Qaraami Hees Cumar Dhuule Cali iyo Jowhara Luula

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 141

  • @aadancaraale6868
    @aadancaraale6868 4 ปีที่แล้ว +31

    1983 dugsiga sare ee jen,daauud ayaan dhigtaa waa sanadkii ugu dambeeyay ee qalinjabinteeda waxaan jaceyl baaxad weyn u hayay gabar hada maamo ah oo calafku nakala kaxeeyay xiliyada firaaqada heestaan ayaan aad u dhageysan jiray ilaa hadana kama xiiso dhaco dhageysigeeda waxaan salaamayaa gobaad oo aan ula baxay jaceylkeygii xiligaaas

    • @Mario01243
      @Mario01243 9 หลายเดือนก่อน +1

      Mashallah habo❤

  • @ccsugaal5314
    @ccsugaal5314 ปีที่แล้ว +1

    2017 oo aan dhigan jiray muuse yuusuf secondary school laasacaanood,sool,somalia waxaan is jeclayn gabadh hibaaq la dhaho inkastoo calafku nala kala kaxeeyey hadeerna waan salaamayaa

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +3

    Cumar Dhuule May Allah rest his soul gave so
    much joy and happiness ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ in.his.living.years what a musician and singer true legend

  • @omaradan8062
    @omaradan8062 7 ปีที่แล้ว +3

    Thanks that's fantastic one guitar man sweet sound music we love you Almighty ALLAH Bless you

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +2

    Cumar Dhuule deserves more recognition why can't one single street in his home 🏠🏠🏠🏠🏠 town be named after.the king of all romance who really touched our hearts music productions can do more I think don't you

  • @faarahomar4632
    @faarahomar4632 5 ปีที่แล้ว +17

    2019 like hadhafin

  • @iglanali7149
    @iglanali7149 8 ปีที่แล้ว +8

    iilaahoow kuu naxariiso. janatila fardoowso ku geeya aaamiiin yaa raabi

  • @ayaanjaliil1398
    @ayaanjaliil1398 9 ปีที่แล้ว +6

    fanankan wa fananka u jclhy fananintin somaliyed allah haku naxaristo

  • @musekhaire
    @musekhaire 7 ปีที่แล้ว +3

    Amazing can't stop listening to cumar Dhuule
    Allow ku naxariiso

  • @hassenhero1745
    @hassenhero1745 4 หลายเดือนก่อน +1

    Leyna kala qariyoo😢

  • @samrahareed3660
    @samrahareed3660 7 ปีที่แล้ว +5

    Ilaaah amarkiisa aad ayaan u jclhy cumar dhuule iyo fananiti hore wax dhageyso o wax ka faid waa kuwi hore 💋❤👈👍👌🌷

    • @kmuusa3658
      @kmuusa3658 6 ปีที่แล้ว

      Cumar dhuule ilaahay ha naxariisto

  • @subeerhashi9836
    @subeerhashi9836 7 ปีที่แล้ว +40

    Ooooyinba isoo heysa 😭😭😭😭...... isku ashaahidbaa nawada haleeelay marxuumka ee isagu gacantiisa iyo afkiisa kuuciil baxaye anigu tolooow shaabuugeyga xageen la tagaa........ Tolaay Burcaawi iyo Xaafuun baa i ciilay ee yaa iituma hadaba

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว +1

      Khadar Axmed
      what does shaabugay mean??

