King Khalid - HADIMO - Official Music Video | HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    You Can Contact us for all Your inquiries.
    Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
    More info About Somali Production.
    / somaliproducion
    / abdirahmansomali
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

ความคิดเห็น • 2.8K

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali  6 ปีที่แล้ว +613

    Please subscribe for more videos

  • @abdijama4459
    @abdijama4459 3 ปีที่แล้ว +312

    Heestani markay soo baxady gabar ban shukaansan jiray maanta 3 caruur bay ii leedahay 🤩

    • @amiinsiciid0
      @amiinsiciid0 3 ปีที่แล้ว +8

      ILLAHAY HA ISKU KIIN DAYO

    • @hodancali3047
      @hodancali3047 2 ปีที่แล้ว +3

      Maasha allaah

    • @horifadhimedia5964
      @horifadhimedia5964 2 ปีที่แล้ว +12

      Masha allah aniga xiligaas shukansi maba aqoonin iyo guur lkn hada iska dhageesta anigoo ah dhibane jaceyl.😭

    • @stacyokie6280
      @stacyokie6280 2 ปีที่แล้ว +3

      MashaAllah that’s so sweet give her a big hug for me xox :)

    • @AhmedMohamed-sb5st
      @AhmedMohamed-sb5st ปีที่แล้ว +1

      Kii ugu horeyay maku magac darty legend i😂😂

  • @salmocumarahmed3408
    @salmocumarahmed3408 3 ปีที่แล้ว +489

    Heestaan waxaa aad u dhageysan jiray, ninkeyga oo aan markaas saxiibo ama dad isla socdo aheyn.
    Hada ALX waan isqabnaa waana isku faraxsannahay.
    Awlaad quruxbadana ilaahey wuu nagu arsaaqay. Alx.
    inuu Aqriyo ayaa laga yaabaa qoralkeyga.
    hadaad aragto qoraalkeyga, waxaan ku leyahay macaan Ilove you❤❤❤

  • @abdikaniisse1165
    @abdikaniisse1165 3 ปีที่แล้ว +750

    Heestan runtii waa hees loo soo xiiso
    inta ila daawanaysa 2021 like dhac kisiiya
    King khalid legend💯

    • @Joya11
      @Joya11 3 ปีที่แล้ว +5

      👂😥😥👍

    • @hafsayusuf4575
      @hafsayusuf4575 3 ปีที่แล้ว +5

      😪😥🥺👍🌺💖

    • @bigman7xaasle906
      @bigman7xaasle906 3 ปีที่แล้ว +3

      Waraa lacagta an kugu leyahay isii nio😂

    • @saadaqaadan738
      @saadaqaadan738 2 ปีที่แล้ว

      2022

    • @rihaanamohamet7370
      @rihaanamohamet7370 ปีที่แล้ว +1

      Waan kaadambeeyaa waxaan kusugnhay bledweyne heesta naxariis kdreemyaa mlin talaado 16:54 pm 2023 daawnyaa waanqiirdy wlhi 😩🥺

  • @BaafaAxmed
    @BaafaAxmed 9 หลายเดือนก่อน +148

    2024 yaa ila dhagesanayo king khaalid sharukhanka somalia ❤😂

    • @footballAsfa
      @footballAsfa 7 หลายเดือนก่อน

      AniGa prothwr

    • @user-bp7ho7ft8l
      @user-bp7ho7ft8l 7 หลายเดือนก่อน

      Aniga wll

    • @FatimaMohamed233
      @FatimaMohamed233 7 หลายเดือนก่อน

      Aniga

    • @najmajamaal1182
      @najmajamaal1182 7 หลายเดือนก่อน +2

      Kwrn nagTa Uu dhegsan inay comments Qariso 😂

    • @FatimaMohamed233
      @FatimaMohamed233 7 หลายเดือนก่อน

      @@najmajamaal1182 wlashy ina tahy ba cadeyne kawrn adunka comment ugu jeclahy ba😂😂

  • @zakariyexasan1345
    @zakariyexasan1345 ปีที่แล้ว +58

    Waqti qurux badan
    Somali meel kasta aad joogtan wan inaa salamaya 😢😢😢 inti iga dambeso

    • @zhr13yosef54
      @zhr13yosef54 11 หลายเดือนก่อน +1

      😊wan ka qaday

    • @Maryan21357
      @Maryan21357 9 หลายเดือนก่อน

      Waankaa qaadny❤

    • @MohaIbra-dn2hk
      @MohaIbra-dn2hk 8 หลายเดือนก่อน

      Wan kaqaadney wllkey qaali

    • @MohamedAhmed-su7gh
      @MohamedAhmed-su7gh 2 หลายเดือนก่อน

      Kaaa qaadnay

  • @shumacaziz1895
    @shumacaziz1895 4 ปีที่แล้ว +407

    Team 2020& 2021 hadaa ka md thy like dhac ku siii dadka sanadihii naga horeyey Aan ka yabinee king khalid🔥

  • @ilwaadaadam4200
    @ilwaadaadam4200 2 ปีที่แล้ว +108

    Anigoo jooga magalada adis ababa ayaan dhageysanaya 4/8/2022 ayaan dhageysanaya walipa anigoo dareemaya qalpi jab 💔🥺sacadu tahey 1:00 hadad qoraalkeyga aqrisatey thanks👍

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 2 ปีที่แล้ว

      Ma xasuus bey kugu leedahay heestu wll?

    • @ilwaadaadam4200
      @ilwaadaadam4200 ปีที่แล้ว

      @@zakariemohamed8279 wll haa xasuus ayey igu ledehay

    • @AhmedMohamed-sb5st
      @AhmedMohamed-sb5st ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @Absolutechannel1
      @Absolutechannel1 ปีที่แล้ว

      WL ma Xasuus Ex kaaga ah bay kugu leeday ?
      Ani ex tayda bay iso xasuusin heestani, waxay iga raacday nin lcg leh lkn 3 bil bes buu qabay oo wuu iska soo furay oo way silicday, waxa lay keenay iyadoo dhashay oo la rabo in laga furo qodbo.
      Wxn la shaqeyn jiray Dr loo keenay oo waa xili hbn ah.
      Aniga aya ka furay qodbihi oo wan is waraysanay,wxa uu yiri Dr ku bil haku jirto hospital ka.
      Bishi wxn aha ninka gacantisa ku hayay gabadhaas ee cubto intuu u soo sameeyo ku casuma hospital ka dhexdiisa waayo cuntada wan karin aqaan oo yemen ban ku bartay.
      Hospitalki way ka baxday gabadhi aakhirkii ismana helin oo nin kale bay aaday oo oday ah oo lacag leh.
      Yaab waa yaab
      War naag iyo lacag maxaa kala haysta?
      😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔

