Q.1aad:- Dood ku Saabsan Is-fahanka MoU-ga S/land iyo Ethiopia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 108

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 วันที่ผ่านมา +5

    Doodahan oo kale hala badiyo si bulshada jloo jaahil bixiyo looma wacayi geliyo. Waa sidaa aduunka horimaray shacabkooda ku qabciyaan intaanay wax noloshoda saamaynaaya ku dhaqaaqin. Reer Somalilandnow Aqoonsiga gacmaha isu qabsada. Guul Somaliland ❤❤❤❤❤

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 2 วันที่ผ่านมา

      Alle ka raadi ee xabashi beejo qab oo kaadi iska mayrin aqoonsi haka radin.

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 2 วันที่ผ่านมา +5

    Dad danahooda ka hadlaya oo xora caafimaad baa iiga muuqda. Anagu Somalia haddaan nahay dadkayagu talo iyo cod midna ma laha. Guul Somaliland.

    • @leabantwin7480
      @leabantwin7480 วันที่ผ่านมา

      sxb dee xasansheekh naga qabsada iyo wasiir fiqi inta kale anaga iskala hadlayne.

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 2 วันที่ผ่านมา +3

    Mansh Allah ❤ ❤

  • @karmimran3524
    @karmimran3524 2 วันที่ผ่านมา +4

    Allah wadan keena ha inoo ilaaliyo

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 2 วันที่ผ่านมา

      Amiin 🤲🏾

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xidhiidhkaa jacayl ee ilmo la aanta aad baan u soo dhaweynaynaa

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Somaliland guul guul insha Allah kaakca wak up guys go forward ❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 วันที่ผ่านมา

    Iminka Heshiiskan Inagiyo Jiiraankeena Aadbanuga Dambeeya ❤

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 2 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliya waxay rabtaa in ay dekedo iyo militery base siiso Ethiopia Somaliland na waa loo caayayaa
    Waar wax fahma goormaad caqliga Ka koraysaan oo madaxdiina is garab taaga

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 วันที่ผ่านมา +2

    wa inaad ogtaan dadkii wax soo diri jiray waa kuwa wawaaynaaday ha ku tashanina kuwa yaryar soo korya wayo dayn bay bay qatan jamacadaha hadna ma ogola badankooda inay waxooda bixiyaan snadaha soo socoda lacagta quraba jooga way is tagaysaa waayo caruurahi koray mantaa runti way la yabaan qof baa wax lo dirayaa mana aqbalayaan
    waa inaad ka fekertana waxa aad ku samaynaysan

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 2 วันที่ผ่านมา

    مشاءالله تبارك الرحمن
    اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين وعليك أعدائنا واعداء دين يا رب العالمين
    Doodan oo kale Bulshadu u baa hantahay. Bulshadeeni wax akhriska kuma fiicna. Markaa waa inaa doodan oo kale labadiyaa waxkasta oo inoo soo kordhaba. Guul Somaliland 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 วันที่ผ่านมา

    Well said ❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 วันที่ผ่านมา +2

    Muuse biixi wuxuu noqoday keligii waxanse leyahay in kastoo nin geesiyi rag ugarb Adeeg leyahay hadaan garbka lala qaban guri oodimayee war somalilaanow cilada hayku oodina hore u socoda guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤

  • @shacnisharafhigil584
    @shacnisharafhigil584 2 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah Somaliland ❤❤❤❤ guul

  • @user-dn5he6jx6w
    @user-dn5he6jx6w วันที่ผ่านมา

    Hawaashane wada shekada , Republic of somaliland allow nabada udaa amiin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 วันที่ผ่านมา

    Guul Alle haynasiiyo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 วันที่ผ่านมา +1

    Korntada itopiya waa in la keena suuqyada somaliland lagu tartama suuqa korntada ki adeeg fiican dadku xidhan sida shirkdaha internetka iyo telfnada lagu tartamo

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 2 วันที่ผ่านมา +1

    No venture no gain

  • @CabdiDireyse
    @CabdiDireyse 2 วันที่ผ่านมา

    Masha alaa

  • @amaa143
    @amaa143 2 วันที่ผ่านมา

    اسلام عليكم متابعين جميعااللهم صل وسلم على نبيناوحبيبنامحمدصلى صلى الله عليه وسلم اثيوبياوصومالي لنداخوان هماشعبين شقيقين اللهم حفظهما🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xeerar caaalami ah 😂😂 Qaza ayaa 9 Bilood waxa ka dhacaya cid walba marqaati ka tahee, Maxay xeerarkaasi wax u tari waayeen. Ma jirto cid naftaada kaga horeeyaa niow