    • @subeerhashi9836
      @subeerhashi9836 7 ปีที่แล้ว +1

      Xuriyo Mire shaabuugeyga= means= marooradilaaceyga 😃😃😃😃

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว +2

      Khadar Axmed
      Sorry still ma fahmin maroodilacayga😣

    • @subeerhashi9836
      @subeerhashi9836 7 ปีที่แล้ว +3

      Xuriyo Mire...... Ama somali qurbojoog baad tahay xagaa ku raagay ama somali may may baad tahaye 😃😃😃😃😃..... Maroora dilaac means Qoomamo.... hadaad intaa ku fahmi weydo Ask ur dady or mom if they r there

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว +9

      Khadar Axmed
      😂😂😂 am not may may wallah. But grew up in the uk. 😣😣😣 thnx a looooot cute. But alxmdulillah luqadayda wan ku hadla wana qoraa. Lkn wawaynka ma fahmo. Like hestan. Hal kama fahmin. Juz loved the voice and the beat. Thnx again☺☺

  • @thelieder7249
    @thelieder7249 6 ปีที่แล้ว +2

    Alla hayaay war muxuu Yidhi allow kuu Naxariiso
    salaad iyo soonba wn ka tagoo sodonkii ramadaanta siidaayo ma seexdo hurdaba sabaanadanoo salaanta kama qaado sxbdyoo dhalintii suuga waan is wada seegnoo sababtna safiyay adaale dhaha oo intaanse soconaayo wa sahal

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaraam : Jawhara Luula
    Laxanka : Cumar Subagle Aun
    Luuqda : Cumar Dhuule Cali Aun
    Kabanka : Cumar Dhuule Cali Aun
    ...................................................................
    Cabdinuur allaale oo qaadaya Laxankan Jawhara Luula halkaan ka dhagayso th-cam.com/video/jzLeetZPqTg/w-d-xo.html

  • @kaledhozen3462
    @kaledhozen3462 7 ปีที่แล้ว +23

    Allaa I badee Cashaqa waa belo.oo
    Ma buuro Ninkii bariinsadayoo
    jidhkayguu bedeluu ka buuxsamayoo
    Bakhtiin Kari wayey boog shidanoo
    Burdahan ku Akhriyi in uu baxoo jowhara luul

    • @hanaasad9673
      @hanaasad9673 7 ปีที่แล้ว +1

      Khalid Hussein 😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😗😝😙😘😚

    • @hanaasad9673
      @hanaasad9673 7 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @sahrobilan6025
      @sahrobilan6025 6 ปีที่แล้ว

      ar khalidoow lyrcs noo soo qor wall wa ubanehe

    • @qaboojisogirl2143
      @qaboojisogirl2143 4 ปีที่แล้ว

      @@sahrobilan6025 anaa soo qoraya

  • @rayaanrayaan462
    @rayaanrayaan462 9 ปีที่แล้ว +5

    aaaaax fanan qaliyaadhee ilahaw kunaxariso cumar dhuule cale

  • @atoorebaadiyo6345
    @atoorebaadiyo6345 ปีที่แล้ว

    Xasuus iskoolkeyga sidaad markaan ahàn gabar aan jeclaa ayaan u qaadi jiray hada tolw xagee ku nooshahay ma aqaan waxaa la dhahaa gabdha falastiin Love waa ki hore

  • @AhmedAli-ii4kq
    @AhmedAli-ii4kq 10 ปีที่แล้ว +3

    ALLAH HA HAYDIIN NAXARIISDO(HORRE IYO QAADEBA) waxa jaceylka raga haysta.

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 6 ปีที่แล้ว +3

    Allaw ku naxriiso omer mahdi Omer dhule 😭😭

  • @naimaabdalla8504
    @naimaabdalla8504 9 ปีที่แล้ว +4

    ilaaaahay ha naxariiisto cumar dhuule ilaaahay codbuu siiyey

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว

    He was the master of all qaaci songs may Allah rest his soul

  • @shirwacahmeddonyaale4270
    @shirwacahmeddonyaale4270 6 ปีที่แล้ว +31

    2018 like saar wixii dhagysanayay

  • @raaliyaqueen4434
    @raaliyaqueen4434 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax yaa hees wlhi waa heesta kaliya ee qalpigayga wax yaabo badan soo xasuusisa
    ALa janooy awadaa ma jiifsado
    Kalmad xasuus mudan weeye 😭😥😭

  • @mahadshariifjilacoow2064
    @mahadshariifjilacoow2064 4 ปีที่แล้ว +3

    Tagay Ceelashaa bariyoona baryana Tagay, Ceelashaa bariyoo, buurhoodlebo ran ka heybsadayoo, biyahan dhuray dhirta ceynaba oo, bardaha kuwa reegay buurdhaboo, ka baaqayba naanadii howdoo, biimeeyay naftaan Bogsiin jirayee....
    leyga kaa qaadyooooo, layna kala qariyeeee... alla qacdaan ku arkaan.........