    • @amiira6653
      @amiira6653 ปีที่แล้ว

      Alle hayna wada caafiyo gacalo😢

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire170 2 ปีที่แล้ว +138

    Heestaan waa hees buuqeeda wadata.🤣🤣
    Waxaan ahay iskaabulo hada.
    Jaammacaddana 6-bil baa iiga dhiman insha allh bisha 3-2023 baan dhamaynayaa insha allh.
    2-sano kadib hadii aad fariintayda aragtid isoo xasuusi waxaan doonayaa in aan ogaado xaalka aan maanta ku suganahy oo ardaynimada ah iyo kaan maalintaas ku suganahay say ku kala duwanaan doonaan.
    Xiliga aan jecelahay markii lagaaro In aad isoo xasuusisid waa 2024 iyo 2025 markii lagaaro, ama wixii ka dambeeya.
    Mahadsanid

    • @maryama7842
      @maryama7842 ปีที่แล้ว +10

      2024 way kula dheer tahy lkn sanad iyo sedex bilood lee ka harsan. Haday so wareegan. Waxa jeceshahy ado helay illahay haku gaarsiiyo

    • @cabdixakincabdiwali3543
      @cabdixakincabdiwali3543 ปีที่แล้ว +2

      Maalmo le ka xigo 2024

    • @ekrambashiir3016
      @ekrambashiir3016 ปีที่แล้ว +3

      2023 walagaray 😂

    • @mohakarlos6351
      @mohakarlos6351 ปีที่แล้ว +1

      Wllka kumee kuma hayo

    • @somalidacad
      @somalidacad ปีที่แล้ว +6

      Sxb hadaa waxaa la maraa 2023 aniga hadaan arkay Wana sanad cusub hada noshahay waxan rajeynaa inaad faraxsanahy

  • @Amiiraahmed2023
    @Amiiraahmed2023 ปีที่แล้ว +34

    Markaston kaligey ahay qolban inta samecad kadarto dhageysta heestan dareen gooniyey wadata 17/7/2023. baan qoraal kan qoraya. Insha allah waxan idinka codsana hada aragtan 2024 ama 2025 ina iso xasusisan siduu ii noqdo waqtigas iyo waxa iska badala nolosheyda

    • @cadecisman5967
      @cadecisman5967 7 หลายเดือนก่อน

      Hda ma xasuusata apayo❤🎉

    • @Amiiraahmed2023
      @Amiiraahmed2023 7 หลายเดือนก่อน

      @@cadecisman5967 aad oo weyn mahadsanid abwe in badan

    • @Amiiraahmed2023
      @Amiiraahmed2023 7 หลายเดือนก่อน

      @@cadecisman5967 waana dhageysanaya markle

    • @user-gi3mk1pg4b
      @user-gi3mk1pg4b 7 หลายเดือนก่อน

      Abayo ma cafimad qabta ana 2024 aqri qoralkaga🤎🥺

    • @Amiiraahmed2023
      @Amiiraahmed2023 7 หลายเดือนก่อน

      @@user-gi3mk1pg4b Haa abayo lkn wali murug baan kujira waqtiguna ima saacidin 🥲 lkn wali maraca dhigin

  • @safwanahmed59
    @safwanahmed59 2 ปีที่แล้ว +26

    Hestaan xasus ayey igu tahay wayo gabar an jclaa ayan qoral ahan ugu qori jire ayatho kolej kujirto waan xasustaa xitaa qalin guthuthaan ayan ugu qori jire xarfahaa markey ey iweydiso mxa kujeclate qalinkan waxan ugu jawabi jire waa anigo dhigeyda ku qubayo markas ayey ilmeyn jirte balse nasib dharo mudaa kadip xisihi jacel aya kadamathe hadaa wey jogtaa balse kala mel ayan kunolnahay hadii qoralkan aqrisato like igu sharaf si an kusolabto qoralkaa

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 2 หลายเดือนก่อน

      Ayada Halke jogtaa adinah halke jogtaa

  • @mohamedmubarig343
    @mohamedmubarig343 3 ปีที่แล้ว +76

    Soomalida waxaan ku jeclahay waa dad aad u qadariya xusuusaha iyo wixii noloshoodii ay soo mareen gaar ahaan dadka jacaylka soomary

  • @abdirahmanmahad9399
    @abdirahmanmahad9399 2 ปีที่แล้ว +42

    Heegadii kal-gacalkaa❤
    Dusha iga hadhaysee🌫
    Hadii aanan hodoneey😊
    Isku kaa halleynee😚
    Heesna kuuma qaadee🙁
    Hani kuma idhaahdeen 👩
    The legend KING KHAALID 😍

  • @raaqiiaosman1205
    @raaqiiaosman1205 3 ปีที่แล้ว +106

    Heestan waxaa ku xazuuzta wiil xarir naga dhaxeeye marka hore zhpo iyo walal eheen lkn dhankiza ayaa jcylka jiray maalinba waxaa dhahy plz maanta swiro so gal Kadib qolo tuugo ayaa midi galizay😭 hadii Aan ani diri lahen ma dhici laheen wax walibo xaga alle ayey ka qornaayen 2019 ayey eheed 2 isbuuc isbital ayu ku jiray markaz ayaa ogaday ina jclhy 😭🥺ano jcl ayaa xiririkiza jaray 2021 ayaa hadana dib u midownay😭💋🤴rabiyow I dhoor🤲😢

    • @hamseabdi7308
      @hamseabdi7308 2 ปีที่แล้ว

      Muu dhintay markaa

    • @hamdiyussuf7240
      @hamdiyussuf7240 2 ปีที่แล้ว

      😓😓😓😓😓😪

    • @mascudmaxamed2169
      @mascudmaxamed2169 ปีที่แล้ว +1

      ma nol yahay horta

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka ปีที่แล้ว +6

      Dadka maxa ka qaldan qof dhintay miyaa Lala midobaa 😂

    • @qadrasuleiman
      @qadrasuleiman ปีที่แล้ว

      ​@@Xulkaqaraamka waa taa layabnhy😮😅

  • @thehefow
    @thehefow 2 ปีที่แล้ว +36

    2013-kii mogadishu ayaan jaamacad u tagay gabar baan iska baranay kadib heesaha dhageesigooda isma garaneynin heestan ayey magaceeda ii sheegtay saan u dhageesan jiray waan u qaadi jiray laakiin muddo kadib gabadhi kuwa ciyaal suuq ah baa igu diray way iga tagtay😀 aniga ooyin waa markii iigu horeesay noloshayda aan caadi u ooyey weliba bilo isku xiga, kadib noloshaaa i kaafisay hadda markaan heestan maqlo jiriirico ayaa igu soo istaagta.
    Jaceylkii iigu horeeyey ayey sabab u aheyd.🥹

