Maah Maah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 398

  • @Fitaah69
    @Fitaah69 4 ปีที่แล้ว +82

    Inta ila daawaneysa 2020_ka like_ta iisaara
    Imri dheer idin rjynayaa kuligiina👍

  • @xaawoluulc.qaadir4026
    @xaawoluulc.qaadir4026 3 ปีที่แล้ว +13

    Heestan 2012 ayn dhageysan jirey xasuus Mohamed amiin my first love lkn isma calfan dhowr sano kadib aniga hada 2caruur ah aya iijoogto asigana weli ma,usan guursan wu joogaa ilaahey haku xafido wllky qaali🤲

    • @mubaarikahmed6888
      @mubaarikahmed6888 ปีที่แล้ว

      Sido kle 11 sano ka horban dhagysan jiry😂

  • @jeestaaleofficial6317
    @jeestaaleofficial6317 2 ปีที่แล้ว +35

    7-7-2022 still is my favorite song 😩☝🏻🎧

  • @abdifataahbarkhad1261
    @abdifataahbarkhad1261 7 ปีที่แล้ว +100

    Dad ku inuu markhaatiga kuma sooga laga roor
    Inaad tahay Marwo haween dumar mudantidood
    Waxse meesha sii xaajo laba mudaystee goorta layska magacdhabay iyo midho dhalkeene maah maaha ila garo murtida haygu baylihin
    Malyuumay marley dumar haday madax banaantahay
    Bid uunbaana guursada
    Labana waxa mideeye
    Waa mayrax iyo dhaqan
    Iyo meher islaameed madxaf
    Iyo mashxarad guur waa taan kaaga maragahay
    Maqaloo macnaha dhuux
    Ha macaato maaree
    Inkastood macantahay waxa maaro loo hayn
    Haw muraadin baa uwacan iyo
    Kurus kumoosba
    Marna balka dhaafa indhihiisa
    Maaro ruuxaan imari karin
    Amar fududna hay qabin
    Maah maahda ila garo murtida haygu baylihin
    Marwo dhowrsan baan ahay ku mililicdaan ahay
    Sida maydab geelo loo dhigay maqaarkii yaan
    Kuu muhanayaa
    Jacayl kuu madiixa
    Is marwaadin teenuna waa lagaba maarmaan
    Maqaloo macnaha dhuux

  • @maryanruun2468
    @maryanruun2468 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa ila dhageysano wali 5/9/2024 saacada neh tahay 23:46 pm aad u jeclhy heestan ilaa waqtigey soo baxeysay waan yaraa lkn hada ayan jecl micanhisa bartay ilahow qofka niyadeyda ku jiro calafkena mid ka dhig 😥❤

  • @kuushaomar3245
    @kuushaomar3245 หลายเดือนก่อน +1

    2024 inta dhageesaneyso waa nii salaamay 😂❤

  • @mohamedhoussein6791
    @mohamedhoussein6791 7 ปีที่แล้ว +17

    am Djiboutian and i was very young 16 years old when i heard the frist time this song now am 23 years old

    • @cabdiqaadirmaxamed4446
      @cabdiqaadirmaxamed4446 7 ปีที่แล้ว +2

      MOHAMMED Houssein that time where did you live even me when i was 17 years i heard this song

    • @ragebarbe1487
      @ragebarbe1487 3 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad baaba

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +2

    Hayaay barii ban dhagaysan jiray wakhtigu wuu cararaya walahi hala ciibadaysto aad u yara markay so baxday heestan manatana walid caruuro lanu nahay masha Allah yan la isku ilawin aduunyadan lana isku mushquulin umadeey

  • @amalabdirisakhussein8680
    @amalabdirisakhussein8680 4 ปีที่แล้ว +3

    Wakhti tag markii uhoreysay een dhagaystey 2011 alxmdl 9sano baa kasoo wareegtey galabta markale baan si kadisa halkan ugu arkey xasuus horaa dib ugu laabtey laakiin macquul 9 sano kadib inaan arko insha allah allaha cimri dheer nasiiyo axad 21/june/2020 alxmdl

