WAXAAN ISKU DAYAY 24 SAACADOOD GUDOHOOD TIK TOK INAAN CAAN KU NOQDO\24 HOURS CHALLENGE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • 24 SAACADOOD GUDOHOOD AYAAN ISKU DAYAY TIK TOK INAAN CAAN KU NOQDO,DIRISLE ABDI,DIRISLE REACTION,SOMALI TH-camRS,
    WAXAAN ISKU DAYAY 24 SAACADOOD GUDOHOOD TIK TOK INAAN CAAN KU NOQDO\24 HOURS CHALLENGE, I TRIED BECOMING TIK TOK FAMOUSE IN 24 HOURS,
    LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
    / @dirisleabdi
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW TH-cam CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    TH-camKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

ความคิดเห็น • 494

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +120

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😥

  • @Hothoo
    @Hothoo ปีที่แล้ว +25

    Dhalinyaroooy wakhtigiina ka faaidaysta 24h oo aanad marna aakhiradaada wax gaysanayn😢

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 ปีที่แล้ว +19

    Wll adiga iyo walidka ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll tartanban kujer isoboqo🔥😢🫂❤️🇸🇴💞

  • @kifaayaadan4205
    @kifaayaadan4205 ปีที่แล้ว +13

    Adiga marka hore ayaad caan ahayd that’s why ay dad badan kuu daawanayan imagine anigoo tiktok cusub furtay bal intee i daawan karto😂

  • @bigmoha9222
    @bigmoha9222 ปีที่แล้ว +21

    Dirisle cabdi wll ilhy dartis igu si Bejkas wll wan ku barya 🤕

  • @keketiger1117
    @keketiger1117 ปีที่แล้ว +10

    Amazing wye video ga wan dhamestay si fcn ayan ufahmey ujedkiisa ani ahan wxaa amin snhy wax walp0 laysku dayo wala smen muhiimda wa dadalka qofka can walgu nqon kara 24HOURS lkn ani ahan ma rabo inaa caan noqdo haka faidesten video gan dadka jcel inay caan noqdan

  • @moussaali6106
    @moussaali6106 ปีที่แล้ว +20

    Anii sii bro i am your fans 2017 to new 😊

  • @zariza897
    @zariza897 ปีที่แล้ว +8

    Haye waan saaray like ku soco Allaha kula garab galee
    Maya anigu ma rabo inaan caan noqdo idinkaa noogu filan caan

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aad doonayso lakulanka allaha ku dhaqan acmaasha nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mooji7576
    @mooji7576 ปีที่แล้ว +32

    Dirisle is not easy wan yabaY 😄

  • @abdirizaksaxane4430
    @abdirizaksaxane4430 ปีที่แล้ว +29

    Waxyar Kadib Caanban Noqon Rabaye Hala I siisasabto Hada 🤣🤣🙌

    • @zuhyrmohmed1968
      @zuhyrmohmed1968 ปีที่แล้ว

      Walagu khasbqn yhy😂😂 lkn horta noqo

    • @Aliyaa698
      @Aliyaa698 ปีที่แล้ว

      😂😂😂Wll Nala Jog Plz

    • @bushramohanutt2991
      @bushramohanutt2991 ปีที่แล้ว

      Soo laabo😩😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +20

    Legendary idirisle cabdi another's levels tiktoko 😄💯💯👍♥️

  • @xvuwwaeoon
    @xvuwwaeoon ปีที่แล้ว +17

    You can achieve anything you put your mind into it. 24Hrs New TH-cam furo. 1k iyo 24watchtime hours kusameey Dirisloow. We want that challenge too

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว +4

    In an adun ka can kanoqdo waxn jeclahay in an samada caan ka noqdo oo ma laaigtu magacayga xifdido Allah na ha igu sugo arinkas

    • @Sheeko-Sheek0
      @Sheeko-Sheek0 ปีที่แล้ว

      aameeen allaha naga dhigo 😍

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs ปีที่แล้ว +5

    Tiktok ani igu so wareeji😂🙆‍♂️ maqaL ma jiraaa

  • @salmaancarap
    @salmaancarap ปีที่แล้ว +2

    idirisle anigu youtube iyo tiktok 3year kujira mid caan kama ihi ee tiktok isii bro hadda daawaday muuqaalkee please and please😢😮