  • @cabdirashiidxuseinpk107
    @cabdirashiidxuseinpk107 9 ปีที่แล้ว +5

    Ax ax yaaa fanaana alle haku.danbii dhaafo cumar dhuule caali

    • @AbdiGuledG
      @AbdiGuledG 6 ปีที่แล้ว

      Aamiin walaal.

  • @dahirgodsouleiman922
    @dahirgodsouleiman922 ปีที่แล้ว +1

    31 mai 2023 1:14

  • @yussuftawakal1328
    @yussuftawakal1328 6 ปีที่แล้ว +2

    Qacdaan ku arkaan si qoonsaday
    Ax ax way yaa fanaaan😭
    Alla yarxam

  • @eueijeo2494
    @eueijeo2494 9 ปีที่แล้ว +8

    allaha hakuu naxariisto jano iyo danbi dhaaf

  • @abdishakurmohamoud8762
    @abdishakurmohamoud8762 9 ปีที่แล้ว +6

    amazing can't stop listening to cumur Allah ha u naxirsto

    • @history2301
      @history2301 6 ปีที่แล้ว

      Abdishakur Mohamoud english iyo somali bad is ku dhex wadaa 😂😂😂

  • @baashiyare4690
    @baashiyare4690 7 ปีที่แล้ว +6

    ax ax yaaa fanaaan
    ilaaahow kuu naxariiiso
    last song ayey aheyd saan taarikh ku haaayo

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว

    A very great and lovable singer now 💕💕💕💕💕 and forever the one o ly Cumaar Dhuule

  • @grhrtey3y443
    @grhrtey3y443 6 ปีที่แล้ว

    Illahaw u naxariiso cumar dhuule iyo intii dhimatay ee islam ahyd

  • @Mo_Farah__
    @Mo_Farah__ 4 ปีที่แล้ว +2

    سبحان من الخلق العود لعمر

  • @abdykarenhasan1803
    @abdykarenhasan1803 6 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxaristo amiin yaa rabi

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 5 ปีที่แล้ว +1

    Xilli aan safar dhulka usoo ahaa
    Galkaio ilaa nairobi ayaan jidka ku dhagaysan jiray alla Qurxoonaydaa habeenkii dhan sidii loo socdo markii aroorti la gaaro ayaan ku kacaa codka mcn ee Cumar dhule
    .
    Kahow iri
    hirtii waaberigoo
    naa harki maalinmo
    haday tahayee
    galo harda leh
    hoos galayoo
    halkaana bn ku yara hakadoo
    Alla yacizaka

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa hees cajiiba laftirkaygu mar baan anagoo safara 2014 anigiyo 4 asxaabtayda ah baa meel loo socda ilaa 1 saac oo Baadiya ah baan waxaan dhagaysanaynay heesta waliba waxaan xasuusta bayd dheer oo safarkaba noo soo gaabiyay
      Baabuur hawd tagaaya halbalsadayoo
      Habeenkii daroor u sii hoydee
      Ka haw iri hiirtii waa barigoo
      Harkii maalinimo haday tahayoo
      Galool hadh dacaar leh hoos galayoo
      Halkaana cabaar ku yara hakadoo
      Sidii haatufkii wax bay la hadloo
      Hareertaydii eegayoo hinqadoo
      Haleeyay hubkaan sidoo idiloo
      Hayaan hawd tagaaya hayb sadayoo
      Horay u soco bay yiraahdeenoo
      Hagaag i tilmaamay hilinkiiyoo
      Ku soo hirtay huqunkii reeraha oo
      Hoos aan u waraystay hooy goodoo
      Kamaan helin taan u hawl galay
      waa jacaylkaayee taan u jiir go'ayeey
      Naa hooy adaan ku jeclee
      Adna i jamo
      Baydkaas markuu marimayaba kaalay garo meeshaan u soconay waa nimid
      Yaa salaam Axsan Hees & badh waliba Fanaan Dhaxal nooga Tagay Cumar mahdi Aun

