karsan haya ayaey ti xalayna ano sagay dalac bilash walaqanayo sow tanba maqlay naya Ana dalac bilashaka iku walaqane like Tina wad ilow day yaa u shekan Is dhahy ina dalac bilash karineyso ala wan fuuray Saad u naxday maxa waye ayaney markan Comments kii dir islaha baad ika naxisay ano telkii dhan turaan arkay yarey.telka hadow.ika jabay ada ka.masuulaa😂😂

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney Prt2 laso Dhaqso

  • @HanayAdam
    @HanayAdam 4 วันที่ผ่านมา

    Thnks hbo ❤

  • @ZamzamMohamed-lf4bv
    @ZamzamMohamed-lf4bv 8 หลายเดือนก่อน +1

    Iigwaad❤

  • @MariaAbdullahi-v3p
    @MariaAbdullahi-v3p 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soo badi😢😂

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 8 หลายเดือนก่อน +1

    الحمد لله على سلامتك 😢😂ayaaney in ey korantada kuqabatay aya moday

  • @XamdiTuush
    @XamdiTuush 8 หลายเดือนก่อน

    ❤ ayaaney ❤❤❤❤❤

  • @najmoxaaji9143
    @najmoxaaji9143 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayqaney saaxiibay aniga qisooyinka cab cabsida ah waa ka cabsadaa oo fuliyad ayaan ahayee hadii aanba arko cabsi candi sheeko ay ku qoran wey adagtahay si aan ku dawado like lee saaraa waana ka sii caraa 😂😂😂 almiino inoo yareey oo bishi mar ama labo mar inoo soo dhig ok quruxay

    • @ramla-kf49db3h
      @ramla-kf49db3h 8 หลายเดือนก่อน

      Ee dhageysi Lee waayebeeh is daji sheydaanka iska near ee daawo najmoy 😅

  • @adnamohammed666
    @adnamohammed666 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaangobdoonay waxaaneajaYnayaainaadwanmilyankaxidhaanjananadaadu❤❤❤❤❤

  • @Ahlaam-n8b
    @Ahlaam-n8b 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qeebta 2aad hadee diyaar santahay noo soo daa xppti nagu qaado farahan wa ujeednaa 😅

  • @ayaanabdiaziz5598
    @ayaanabdiaziz5598 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waw❤

  • @quruxsan3304
    @quruxsan3304 8 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga shekada hbnki aya laysku ogaa in dhagesto o anku sexdo wan sheko jclhy hader madama 2:10 duhurnimo ay thy ayn dhagesnya hore usoco xbbti hormar wcn ❤

  • @CaashoCiise-r1j
    @CaashoCiise-r1j 8 หลายเดือนก่อน +1

    Adaaba naganixinaaya ayaanee

  • @haliimayuseef1214
    @haliimayuseef1214 8 หลายเดือนก่อน +1

    away hee qebta labad😢

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 8 หลายเดือนก่อน +1

    😁😁😁 waf 😁😁 m. a wapa naxay aniga ba

  • @HanayAdam
    @HanayAdam 4 วันที่ผ่านมา

    Scw

  • @ruqiyacqaadir3555
    @ruqiyacqaadir3555 8 หลายเดือนก่อน +1

    abayo ayaaney qisoyiinka jinka noso badi hadaa nahay teem sacudi adigaa Howsha kugu qabsanaa qaasatan dharka ferada ❤

  • @NadroNadro-c6k
    @NadroNadro-c6k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkk ayaan waad iga qosliisay

  • @Beliiina143
    @Beliiina143 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney sorry aniga xatah waiga nixisay😂😂❤

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 8 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 sorry abayo anaa xataa naxay 😳

  • @Amuuunali
    @Amuuunali 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney kumee waadalne😅😢❤

  • @faadumomohamed3129
    @faadumomohamed3129 8 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂😂😂 wllh san kugu qoslay

  • @nafiiso.cabdulqdir505
    @nafiiso.cabdulqdir505 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ala.ilays.mid.aan.kadawaday.malin.dhawad.aan.ba.ilaxalay.xitaa.sooxasuusanayoo.soo.sasayaay.wllhy.😢😢

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 8 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkkkk astaqfurulaha ayaaneey waalhi funy baa tahay illaa fulaynimada ani waa iga daran tahay

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney fuley nimo iskuma ogeen lkn wlh tinteeda ayaan ka naxay waayo talefonka toshkiis ayaa ii daarnaa cinyiha ayaan iska yaraaye hooska tindeyda ayaan ka daxay saa shekadaada u dageysanaaye wadno ikuma jaalo caawa😂😂😂😂😂😂 waxaa is dahaaye ayaan maxee la nax naxee saas dan uma cabsi badno sheekada lkn maxee kuku taalaa hee heer waxaa gaarey aa hooska timaheyga ka naxo😂😂😂😂😂

  • @XafsaAxmed-i2f
    @XafsaAxmed-i2f 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanày adiga kama cabsatit qisooyinka cabsìdaa😂

  • @SugerGirl-ds8zc
    @SugerGirl-ds8zc 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow hadaan kaa yeelo qiso haafa waad arki doontaa?