  • @farhiaqaranofficial163
    @farhiaqaranofficial163 ปีที่แล้ว +16

    Adigaa awal caan ahaa dee waxaad doontid hanagu akhrin😂😂

    • @faraxyare-fc1tn
      @faraxyare-fc1tn ปีที่แล้ว +2

      hhhhh😅lkinse wuxu kahadlaya wxksta wa sameen kartaa

    • @calideeq4265
      @calideeq4265 ปีที่แล้ว

      ✔️

    • @Miskiin111
      @Miskiin111 ปีที่แล้ว +1

      @@faraxyare-fc1tn haaye qofku hadanu caan ahayn aad bay u adag tahay inuu intaa gaadho

    • @zakiabdy4666
      @zakiabdy4666 ปีที่แล้ว

      ​@@Miskiin111 ha lkn hada idea fcn wadato wad gadhi karta😅dad million ku helay 24/7 h

  • @hodan7774
    @hodan7774 ปีที่แล้ว +11

    Right on derisle I admire you and Samiixa

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +2

    Kusaliya xabiibkeena muxamed scw
    Keepgoing

  • @abdullahiali2121
    @abdullahiali2121 ปีที่แล้ว +6

    Dirsle caadi ii amartay walhi anoo like Tii ilaway i xasuusisay😂legend baa tahy nio waa ku wataa

  • @khaalidmaxamuud6017
    @khaalidmaxamuud6017 ปีที่แล้ว +8

    Waa ninka kaliyee social media yasa🤣🤣

    • @ismail.mo77
      @ismail.mo77 ปีที่แล้ว +1

      Haa walaahi 🤣🤣

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 ปีที่แล้ว +24

    Masha allah legend always legend keep going

  • @lovev1064
    @lovev1064 ปีที่แล้ว +15

    Omg Dirisle are you already tired 😂 which is harder TH-cam or TikTok let me know ❤love ❤❤❤

  • @fum9560
    @fum9560 ปีที่แล้ว +4

    Drisile adi iyo Samiha live soo wada gala, didn’t you guys miss each other. Love must grow ❤️

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys ปีที่แล้ว +33

    the legend dirisle cabdi 🔥⬆️💙

  • @khalidinhoofficial3923
    @khalidinhoofficial3923 ปีที่แล้ว +7

    hada waxaad noshegthy inaa anoagoo qofna ubahnayn inaa caan noqon karno😊

  • @miina7904
    @miina7904 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi wn yaabey manta markan tiktok account cusub oo intanoo video aad so dhigty waxan isdhahy dirisle muu waashay talow dirisle waxano account ah mid mad igu caawisid mid 1k garey xataa igama dareene🤣🤣🤣

  • @hanadcrown
    @hanadcrown ปีที่แล้ว +9

    24hour waa waqti badan marka si lo eeego🙌🤌

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว +6

    waxkasto waad sameyn kartaa aniga isii tiktok anaa mama ah wax badan haysan🥰🥰🥰🥰🤣🤣🤣

  • @falastiini143
    @falastiini143 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle walhi qosol miidhan baatahay waaan soo daaqaday tiktogaahi ahaa 24 saac waxaa ku jiray video ahaa adoo lagaa jarayo suga hurdada aad kasoo booday runbaad umaleysay 😂😂😂

  • @AhmedOsmanWorld
    @AhmedOsmanWorld ปีที่แล้ว +1

    ninkan waa nin aad u aqli badan wuu og yahay inu caan yahay lakin TH-cam uu ku kala kacsana horey u soco abqri baa tahay masha allah

  • @ducaleyare4043
    @ducaleyare4043 ปีที่แล้ว +9

    Asc dirisle wll mid in aan ka codsado raba wan ku tagera waxan ubahna tiktok kii cusba ee shalay challenge 24hour kusamaynaysay in aad isiisid wiil dhalinyaro ah oo garab haysan ahay mahadsanid❤😢