  • @abdirisakabdullahi5466
    @abdirisakabdullahi5466 8 ปีที่แล้ว +6

    the best music that i am intrastate

  • @drmuusehaykal4762
    @drmuusehaykal4762 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaah janatul fardowsa haka waraabiyo

  • @hibocabdiraxmaan1843
    @hibocabdiraxmaan1843 8 ปีที่แล้ว +4

    ilahayow unaxariso Aaamiin Aamiin

  • @hamzaarashid3407
    @hamzaarashid3407 5 ปีที่แล้ว +2

    Hoyga Fanka Boorama and Hargaysa +Burco liketa

  • @cashaqsoor
    @cashaqsoor 7 ปีที่แล้ว +1

    allaah ya raxma raxiim cumar dhule cali ax ya faraan qaran

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 8 ปีที่แล้ว +9

    I juz subscribed to you can you plz put the lyrics on Thnx a lot

    • @tiiteeyeyare2041
      @tiiteeyeyare2041 7 ปีที่แล้ว

      waatan lyrics keeda
      tagay ceelasha bariyooo boohodle buuraan ka haybasadoo biyahan dhuray birta caynaba oo burdahaan ku wareegay buur dhaabo ka baaqay banaanadii howdoo biimeyey naftaan bugsiin jirayey la iga qaaadyoo la ina kala qariyeee ala qacdaan ku arkaan is qoon sadayeee...
      baday caashaq waa balo oo ma buura nin bariisado jidhkayguu badaluu ka buuxsamayooo bakhtiin kari wayey boog shidanoo burdahaan ku wareejin inuu baxa.eee...
      laiga kaa qaaadyoo laina kala qariyeee ala qacdaan ku arkaaan is qoon sadayeee.
      inta kale anayba iii goysan huuuno...........

    • @ayaanahmed5132
      @ayaanahmed5132 7 ปีที่แล้ว

      Tiiteeye Yare
      ❤❤❤❤tnkx huno

    • @tiiteeyeyare2041
      @tiiteeyeyare2041 7 ปีที่แล้ว

      adaa mudan huuumo🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

    • @tiiteeyeyare2041
      @tiiteeyeyare2041 7 ปีที่แล้ว +2

      inta kalana ma kuusoo dhamaystiraaaaaa

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว +1

      Tiiteeye Yare
      yes plz if u can so. thnk u so much

  • @rajmahi9227
    @rajmahi9227 8 ปีที่แล้ว +6

    allaha unaxariisto insha allah

  • @munamoalin8571
    @munamoalin8571 9 ปีที่แล้ว +15

    allaah ha kuu naxariisto

  • @mustafesiciid2057
    @mustafesiciid2057 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaah naxariistiisii janno haka waraabiyo

  • @ubahkeyse5350
    @ubahkeyse5350 7 ปีที่แล้ว +1

    Wa fanaan dhaba allow kuu naxriiso😢😢😢😢 sidanu kalintada u tabnay alla og😭

  • @hamdahassan2386
    @hamdahassan2386 8 ปีที่แล้ว +6

    Allah hakuu naxaristo amen

    • @zakiyare5149
      @zakiyare5149 3 ปีที่แล้ว

      adna allah kuu naxariisto

  • @jamalabdikarim8792
    @jamalabdikarim8792 7 ปีที่แล้ว +5

    alle hakuu naxaristo

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว

    A singer who 2as underrated because of his origin yet the very best os singers

    • @shamai1570
      @shamai1570 2 ปีที่แล้ว

      A dearly loved singer 💖😂😻 king of romance

    • @shamai1570
      @shamai1570 2 ปีที่แล้ว

      An aspiration in the field of entertaiment

    • @mohamedgurhan6775
      @mohamedgurhan6775 2 ปีที่แล้ว

      Omar Dhule is not the only one underrated, but all legend Somali singers.