  • @ismahaanmooto
    @ismahaanmooto 7 ปีที่แล้ว +84

    hestaaan xasus wlhi 2012 ayaa waxa telkeygii igu shubay qofkiiii igu horeyey ee jaceyl wada sameyne xili xilikadanbeya wan isla wada dhageysan jirnay wlhi
    lkn nolasha maahan mid sida rabto haleyso oo alllh ayaa waxwalba qora hadda waa wariye kashaqeya gudaha magalada mogdisho waxa u jogto 3 carut ah
    whatever long life kuleyahay walllky marna jaceylkeygiiii koowad nolasha farxad kudhameyso ina habaryartey mcn

    • @mohammetziyat508
      @mohammetziyat508 6 ปีที่แล้ว

      isra hassan ax ax nasib weeyi dunidan wxkasta possible weeyi wllaale Adina Allah wax khayr qaba

    • @imanmohamed1636
      @imanmohamed1636 6 ปีที่แล้ว

      isra hassan
      Waan ka xumahy runti beenta mahan nolasha sida rabyo kuma noqoneyso wlhi
      Xasuuus .com

    • @dahirabdullahi1891
      @dahirabdullahi1891 6 ปีที่แล้ว

      isra hassan wll qaali ah aduun waaaaye haka wal-walin nasiib wanaagsan ayaa illahey kusiin doonaaa insha allh nasiib wnaagsan ayaan ku rajeyna

    • @geesigacagaaran7968
      @geesigacagaaran7968 6 ปีที่แล้ว +2

      isra hassan nolosha ayaa caynkaas ah runti anba wan kula qaba dareenkaa inkastoo aan gabadhii aan jcyl wadaaga ahayn wali la guursan hadana waan kala dheeraanay wadankii sababaha aan uga soo cararay ayay ka kow ahayd kadib mrkii ay buuq igu furtay ana aan fikir ka bixi waayay ayan go'aansaday inan dhulkaba uga hayaamo Alle cimri dheer iyo caafimad ha siiyo intay nooshahay karaaman u hayaa

    • @safarle9284
      @safarle9284 6 ปีที่แล้ว

      abaayo waa aduun, jaceelka maahan kaliya in aa waxaa jeceshahay heshid ee waa in aad calafka iyo qadarta Alle taqaanid, ma shaa Allah qof fiican aa tahay, qof jaceelkiisa hore aanan marna xaqirin.

  • @jama3213
    @jama3213 2 ปีที่แล้ว +6

    I and my dear love shamso we are listing together in this year 2022
    ❤️👑

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 8 หลายเดือนก่อน +2

    Still2024/mar/06 time 14:55 pm duhrnimo arbaCo ah caaaasimaada ✅️👽

  • @sheikhulbalad6236
    @sheikhulbalad6236 4 ปีที่แล้ว +5

    Xasuus heestan waxan soo baxdey xiligey dhalatay gabadheyda curadaa fatima

  • @kuqabsokuqadimaysid9139
    @kuqabsokuqadimaysid9139 7 ปีที่แล้ว +25

    Maah maah ila garo 2017 yaaa ilagarnaa mah mahda

  • @adamdeysane1297
    @adamdeysane1297 4 ปีที่แล้ว +4

    2020 still am really remembering this song wlhi tarikhda hestan igu leedahy sidii ayey igu sawiran tahy muqdisho ayaan ku dhagsysn jiray xaafaada hodan

  • @abwaanmoha
    @abwaanmoha 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuusu ma gaboobaan mana xumaadaan" ee abid xay bay ahaadaan.
    Ana xigmada igu jirta fahmi maayaan xerta hada joogtaa 2022

  • @saffaomar2251
    @saffaomar2251 6 ปีที่แล้ว +14

    Waan xasuustaa anigoo dugsiley ah ayaa heestan walashey ugu jiri jirty anna mar mar baan dawan jiray dhirdhirir koodana waan layaaabi jiry 😂
    Hadana anoo nagweyn ah baa dhageysanayaa❤

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 ปีที่แล้ว +21

    6 November 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂inaba caadi ma aha heesta

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 2 ปีที่แล้ว +1

    Ww wlhi heestii wxn soo xasuusdy wyo ano yar hwen wlpo tvga ka dawan jiray🥰😰

  • @namcoxassan8651
    @namcoxassan8651 5 ปีที่แล้ว +7

    2019 heestan 💓dawanoya ee hada dawaneyso like le😭🎧💯wllhi wan kahela heestan🎶🎵😢🎵🎵💯💝

