Bannaanbax lagu daboolayo ceebta Dowladda ka soo gaartay qaraxii liido oo la qabanayo XOG IYO SIRTA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +1

    Sababta Dowlad Kusheega ay Abaabuleeso Waxa Laga Doonayaa In Ay Weerarkii Liido ay keento Cidii ku Caawisay oo ufududeesay jag boontiyada aysoodhafen Cid Mudaaharadkas Tageeso Waa Isla Dhalinta Afka Damuljadid ku hadasho waa Tuugo Groubka Damuljadid iyo Dhalinta Qabyaaladesan ee Damuljadiid yaan lategin kan Madax banaan ee Kacdoonka Dhalinta Somalia Hala Taagero Gobolwalbo ka dhacaayo dowladna Masoo qabanqaabin kaasa Taagero ubaahan❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน +2

    WCS WALAALKEY. 👋🇲🇵🦁🐎SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan munaafaq iga dheh allaah intee la galaa yaa

  • @MacalinIbrahin-mv1fo
    @MacalinIbrahin-mv1fo หลายเดือนก่อน +2

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan please farintan iska garsi shacabka somaliyad yey u so bixi bana baxa bari liido ka dhacayo wlkn abdulahi balwan qarax hotel liido ka dhacey waxa ka dabayey mw xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza mahad salad sanbolshe faratag culumada argixisada shbb dacish damajid somaliyey ha u so bixina bana baxa bari dowlada bahalodey oo isku badashay argixso shbb dacish damajid

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz หลายเดือนก่อน +2

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

  • @Man19699
    @Man19699 หลายเดือนก่อน +1

    Reer muqdisho cudur qabyaalad la dhaho baa lagu shubay,iyaga baana taageeray kooxda hororka ah ee hogaankii dalka afduubtay,markaas wixii soo gaara iyagaa galabsaday.

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +1

    OMG shacabkan si walbah waa lo isticmalah war damir yeshah o is kah xoreyah Argagixisadah u watoh xasan moryan iyo villa family unukah leh xamar mah sidah bah u danbaysay ilahay idin dulay sidah bah laydin dilayah waxad noqonaysan wax lah diloh iyo wax lah boboh way istahilan in sidah lo galoh dameradah xamar ku nol

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 หลายเดือนก่อน

    Haday damiir leyin reer muqdisho madaxtoyada ayey u daadan lahayen ee bananbax waxba uma tarayo

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk หลายเดือนก่อน +1

    Saas weeye damuljadiid ayakaawada dagaalka shacabka

  • @burhanhussein3135
    @burhanhussein3135 หลายเดือนก่อน

    Waxaan dhacay waxa indhaha shacabka looga jeedinaaya fadeexadii HUBKA.

  • @user-bn6jr3zt5h
    @user-bn6jr3zt5h หลายเดือนก่อน

    So sad, qabiil qaran ma noqdoh, yaa ka masuul ahaa amni xumadii dhacdey? Dowlad ma ah waxa xamar ka jirah.

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 หลายเดือนก่อน

    Dadku macawaanba markaay waxaa aqbalayaan 😂😂😂😂

  • @halimaahmed9602
    @halimaahmed9602 หลายเดือนก่อน

    Cabdullaahi balwaan waxaa kacdoonka ka ha hor taagan because maxaweynuhu waa hawiye kkkkk

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty หลายเดือนก่อน

    Xasan BAQBAQDIISA markuu mucaarad aha ma nasan jirin habeen iyo maalin lasoo istaagi jirey dhaliisha DOWLAD madax ka yhy "DAAROOD".
    Si loo helo DOWLAD SHAQEYSA waa in XAMAR laga raro CASIMADA.

  • @asheekh15
    @asheekh15 หลายเดือนก่อน

    TOLOW XASAN SHEEKH MAWUXUU QAATAY DIINKALE OO LAGUYIRI AAKHIRO XISAABI MAJIRTO ILEN NIN 80 JIR AH OO DIINSHEGANAYA SIDAN CAADIKUMA AHA

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe หลายเดือนก่อน

      Hasan munaafaq ayaa la yiraahdaa don't say hasan shiikh because he's munaafaq 😂😂😂

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 หลายเดือนก่อน

    Xassan shiikh maxishonayo xataa matacsiyeen nonsense 😢

  • @maxamedaadanxasan2106
    @maxamedaadanxasan2106 หลายเดือนก่อน

    Wcs