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +5

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @WllLHGHG057
      @WllLHGHG057 ปีที่แล้ว

      Ani isii tiktokan zxb

  • @lamatabtan8949
    @lamatabtan8949 ปีที่แล้ว +5

    Ani ii sii nio 10k ayu gadhaye✋❤

  • @smamiin
    @smamiin ปีที่แล้ว +5

    Oo aniguna kuujiro daadka dawadhey😂😍

  • @ibrahimqalyuubi
    @ibrahimqalyuubi ปีที่แล้ว +6

    Dirisle tiktok ta aniga isii please 🙏 😢

  • @crazypoi4609
    @crazypoi4609 ปีที่แล้ว +2

    Mar walpo wxa klia aa izku dayo ina noqdo qofka ugu horeyo Lkn maaanta Waa garyy wana noqdayy

  • @cubaydbarwaani9824
    @cubaydbarwaani9824 ปีที่แล้ว +1

    Yacni idirsle waa legend waxuu kadamacsanyahy inuu ku dhiiri galiyo oo aad hadaad dadaal latimado adan qasarayn guulasyo zhp

  • @xassanxaabsade7206
    @xassanxaabsade7206 ปีที่แล้ว +3

    Lkin hana waalin sxp aduu awalpa caaan waad ahyd sababtaas baa sii qarxisay😂

  • @ugaaska1439
    @ugaaska1439 ปีที่แล้ว +2

    the legendry idirisle abdi iam the big fun i was start 2015 up to now
    tiktok taan u magaceed yahay idirisle 321 inaad isii sid waana maleen donaa inaad kari donto commentigeyga 🙏❤️big fun anaa ugu horeye qof kaa codsaday taliye form ciyaal xmar

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 ปีที่แล้ว +3

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @moustapharobleh8065
    @moustapharobleh8065 ปีที่แล้ว

    The family dirisle abdi ramadan kareem

  • @ubaxabdullahiqoordheere1038
    @ubaxabdullahiqoordheere1038 ปีที่แล้ว +2

    Acountigaa isii aniga wax faaido leh baan rpaa inan soo dhigoH

  • @rodaali169
    @rodaali169 ปีที่แล้ว +5

    24 hs adiga un baa noqon Kara Caan wayo dhehdee Caan baad Tay ♥️ 😂🎉

  • @wardiaxmed2629
    @wardiaxmed2629 ปีที่แล้ว +2

    Away dadkii nabiga jeclaa scw

  • @mk6098
    @mk6098 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi ugaas anaa u bahan ma isiin kartaa hadad isiin lahed abal ayan kaaga heni lahay

  • @muniir_official
    @muniir_official ปีที่แล้ว +5

    drisle abdi sxb isii anigah tiktok wa ubahanahy wlhi bro wxyalo badana kuqabsan laha ani keyga 200 folowers idhafi wayeh,🤥

  • @suugaaltim-uy9hq
    @suugaaltim-uy9hq ปีที่แล้ว +1

    Aadunka idirsle inan can noqdo ayan ugh jecelhy

  • @zakuukabiiwaye5998
    @zakuukabiiwaye5998 ปีที่แล้ว +2

    War dirislow ani isiii ciwanka ana uhoreeye

  • @HindiAfsoomaali19
    @HindiAfsoomaali19 ปีที่แล้ว +4

    10k ayaan ku zhaqeen karaa 5saacadood 🤌🤌💥💥💥💥

  • @nasriabdikadirsahalnasri-oz8ke
    @nasriabdikadirsahalnasri-oz8ke ปีที่แล้ว

    Macquul maaha lkn adi dirisle ahaan everything is possible

  • @daladalaa143
    @daladalaa143 ปีที่แล้ว +1

    Legengoow tiktokta na siiiii❤❤❤❤❤

  • @adanmaxaadan269
    @adanmaxaadan269 ปีที่แล้ว +3

    Waan ku barya Ani isii wall Allah ku sharfo ❓

  • @cashacali517
    @cashacali517 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah walahi walalakay qali waaxn ku leyahay waad gaDhi doonta 💋💋💋👏👏👏👏👏👏👏💋💋💋💋💋💋💋🥰🥰🥰🥰🥰😭😭😭😭