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaa beey ahed wxa xasusta 2011 anigo fadhiya irida gurga oo cadeysana bey idaacada VOA so deysay

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 4 ปีที่แล้ว +4

    Marki igu horeysay ETN TV ba ka daawaday 2010 anigo galab sagaal saac school u socda Bosaso

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan 4 ปีที่แล้ว

      ETN Bosaaso xagee ku danbaysay sxb xusuus wayn ayu igu leyahay TVgaas

    • @aliquruxali925
      @aliquruxali925 4 ปีที่แล้ว

      Hassan Abdulkadir Adan hawadu ka baxay bn u malaynayaa 2011 ba igu danbeysay

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan 4 ปีที่แล้ว

      @@aliquruxali925 wallaahi waa xusuus sxb 2005 ayaa naloo furay Bosaaso.wuu nòo kala kiciyey

  • @moemahir3384
    @moemahir3384 6 ปีที่แล้ว +11

    Hestaan 100 maar kabadaan baan dhagestaay lkn cawo way igaa dugantahay Hawenadi Horee 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @halganhalgan9672
    @halganhalgan9672 9 ปีที่แล้ว +6

    Silence is golden!!!!
    If you have nothing good to say THEN don't say anything!!!

  • @xiinkaboy123
    @xiinkaboy123 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaa waqtiku wuu tagye wlhi mantana waa #2019 #Allow cimrika inoo barageey say#amiiin💚👉👍

    • @ahmedfaarh8336
      @ahmedfaarh8336 3 ปีที่แล้ว +1

      Haah wlhi waan xazuuzta 2009 maantana 2021 allah hay noo ziyaadiyo caafimadka

    • @Somaliairdrop1
      @Somaliairdrop1 3 ปีที่แล้ว

      2021. O dhamad ah

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 6 ปีที่แล้ว +3

    Heesta 2011 bay ii shidney kkkk Adis-ababa studio ilkacase baan kagasoo shubtey🤣🤣 xasuuuus

  • @AbdirizakMEssa
    @AbdirizakMEssa 6 ปีที่แล้ว +19

    yaa ila dawanaya 42018 hhh Only me miyaa

    • @NURADIN205
      @NURADIN205 5 ปีที่แล้ว +1

      7

    • @abdiqadirmohamed8086
      @abdiqadirmohamed8086 3 ปีที่แล้ว

      2021 ayaan daawanayaa sxp
      Cimri dheer allaha inawdaa siiya i.a

  • @barotech4015
    @barotech4015 6 ปีที่แล้ว +8

    Heestan Markii iigu Horaysay Waxa Telka iigu Shubay Gabadhii Iigu Horaysay Ee Xiriir Jecel Na DHEX Maray Wana Farxiya Kabayare Oo IMIKA Dhwr Caruur ah dhashay 😁😁😁😀😀

  • @abdullahiahmed407
    @abdullahiahmed407 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta ila dhageysanesyo 2022 love dhac kussii plz

  • @gabadhamadaxwaynaha6847
    @gabadhamadaxwaynaha6847 8 ปีที่แล้ว +6

    marwo dhawrsan baan ahay kuu miliilicdaan ahay sida maydab geeloo loo dhigay maqaarkii yaan kuu muhanayaa jacyl kuu madiixaa is marwaadinteenuna waa lagama maarmaan "" heestan intaa ayn ugu jeclahay zamzam cali iyo amoore cimrigiin alle ha raajiyo

  • @superstar9975
    @superstar9975 4 ปีที่แล้ว +18

    29-01-20 still watching 😍

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +4

    Old is gold who is watching in 2022 Hargeysa🙋‍♂️

  • @ayanahmed1617
    @ayanahmed1617 4 ปีที่แล้ว +1

    In tahey marwo habeen dumar mudantodii ✅✅✅💯💯 25/12/2019
    Habeen xusus ah
    🥰

  • @khalilmohamed2667
    @khalilmohamed2667 8 ปีที่แล้ว +5

    sxpyalow heestan fahmi waayy wax yar ayaan ka fahmayaa wa heesaha iigu adag een erayadoda so sari wayy # qoral ah kena bal

