7 Qofkii nolol cusub raba keliya ayaa samayn kara

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 มี.ค. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 158

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 2 ปีที่แล้ว +72

    1.guuldarada.haka.baqin
    2.balwada xun iska ilaali
    3 isbadal samee oo ALAAH talo saaro
    4 mashquul ka bilaa macniga ah
    5 maanta shaqada xoogasaar
    6 hawgal nimadaad dhiragalinka dhigo
    7 dabeecadan iska ilaali inaad waxad meelaad dhigatay balaa macni ku bitiso

  • @abdifatahahmed5569
    @abdifatahahmed5569 2 ปีที่แล้ว +25

    2 years iyo biloyin Ayaan kula Socdaa Macalin thanks Allaha Ku Xafido 🖐️

    • @asturan9013
      @asturan9013 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani sandki hore bilowgisi ban barty wax badan ban ka faidy

    • @munaomar2230
      @munaomar2230 2 ปีที่แล้ว +1

      Anigu 3 years ban Ku xidhanahy Wax badanban Ka Fa iday runti heer waxan gadhay markan naftayda hoos u dhac ku yimado TH-cam kisan imada ❤️🥺

  • @ahmedkaka1223
    @ahmedkaka1223 2 ปีที่แล้ว +31

    Qofkii commentigayga arka waxa ahay walalkiin waxa sugayaa muraad helo 40 qof ducadooda wa aqbal isoo duceeya si niyad ah walaalahay aduunka wax lagu yahay ina ii duceysid culeys kugu qaadan maayso دعواتكم انشا الله

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว +1

      Wallo allah ku sahlo insha allah kheyr filo

    • @ahmedkaka1223
      @ahmedkaka1223 2 ปีที่แล้ว

      @@halimaibrahim4471 wll mahadsanid wa helay

    • @qaaliladaninaxersi951
      @qaaliladaninaxersi951 2 ปีที่แล้ว

      Alah kuh fududeeyo wll

    • @amkjy
      @amkjy 2 ปีที่แล้ว

      Allah haa Ku fuduudeyo walaalo 🙏🏼

    • @munonuur700
      @munonuur700 ปีที่แล้ว

      Ia qeer

  • @munaomar2230
    @munaomar2230 2 ปีที่แล้ว +13

    Anigu 3 years ban Ku xidhanahy Wax badanban Ka Fa iday runti heer waxan gadhay markan naftayda hoos u dhac ku yimado TH-cam kisan imada ❤️🥺

    • @maxamedciise7194
      @maxamedciise7194 ปีที่แล้ว

      sanad kadib maxaa isbadal ah nolashaada ❓

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +17

    Nolosha marnaba hakrafin macmacan
    Noloshu waa halgan
    Thanks wllky 👍👍

  • @mahadzakiinta3855
    @mahadzakiinta3855 2 ปีที่แล้ว +22

    Manta wxaa idhaqaqay tariinka nolosheyda. Yaa illamida🤞

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +16

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏

  • @kifahabdullahinoor9813
    @kifahabdullahinoor9813 ปีที่แล้ว +8

    You have almostly changed my life by listening you. Thank you soo much.

  • @saammu8231
    @saammu8231 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayuub bow dhalinta Allaha kuso diray mnsha Allah diri gelintada aduun iyo aaqiraba anfacaya wax bdn aye dhalinyaro bdn ka faa,iden

  • @hindacumar1237
    @hindacumar1237 2 ปีที่แล้ว +7

    Hadn so koobo ujeedka hadalkaga waa
    1 haka biqin guuldaro filinka hortii
    2 goo balwadaha reebaya naftaada hormarkeeda
    3 dil qofka aad manta tahy sad u guulaysato
    4 jooji mashqulka maalayacniga
    5 ha ka fikirin mustaqbalks fog ee manta ku nolow
    6 hadafkaga dhiirigalin ka dhigo
    7 yeelo kayd dhaqaale .1$ ha ahaadee

  • @karemdillaal709
    @karemdillaal709 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub maasha allaah wallaal illaahay caqlibuu kusiiyay run ahaantii aadbaan u lla dhacay

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah wll yaub ale ah ku barkeeyo gudn iyo hwuwrarsn❤❤🙏 mahdsnid

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahdsnid ustaad keep going allaha ku barakeyo wll

