Sharma boy Reaction Hees Guri barwaaqo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Guri Barwaaqo TV

ความคิดเห็น • 138

  • @guribarwaaqotv
    @guribarwaaqotv  9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +57

    heesta kalana maan kaso bixiya😂

    • @mohamedaliyare
      @mohamedaliyare 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Haa

    • @MohayareHarera
      @MohayareHarera 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Soodaagurayo😂

    • @yussufalihussein346
      @yussufalihussein346 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wllk mida karbaashka kasoo bixi wa ikana

    • @maajid8336
      @maajid8336 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haq

    • @maajid8336
      @maajid8336 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa

  • @saiddhamuke499
    @saiddhamuke499 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa ikanaa Reaction kasoo bixi Sharma boy heesta

  • @zakariyegamer4529
    @zakariyegamer4529 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Buuma reaction lagu bixinayaa guri barwaaqo is not easy😂😂

    • @mrsomali7
      @mrsomali7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Armuu go yahay 😂😂😂

  • @AxmedAbshirAli-pi8sw
    @AxmedAbshirAli-pi8sw 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guriyow 3 song 1day sharma

  • @AhmedMohamed-bc3nf
    @AhmedMohamed-bc3nf 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reaction kaaga waan ku yara haystaa bilaahi guribarwaaqo😂

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Heesta waa ikanaa ee sharma boy reaction kasoo bixi

  • @saiddhamuke499
    @saiddhamuke499 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Heestaas ayaa ka maxaasad badane reaction Buuqiisa wata kasoo bixi

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qoftii bool bool bu ukala furay kkkkkkkkkk 😂😂 guri hooog reaktion buuqisa wata 🔥💯👏🤟

  • @mohamedmuse4221
    @mohamedmuse4221 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Team sharma like

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wooow nice song ❤❤❤❤

  • @MohamedNoorAbdullahi-sn7bh
    @MohamedNoorAbdullahi-sn7bh 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Best reaction🎉

  • @AhmedaySulaymanFaarah
    @AhmedaySulaymanFaarah 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alla guri prwqo❤😂

  • @ubahabdinor1871
    @ubahabdinor1871 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Best reaction

  • @zidinoofficial5023
    @zidinoofficial5023 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kama Daaalo ala Dhabantaaada😂😂😂😂😂

  • @AxmedKhadar-xd5se
    @AxmedKhadar-xd5se 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Team guurey barwaqo 🎉😂😮😂

  • @musdhafaxasanibaraahim
    @musdhafaxasanibaraahim 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎

  • @maxamedcali5624
    @maxamedcali5624 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Laba heesood ee kle kusoo dar

  • @FoosiyoShariif
    @FoosiyoShariif 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guribarwaqo sxb 3dong 1day sharma boy reaction ku hasocdo boro waan ku wataa horay usoco bro

  • @ahmedshaacuur6959
    @ahmedshaacuur6959 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    heestii kale oo karnashaka kaama hauno guri barwaaqo

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guri barwaaqow buumaad reaction ka kubixsa miya var bn kaa haya cawa😂

  • @MahamedBachir-n6l
    @MahamedBachir-n6l 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhhhhh
    Sharma Boy Iyo guri barwaaqo hadaad isku daawato Waaba kiniinka Madaxa Oo Bini aadam ah 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Mohamed-ey3qe
    @Mohamed-ey3qe 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heesta kale reaction noga soo bixi gureyow

  • @zupeermuztafe7620
    @zupeermuztafe7620 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Heesta kalena soo raaci

  • @maslax1119
    @maslax1119 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reaction waa ku wadana TIAM sharma boy 🫶👍👍✅️

  • @MRSNAKE69
    @MRSNAKE69 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nio horta gurow garacsanidaa abti😂 wlhi jawigad no saxda legendry

  • @FoosiyoShariif
    @FoosiyoShariif 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @CkarimIzmail-master..
    @CkarimIzmail-master.. 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Frist comenty🎉

  • @user-rx5yf5mw5b
    @user-rx5yf5mw5b 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gurey wlhi wn ku tagera huno filmadi noso daa nolow wll qli

  • @MuhametIlkacase
    @MuhametIlkacase 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aaaa😂😂

  • @abdinasiribrahim5249
    @abdinasiribrahim5249 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guriyoow heesta si kalaaba noogu maceesee 😂

  • @SudaysiOmer
    @SudaysiOmer 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GURIPARWAQOY SUWALKA INAGA SO GIJI PRO😂😂

  • @LiibaanOblak
    @LiibaanOblak 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sharma

  • @shroxAly
    @shroxAly 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BUMA waynee😂❤

  • @AmiinZuudi-xu2st
    @AmiinZuudi-xu2st 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    First 🥇

  • @hanathwardi2974
    @hanathwardi2974 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GuraY ma burcuuu jogaaaa mise hargeisa

  • @CabdirizaaqCali-rd4pi
    @CabdirizaaqCali-rd4pi 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    2 kale soo qabo 😂❤❤❤😂😂😂🎉😢😮😅😊

  • @hallo_somali7330
    @hallo_somali7330 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sharma boy cajiib sheekhow

  • @saxansxomalaaqa6039
    @saxansxomalaaqa6039 37 นาทีที่ผ่านมา

    Gurow Qaybata Sare unbaad KalabisanTaHaY Markaane Xarigii Wad FahanTaY adna markaane😂😂

  • @internationalrufiyan
    @internationalrufiyan 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xabadn baas mahan ee labada kaalee action Kaa sobixi😊

  • @hanadali9242
    @hanadali9242 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yacyacood baa u dhexeaya 😅

  • @armyman5751
    @armyman5751 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gymta waxasi kama shaqeeyan gurow😅😅😅😅😅