    • @yahyefaroole560
      @yahyefaroole560 7 ปีที่แล้ว

      maah maahda ila garo o macnaha dhuux

    • @qurxoonsidahooyadeed6676
      @qurxoonsidahooyadeed6676 7 ปีที่แล้ว +3

      khalil mohamed wxn ka garan inta gabadha beza:-
      mayuunalay marlay dumar
      Haday madax banaan tahy
      Mid un baana guursada
      Labbana waxa mideeya
      Waa maydhax iyo dhaqan
      iyo meher islaameed
      Maxfad iyo sharad guur
      Lootankaaga marag ahay
      😍😍😍😍
      Marwo dhawrsan ban ahy
      Kuu miliilic daan ahy
      Sida maydab geeloo
      Loo dhigay maqaarkii
      Ayaan kuu muhanayaa
      Jacyl kuu madiixaa
      is marwaadin teenuna
      Waa lagama maar maan
      😂😂😂

  • @austinhunyo8941
    @austinhunyo8941 6 ปีที่แล้ว +4

    My favorite song waliba qaas wle ❤️❤️❤️👈🏻

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 ปีที่แล้ว

    Marwo merkeedu maraaga🤭🤗🤗🤗🤗🤗warya dhaqso dalaqda iyeedhi xilku mahan waxa lagu fadhiyaye

  • @soomaaliyar
    @soomaaliyar 13 ปีที่แล้ว

    Waxa ay inantu leedahay masrixiyad aad ugu yar fannaaniinta oo qurux badan, iyo waliba codmacaan. Waxa i dilay qamuunsiga iyo af janjeedinta aa ka sii dhaigtay codkeeda iyo soo horjeegsigeeda masrixiyeed mid cajiib ah. wooooooooooooooow

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 ปีที่แล้ว +13

    War wiilku qurux badana masha Allah talow munolyahay

    • @ahmedcwaaxid3760
      @ahmedcwaaxid3760 2 ปีที่แล้ว

      O cada🤣

    • @Hassan_Turki
      @Hassan_Turki 2 ปีที่แล้ว +1

      Alla weyn..
      Adiga ma no shahay?😂

    • @Hanad75
      @Hanad75 2 ปีที่แล้ว

      @@Hassan_Turki wantowbad keenay quruxdiisa xata mafiirin karo hada😂😂

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilove this songs
    Amoore ft Samsam Ali
    Habeenada ciidka Ayan ka daawan jiray ciyaalnimadii TVGa Qaranka jamhuuriyada barakaysas ee Somaliland magalada Burco 2009 iyo sanado kalo ka dambeeyey ba

  • @daadeheeye4175
    @daadeheeye4175 2 ปีที่แล้ว

    Caawa Mid ka mida Heesa Ugu Cajiibsan Ee Lagu Luuqeeyan Soo Booqday.
    Erayadaa Miisaanka Leh Waxa lahaa Abwaan Maxamed Sugaal Geele Rabbi Ha Sharfee.

  • @Asmaasluub
    @Asmaasluub 11 ปีที่แล้ว +4

    Walahi somali waan ahay waa kusoo kuray waa Ana ku dhaxjiraa lkn walahi mafahmooyo waxe sheegayaan omg I love heestan bal ma fahmooyo plz lyric usamiiya saa ufahmay

    • @Qalinle11
      @Qalinle11 10 ปีที่แล้ว

      Halkan ma kuugu qoraa waan daalaya lkn..

    • @abdmoh20
      @abdmoh20 9 ปีที่แล้ว

      ani xitaa qof ii fasirta aan lahay

    • @naciimaabdalla5624
      @naciimaabdalla5624 8 ปีที่แล้ว +1

      ruxaygu mafahmin

    • @blueskytv5678
      @blueskytv5678 7 ปีที่แล้ว +1

      Lola Bb
      Cidii ubaahan in la fahansiyo
      facebook.com/XILDHIBAANKA.ISDOORTAY
      Saoraac #Link gaas

    • @caadimaaha5886
      @caadimaaha5886 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk even me