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 วันที่ผ่านมา

    Guul itopiya guul somaliland ❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 2 วันที่ผ่านมา

    maasha alaah guul qaranka somaaliland

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 วันที่ผ่านมา

    Maasha allah 😍😍 ilaahay ha noo barakeeyo wadankeena barakeysan dadkeena barakeysan dowladeena barakeysan💚🤍♥️🤲🤲🤲 ethobia amesnangalah🙏👊 ethobia our blood we are Habusha and magaado we are haav ethobian have hereri, dhago dhago,,,ma guuran nina dhaladki kma tg o our blood Ethiopia ❤️‍🩹o ithobia and somaliland tigudham 👊👊💪🤗

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz วันที่ผ่านมา

    Geelo soco oo markad ciindaaqdo ayaa laguyaabaa.
    Itoobiya maxarabtaa emaradku muxurabaa markuleyahay muxukawadaa waa iskumid miyaa waa been aan hadhsaarnayn.
    Muuse muusheegin marka nama anfacayo waxlaqariyo.

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 วันที่ผ่านมา

    JSL guul iyo gobanimo hora loo soconaya 💚🤍❤

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 วันที่ผ่านมา

    GANACSATADA WAAWAYN BAA WAX KAATA KA SOO HORJEEDA

  • @OneLoveOneLife84
    @OneLoveOneLife84 2 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah dood fican ❤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 วันที่ผ่านมา

    Maash Allah Somaliland' 🇭🇺🇭🇺 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    good job 👍👍👍 guuule lyo gobanlmo

    • @AbdiKariin-ev2bs
      @AbdiKariin-ev2bs 2 วันที่ผ่านมา

      Malagakireeyay mise aqoonsibaan siisanay inagahubi

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb 2 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah ❤️🤍💚👏🏽👏🏽

  • @mohammedmuuse4270
    @mohammedmuuse4270 2 วันที่ผ่านมา +1

    Riyo haday dib leeyihiin dabadooday ku qarin lahaayeen itoobiya iyadaa kunoolaan lahad dhaqaalaha aad ku sheegeyso sanadkii caawimada aduunka ugu badan ayey qaataan dadkooduna waakuwa harveysa dawarsanaya islaantana gurigaaga joog malaa hablo aad la baqato malihid

    • @user-ez4ti2sp6m
      @user-ez4ti2sp6m วันที่ผ่านมา

      Masuul miyaad og tahay inta dhaqaale ee djanouti kaga baxda dalka itoobiya xaga transport ka oo kaliya

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz วันที่ผ่านมา

    Muuse dhaqaale keenay waa wax aanjirikarin ee suga.
    Muuse citiraaf keenay waa dhataas oo feedhlay.
    Muuse ciiidan dhisayna waa riyo iyo hadar ee toosa.
    Waa la idin iibiyee ama hadhaw ooya.

  • @ahmedalidireyse7596
    @ahmedalidireyse7596 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa guul somaliland gadhay sida aadu wadana waa sidii ugu wanagsanayd dadka, dalka,iyo itobiyaba waa u Dan, waxaynu ku noolahay cashuurta qaadka iyo cashuurta xoolaha nool, labada shay ee aynu cashuurta ka qadana waxay ku tagan yihiin roobka illahay into shubo labaduba hadii cimilada isbadashay ay iabadeena dalba room yaraan ku timaado illahay inaguma Keene cashuurti sow burimaysao, Dal waxa soo sarle Manihin sidaa markay tahay hadii aan loo Fakarin jitaanka dadka iyo dalka xagee lainaga donayaa bari, arintani waa guuulguuul

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 วันที่ผ่านมา

    Adeer waxba ka kirayn mayno ee Ethiopia dhulka yagii hore ayaan kumaqan

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 วันที่ผ่านมา

    Sfcn Ayaad ugu dodeen 2wlee bulshada waa in sidasi wx loo fahansiiyo weyi faaidada MOU kujirta

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 วันที่ผ่านมา

    Waxa fiicneyd in laga hadlo MOU sidee buu ku suurtogelayaa? waa maxay caqabadaha gudaha iyo debedda ah ee hor taagani? sidee looga hortegayaa caqabadahan jira?