  • @quenmasbal9558
    @quenmasbal9558 2 ปีที่แล้ว +3

    Suhayb waa ku tashadaa video yadaada mnsha allh guul insha allh

  • @OmarAhmed-tn5xq
    @OmarAhmed-tn5xq 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad suheyb

  • @Dcm544
    @Dcm544 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallahu Qeyr illahey aqliga iyo aqoonta hku barakeeyo wll ayuub🙏😍

  • @ismahandaahir4807
    @ismahandaahir4807 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsenid. Dadka hurdada jecel ayaan ahay. Waan ka tashan

  • @ugbaadkhadar9870
    @ugbaadkhadar9870 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh Wllky ilaahey cimrigaga dhereyo wllo waxafican bad noshegtay

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 2 ปีที่แล้ว +5

    Wan shaqaysta Farxad ayaban Ka Dareema wallhi Qurbaha Fadhi ma Yaalo Hadadan Shaqaysan Cid 1Dollar ku siin ma Jirto inta An Shaqa hayn Shaqaysta Wallayal

  • @hibodeck1906
    @hibodeck1906 ปีที่แล้ว

    Ilahay aduu. Iyo aaqiro hakubarakeyo wll inaa kudhageesto jeclahay

  • @zerpgba4656
    @zerpgba4656 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc isoo duceya wlloyal wan xanusanaya

    • @Mha748
      @Mha748 2 ปีที่แล้ว

      Rabbi Haku caafiyo wllo

  • @mohamedahmed20231
    @mohamedahmed20231 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa tahay sxb igu qaali ah waana ku taagera sxb allah haku xafido

  • @sahradaahir5204
    @sahradaahir5204 ปีที่แล้ว

    mashallah walaalky ayuub huno macaan jasaka allah khayr

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakAllah my dear br and jazaqAllah qhair for the advies Allahumma bariek keep going and success InshaAllah Ameen🤲🏼🤲🏼🤲🏼🙏🏼🌹🌹❤️❤️

  • @MohamedAhmed-uk1if
    @MohamedAhmed-uk1if 2 ปีที่แล้ว +1

    Tnkz legend ke3p going wll igu qali ah

  • @jamaaden636
    @jamaaden636 ปีที่แล้ว

    Super bro runtii aad baad ii caawisay fikradahaaga horey u soco bro

  • @hamdaismail4263
    @hamdaismail4263 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah
    Ustaadkayga alle haku xafido

  • @wacdiiyodhiiragalintanafta2601
    @wacdiiyodhiiragalintanafta2601 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid

  • @rahmamoumin753
    @rahmamoumin753 ปีที่แล้ว

    Merci hno Qaali

  • @mohamedabdalla3384
    @mohamedabdalla3384 2 ปีที่แล้ว +1

    khayr allaha ku siiyo waxbaad noo iftiimisay

  • @qadarmideey4454
    @qadarmideey4454 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb ayuub ad baad u mahadasanatahay waayo waad nawaanida waxa aad shegatid oo dhan waa run sxb

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 2 ปีที่แล้ว +4

    wllhi Arin xaqiiqa ah ka hadashay dhiirigaliye Ayuub Ahmed horey usoco

  • @Saciya306
    @Saciya306 2 ปีที่แล้ว

    ASC wll. Aniga ka ahan. Wn isku dayaa .arintan. Wa sax .shugraan bro. Macalin

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله جزاك الله خيرا أخي

  • @garadgarad776
    @garadgarad776 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah macalin alle haku xafidi

  • @kingyaasiinchannel5126
    @kingyaasiinchannel5126 2 ปีที่แล้ว +2

    Insha allah illahay waxan ka rajaynaya ineynu maalin dhaw kulano walaalkay suhayb

  • @mohaking7521
    @mohaking7521 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah ilaahay haa ku xafido wll

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 2 ปีที่แล้ว +1

    M.A jizakallahu kheyr wllkey

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +2

    thank you teacher🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤

  • @huseinaliwandash
    @huseinaliwandash 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc maclinka nolosha alle haku barakeyo

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah runbad sheegtay wllky

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 ปีที่แล้ว

    Thankz huno allaha ku barakeyo

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah khayr

  • @salmaahnet7501
    @salmaahnet7501 2 ปีที่แล้ว +8

    جزاك الله خيرا أيوب احمد 🥰❤💯

    • @mariyanazir6814
      @mariyanazir6814 2 ปีที่แล้ว +1

      Wan ku tageera

    • @user-zm2ge6wf7m
      @user-zm2ge6wf7m ปีที่แล้ว +1

      Asc wll fursad wax barasho wangsan kusodhawow madarasada abubakar al Sadiiq xifdinta quranka kariimka iyo tafsirkiisa iyo axaadiista Nabi Mohamed scw lagu barto Hab Online ah adigo gurigaada joga ayaa lagu baraya mudo kuuban mahad sanid