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 8 หลายเดือนก่อน +1

    War ayaney fuleysanidaa anayba iga darantahee hhhhhhhh

  • @rahmacalisheikh2934
    @rahmacalisheikh2934 8 หลายเดือนก่อน

    Iga tak ayaanay anoo qisada dhagaysanaayey aa iga nixisay dhar aa dhaqaayey mobelkane meel ii dhow oo yaaly saa unaxay

  • @najmaismacil2836
    @najmaismacil2836 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qebta labadna manta noso gali hadey diyarsan tahay

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaaneyyy ilahy amarkii ani qisooyinka cabsidaa maalinkii ayaan daawadaa😂😂😂😂😊

    • @Najminaa
      @Najminaa 8 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂

    • @yasirawaad
      @yasirawaad 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ani habeen daa2anayaa😂😂

  • @Asia1htt
    @Asia1htt 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cabsi cabsi😢

  • @Innashiine1252
    @Innashiine1252 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaneey inaa xaley saqdhexe 2:16 kuu fiirsadey 😂 AA ilaa hada wareer snhy 😂😂

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaane wlhi wan qoslay fulenimad iska daa

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 8 หลายเดือนก่อน +1

    3mar kuso ceshaday naxtintada ayaney fulay😂

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 8 หลายเดือนก่อน

    saxwaaye aniga kulucabsaday kkkkkkkkk

  • @SumayoAli-f9o
    @SumayoAli-f9o 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc❤❤❤❤

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hbo ayaan qisada xigta magaceyga kusoo qaado Ruweydo

  • @Najminaa
    @Najminaa 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaney 🤔illahay amrikisa ano shaqo hayn kuma dawan karo

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @AishaMahad-o9j
    @AishaMahad-o9j 7 หลายเดือนก่อน

    Walhi cabsi cabsi waye😢

  • @najmiita1
    @najmiita1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney xaajigaga axmad miya ladhaha😂❤😮😅

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  8 หลายเดือนก่อน +1

      Haaa xbbt

    • @najmiita1
      @najmiita1 8 หลายเดือนก่อน

      @@QisasChannel masha Allah 😘😘🥰❤

  • @SafaQurux-zt2gz
    @SafaQurux-zt2gz 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry abayo 😂

  • @XafzaCabdi
    @XafzaCabdi 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Ayan xalay ano walashey lahadlaya qolka oridisa jodari iyalay mara cabar hadlayay waxa arkay wasijede halmar yayur meadow o orida ifadhoda barsada naxdin ishdheh waba tagi diday ila anuistago ano gariraya

  • @marizhalpi
    @marizhalpi 8 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅tan geesnimo waa dhamaysay 😂

  • @Imaan-channel2
    @Imaan-channel2 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 ayan fuleey waye

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @falishassan528
    @falishassan528 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nalkii xitaa wuu damay

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wan baqay

  • @IbraahimMahdi-ip5mr
    @IbraahimMahdi-ip5mr 8 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢💔💔💔💔

  • @AyanMohamed-r3n
    @AyanMohamed-r3n 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hhh😂😂😂

  • @SahroIbraahim-q1f
    @SahroIbraahim-q1f 8 หลายเดือนก่อน

    Ala ayaney wa qosly😂

  • @KhleemahAlsadiah
    @KhleemahAlsadiah 8 หลายเดือนก่อน +1

    😅😅😅

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wan fuuray

  • @Rimaasrunbadan
    @Rimaasrunbadan 8 หลายเดือนก่อน +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣anaaba naxay

  • @FatimaAbdinur-vn3sx
    @FatimaAbdinur-vn3sx 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkk😂😂😂😂

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi xata ani waa naxay kir kute😂😂😂

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 8 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣😂😂😂😂

  • @israimar4289
    @israimar4289 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @NajahhomeDecor
    @NajahhomeDecor 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂

  • @Najminaa
    @Najminaa 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