    • @zeinabhussein2582
      @zeinabhussein2582 ปีที่แล้ว +2

      Lkn hada alxm oohintii waadka boogzatay zoomaha😂😂

    • @Taraagle67
      @Taraagle67 ปีที่แล้ว

      Zhpkeyga wad iga qoslisay wlhi kuwa ciyal suuqa ah mxa ku baray allay amarki meey iyada hda mxa talo heysa legend 😂

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 ปีที่แล้ว

      Jacayl u ooye 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @maymuunmaxamuud7045
      @maymuunmaxamuud7045 4 หลายเดือนก่อน

      🥺🥺😢

  • @deeqoibrahim169
    @deeqoibrahim169 5 หลายเดือนก่อน +28

    Hesta waxe kamid tahay hesaha darenka jaceylka ximbarsan😢😊 alx manta waxan ahay gabar waxbaraneyso waxan rajeyna qof un in an ishelno nolosha ku midowno hestan iqaado inshallh comentigan hada so qoraya wuxu inoqon dona xasus sanadkasta in an so boqdo halkan
    Wll like isar hada haragto qoralkeyga 😢❤
    HABEN AXAD SACADA 8:00 HABENIMO TARIQDA 24/3/2024❤️‍🩹❤👋

    • @ashkaryare5780
      @ashkaryare5780 4 หลายเดือนก่อน

      2024/4/26
      Hadii aan ku Danenin isku kaa halehenin xiiso maku qaadeen 😢

    • @MohaMire-uu6gg
      @MohaMire-uu6gg 4 หลายเดือนก่อน

      Welcome sister

    • @NadiaIsmailmohamoud
      @NadiaIsmailmohamoud 3 หลายเดือนก่อน

      Ilhay riydada ha ku rumeeyo ahayo❤

  • @asadqiiroofficial8603
    @asadqiiroofficial8603 4 ปีที่แล้ว +403

    2020 Ma Daawanaysaa Jacayl Maku Haayaa Heesta Makugu Socotaa Wali Commentga Ma Aqrinaysaa Intaasoo Dhan Haday Run Tahay Liketa Dhac Ku Sii Baqaylnimo Ma Fiicnee🤨🤨

    • @nimcodagan842
      @nimcodagan842 4 ปีที่แล้ว

      , qiiro madbukuhayaaa wll

    • @Migos7
      @Migos7 3 ปีที่แล้ว +1

      Intapa wnku izku arkay😭♥️

    • @abdifatahismail8248
      @abdifatahismail8248 3 ปีที่แล้ว +3

      2021 aya dawaday jaceyl ihayana wuu idili gaadhay❤💯🙏

    • @berberaawiofficial6828
      @berberaawiofficial6828 3 ปีที่แล้ว +1

      2021 yaa dawnyah

    • @nawaalcllahi7200
      @nawaalcllahi7200 3 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahismail8248 srry abwe

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 4 หลายเดือนก่อน +4

    Dadka daawan doono heestaan 2030ka iyo wixi kasii dambeeyo ninkaan legend weyn ayuu ahaa waliba super star ah waqtigeyniina si fiican noo so madadaaliyay.
    King khalid one the best singers in our generation😊

  • @jibriilsiciidjabro3320
    @jibriilsiciidjabro3320 5 ปีที่แล้ว +348

    king Khalid waa legend fanka soo maray
    balse garacu ma gaboobo tan iyo tii aadan cade intaasuu leekaa
    ma cayilo ma dhuubto waxba uma kordhaan laacibkan
    yaa ila daawanaya 2020
    king Khalid

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ifraxifrax6985 xaad ku qososhay wllo

    • @diamondd2246
      @diamondd2246 4 ปีที่แล้ว +20

      KING JIBRIIL
      Xilaagaad arkeysa ilaa iyo hada adbo sooma nooleyn mana adan duqobin oo Yotube ba heesa ka soo radineysaa hee mashqulka badan iska dhig indhahaaga sidee Camera cc yeysa noqon✌🏻

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 4 ปีที่แล้ว +5

      @@diamondd2246 runtii ma caayin anigu anoo da ahaan jira 11 sano ayuu isagu intaa leekaa beena kama sheegayo 2005 ilaa maanta wax isbadala kama muuqdo ninkan

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 4 ปีที่แล้ว +5

      @@diamondd2246 lkn waxaan ku caayayo ha moodin zxp

    • @johnmaier1550
      @johnmaier1550 4 ปีที่แล้ว

      @@diamondd2246 hhhhhhhhhhhhhh cadi matihid wlhi waan qoslay kak iyo lab

  • @ugaasodhallaan_jecel6992
    @ugaasodhallaan_jecel6992 7 หลายเดือนก่อน +10

    Faarax Morocco u roor ama meel kale aad intaas oo run iyo beenba iskugu jirta gabar soomali unba kaa dhageysan karta tan kale adoo dareenkan amaanada ah igu yiri sidee u tagi kartaa😂❤
    "Nin dartaa ugalay halis
    Lama gooyo hanaqee
    Ha'iga marin hareertee
    Galkacaylka ila hubi
    Ka ilaali hadimada "....
    Wallaahida waa isla dhiman karnaa Faarax big lovvee😢❤..

    • @Cajiincune
      @Cajiincune 7 หลายเดือนก่อน +1

      In lagula dhinto waad istaahishaa Xaliimo🎉❤

    • @AnasCabdiqani-nd4ue
      @AnasCabdiqani-nd4ue 7 หลายเดือนก่อน

      Xaliimo😂 by by

  • @UpdyKani
    @UpdyKani 8 หลายเดือนก่อน +8

    Alla maxeey hees aheed 😢
    Who's watching 2024

  • @Oontira123
    @Oontira123 7 หลายเดือนก่อน +41

    Yaaa dhagesanayo 2024 🔥🫶🏻
    Weliba ah qof xnunkisa laga War Heyn 😢😢😢😢😢😢😢❤️

    • @najmajamaal1182
      @najmajamaal1182 7 หลายเดือนก่อน

      Same😢

    • @amuun_xoxo
      @amuun_xoxo 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @Oontira123
      @Oontira123 7 หลายเดือนก่อน

      @@amuun_xoxo xaa ku hayo 😂😂😂

    • @abdinajiibibrahimmaxamed
      @abdinajiibibrahimmaxamed 6 หลายเดือนก่อน

      Koly aniga uun weyaaan😢

    • @KifahApdi-fm6ks
      @KifahApdi-fm6ks 4 หลายเดือนก่อน

      Same abayo jaceylow abaha cun❤😭

  • @suldaanfaysal1165
    @suldaanfaysal1165 9 หลายเดือนก่อน +8

    Heestan waa hees xasuus leh wakhtiga aan ku jiro waa wakhti jacayl aad uwayn aan dareemayo qof aan uqabayna idareemayn hadan calaf ku leeyahay wan heli alle ayaa wax walba qora farxad ama murugo waana laga baxaa 😢😢❤
    hadad iga dambayso like isar 23/11/2023n anoo is badaly ayaan soo booqan doona comtigan quruxda badan insha allah😢😢

  • @ileysmohammed6858
    @ileysmohammed6858 3 ปีที่แล้ว +11

    Aniga qisadeyda runtii wa mid xanuun badan wiil aan is jeclanay familkeyga ii diiday qudbasiro isku guursanay waxana bartay sanadkii 2012-06-1 waxana is guursanay 2014-12-6 waxaa igu sobaxay uur wana usheegay wuxuu igu jawaabay iska so xaaq hadaa ani irabto waka diiday wuu ifuray kaligeyga noqday ciil iyo murug dheer kadib hada alxmd wa bogsaday jaceylku marna wa qaraar marna wa mcn laakiin abyo ha gooynin xiriirka waalidnimo iyo familinimo waayo cidlada habaar waalid ka bilowda waalidkeyga lanoolahay hada alxmd curadkeygana cidlo maha walaala usameye🥰tusaale kuqado gabarey qiimaha walidnimo ogoow .

