ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Faadumo C/laahi Kaahin (Maandeeq) boqoradii fanka casriga ah ee soomaaliyeed. Cimrigaa ha jiro eedo. Erayadii Abwaankii wadaniga ahaa ee Axmed Saleebaan Bide. Labaduba waa nool yihiin. ❤
habeen dhawayd ayet AXMED SALEBAN BIDE iyo FAADUMO CABDILAAHI KAAHIN MANDEQ caways hargaysa ayagoo gaboobay kaso qayb galen😢❤ alle cimriga haw dheereyo 2daba 😊
Waayo waayo ❤️❤️❤️
Xadiis xadiis maandeeq alle hakuu naxariisto
She is alive
Allaaaaah Cimriga Ha U Dheereyo Mandeq Heestaan Heesna Kuma Baddasho. Ereyada Sooraan Baa U Diiwaan Gashan.
Axmed Saleebaan-Bidde ayaa iska leh walaal.
Xuquuqda abwaan ka meel hakaga dhicin.
Maad nasin nafteyda
Axmed Saleeban Bidde
"Dantu waa ha nicin hawlIyadaa nin kaabtee."
Adeer heestu macaanaa❤
Mar nasi maaha aan kuu saxo waa maad nasin nafateyda
Magaaladii Jacaylka Ee Berbera 5|6|2024 xasuus qiimo.badan.Mar Nasi naftaydaaAdna maxaad ka Xasuusta qisada heestan laga sameeyay
LIKEDS
Hees aan cibro qaadasho u dhegayso, heestan waxaa sameeyey Abwaan Axmed Saleebaan Bidde waa hees qiso laga sameeyey ee aan mala awaal
LEGETAS
Abni
boon
Faadumo C/laahi Kaahin (Maandeeq) boqoradii fanka casriga ah ee soomaaliyeed. Cimrigaa ha jiro eedo. Erayadii Abwaankii wadaniga ahaa ee Axmed Saleebaan Bide. Labaduba waa nool yihiin. ❤
habeen dhawayd ayet AXMED SALEBAN BIDE iyo FAADUMO CABDILAAHI KAAHIN MANDEQ caways hargaysa ayagoo gaboobay kaso qayb galen😢❤ alle cimriga haw dheereyo 2daba 😊
Waayo waayo ❤️❤️❤️
Xadiis xadiis maandeeq alle hakuu naxariisto
She is alive
Allaaaaah Cimriga Ha U Dheereyo Mandeq Heestaan Heesna Kuma Baddasho.
Ereyada Sooraan Baa U Diiwaan Gashan.
Axmed Saleebaan-Bidde ayaa iska leh walaal.
Xuquuqda abwaan ka meel hakaga dhicin.
Maad nasin nafteyda
Axmed Saleeban Bidde
"Dantu waa ha nicin hawl
Iyadaa nin kaabtee."
Adeer heestu macaanaa❤
Mar nasi maaha aan kuu saxo waa maad nasin nafateyda
Magaaladii Jacaylka Ee Berbera 5|6|2024 xasuus qiimo.badan.Mar Nasi naftaydaa
Adna maxaad ka Xasuusta qisada heestan laga sameeyay
LIKEDS
Hees aan cibro qaadasho u dhegayso, heestan waxaa sameeyey Abwaan Axmed Saleebaan Bidde waa hees qiso laga sameeyey ee aan mala awaal
LEGETAS
Abni
boon