  • @HindaDayr
    @HindaDayr ปีที่แล้ว +1

    😂😂

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 7 ปีที่แล้ว +1

    Allle ha unaxariisto cumar dhuule cali

  • @mokhtarhussein450
    @mokhtarhussein450 8 ปีที่แล้ว +5

    ilah haku naxarsito

  • @cabdalesidiiq8034
    @cabdalesidiiq8034 5 ปีที่แล้ว +2

    Alla Ha kuu naxariista

  • @frenchmontana9347
    @frenchmontana9347 8 ปีที่แล้ว +4

    lastest song waaye tani qiiiro☺

  • @qambi-y5j
    @qambi-y5j 7 หลายเดือนก่อน

    legend of the century 👍👍

  • @SaraMohabyan
    @SaraMohabyan 4 ปีที่แล้ว

    2020 like isaar

  • @kmoney2461
    @kmoney2461 7 ปีที่แล้ว +4

    ILhY NaxariizTi Jano Ha KuziiYo ALmarxuum CumardHuuLe DhaxaL bad NooGa TagTaY😅😅

  • @jablibaax
    @jablibaax 7 ปีที่แล้ว +1

    Legend la ilaaway
    Allow kuu nxariiso😢😢😢😢😢😢

  • @HANDAL12
    @HANDAL12 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax aleh imii kaa tusin cumar dhuule nin kii ku arka yaan leh

  • @umosharif6636
    @umosharif6636 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha unaxariisto aamin aaamin ya alaaah

  • @amiinahmed9459
    @amiinahmed9459 7 ปีที่แล้ว +4

    la iga kaa qaadyoo la inakala qariyee alla qacdaan ku arkaan is qoonsadayee.
    ax imisa hablood oon jacayl u qaaday aayar calafku nakala diray

  • @abdallaahmed4893
    @abdallaahmed4893 6 ปีที่แล้ว

    2018
    wlhi waa hees qiiro leh ❤😭

  • @maxamedcali7098
    @maxamedcali7098 8 ปีที่แล้ว +4

    ilaahay ha unaxariisto

  • @DrJaboo
    @DrJaboo 5 ปีที่แล้ว

    Pleas what name of this song

  • @hassanaqyaar5170
    @hassanaqyaar5170 7 ปีที่แล้ว +3

    Allh ya raxm

  • @maymamahdi3890
    @maymamahdi3890 5 ปีที่แล้ว +1

    2019 like iii saara asxaabta dhageesaneeso

  • @nasriinmahamud8734
    @nasriinmahamud8734 6 ปีที่แล้ว +1

    Ax allow kuu naxariiso

  • @mahdimohamuud8981
    @mahdimohamuud8981 5 ปีที่แล้ว +2

    12/22/2018 1:30 habenimo
    Yaa ku dhegaystey oo murqaamay
    Cumar dhuule cali
    Murqankayga cirka gaadhay

  • @khaliilkbcomedian6418
    @khaliilkbcomedian6418 7 ปีที่แล้ว +3

    Alle Yaaa raaxmaY

  • @cabdirahmansalebanwayrax7264
    @cabdirahmansalebanwayrax7264 7 ปีที่แล้ว +7

    Maxay ka garanayaan kuwan faniin isku sheega ah ee hada hesaa caac ayaan uarkaa kuwan hada

    • @crxmndhago977
      @crxmndhago977 5 ปีที่แล้ว

      Qaraamigana shaw waad ku dheeraysaa, hhhh.