  • @ibrahimmohamud4285
    @ibrahimmohamud4285 ปีที่แล้ว +1

    War adaaba caana waxaas hanagu aqrin sanad baa dhex taaganahay 10k hataa maanan gaarin

  • @kiyakiya9897
    @kiyakiya9897 ปีที่แล้ว

    the legends dirsle cabdi

  • @user-hd8mi2uz8c
    @user-hd8mi2uz8c ปีที่แล้ว +1

    Zhp diris leh cabdi aniga isii zhp mcn

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 ปีที่แล้ว

    Haa 2023 aya la marayaaa qofku 24 sacdood caan wu ku noqon karaa👋🔥

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 ปีที่แล้ว

    Haa caan waa ka noqon karaa,waxayna usii fududahay Qofka markiisii hore caanka ahaaa

  • @Akram_editor8
    @Akram_editor8 ปีที่แล้ว +6

    Hadaadan wax soo dhigeynin aadan ubaahneyn walaal maad igu caawisid xirfado yaryar aan leeyahay aan kusoo bandhigi lahaaye👏

  • @mtjoker.
    @mtjoker. ปีที่แล้ว +3

    Wan so egay tiktok tada waxyna mrysa hda 10.4k 🤔lkin adigu already caan ayd ayhd bro mrka dadka an hore can u ahayn way ku adagtay

  • @Abdisomali7
    @Abdisomali7 ปีที่แล้ว +21

    😂😂😂😂😂 OG WAAN IDIN SLAME INTA JOGTA MESHAN

  • @bishaarohaaji5156
    @bishaarohaaji5156 ปีที่แล้ว +2

    Hoga dirisle se caml wiilkii miyuu washan is idhiye 🥰🤣🤣🤣🤣

  • @nadiifoaxmed8086
    @nadiifoaxmed8086 ปีที่แล้ว +1

    Ani isii sxp dirisle ❤️🙏

  • @loukmanfarah1835
    @loukmanfarah1835 ปีที่แล้ว

    Dirisle abdi hadu yahay waaa caan déjà form Djibouti

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh my brothers keep going legend

  • @apdynaasirapdylaahi7711
    @apdynaasirapdylaahi7711 ปีที่แล้ว +2

    Legend dirisle firist comment

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 ปีที่แล้ว +1

    Ha Maya good 👍

  • @folayshaluute5733
    @folayshaluute5733 ปีที่แล้ว +3

    Accounkan inaad isiiso jeclaan laha
    May Legand 🙏

  • @yahyeyousuph3418
    @yahyeyousuph3418 ปีที่แล้ว +1

    Sxp tiktokta cusub aniga iguzo wreeJi 😅🤣

  • @farre_mammy
    @farre_mammy ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa macqul waa hadii aad Dadashi
    Dirisle keep going sxb qli Karaaman ku Hayya Madaxa ii saran tahay Runti

  • @saalimcsamad736
    @saalimcsamad736 ปีที่แล้ว

    Dirisle hays walin adi horaa kagusii garanaayey

  • @boqoradajuba
    @boqoradajuba ปีที่แล้ว

    Allah waxakamangalaya ina can noqdo wayo umada kadashay somalia wa umada uguxun cebaha qofka muslim uradiyo umada ugumashqul badan waye Allah sohadeyo somalia dagalki sokeye dibatada kadaxalnay wa aqlaqxumo

  • @Ridwandhiye9010
    @Ridwandhiye9010 ปีที่แล้ว

    Sxp dirisle maalmahan wax fcn maahin wxd soo dhigtee. Vidéo ka soo fikir

  • @ahmedmohomed8038
    @ahmedmohomed8038 ปีที่แล้ว +2

    The really goat of social media c/rasaq cabdi 🐐💥

  • @Amiinaxmed-jz2iz
    @Amiinaxmed-jz2iz ปีที่แล้ว

    hadii ilaahay kuu quro waad noqonkartaa

  • @muhandbashir4903
    @muhandbashir4903 ปีที่แล้ว

    Legendnoow wad noqon adu👋

  • @nimcayaismael8233
    @nimcayaismael8233 ปีที่แล้ว

    Dirisle abdi the only legend maskax ka da weyn ba kugu jrta dad bdn bad oo ka daweyn bd ma maskax bdisay keep going for ever🤴🔥