    • @hamdashiine7145
      @hamdashiine7145 2 ปีที่แล้ว +2

      Hubaal waa mid xanuun badan abyo 😰 Alxamdullilah hada ka bogsaty

  • @shamsudiinmaxamed4849
    @shamsudiinmaxamed4849 8 หลายเดือนก่อน +17

    After 10 years i came back to this song and still it's one of my favorite song ❤

  • @sahlasahla9860
    @sahlasahla9860 3 ปีที่แล้ว +22

    heestan waxan xasusta 2015 gabar aan saxipo aheen baa firsan jirtey xiisda dhaxdeda waxeyna idhihi jirtey daawo heestaan angina waan layapi jirey ninka iyo naagta isku dhagdhagayo waayo soomali dhaqan iyo diinba uma lihin mantana 2021 daawanoya last year school ahay addunyo waa yaap.

  • @mustaphesaedadam7478
    @mustaphesaedadam7478 ปีที่แล้ว +11

    Saacadu wa 3:29 habenimo goobtuna wa Kampala uganda hbn khamiisa o jawi qurxbadn wa marki 3 heestani isocoto xasuus waaye hore like isar si an usoxasusto 🎉❤

  • @zakariyecaseyrsaciid-zf6hu
    @zakariyecaseyrsaciid-zf6hu 11 หลายเดือนก่อน +9

    Hestaaan marwalpo aan dhageysanaayo waxaan soo xasuustaa gabadha aan jeclahay markii aan ayada ka helaayey lkn ayada ima aysan ogeyn aniga waan ka helay waana jaceylaaday waqtigaas lkn saxiibtinimo aaaa inaga dhaxeysay lkn mar danbe ayey dareemaheyga fahantay hada alx waa gaclisadeyda xariir jaceyl aan inaga dhaxeeyo io mustaqbal runtii waa gabar naxariis badan oo aad udulqaad badan mar dhowna waan is guursan doonaa insha allah lkn muhiimadu waxay tahay in aan marwalpo aan hestaan dhageysanaayo aan ayda soo xasuusto lkn ayada ma ogo waan ka qariyey waligey wax kama qarin waxa kaliya aan ka qariye waa midaan mana usheegi rabo sababtoo ah ayada in aan anoo usheegin dareensiiyo aan rabaa ❤hada aniga io ayada waan is jecelnahay alx in aan waligeen aada joogno noogu soo duceeya asxabey hadaad shekadeena ka hesheen love ❤saara plz nasteho waan ku jeclahay gacliso waan hubaaa in aad arki doonto❤👸

    • @user-yn2ev1rs3t
      @user-yn2ev1rs3t 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

    • @maymuunmaxamuud7045
      @maymuunmaxamuud7045 4 หลายเดือนก่อน

      🥺♥️♥️♥️

    • @maymuunmaxamuud7045
      @maymuunmaxamuud7045 4 หลายเดือนก่อน

      Wala mamidowden gacalisadad wan kula quroday runtii 🥺😢

  • @asadagoogo1590
    @asadagoogo1590 5 ปีที่แล้ว +279

    yaa ila dhagaysanaya 2019 hadii anan hodaneey isku kaa halaynayn heesa kuuma qadeen hani kuma idhahdeen 👉👉👉👌👌👌

    • @haniyetahajji3950
      @haniyetahajji3950 5 ปีที่แล้ว +3

      aniga asadkeyga

    • @asadagoogo1590
      @asadagoogo1590 5 ปีที่แล้ว +1

      @@haniyetahajji3950 😍😍😍

    • @F13500
      @F13500 5 ปีที่แล้ว +1

      Me😍

    • @samanbadan1466
      @samanbadan1466 5 ปีที่แล้ว

      ☝☝☝☝☝☝☝☝

    • @zayidali422
      @zayidali422 5 ปีที่แล้ว +1

      Asad agoogo Habartaaa 😂😂😂😂😂

  • @samiirbaari8691
    @samiirbaari8691 2 ปีที่แล้ว +6

    Hestan waxan ku xasusta gawar an is jeclen oo isku clas ahyn 2018 lkn hta wan kala takne walina wan jaclhy 😞🙇‍♀️ miss you 😘IKRN 😞🙇‍♀️😞🙇‍♂️😞🙇‍♀️

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 2 ปีที่แล้ว +26

    Hees xasusleh 22/7/2022 hawiin sabti aah sacadu waa 22:16 hawinimo muqdisho Ayaa ku dhageysana Aqno qalbi jab ween qaba💔😳kalinimo💔😥 habuutiisa cashaqul haduu uu ku helilaha kamaan hareen hab Ayaa ku siinlaha Ana hiilkaga waan u bahdee Eerayo itabtay wlh😳💔😥🙏🙏 wll hada farintedya Aqrise thnkz👍💯

  • @garyaqaanyare
    @garyaqaanyare 3 ปีที่แล้ว +105

    When this song released up I was in Egypt and it was 7 years ago and I am listening it today and I am in Toronto Canada 🇨🇦 but I am the same person who loved this song

  • @abdigaradabdulahi6316
    @abdigaradabdulahi6316 3 ปีที่แล้ว +27

    Heestan wax marna aan ilaabi Karo maha 2011 ayan jaceylkega helay nolosha ku midownay maanta abo iyo hooyo aya noqonay thnks king khaalid

    • @BaazimHassan
      @BaazimHassan 2 ปีที่แล้ว

      waaaaw ilaah kuu barakeeyo
      sxp sare

    • @HannaMaxamed-cy6vm
      @HannaMaxamed-cy6vm ปีที่แล้ว +1

      Ilahay u mahad celi wllo

    • @AhmedMohamed-sb5st
      @AhmedMohamed-sb5st ปีที่แล้ว

      Kkkkkk King khalid hestu qade ku ma siin gabdha mrka gabdha abheda ku siye isaga u mahad celi prother 😂😂