  • @habibfaraway
    @habibfaraway 9 ปีที่แล้ว +12

    This song lyrics is crazy. Love this song

    • @kureshyusuf6904
      @kureshyusuf6904 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma ila aragtay inama caadi mahan nin somaliga si dhaba u yaqaan ayaa erayadaan wax ka fahmi kara👌❤🙏

    • @abtigadrama3511
      @abtigadrama3511 2 ปีที่แล้ว

      @@kureshyusuf6904 aad uween qofkii garaad leh lee fahmi karo murtida ku jirta

  • @mohammedmohamedali3718
    @mohammedmohamedali3718 3 ปีที่แล้ว +1

    "Maahmaahda ilagaro murtida haygu baylihin" midho qaaliya maxamuud amoore

  • @wardaadam0165
    @wardaadam0165 3 ปีที่แล้ว +1

    Hada ayaa igu Horeysa heestan laakin waan ka helay 2021/7/21

  • @idilbinturashka4556
    @idilbinturashka4556 6 ปีที่แล้ว +3

    When i heard this song i was 12yrs now i'm 20Yrs old

  • @abdullahhaji1074
    @abdullahhaji1074 ปีที่แล้ว +1

    26-5-2023 still

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 5 ปีที่แล้ว +3

    Tolow 2019 ka Yaa ila DaawanaY😍

  • @yj_lak
    @yj_lak 2 ปีที่แล้ว +1

    3/9/2022 Hargaysa_somaliland 2:33 PM🔊

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 ปีที่แล้ว +1

    Inkastod mcn thy wxn maaro lo hayn 💔😁 2021 yaa jooga meshan Legend s

  • @mohaamaryama9685
    @mohaamaryama9685 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxa ku xasusta wiilki igu horeyey aan is jeclan aya iso qori jirey ereyada anigana heesta aya dhageysan jirey

  • @Asmaasluub
    @Asmaasluub 11 ปีที่แล้ว

    Best song ever haters middle finger kusoo fariista dhalin dhafoorka ayee ku taalee gabadhan wee yaryahay haters middle finger

  • @abdullahhaji1074
    @abdullahhaji1074 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan xasuus 2014 iyo caawa say tahy 26july 2021 hada iga danbeyso liketa ❤💯🙌🙌🙌

  • @cabdinuurodowaaxirsinuurod2302
    @cabdinuurodowaaxirsinuurod2302 6 ปีที่แล้ว +2

    aad ayaan heestan uu jeclahay msha aallah 😍😍😍😍😍

  • @abdirizakmawjo3471
    @abdirizakmawjo3471 8 ปีที่แล้ว

    maah maahda ila garo murtidana haygu baylihin
    waw Nice song

  • @hassanahmedjama321
    @hassanahmedjama321 4 ปีที่แล้ว +1

    This song was so much better and more than 7 years ago I was listening to this song

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan aniga runtiii waan kahelaa labadan fanan lkn magacaantooda ma aqaan igu caawiya heeskan ilaa wakhti hore waan dhagaysanjiray plz 🙏🙏🙏thnkz all of you

  • @hassenxiddig7008
    @hassenxiddig7008 2 ปีที่แล้ว +1

    inta ila dhageesatay 2022 IZo RaaaCa

  • @nadarhonest9147
    @nadarhonest9147 7 ปีที่แล้ว +13

    Who listening this song 22:49/ 12/8/2017 Saturday night i felling every love with him I love you king of my life is omar cade

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 3 ปีที่แล้ว

    Ninba Wakhti Dhageysey Aniga Cawa Ayaa igu Horeysa waxaanse qirayaa Abwaan Xigmada Usaaxiba Inuu Sameyey Heesta

  • @vvvvdhagax9832
    @vvvvdhagax9832 3 ปีที่แล้ว

    Waar hayooy ...heestan waayo waayo dhegaysan jiray🤣😆😆😆😆😆😆😆🤣🤣
    Lkn fananiinta magacyadood ::🔥🔥 2021

  • @rukiahussein5348
    @rukiahussein5348 5 ปีที่แล้ว +2

    Maqaloo macnaha dhuux yaa ila dhageysanaa 21 november 2019 habeen 10:16 pm

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 5 ปีที่แล้ว

    Markan yaraa sidaan heeskaan u jeclaa ma qiyasi karin mana iloobo manta nin ween ahay 2019