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 วันที่ผ่านมา

    Siyaasiga somaliga wa nacas kursi xun ayuu dalka iyo diinta kubadalan

  • @eidahmed5090
    @eidahmed5090 2 วันที่ผ่านมา

    ilaa intaa laa gaadhaayo heshiishka waa in doodahaa iyo fikiradaha sidaa loo soo bandhigaa, bulshada oo dhana laga qayb geliyaaa oo aan loo eegin mucaarid iyo muxaafad,

  • @engabdikadirmohamed7680
    @engabdikadirmohamed7680 2 วันที่ผ่านมา

    Waa xayaysiiska waxaad heshiiska ku sheegteen Allah baan ka naryaya inan hirgalin
    Maxay dhaqaale leedahay ayadii baa dayntii China 🇨🇳 iska bixin wayday

    • @OneLoveOneLife84
      @OneLoveOneLife84 2 วันที่ผ่านมา

      🇺🇸 waxa leedhay daynta aduunka ugu badan taa kawaran. Wadankaga tageer wixi dhacaba

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz วันที่ผ่านมา

    Muuse dhaca mooyee hadii colaadi idindayso oodnabad heshan anabeensheegay meelkuqoro.

  • @abdoulwassaomar3737
    @abdoulwassaomar3737 2 วันที่ผ่านมา

    Tan ma doodbaa, dood waxa la yidhaahdaa laba fikir oo iska soo horjeedo deetana is qanciya. Lkn tani waa been umada in laga dhaadhiciyo la rabo. Mana dhici karayso

  • @Darwish1988
    @Darwish1988 2 วันที่ผ่านมา

    WAAR CIDAANKAA ETHIOPIA KAA HAADLAA SIDAA LOO KAALA DAAJINAYOO . REER JIBUUTIGA KU DAAGAAN WAA BESHAA CALAAMKAA OO XEER AYAA KAA qaabaan . GUUL CIROO AYAAN SUGENAA .

  • @aishaadem9179
    @aishaadem9179 วันที่ผ่านมา

    Qaad

  • @abdirazakayusuf1152
    @abdirazakayusuf1152 2 วันที่ผ่านมา

    Dood baad ku sheegteen laakiin waa Wacyigelin iyo Xayeysiis - Kooxdii Mashruuca wadatay soo bandhigayaan.

    • @Darwish1988
      @Darwish1988 2 วันที่ผ่านมา

      waa ruunta waaxbaa mee shegiin.

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 2 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks for hold 🙏 ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 วันที่ผ่านมา

    Anaaba Guux idiley Markii Dekeda Berbera 😅 Markiihorana Itoobiya Dalkaygii Madhxaday Iminkanama Imaraadka Ayaanisidhi😂

  • @omarabdi4179
    @omarabdi4179 2 วันที่ผ่านมา

    N000000
    heshiswalba fa Ida iyo. khasaraba waleyahay
    lkn fa idadalenshega cidyeleysamaleh

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 วันที่ผ่านมา

    Xabashi dekad aad siisan 3 saddex cilad ayeey idiin keeni doonta 1. Soomali gun ayaad ka noqoteen 2.Dekada berbera fa'iidada ka suubin laheeden wey lumi markaad ithopia dekad ay leedahay siisan 3. Usha'aada nin aad ka qaadan karta loo dhiiba' xabadhi oo maanta hargeyso sheeganeyso kaan xoog badan aad dhulkaaga siiso ayaa berri kaga soo celinayo'' Isaaqow cararka aad dadkiiba io diirkiba ka carareysan yeesan hog idinku ridin.

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 2 วันที่ผ่านมา

    inaad keento dhinaca ka dawan si loo dhegaysto dooda dhinCa kale sidani waa idaacadii kacaanka

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 วันที่ผ่านมา

    Kiro.iyo.isticmal.cashuureed.bixinayso.cashuur.varbaray.isticmalilahayd.lakin.kiro.waameel.ayxor.utahay..badina.hadheerasto.hayaraato.kiro.magasho.waasida.nin.naag.tiisi.kirayyay.siyasada.adunkana.kumajirto.mabnuuc

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka reer Somaliland waxaa saska ku riday waa Khiyaamadii 1960 Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹 ku riday dadka reer Somaliland oo Xamar ku Khiyaamaysay isku daygii midowgii siyaasadeed ee dhicisoobay. Sidaa darraadeed dadka ha la wacyi galiyo sidan oo kale.

    • @hassantimabul4566
      @hassantimabul4566 2 วันที่ผ่านมา

      Awdal tagtey isaaqna waa raaciga qaatumo iyo awdal

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 2 วันที่ผ่านมา

    Xasuusin Abi wuxuu yiri " Xeelad iyo Xoogba waa inaan bad ku helnaa " marka ragan iyo dumarkan waa dad jeebka loo buuxiyay ee wax ha ka qorina. Badda iyo dhulkan ay rabaan waa 100 sano oo lahaansho ah.