  • @abshirdagel5135
    @abshirdagel5135 ปีที่แล้ว +17

    Goortu waa Duhurkii saacaduna waa 12:52 maalin Isniin ah 15 shacbaan Allah soonka nabad Hanagu Gaarsiiyo❤🙏

  • @isxaaqmaxamed2178
    @isxaaqmaxamed2178 หลายเดือนก่อน +2

    Caaawo ayaan meshaan so boqday muda dheer kadib bl big legend king khalid 👏

  • @ayuubmohamedismail4505
    @ayuubmohamedismail4505 ปีที่แล้ว +3

    Nulasha Wax Walba Oo Kugu Dhacaya Waa Wax Kuu Qoran Alle Ayaa Noo Qoray Lkn Nolasheyda Qeyb Weyn Ayeey Ku Leedahay Nolasha Farxad Iyo Murugo Wey Leedahay ❤❤😢😢😢

  • @fadxiapdilahi524
    @fadxiapdilahi524 4 ปีที่แล้ว +8

    Hegadii ❤kalgacal kaa dusha iga hadhaysee Hadann Munaaaaay isku kaa halayn Xiiso kuma Qadeen muna kuma idhaah deen Nin dartaa u galay Halis lma goyo Haneqeee Ha iga marin hareertee kalgacaylka ila Hubi 😥😥😥 2020th???

  • @madarahmed5667
    @madarahmed5667 ปีที่แล้ว +15

    Heestan markay soo baxaDay gabdha baan shukaansan jiray maanTan Alx 2 caruura ha bay iiledaHy ❤

  • @updirahmansayga2975
    @updirahmansayga2975 ปีที่แล้ว +64

    hees tan qof ki dawana 2023 like dhac hakusiyo wata king khalid BIG MAN QOFWALBA IYO MARKA UGU HORAY SAY OU DHAGAYTAY ANI 2015 ANDA NALA WADAG

    • @user-kt2yb8bf5s
      @user-kt2yb8bf5s 9 หลายเดือนก่อน

      Ani hadertaan aa daawanooyaa waana. 2023 😂😂😂😂😅

  • @Waryapoi460
    @Waryapoi460 3 ปีที่แล้ว +18

    Nin dartaa ugalay halis 🥲
    Hees xusuus gaara igu Leh 2014
    Xasuusban caawa gly
    21 February 2021🥲

  • @cabdifitaax5354
    @cabdifitaax5354 2 ปีที่แล้ว +4

    King khalid maalin hore isaga oo xasan top nairobi ugu waramaya daawaday, walina intiisii la egyahay waagii heestaan fiirsanayey tel mid sxpkey ka fiirsan jiray anoo yar darteed.
    Hada aniga inuu iga yaryahay lamoodaaa🤣🤣
    23/12/2021🤞🤞

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 ปีที่แล้ว +14

    hadimo jacayl wllhi king khaalid wuxuuu ahaaa aabe fanka so maray cod dahabiya deganaan iyo dabeecad wanaag ayuu dadka kale kaga duwanaaa
    hadaaa so booqtay heestan 2020 iyo wixiii ka danbeeya like haila dhaafin 🇸🇴🙏😁

  • @adamjama681
    @adamjama681 5 ปีที่แล้ว +14

    Xasuus runtii heestaan heesaha somalida kuwa ugu fican bay ka mid tahay.
    Xaqiiq aad baan u jeclahay .
    King Khaled nolow bro
    Axyaa fanaan👏😍

    • @xasansheikh761
      @xasansheikh761 2 ปีที่แล้ว

      Gabadhani waayo I daba geeya

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 5 ปีที่แล้ว +15

    Waa mid ka mida xasuusaha aan duugoobeyn wallahi
    Waxaad moodaaba inaan toos u joogo magaladaydi hadhwanaag
    Insha Allah as soon as possible waan kusoo socdaa hargisa cadeey

  • @aaminamohamed9396
    @aaminamohamed9396 3 ปีที่แล้ว +33

    6 / january /2021 ayaan dhagaysanayaa jacyl dartisa 😢😢😢😢😢😢😢 lama gooye hanaqee hayga marin hareeertee 😢😢😢😢

    • @darwiish
      @darwiish 3 ปีที่แล้ว

      Numbrka halkan ku reeb ama fb ciwaankiisa

    • @khalidmuuse9260
      @khalidmuuse9260 3 ปีที่แล้ว

      @@darwiish zhip waxaGu waa suq la aan

    • @aaminamohamed9396
      @aaminamohamed9396 3 ปีที่แล้ว

      @@darwiish diyaar

    • @hibaaqyususf5847
      @hibaaqyususf5847 ปีที่แล้ว

      Kula mid ahay ZiZ🥺💔

  • @ahmedmohamedabdalla367
    @ahmedmohamedabdalla367 ปีที่แล้ว +4

    1june 2023 habn khamis baxayso jimcena so gelaayo isoo duceeya wlleyal Muraad baan leeyahy insha allah wxaan rabaa qoralkana inuu xasuus iinoqdo si markaan hamigyga gaaro uu iigu noqdo unforgettable text idnkana allah riyooyinkinana haydin rmyo inti adun iyo akhiraba idn anfacaysa

    • @footballAsfa
      @footballAsfa 7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin wllo hamigiga in uu eebe ku rumeyey jeclhy zhp ku salmaya ❤❤

  • @aviation_Navy
    @aviation_Navy 4 ปีที่แล้ว +5

    inkastoon kuwaayo
    wayne isku keen qorin
    jacaylkaan wadaagne
    waayada habeynee
    waaxyeheena jiifsaday
    weli waa sidiisi
    weyne waxaan ka tuuga
    midaan wayrax kugu noqon
    werdi qoorta kuusura
    ubax kugu waraabshoo
    welwel kaa ilaashoo
    wadnihiisa kugu haba
    sidaan waayo kula rabey
    weynahay hakugu daro 😢😢😢

  • @zaamcde6938
    @zaamcde6938 5 ปีที่แล้ว +44

    2019 bizhii sadexad 4 teedi💋😘 for qaliya ayay Ila dhagysanayay

  • @haskeyhuuu7461
    @haskeyhuuu7461 ปีที่แล้ว +32

    This song brings me back to memorable moments in my life which I know will not come back but will remember it for eva.

