Waxan maqlay oo an hayaa heesaha ay qadan magool iyo tubaac sida nayruur, minan kaygii hadaad timidee iyo qaar kaloo badan oo mandeeq la qadaydso m s tubeec (AUN) oo kaban ah markasan waxan weydiiyey mandeeq oo ku idhi eedo yaa original ka iska leh heesahan waxay ii sheegtay in ay iyadu lahayd mar ay riwayada ka hadhayna magool loo dhiibey radio muqdishana version ka magool la geliyey mandeeqna tidhi yaan la gelin radio muqdisho version keeda
Waayo waayo.❤
Qisadaan abwaan Axmed saleeban bide ayaan ka maqlay waana xaqiq😢
Wa qiso mcn
Lkn heesto waxay soo baxday 1967
1968 waaye saan maqlay heesta
Waaaaw qisadani waa xaaladaha ijtamaaciga ah ee mar walba waayahay Bulshada la jaanqaadaya waana dhacdooyinka qoysaska ka dhex dhaca.wan slmyaa Abwaanka iyo Fanaanadaba
Mahadsanid wll
XILADAHA BULSHADA = SOCIAL CASES
76 maa ha way ka horaysay
A*U*N GADHLEH GERLEH GADHLEH
Gsa