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up วันที่ผ่านมา

      Kkk iyaka jebka halo buxiiyo ee adika halke kuu buxda adero waa dhaqaleh waxa laa isku haya ee somaliland loo hoorjooka

  • @hawoali120
    @hawoali120 2 วันที่ผ่านมา

    I itoobiya faido kaheli mesane dhulkiina yeysan idinka gumeysan weyaga badan tahay wana bad la aan eemad kaga datid kaluun kaga Allah free kugu siiyey muse wuu duqobay aqligina waka tegey 😢😢😢

  • @BallBasket-qk2xf
    @BallBasket-qk2xf วันที่ผ่านมา

    Wariye maxamed ilig ha qabto dooda

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 วันที่ผ่านมา

    Habrtani 90sano jirka 34sano ayey aqoonsi raadineysey Ethiopa aqoonsi ka raadinaya iyo 90milyan oo baahan ayaadhulka siinaya wax isgalaa maba ah Habrtani waa xijaabatey oo warkeeda waa soo dhamadey

    • @MM-hz3eb
      @MM-hz3eb 2 วันที่ผ่านมา

      She is smarter than you 😂

  • @SiciidDool-sc3mq
    @SiciidDool-sc3mq 2 วันที่ผ่านมา

    waligeed itoobiya iman mayso bada soomaliya jabuuti awdal saylac laascaamo intaasaa diidan oowaiba kadagaalamaya masoconayso

    • @arawelo4324
      @arawelo4324 2 วันที่ผ่านมา

      Wad riyoonaysa ee meeshu wa somaliland

  • @ALXAYAAT
    @ALXAYAAT 2 วันที่ผ่านมา

    waxaan la yaabanahay ninka xaalada kiliilka shanaad arkaaya baa doonaya ethiopa ethiopapn dulka qabsaday ma kaa kickaraa markii hore ba doonayay

    • @Darwish1988
      @Darwish1988 2 วันที่ผ่านมา

      oo waalinaa afaar askaar oo bilaa kaaboo ah haystaa ayaa rabaa inuu cidaan ethiopian ah soo daajiyoo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 วันที่ผ่านมา

    Etiopia.mataqan.sland.dantada.iyo.siyasadeeda.mamatalikartid.etibiya.hadaydonayso.dakad.ay.isticmash.cashubixiso.barbara.diyaara.jabuutibay.hatsatay.umabashna.markas.kiro.bad.caalamka.laguma.arag..dakad.aydisato..dhakhso.ayay.udhisankarta.abidkeedna.cidkaqaadikarta.majirto

  • @saffsuff
    @saffsuff วันที่ผ่านมา

    Doodey xaal qaado

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 วันที่ผ่านมา

    Sidisididaada.mooyee.dhul.udhavaaga.hubso...etiopia.hanagadhasdhicin.barnaamijkeeda.kaaga.kahadal.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 วันที่ผ่านมา +2

    Qolada diinta ethopia dadka dagaa muslin baa u badan xata hadey ina qaaatan sow dadkenana ma ah

    • @jurganklopp9755
      @jurganklopp9755 2 วันที่ผ่านมา

      😳 Nacas Nacas Dhalay Wlaahi

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 วันที่ผ่านมา

      @jurganklopp9755 maxaad aniga iyo waaldkay ku caadey Ethooia muslinka I badan hadey Ina qaatàn waa nimco nimco ku darso mise dinta kugu yar illahgu waa qabiilka aad ka dhaltey Kuma xisaabtantid Cid kasta Muslim ah waa walalka

    • @jurganklopp9755
      @jurganklopp9755 2 วันที่ผ่านมา

      @@abdullahiomarali5241 War nio Horta Ha Danbaabin, Mida Kle Waxba Hay Xiniiyo Taaban Lkn Caqliyan Waad U Yartahy, Haddad isku Talin Karin Ragg Kuu Talinayaa Jira Ee DabadaHaku Xoqan Xabashi 😁 Nacasow 🇪🇹❌😁

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 2 วันที่ผ่านมา

    War Hanaga Dhaadhicina Dee Sharci Darada Ayy Wado Xukuumadu 😳 Jidadka Ictiraafka loo Marayaa Way Badan Yhne 😮 Ethiopia Dhulboob aYyay Rabtaa 😮😮

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 2 วันที่ผ่านมา +1

      Maba loo baahano in meel.kale laga raadiyo oo waxba laga heli kara soomalida dhexdooda haddii si hufan loo wada hadlo intii lagu fududaan lahaa dhul ah dhaxal awoowe aadan berri xabashi ka qaadan karin.