  • @rihaamali1295
    @rihaamali1295 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 I listen 👂 best song

  • @mohamedyusuf1365
    @mohamedyusuf1365 2 ปีที่แล้ว +3

    26-7-2022 this is my childhood memory and still my favourite song

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 4 ปีที่แล้ว +4

    hestan jacaylkayana ban isla dhagaysan jirnay waqtigas 2010 haderna weli wada socona inzha alh riyadayana banu rumayn dona

    • @sabriinanuura7950
      @sabriinanuura7950 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaa iminka Mawada Socotaan 😂

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sabriinanuura7950 😛🤣🤣 haa waanu wada socona lkn inzha alah bilaha dhaw banu hawsha la dhamaynaya wll

    • @sabriinanuura7950
      @sabriinanuura7950 3 ปีที่แล้ว +1

      @@saedqozta5386 nolol wanaagsan Iyo badhaadhe ban idin rajeynayaan👏🖤

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 3 ปีที่แล้ว

      @@sabriinanuura7950 amin wll qali aad bad u mahadsan tahy noo soo ducay kkkk, adna ilahay nolozhada qof ka farxiya hakugu beego iyo qofkad donayso

  • @asadholland7157
    @asadholland7157 7 ปีที่แล้ว

    Maahmaahda ila garo murtida ha igu beylihin waaaw an kahelay heestan

  • @aminloyde2926
    @aminloyde2926 2 ปีที่แล้ว

    A VERY BEAUTIFUL song he must forget me my sadness

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestydi wali wa dhageysanayaa 21Marco\03\2022🥰😘❤️🌹

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 7 ปีที่แล้ว +5

    AmooooRo Pest FanaaN Buu aHa✊🏻

  • @amiinahmed3514
    @amiinahmed3514 11 ปีที่แล้ว +3

    waa hees wax kataraysa qalbiyada dhagaxa noqday yaaaaaaaaaab

  • @mohamedjama41
    @mohamedjama41 2 ปีที่แล้ว +2

    26 June 2022 Arbaca from gar-gara bari.

  • @aadaalebashir3321
    @aadaalebashir3321 6 ปีที่แล้ว

    is the best song
    waxa ka hadlasa nimka nagaha badan qabo qar uur lah iyo qar walac ah iyo qar dhalan
    hhhhhhhhhhhjh

  • @farhiyasiman1774
    @farhiyasiman1774 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 yadawanaaya heestan

  • @anisaaxmed5845
    @anisaaxmed5845 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta daabanayso 2021 like dhac

  • @muktarabubakr972
    @muktarabubakr972 4 ปีที่แล้ว +3

    2020 qafki dhaqeysanayo like 😋🎉

  • @sowdamohamed4485
    @sowdamohamed4485 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa dhageysanya 2022 ninkeygi aan labada caruruta udhaley baan ku xasuusata 😂

  • @ismaaciilusama5976
    @ismaaciilusama5976 2 ปีที่แล้ว

    Hestan waxa xasusta 2012 walahi arooska walalkey

  • @sacuudaaadan9482
    @sacuudaaadan9482 2 หลายเดือนก่อน

    yaa ila daawanaya 2024❤

  • @faimamuhammed5610
    @faimamuhammed5610 8 ปีที่แล้ว

    inkastood macan tahay waxan maaro lohaayn Ruxxan imarin Karin amar fududne hayna qabin

  • @caatomaxamuud5274
    @caatomaxamuud5274 5 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus heestaan 2011 ciyaar real Madrid gool lagu lahaa ayaan iskaga mashquulinaa markay dhalisy waan danshy

  • @dekhoiftin9379
    @dekhoiftin9379 2 ปีที่แล้ว +2

    2022😂🥰 old is gold walahi

  • @khadarmaxamuud1235
    @khadarmaxamuud1235 4 ปีที่แล้ว

    Hadanad.nagta.qabin.aniga.ila.qabo.waa.ereyada.abwaanku.udhiibay..gabadhaa.ninku.wukudiday.ala.wlh.anay.igu.dhacday.2020

  • @noorm.a.6531
    @noorm.a.6531 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dhegaysanya heestan 15/03/2022
    Sacadu waa 21:20