  • @lovelygirlhealthyandbeauty2518
    @lovelygirlhealthyandbeauty2518 2 ปีที่แล้ว +2

    ani only marka jifanayo ku dagesta wll wax bdn ka barte social media tiktok kuli wa iska delete ilahe kher haku siyo hda waqtigey waxa ku aqrista usmle 📚mardhow exam ina kalo raba thank you so much

    • @maxamedciise7194
      @maxamedciise7194 ปีที่แล้ว

      sanad kadib maxaa isbadal ah nolashaada ❓

  • @farxaan102
    @farxaan102 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ayuub

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Ustaad waad mahad santahay

  • @caashocabdisiciid6184
    @caashocabdisiciid6184 ปีที่แล้ว

    Thanks wllky qli nolol bilaa hadafa waa waa unooloow siddiii xoolaha

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @ruqiyaismaciil6279
    @ruqiyaismaciil6279 ปีที่แล้ว

    Allah haaakubarakeeeyo maskaxdaaada wll

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 2 ปีที่แล้ว

    shukran ustaad

  • @dheemanaxmed1882
    @dheemanaxmed1882 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalah khayr macalin

  • @hibonuura9462
    @hibonuura9462 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you my dear bro

  • @fjsaidkinghero9593
    @fjsaidkinghero9593 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllh wll mcn Keep going

  • @faadumomohammed8343
    @faadumomohammed8343 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahtsanid macalin 🥰

  • @suleikhamohamed8811
    @suleikhamohamed8811 2 ปีที่แล้ว

    Wll ayuub ilahay khair badan ha ku siiyo abaalkaaga alle jano ha ka dhigo

  • @abdisalamyusufali4298
    @abdisalamyusufali4298 ปีที่แล้ว

    Wxad thy kaabaha dhalinyarads جزاك الله خيرا

  • @naimahassan7840
    @naimahassan7840 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walalo 😭💔 aniga illahay raaligalin taasana sabab ah yarab na cafi🤲

    • @maxamedciise7194
      @maxamedciise7194 ปีที่แล้ว

      sanad kadib maxaa isbadal ah nolashaada ❓

  • @foosiyamaxamuud9381
    @foosiyamaxamuud9381 ปีที่แล้ว

    Wllh wan Ku tageera markastana wan Ku dhagaysata nolashaydan waxa yar iskakaybadalay😍😎

  • @mohamedahmed20231
    @mohamedahmed20231 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah

  • @cabdullahi2348
    @cabdullahi2348 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @dheemanaxmed1882
    @dheemanaxmed1882 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @cabdirahmanmutawakilcabdir9270
    @cabdirahmanmutawakilcabdir9270 2 ปีที่แล้ว

    Dheerigalin wngzn ayaba nasisaah m.a

  • @fadumoismaciil8890
    @fadumoismaciil8890 ปีที่แล้ว

    Wax walba oo aad jeceshahay oo jano ugu horayso alla hakusiiyo

  • @munamahamed1999
    @munamahamed1999 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin ayuub

  • @siyooooor
    @siyooooor ปีที่แล้ว

    😥😥😥😥really Aaad ban u daale Anigoo 21 jir family io asxab ba maba ifahmaan siday dana igu ma daayan nolosha yool Ayaan ka leyahy lkn 😥😥 marka muuqaladaada daawada wan dhiiradadaa hdana sidayda ku noqdaa waxa kliyaa dareemayo Allah kliya og keep going captain 🖤🧢

  • @saidosahal8510
    @saidosahal8510 2 ปีที่แล้ว

    Walal waad mahadsantahay waayo waxaa tahay dhiiregaliyah dhanlinyarad

  • @mirajsurian5637
    @mirajsurian5637 2 ปีที่แล้ว

    Ayub go forward 👏

  • @jiirhadi-cs2qo
    @jiirhadi-cs2qo ปีที่แล้ว

    Asc mhdsthy👍

  • @xikmatzoor.486
    @xikmatzoor.486 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend.