  • @ahmedanas1894
    @ahmedanas1894 3 ปีที่แล้ว +20

    Ruunti asaxabtaa inta hadashay hestaan iyo inta dawataybaa ruunti waa hees qofki dhagaystaa ay kuu reebtay xussus waqtigii ay soo bahday ruunti waa markii Uugu horeysay ee aan jecel kuu Guul daraystay markii ay soo bahday waan kuu haysta waayo waa badaan ayuu wakhtiguu ii baray sidii shalay aan ahanaa maa ihii tanaa illahay ayaa mhd leh thanks pro king khalid the légend of somali people

  • @user-zw1mj8nw8y
    @user-zw1mj8nw8y 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxaa ku xa suus ta qoftaydii .waxa ku leeyahy noloshu kuma xumyso niama ❤

  • @amranchannel4881
    @amranchannel4881 4 ปีที่แล้ว +17

    Waxan dawanyaa heestan cawa ah 8 Dec 2019 wa xasuuus igu qaliyaa waayo hore inantan ku jirta heest waxay ilaa eegtahy inan bari hargeysaa jaar aheyin oo nimco xarago la odhan jiray allahu aclam

  • @ZulthanYoussouf
    @ZulthanYoussouf 10 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan waxaa ii daari jirayy ani yariis aabahayy macan allaha u naxariste. Aniga iyo mid aan wllo nahayy iyo aabahayy macan dhageysan jirnayy haben walbo markeyy cashada naga daahdo si'aan u hurdin buu inoo daaari jiyayy AUN annaga dartena ayyuna halis u galyayy .22-4-2023 baa yuhuudi alshababb aheyd ku dilen Gobolka galgadud/Masagawayyy. ilaheyy dacaabta idinku fogeyyy ilaheyna idinma naxariisto waxayy iga dilen garabkeygi midig wllhi 💔😭
    Allaha kuu naxariisto aabe🤲🏾❤️👨🏽‍🦳

    • @liibaansoomaali6284
      @liibaansoomaali6284 2 หลายเดือนก่อน

      Aabe alle Ha unaxariisto Sxp al shabab mawada xuma anigaan kula hadlaayo aya ah marka raali noqo

  • @AyaanFaarax-yp2kj
    @AyaanFaarax-yp2kj 8 หลายเดือนก่อน +5

    1/1/2024 sanad cusub Welcmoe ❤ Qof walba ilhy Riyadisa ha u Rumeyo Anigana ilhy ha i rumeyo Waxan Rajeynayaa Qof walba Qofku Rabo inuu ilhy siyo 😊🤲

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 5 หลายเดือนก่อน +2

    King khalid wakhti bu ahaa noo ahaa Muraayada Fanka 2010-2011 wlhi Heesihiisa Radio ku dhageysan jirey intan la dhuunto si hooyo i arag Cabsi darteed😂Allow ii kaa xafid Hooyo macan❤

  • @NimcaaMahamed-xu9mg
    @NimcaaMahamed-xu9mg 27 วันที่ผ่านมา

    Ano yar ba jcl igale kadib nh washegan waye 3 years qarsanaye imuna fahmin cidena nh wakacabsade kadib xanun badan goan adag qate wanislowsiye alx hda nolosha nh horay usi socon 😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @Yonisaj12
    @Yonisaj12 3 ปีที่แล้ว +52

    We find ourselves a time where any amateur can produce almost anything. Thanks to all the technologies that make it possible.

  • @samaaracadeey1277
    @samaaracadeey1277 2 ปีที่แล้ว +6

    Heestan waxan ku xasuusta qof aad iijecla hadase manoola ilaahow unaxriiso aamin

  • @kambiodha5461
    @kambiodha5461 5 ปีที่แล้ว +49

    Am an Oromo but I lve listening to Somali musics with a lot of passion even though I don't understand what they say but I know a litlle bit of Somali language.... Fiantaa!

  • @saidburhanwabari7244
    @saidburhanwabari7244 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wakhti xasuus leh runti waxaan dhageysan jiray 2013 Iyo jecelki cidlada ku dhamaadey wlhi hees qiimo igu leh weye king Aabe legend batahay noolow ehlu sharaf

  • @abdiraximmohamoud4299
    @abdiraximmohamoud4299 9 หลายเดือนก่อน +7

    Heestan xasuus bay igu leedahy habenka somalia kaso tegayay ayan qoftyda isla dhegaysanaynay wadanka uganda ayan uso socday balse wali wan is jecelnhy waxan rajayn inaan is guursano insha alah

  • @rihaanamohamet7370
    @rihaanamohamet7370 ปีที่แล้ว +4

    Aad ayaan uga helay heestaan 🥺😩wlhi waxaan ku sugnhay Bladweyne waxaana dhageeysnyaa galab tlaado 14 ,3 ,2023 ❤waxaan dareemay naxariis 😩🥺❤❤

    • @samirogeele8279
      @samirogeele8279 ปีที่แล้ว

      wn jeclahy beleweyn.i.a mar uun wn soo cagadhigi webiyadeeda iyo nimcadeeda indho doogsiga u roon rabbiyow ii rumee❤ from bosaso bari puntland somalia

    • @zuhurbashir7432
      @zuhurbashir7432 ปีที่แล้ว

      Ana kula joogo abyo

    • @zuhurbashir7432
      @zuhurbashir7432 ปีที่แล้ว

      Ana kula joogo abyo

    • @rihaanamohamet7370
      @rihaanamohamet7370 ปีที่แล้ว

      @@samirogeele8279 welcome Abyo mcn I.n waan kugu soo dhaweeydoonaa 🥺

    • @rihaanamohamet7370
      @rihaanamohamet7370 ปีที่แล้ว

      @@zuhurbashir7432 abyo dhankeeh

  • @harunsaiddiraac9397
    @harunsaiddiraac9397 3 ปีที่แล้ว +41

    Gone are those golden days!
    My childhood songs made me emotional

    • @CadeQarawe
      @CadeQarawe 2 ปีที่แล้ว +1

      Seriously

    • @harunsaiddiraac9397
      @harunsaiddiraac9397 2 ปีที่แล้ว +1

      Cade ii baashaal Laandheere!

    • @CadeQarawe
      @CadeQarawe 2 ปีที่แล้ว

      @@harunsaiddiraac9397 aagana waa lagaa helaa miyaah ustaad

    • @harunsaiddiraac9397
      @harunsaiddiraac9397 2 ปีที่แล้ว

      @@CadeQarawe Aad iyo aad saaxiib la igama waayo commnets aan 2012 kii bixiyay ayaad xitaa ku arkaysaa.