  • @macaadmahamed5510
    @macaadmahamed5510 ปีที่แล้ว

    Jigjiga hadaad kusoo noqoto caan baad ka qonoq tiktooka😅😅😮

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 ปีที่แล้ว +2

    Dirislow account kaa isii sxp,❤️❤️

  • @owjamaowtahir9488
    @owjamaowtahir9488 ปีที่แล้ว +1

    Aniga isiii ilaa 2017 kula socdee

  • @user-dc4dw8qo6p
    @user-dc4dw8qo6p 8 หลายเดือนก่อน +1

    Haa❤❤❤🎉🎉🎉

  • @maryanfarah9678
    @maryanfarah9678 ปีที่แล้ว

    Dirisle cadimaha waa maskaxdi o qof ah

  • @ahmettzakiofficial1615
    @ahmettzakiofficial1615 ปีที่แล้ว +2

    Aniga iisoo baas boss 😎

  • @Vkmanaxe
    @Vkmanaxe ปีที่แล้ว +1

    anaa u baahan isii wll 🥺

  • @Mr_xarabo
    @Mr_xarabo ปีที่แล้ว +1

    ciwaan kaan isii wllkey please waa codsi wlltino

  • @hiboaxmed-dl7rl
    @hiboaxmed-dl7rl ปีที่แล้ว +2

    Dee adiga markii hore yaa caan aheeda saas eey kugu fududaatay😂😂😂

  • @faraxyare-fc1tn
    @faraxyare-fc1tn ปีที่แล้ว +2

    I cant wait part2

  • @maaxamedcadaanni
    @maaxamedcadaanni ปีที่แล้ว

    Wllhy dhiira galin ayaan kaa qaatey🫂

  • @xamsesulup7871
    @xamsesulup7871 ปีที่แล้ว

    Legend dirisle aniga isii wll

  • @Hamoudiabdi
    @Hamoudiabdi ปีที่แล้ว +2

    Waji weeyi wax walba hadii lagu garanayo views waayi maysid

  • @yasirabdi4382
    @yasirabdi4382 ปีที่แล้ว

    Wll qaaali Igu caawi account teamkga ahaye😥👍

  • @Efootball746
    @Efootball746 ปีที่แล้ว

    Drisle pro Ani isii hadey macquul tahay

  • @iam_ibra_easy
    @iam_ibra_easy ปีที่แล้ว +1

    Caan wan ka dhigeynaa keep going 🎉

  • @khalidyusuf8040
    @khalidyusuf8040 ปีที่แล้ว +2

    War account Kii kale I sii ani 😂😅legend.

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 ปีที่แล้ว

    Muuqalo aad leedahay ayaad soo galisay..
    Sidaa awgeed ayaa lagu soo racaya ee waxad samaysa next 24hours soo socda yaan la arkinba wax adiga lagugu garanaayo

  • @faizafunny12
    @faizafunny12 ปีที่แล้ว +3

    Waan ku zlmy idirisle account adiga waxa u Furtay challenge lkn iga codsi isii account please 😭😭🙏sher out isamay 100k ugu dabaal Dago farxad

  • @walalmorgan3405
    @walalmorgan3405 ปีที่แล้ว

    Dirisle video ka wad samey saye agoonka isii ciwan wyn la dahaye haday macquul thy zxp

  • @engmahamedcabdisiciid6569
    @engmahamedcabdisiciid6569 ปีที่แล้ว

    Haa caan wuu ku noqonkaraa siyaapo badana waalagu noqonkara lkn wakhti ayaad ubahanthy inaad siiso ahaniyada

  • @maxaadpaypal
    @maxaadpaypal ปีที่แล้ว +1

    Qurux ku dhiigle funny 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