  • @kingscopion7060
    @kingscopion7060 7 ปีที่แล้ว +4

    haaah alle gacanta kama gooyo dheh

  • @aminmohamed5441
    @aminmohamed5441 7 ปีที่แล้ว +3

    wah wah fanan ilahay ha ku naxristo wlahay wan ooyay 😂😂😂😂

  • @ahmedh.7134
    @ahmedh.7134 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaaam

  • @hodanhasan9797
    @hodanhasan9797 6 ปีที่แล้ว +1

    Still 2k18😭😭😭

  • @khadraahmed7430
    @khadraahmed7430 6 ปีที่แล้ว +1

    waaw qarami

  • @subeirabdi1198
    @subeirabdi1198 7 ปีที่แล้ว +2

    ilaahow kuu naxariiso

  • @maymuunjamac751
    @maymuunjamac751 6 ปีที่แล้ว +1

    Xatal aan heestan kaman xiisa dhicin

  • @H.EPresidentGaas
    @H.EPresidentGaas ปีที่แล้ว

    Aun

  • @baashiyare4690
    @baashiyare4690 8 ปีที่แล้ว

    heestaaan
    lyrics keeda please yaa haayo

  • @maxamedmusa681
    @maxamedmusa681 6 ปีที่แล้ว +1

    yaa gaadhi karo hoboladii hore iyo kuwan qaaaaaaqda cusub

  • @jerrardjeesto2471
    @jerrardjeesto2471 6 ปีที่แล้ว +1

    hees mcn

  • @ugbaadjamac1147
    @ugbaadjamac1147 5 ปีที่แล้ว +1

    Ale janadii ku gee

  • @xasanaadan561
    @xasanaadan561 7 ปีที่แล้ว +3

    Illaa intee ayaad jecesheen cumar dhuule?

  • @suleimanibrahim2499
    @suleimanibrahim2499 9 ปีที่แล้ว +2

    somali hees

  • @maymamahdi3890
    @maymamahdi3890 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestan aad baan uga helaa lkn wax badan mafahmo micnaha😂

  • @Guuldoon252
    @Guuldoon252 4 ปีที่แล้ว +1

    28/5/2020

  • @mustafeali617
    @mustafeali617 2 หลายเดือนก่อน

    17.8.2024. Mj

  • @sackstudio4837
    @sackstudio4837 7 ปีที่แล้ว

    Maxamed cabdi kozar hargeisa WAANIN IYO WAAGII 0633289827 jecliyaa heestan allaw ku naxariiso

  • @hawomuse4390
    @hawomuse4390 6 ปีที่แล้ว

    fadlan yaa qoraal ahaan igu soo diri kara

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @husseinmohamedsheikhali1526
    @husseinmohamedsheikhali1526 7 ปีที่แล้ว

    Waxaasaa fanaan ahaa iskufilan codfican slow saamax

  • @xbax5924
    @xbax5924 7 ปีที่แล้ว +6

    reer qadaad weyne dhageysta ummadaha civilization leh

  • @abdirahmanabshir9272
    @abdirahmanabshir9272 5 ปีที่แล้ว +1

    Gass usiye mala begsan
    Horta jebkayga ma hilmamine
    Tada ubeera laa igu jajabiye
    Hadina imaleyn e wata ku
    Guso jite

  • @khaalidkcychannel4239
    @khaalidkcychannel4239 6 ปีที่แล้ว

    saLaad iYo zonba wan kaLa taGnaYe..
    zxpdy zaLanta kama qado.
    dhaalinti suuqa..adiGa u sababa

  • @mohamedismaciil8683
    @mohamedismaciil8683 3 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @hassanilmisalah6118
    @hassanilmisalah6118 7 ปีที่แล้ว +1

    alaa wy igo dcdy

  • @ugaashabiib1810
    @ugaashabiib1810 7 ปีที่แล้ว

    god

  • @Mo_Farah__
    @Mo_Farah__ 4 ปีที่แล้ว +1

    سبحان من الخلق العود لعمر

  • @ugaashabiib1810
    @ugaashabiib1810 7 ปีที่แล้ว

    god