    • @cabdiraxmaangoray3929
      @cabdiraxmaangoray3929 9 หลายเดือนก่อน

      Waayihii wacnaa iyo habeen aad ku jaadaysay carab tuurkii weeye 3 sano ka hor allahyow xasuusuho mahadho ma yihiin

  • @Azad_2004
    @Azad_2004 ปีที่แล้ว +12

    Hestani waxay kuso dhici jirtay musalsal 2013 Ramadanki aan dawan jiray wan yara kolay waga lkn garasho wan laha✅️❤️🙏liketa haila dhafin❤️

  • @abdiqanimohamed9
    @abdiqanimohamed9 4 ปีที่แล้ว +19

    Hadad 7sano kadip dawaneso legend baaa tahay❤

    • @norbilmaxamed3888
      @norbilmaxamed3888 11 หลายเดือนก่อน

      10 sanno ka dib ayan dawanaya😂

  • @shuaipjama6462
    @shuaipjama6462 2 ปีที่แล้ว +50

    🥺🥺Xusuu waxaan xasuusta gabar aan isjeclayn wagay hestan soo baxaysay wada dhagaysan jirney markii danbe nin lacag leh ayay iga raacday 😓ana waan tahriibay 2015manshalh wan so shaqaystay wansoo guursaday hada dalka kuso laabtay ano 2 cayala iyo xaskayga wata waxana cafteria kula kulmay iyadii igana codsatay inaa iska cafiyo ima shegtay in isla wagi la furay haystana wiil aduun😭😭😢😰😥

  • @hoobalmedia1837
    @hoobalmedia1837 5 ปีที่แล้ว +24

    Someone else watching 2019?
    Inta king Khalid tabtay farta taaga 👆

  • @mareyeatosh3527
    @mareyeatosh3527 4 ปีที่แล้ว +50

    Hadee aanan hodaney
    Isku kaa halayn
    Heeso kuuma qaadeen
    Hadal kuma iraahdeen
    15/Jan/2020 Arpaco 02:20 PM
    Like kuqapo inta daawanaysa 2020

    • @mareeyeatosh8809
      @mareeyeatosh8809 4 ปีที่แล้ว +2

      Galkacio 07ogosto/2020=12:48=Pm

    • @mariaupdi8471
      @mariaupdi8471 2 ปีที่แล้ว

      Xiiso kuma qaadne weeye🥺

  • @samatarsaidsalah77
    @samatarsaidsalah77 11 ปีที่แล้ว +26

    well dome sxb abdirahman somali and ahmed thnxs king khalid nice song muna good Acting nice song walahi

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan barigay cusbayd tvga Universal ayay kaso gali jirtay 15sano ayan jiray xaalad adag ayan ku jiray waxay hayd sanad iso maray kii igu murugada badna wayo hooyo ayan wayay inta kadib 😭🤲🤲 marxalado badan oon soo maray cawa oo ah 2023 ayan dib uxasustay hestan darteed illahow nolosha inta noo hadhay noo qurxi amiin 🤲

  • @layaanabdalaa5879
    @layaanabdalaa5879 3 ปีที่แล้ว +9

    Nin darta u halis galay lama gooyo haliste hayga gooyin halalke galceylka ila hubi
    Mashllha xasuus
    11/4/2021 axad sacaduna 15;49 casarnimo somalia- muqdisho

  • @arawela889
    @arawela889 2 ปีที่แล้ว +7

    oct-19-2021 00:39AM ebbow calaf igu dar inankan jeclahay😭😭markasta love you so much ebbe ha ku dhawro❤❤maalin talaado ah💋

  • @hamseisse2852
    @hamseisse2852 4 ปีที่แล้ว +57

    Waxan Dawanaya Cawa O Bishu Tahay 17.10.2019 From Borama Somalia Like Ku Camira Intena Danbe

    • @MohamedIsmail-go8wk
      @MohamedIsmail-go8wk 4 ปีที่แล้ว

      Hoyada somali yadeedi wase somaliland dhe qoodhe nuug yahay

    • @sabrinhussein8924
      @sabrinhussein8924 4 ปีที่แล้ว +1

      Hamse isse igu sln borma wll waaa magaldaydii wana kudhashy lkin ma joogi wn uxiisay

    • @m0ztifarhan524
      @m0ztifarhan524 4 ปีที่แล้ว

      naagyow naagu loowayay somaliland dheh xaaryow waxaasoo miidhan banu meesha kuhaynaa dhibirkaa

    • @ayaansiyad3055
      @ayaansiyad3055 3 ปีที่แล้ว +1

      Ana Waxan Dawanayaa Cawaa 0 Bishu Tahy 17/10/020 From Borama Somaliland Hamse Isse

    • @tiitahusein5461
      @tiitahusein5461 3 ปีที่แล้ว

      @@m0ztifarhan524 🤣🤣

  • @wiilbari44
    @wiilbari44 ปีที่แล้ว +9

    Heestaan xasuus gaar ah ayay igu leedahy waxa jirty gabar aan jeclaa oo darteed xata aan waridkay isugu dhacnay lkn cidlo ayay igaga dhaqaaqdey hadderse wax cuqdad ama calool xumo ah uma qabo waa wlshay oo kle wiil ayana u jooga oo marwo mashalah
    Shekadan waxa so qoray 25/12/2022 hben tarikhdu thy 12:25
    Jcaylow balyo ku aaminty😭😭😭

    • @ugaasoyarey2442
      @ugaasoyarey2442 ปีที่แล้ว

      Dhibka wuxu bilaawde marka walidka naag darted uguls dagashay😂

    • @Sooffe
      @Sooffe 23 วันที่ผ่านมา

      kkk Zxp waalid la'aantii waxba lama Gaadho anaa kasoo sal gaadhay arinkaa

  • @mustafyare1857
    @mustafyare1857 3 ปีที่แล้ว +14

    7ths September 2021.2:00 if your still listing this song you’re legend ❤️💕

  • @hassanhistory800
    @hassanhistory800 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan 2013 ilaa maanta oo ah 2021 isku si ayaan udhagaystaa kama xiiso gooyo
    Sanadwalba ilaa 10jeer ayaa dhagaystaa
    Waa hees romatic ah runtii.
    King khalid legend

  • @iqranuur6320
    @iqranuur6320 3 ปีที่แล้ว +6

    Hada wxn jeclhy wil aad ayu u samir bdn yhy lkn hadu xnqo wuxu dono ayu ku hdla wn ku wareray lkn wxn kaliya o an ogahay inuu aad u qalbi fcn yhy aadna u samir bdn yhy wxn rajeynaya inu wanaga na halelsiyo allah labadenaba 🥰🥰🥰 wa qof aad u qiimo bdn lkn u bahan waqti bdn o dabecadisa lagu fahmo ilahey haku xafido ayan leyhy 25/6/2021 ❤

  • @kalifarah723
    @kalifarah723 3 ปีที่แล้ว +11

    28 /8/2021 heestan waxan ku xasusta my queen sister ❤️ I can’t stop watching 💕

  • @Carafat76
    @Carafat76 ปีที่แล้ว +20

    Oh my days now I'm in Kampala waiting for some program, but this is joining my routine every night and every weekend I've listened to this song what a voice and what rhythm

  • @hoothoabdulasiis1739
    @hoothoabdulasiis1739 หลายเดือนก่อน +1

    heestaN xasuus bay igu yelan donta nolazhayda mana ila wayo qof kii igu horey een jeclada i baray kolay hda ma wada jogno lkn kuma ilawayo waligay khyr pan ku rajay naya nolazhada 😢❤