  • @adanmacalin4895
    @adanmacalin4895 2 ปีที่แล้ว

    Mcalin allha ku barakeyo wan ku wata wlhi

  • @hawoali3521
    @hawoali3521 2 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @keefcabdi5585
    @keefcabdi5585 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllky waxa thy wll qiimo badan

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 ปีที่แล้ว

    Masahllha 😍 😍 😍 😍

  • @mohamedziyad8279
    @mohamedziyad8279 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @Mrc648
    @Mrc648 ปีที่แล้ว

    21/5/2023 21.36 min goaaan ayaan kahelay videogaan waaana kuso laaban doona markaan hadafkaas rumeeyo mahadsanid wllo ilaahow ii rumeey yaa rabi

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 2 ปีที่แล้ว

    Ustaal legend

  • @nadaryuusuf9729
    @nadaryuusuf9729 2 ปีที่แล้ว +1

    Suheyboy waxa ku weydiinayaaa numberka 7 mxaa ku jeceshahay markasta isaga isticmalkiiiisa ubadanthye

  • @caaqilsakariye3638
    @caaqilsakariye3638 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsan tahay wll qlli bustaha ayaad iga rogtay

  • @farxiyomaxaed9742
    @farxiyomaxaed9742 ปีที่แล้ว

    Wlhi muuqaaladada kuma caajiso jazakallah kheer yaa akhii.

    • @maxamedciise7194
      @maxamedciise7194 ปีที่แล้ว

      sanad kadib maxaa isbadal ah nolashaada ❓

  • @mkadir
    @mkadir 2 ปีที่แล้ว +1

    TH-camrka ugu jeclahay somalida My big bro Ayub Ahmed

  • @maxamedabdallemaxamed2741
    @maxamedabdallemaxamed2741 2 ปีที่แล้ว

    Thank you my dear teacher iam boy live in Somalia iam prisedent of country so I very poor of country

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha7992 2 ปีที่แล้ว

    Ala maraykan yaa geeya aniga ama Canada

  • @farhanmahamoud8431
    @farhanmahamoud8431 2 ปีที่แล้ว +2

    Really nolosha sideedaba hadaanad quruxsan adu haka filin inay kuu qurxoonaato.

  • @user-qz9vs9ov2s
    @user-qz9vs9ov2s 9 หลายเดือนก่อน

    Really

  • @axmedsiciid3946
    @axmedsiciid3946 ปีที่แล้ว

    Good

  • @saharaaftin4051
    @saharaaftin4051 2 ปีที่แล้ว

    Walahi that is true

  • @axmedsahal4739
    @axmedsahal4739 2 ปีที่แล้ว +2

    TxN protherkie💯 🔥✊

  • @zakariyasharaf4043
    @zakariyasharaf4043 2 ปีที่แล้ว +4

    Alla shaqo waa jeclahay laakiin wax aan qabto ma aqaan sorry

    • @mushtakmohamoud7728
      @mushtakmohamoud7728 2 ปีที่แล้ว +1

      Manta waxaan joogna qarnigi ugu fursadaha badna waxad qabato ma wayn kartid haday kaaa go,an thy anagana waxaan leenahy inte qof iska dhigtaa

  • @caaqilsakariye3638
    @caaqilsakariye3638 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waxa aad moodaa in aaad iga hadlayso

  • @hanadabdullahi1445
    @hanadabdullahi1445 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahad sanid

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 2 ปีที่แล้ว

    Can you talk about hypersensitivity and people about intuitive. I suffer from it. But some tell me that it's a quality 🤚

  • @ahmedcabdiyuusaf4232
    @ahmedcabdiyuusaf4232 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqa

  • @cabdirahmanmutawakilcabdir9270
    @cabdirahmanmutawakilcabdir9270 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxathy qof wngsn aad io aad yaa umahsanthy

  • @yuusufmuxudiin5882
    @yuusufmuxudiin5882 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ayuub su,aal ayaa qabaa nio

  • @sagalmohamedabdi2246
    @sagalmohamedabdi2246 ปีที่แล้ว

    My New life And New year 2023 I.a

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin aan hadaf lahayn ayaa noloshiisa wuxu ku burburiyaa raaxo dhalanteed ah
    Waxa jira labo xanuun
    1. İnaad qof toosan ahaato oo hadaf leh
    2. İnaad fursada seegto oo ad shalay la noolato
    Labada xanuun mid dooro

    • @cabdikariim6099
      @cabdikariim6099 2 ปีที่แล้ว +3

      M.a dhiirigaliyahyga raaxada hore waa dacaarta dambe ee nolasha