  • @nuurshakay1809
    @nuurshakay1809 2 ปีที่แล้ว

    Xasuus Walahi 2021 Yaa ila Dhagesanaya Hestaan

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer 2 ปีที่แล้ว

    2022🖐 ankara ilaa irzincan turk safar dheer

  • @wadani7695
    @wadani7695 2 ปีที่แล้ว

    waa hees murti aad ayaan uga helay 2022

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 3 ปีที่แล้ว +1

    horta amoore wuxu ahaa legend lkn waayahan dambe waa la waayey p

  • @hiboabuubakarhiboabuukar3481
    @hiboabuubakarhiboabuukar3481 6 ปีที่แล้ว

    Allah markasa xasuus baa gala hadan maqlo kween

  • @MrQorrax
    @MrQorrax 14 ปีที่แล้ว +2

    maansha alaah waa heesta keliya oo aan ka xiisa dhici waaye

    • @duubodexyar6070
      @duubodexyar6070 8 ปีที่แล้ว

      Sakariya Gorrah zxeuytphdjuffcfdsir

    • @jamacabdi3563
      @jamacabdi3563 7 ปีที่แล้ว

      heestan inaba caadi ma waa igu socota

  • @Maslaxgoox
    @Maslaxgoox ปีที่แล้ว

    2023 yaa dawanaya

  • @suldaanofficialchannel7110
    @suldaanofficialchannel7110 2 ปีที่แล้ว

    Anigo yar bn dhagasatay heestan

  • @Budeeye
    @Budeeye ปีที่แล้ว

    😊heeso waa heeaihii hore

  • @kowsarmohamed7123
    @kowsarmohamed7123 6 ปีที่แล้ว

    Wale heestan ano yar ayaan maqlijire

  • @abdullahiabdi3118
    @abdullahiabdi3118 5 ปีที่แล้ว

    heesta waan jeclaaday wllhi 😘😘😘😘😘😘

  • @dirrtyabs
    @dirrtyabs 13 ปีที่แล้ว +3

    damn am in love with mohamud amoore

  • @cilmashuceyb1576
    @cilmashuceyb1576 5 ปีที่แล้ว

    Telkeygi ugu horaay ley so gadey wa hesti ugu horaaysay e aan ku shubo

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 7 ปีที่แล้ว +1

    heesta maah maah hadaan isku dato hadalka abwaanku sida uu u dhacayo gabadhu wiilka waxay rabtaa in ay mustaqbal lawadaagto isaguna wuxuu u sheegayaa in ay gabadhkale xidhiidh leeyihiin iyana waxay leedahay mar hadaadan xaas lahayn wax ila qabo

  •  9 ปีที่แล้ว +2

    ahahahah heestaan eray ooo SIIL maa ku jiro mise dhagaheega waaye

    • @gabadhamadaxwaynaha6847
      @gabadhamadaxwaynaha6847 8 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkk afka beel shaydan

    • @AyaAhmed-zr4iy
      @AyaAhmed-zr4iy 8 ปีที่แล้ว

      Nahaabyahaw Benta naga aayar waxase mesha siiyiil waaye xumanta maqasha fananka ha ceebesan haman fircoonyahaw juxurtaa
      ah😋

    • @AyaAhmed-zr4iy
      @AyaAhmed-zr4iy 8 ปีที่แล้ว

      Mala guban walah e wa khalad in si khaldan wax lo fasirta dadkana ma aha dad sharaftoda hees xun isaga luminaya ilah oga baq waxa ku ledahay ilah ha so hanunsho ma aha ina ka been aburato

    • @axmedrashid4826
      @axmedrashid4826 8 ปีที่แล้ว

      Lolz wax qasan

    • @beerdilaacshe3707
      @beerdilaacshe3707 8 ปีที่แล้ว

      +Aya Ahmed cayda jamacad miyaan uga soo baxday lol

  • @FarxanTopaz
    @FarxanTopaz 2 ปีที่แล้ว

    2022 inta ila daawanaysa like ta dhac iigu sii

  • @That_one_guyyeditz
    @That_one_guyyeditz 13 ปีที่แล้ว +4

    malis dance is soooooo complex innit sic ... good track

    • @SAKISALAL39
      @SAKISALAL39 2 ปีที่แล้ว

      Still you live bro