  • @HawoAdan-tn4qi
    @HawoAdan-tn4qi ปีที่แล้ว +14

    He's not only handsome but with beautiful voice m.a❤️‍🔥

  • @ahmedweliabdirahmanbare4307
    @ahmedweliabdirahmanbare4307 6 ปีที่แล้ว +14

    Nin dardaa ugaley halis........😙😙❤❤
    2013/september aa igu horeyse aan maqlo
    Waqti waa ordaya 😧😧

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 3 ปีที่แล้ว +18

    2021 yaa ila fiirsanaayo😥😥😥

  • @ISRAADVISUALS
    @ISRAADVISUALS 4 ปีที่แล้ว +16

    2020 anyone??
    Once again corona brought us together❤❤

  • @ridwaammaxamed9890
    @ridwaammaxamed9890 8 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan waxan dhagaysanayaa 8sano wlhi magaladaydii jigjiga ayaan soo xasuustay cawo oo an ku suganahay Dalka jabuuti wan dhagaysayaa feel wlhi waxan darameeya Inaan kala fognahay gabdhii aan jeclaaa ee aan heestan wada dhagaysan jirnaay Waxan rajayaanyaa in wakhtigu naa kulmiyo cawa oo jimcaha Taarkhidu tahay 22December 2023 9:22.

  • @kamaldek3485
    @kamaldek3485 2 ปีที่แล้ว +9

    Heestan Markii Aan Maqlay Waxy Ahayd 2013 Waxaan
    Ahaa 10jir Aniga Mobile Mahaysan Wllky Mobile kiisa Ayaan ka Maqli Jiray,Asaga Hada Wuxuu joogaa
    Switzerland Xasuustii WllkY 😔😔💚

  • @shaficixayir6985
    @shaficixayir6985 ปีที่แล้ว +7

    Heestaan mar walba meshan soo boqdo anoo oyayo ban kabaxa illahow wax dacad no jecel nosahal 2qof kasta isku faraxsana alle hadhowro🤲🤲🤲🙏❤😰

  • @howtonow7689
    @howtonow7689 5 ปีที่แล้ว +17

    War yaa yaadawanaya 2019. Ax gabadhu qurux badanaa ❤️

  • @nasramatan8717
    @nasramatan8717 4 ปีที่แล้ว +8

    2014 xasuus ayay ahayd walahi
    Alhmdulilah
    Alle qofkasta how rumeyo hadafkisa😘😘😘😘

  • @Abdale_Osman
    @Abdale_Osman 6 หลายเดือนก่อน +1

    2014kii hestaan ano jcylka wxba ka aqoon ban iska dhageyan jiray lkn cwa drenkeyga ayeyba ka hadli 25 bishii 2aad 2024 inta ila dhageysan oo qalbiga laga dhawacay ban salamyaa 👏

  • @user-im5lf1ct4u
    @user-im5lf1ct4u 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi hestaan xasus nin darta u galay halis king khalid jecel wa dhafey kan❤❤❤❤❤

  • @hodan8655
    @hodan8655 ปีที่แล้ว +28

    October sanadkii hore waxa lahaa riyooyin safarkeyga dalka dibadisa waaku faraxsanaa himilo iyo rajo ayaa lahaa manta oo aye tahye 2022/10/21 isila meeshi ayaa kusonoqodey anigo riyadeyda gaarin murugo iyo qalbi jab ayaa dareemayaa Ilhaye waxa wayedistey badalkherqabo qof walba waxa kacodsanaya inu isoduceyo Like 👍 isaro si ana u arko sanadka danbe xiligan oo kale insha allah

    • @kingdarmaan5092
      @kingdarmaan5092 ปีที่แล้ว

      RajadaadaH allaha haku rumeeyoH abbaayoH🖤👸

    • @abdiwahid77
      @abdiwahid77 ปีที่แล้ว +1

      Allaha kuu rumeeyo rajadaada wll wana kuu duceeyay, ani iyo inta ila midka ah na Allaha noo rumeeyo rajadeena😢🤲

    • @rihaanamohamet7370
      @rihaanamohamet7370 ปีที่แล้ว

      Alla hakuu sahlo wllo anba rajo ayaan lahaa inaa mar un baxo qurbha tgo inbadan ayaan soo samray I.n sandkaan Alla haiirumeeyo rajdeeyda🥺😩

  • @liban200
    @liban200 ปีที่แล้ว +7

    TH-cam recommend me ❤️
    King Khalid is untouchable Legend singer of Somali

  • @dahirali6483
    @dahirali6483 5 ปีที่แล้ว +6

    Nin dartaa u galay halis lama gooyo ganaqeee this song makes me crying
    Hamuuntiisa cashaqu hadii uu kuheli lahaa kaagamaan hareen hag ayaan kusiinlaha
    Allah maxaa wiil halyey ah dumarow dhulka aad ku jiideen😆😛
    23_02_2019 who watching

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 4 ปีที่แล้ว +1

      Hamuuntiisa caashaqa
      Hadii uu kuhelilaa
      Kaagaman hareenoo
      Hab ayaan kusiinlaa
      Amba hiilka kaagaa
      Hubaal waan ubaahdee
      Ila qabo hareertoo
      Haybadaada wacan iyo
      Soo horjoogsigaagaa
      Naftu himilo raacdee
      Nin dartaa ugalay halis
      Lama gooyo hanaqee
      Hayga marin hareertee
      Kalgacaylka ila hubi
      Ka'ilaali hadimada

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane77 11 หลายเดือนก่อน

    Fardowsa Abdullahi Xasan!
    Heestaan si wada jira ayaan i u wadq dawanayna; waxaan dib u soo booqan doona caruurteena inaan tusno qorralkaan idam Allah.
    Jaceylka aan u qabo Wallahi waa duni dhamanteed.
    Ilaahoow isku - kaaya calaf Ammmiin.

  • @Wll-Ak
    @Wll-Ak ปีที่แล้ว +2

    Hamuuntisa caashaqu hadii uu ku heli lahaa kagaman Hareeno hab ayaan ku siin lahaa.............. 🥺💔

  • @abdaleali609
    @abdaleali609 6 ปีที่แล้ว +6

    Wlh habalaha somaliyeed shaydamin waye intay jaceeel ku bilaban bay kaga cararyaan 😥

  • @badrudin99
    @badrudin99 4 ปีที่แล้ว +18

    2019 December 1st like dac iguse hada iladawanesa

  • @mohayaska7561
    @mohayaska7561 4 ปีที่แล้ว +16

    Still Here 😢😭 One OF my FaV sonGs
    Feb 2020 Ya ILa Daawanaya Wn OgaHey Inan KaLigey Aheyn 😂😂

  • @HooyoMacaan-lr3fl
    @HooyoMacaan-lr3fl 7 หลายเดือนก่อน +14

    Who is watching 2024😢❤