  • @abdikanikaakish3423
    @abdikanikaakish3423 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    First ☝️

  • @sakariyekayse-b6s
    @sakariyekayse-b6s 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aar guriyoo sxb mee filim ki noi maanta ma nigis ayad so xi dhatay😂😂😂😂

  • @MRSNAKE69
    @MRSNAKE69 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gurey horta ma ogyahay heestan labo heesood ee kale inay tani ka horeeyeen😂

  • @mobarre
    @mobarre 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waryaahee booma way nidaa

  • @Munazarofficial
    @Munazarofficial 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gurow ma macowsbaa mise nigis waxa buluga😂😂

  • @YousuphMohamed
    @YousuphMohamed 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    heestanaa shafeeco ku danbeeso midda kale reactionkeeda ka sugeynaa adi in lagu caynayo isku maleynee wllhi😅😅😮

  • @HassanismailAhmed-id3ck
    @HassanismailAhmed-id3ck 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @ceeydiidcade1763
    @ceeydiidcade1763 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Avocado baa sheegtaye ninkayga haduu yaanyo igu amaano waa uqabaaa haduba waxlee sheegay seen kuniri guriyaw 😂😂😂😂😮

  • @anwarabdulaahijimcaale312
    @anwarabdulaahijimcaale312 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heesta kale buuqeeda Ayay wadtaa taas kasoo bixi reaction

  • @caawiyahabulshada4628
    @caawiyahabulshada4628 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aaa das wa qalbiga un😂

  • @abdifatahsulow3361
    @abdifatahsulow3361 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Avocado 🥑 daydii aaway 😂😂

    • @nimcoismaciil3341
      @nimcoismaciil3341 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa ii kan canbahaygiyow😂😂😂

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War kaalay gurow ma nigis baad wax ku duubeysaa 😂😂😂 nigiskaa blue naga badal

  • @MuhametIlkacase
    @MuhametIlkacase 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Faar nigiska am buumaha

  • @BlancaMoody-m3h
    @BlancaMoody-m3h 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lewis Jeffrey Jackson Patricia Anderson Sharon

  • @EX1CENT
    @EX1CENT 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HEESTA KALE reaction kaso bixi 😅

  • @MohaDhilo
    @MohaDhilo 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mid karbash ah buu so qaaday soo qaado

  • @abdillahiibrahimiyeh5264
    @abdillahiibrahimiyeh5264 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gur barwaaqo suuwal ka sidatii wamaxay

  • @ASAD-578eh5ew2s
    @ASAD-578eh5ew2s 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    buumo uu wataaaa😂😂😂

  • @abdirahmanmohamed6584
    @abdirahmanmohamed6584 5 นาทีที่ผ่านมา

    KitKat bulugaa iga qabo 😂

  • @Abdirahma88
    @Abdirahma88 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wara heesta kale ka mcn yutublayda ku cayaaya

  • @HanadMahad123-r9j
    @HanadMahad123-r9j 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Var😂

  • @SahadOMERMOHAMED
    @SahadOMERMOHAMED 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abtaw jiimkii miyaad galin deee

  • @abbasaseyr9468
    @abbasaseyr9468 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buuq bu siraadanayaa😅😅😅

  • @abdihakimabdirashidmuhumed8470
    @abdihakimabdirashidmuhumed8470 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    First 😂😂

  • @CabdaleKayse
    @CabdaleKayse 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caadibu uqalay😂😂

  • @maxamedyousuf8460
    @maxamedyousuf8460 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nio raggan wax duuba way ina khiyaameen wlahi 😂😂 vaarta yaa ila arkay...🫵😅

  • @ramadanmouktar
    @ramadanmouktar 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hoostada waxpa kuuma sidadi 😅xisho nin weyn aa tahay😂

  • @CabdishakurDeeq
    @CabdishakurDeeq 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Labo Klee kuuu hary

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guri barwaaqo

  • @ahmedshaacuur6959
    @ahmedshaacuur6959 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    far buume baluuka arkaya mise waa indhaha

  • @zucaadinappeh6980
    @zucaadinappeh6980 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buumo baluug hhh😂😂😂

  • @mohamedfuaad7072
    @mohamedfuaad7072 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaati iyo buumo la isku gishanayo iga cilmi badan thu zxlow, (style kan wali muqdisho sooma gaarin wa sugaynaa) 😂😂😂

  • @SahadOMERMOHAMED
    @SahadOMERMOHAMED 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jiimkii miyaad galin miyaad nagu ciyaaraysay

  • @AbdiMohamuud-x1t
    @AbdiMohamuud-x1t 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haaa kaso bixi

  • @ABDIFATAH7
    @ABDIFATAH7 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lasoo dhakhso 😢

  • @HassanismailAhmed-id3ck
    @HassanismailAhmed-id3ck 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caqli yaroo xaraba kulaha xalimoyin maydka jiita😂

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxan ujiidanayna waryaa adinka malin walba basto dhadher iyo qoraxba kuhayaa anagu waa nokala xirantahay meel ban fadhinaa malin walba laxan cusub nokeena anagana waba idinka walaynaa 😂😂😂😂

  • @SiciidaxmedMaxamed-jv2pc
    @SiciidaxmedMaxamed-jv2pc 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Digir digir cunayasah

  • @SahadOMERMOHAMED
    @SahadOMERMOHAMED 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jiimkii miyaad galin adiga nalaso doontee

  • @abdiwadudgelle6847
    @abdiwadudgelle6847 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Var decoration ku waa inta sare uun 😂 @guribarwaaqo

  • @ZakiCosta10
    @ZakiCosta10 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Best reaction

  • @naimaahmed252
    @naimaahmed252 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @user-qy1lw7vh3m
    @user-qy1lw7vh3m 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