  • @mohammedmuuse4270
    @mohammedmuuse4270 2 วันที่ผ่านมา

    Tolw dakan makuwii sayiku sheegaybaa dushii lgarari jiray ayey u xiiseen

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 วันที่ผ่านมา

      Kulay waxa aad tahay Daarood oo Somali waxa aad noqota markaad Dan leedahay ee meesha xaarka kala tag

  • @Keysek
    @Keysek 2 วันที่ผ่านมา

    War dooni mayno ader . This 6o kii ba manta la meeraysanaysaa. Mise waaba Ethiopian ayad ledey 50 yrs ka kiraynayna . Hadalku fududa

  • @BallBasket-qk2xf
    @BallBasket-qk2xf วันที่ผ่านมา

    Waxani su'aalo maaha waa gacan ku rimis

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz วันที่ผ่านมา

    Itoobiya dhulbay aragtee usexeexa.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 วันที่ผ่านมา

    Waxan.waxalagarabo..waanu.ognahay.waa.kusi.lakufsanayo.dulka.iyo.dadkaba.joojiya.xasuuqii.faqashta.xasuuq.kaxunweeyi.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 2 วันที่ผ่านมา +1

      Mustafesulymanoow,
      Horta Waxaad qorte lama fahmeyo, hasa ahaatee, Cid kumaliqi doonto ma jirto.
      Somaliland iyadaa taladeeda leh, kursi lakufsaneeyo arintu wey ka weeyntahay.

  • @Darwish1988
    @Darwish1988 2 วันที่ผ่านมา

    waaqtigii siraanyoo deekadaa maa laa qaadaanayaa ayaan lahaa . Doqoon hadaal jilicisaan . meshaa cidaan ethiopian ah ayaa imanayaa oo ilaa hargessaa kugu soo gaalii .

  • @user-ez4ti2sp6m
    @user-ez4ti2sp6m วันที่ผ่านมา

    Itoobiya somaliland way damcaysaa ayey dad badani lee yihiin markaa itoobiya markay dadka reer somaliland xeryaha qaxoonyiga ku quudinaysay maxay maxay bada uqaadan wayday yaa ka hor joogay malintaa caqliga saliim ka ahi ha shaqeeyo

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 วันที่ผ่านมา

    Lacag.yar.oolagusiyo.dhaxalkii.dalkaga.cadow.guwareejinaysaa.kulafikir.ahayn.xataashaqaale.kadhiganayn.siyasadiisa.anadgalikari.

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 2 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia dhul loo hobeeyo caadi haka dhigina

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 วันที่ผ่านมา

    Polacy.sigii.dowladu.waxaynoqotay.sidii.loobobo.dhulka.iyo.dhididkii.shacabka.dantii.guud.eeqaranka.dal.guuna.ooeritera.bilaabadkadhitay.hakaad.kalatartami.lahayd.ayaad.badaadi.kaiibinaysaa.dowladnimadaad.sheeganaysaa.waamaxay.

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 2 วันที่ผ่านมา

    Haddii ay itoobiya dhaqaale haysato maxay itoobiyaanku uga dawarsadaan min jigjiga ilaa boosaaso ama dhammaan magaalooyinka soomaalida????

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 2 วันที่ผ่านมา

      Haduu maraykank iyo EU dhaqaale leeyihiin maxaa dadkooda qayb badan oo Ka mida homeless gidaarada seexda Ka dhigay

  • @yusufjama
    @yusufjama 2 วันที่ผ่านมา

    Kulmiye isagoo markii horeba talo xumo, colaado iyo wax qabad la,aan lagu nacay ayaa ugu danbeyntiina dadka intii ku hadhay uga yaacday share-ka diyaaradeed ee uu dhaafsaday dalkii, dadkii iyo dalkiiba
    Mihiim maaha inaad wadan kale iyo wuxuu haysto inaad ku sad goosato laakiin waxaa mihiim ah inaad adigu qiimaha aad joogto wax ku goosatid xabashi iyadiiba la quudiyo aqoonsigeeda waxaa ka mihiimsan in somaliland la raadiyo oo kulmiye 7 sano ka hor siday ahayd kusoo celiyo taasaa aqoonsi ahayde
    Hadiise kulmiye indho cadayskaa kusii socdo waa hubaal inay reer somaliland siday 1960-giiba aqoonsigii dunida u diideen inay ka xabashidana u diidayaan
    ADOONSIGA IYO AQOONSIGU WAA KALA JAAD

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 2 วันที่ผ่านมา +1

      Maangaab aadthy wlee

    • @yusufjama
      @yusufjama 2 วันที่ผ่านมา

      @@abiiboladjama1659 maangaabku wuxuu ka roon yahay maanlaawaha diintiisii, dadkiisii iyo dalkiisiiba iibsaday

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 วันที่ผ่านมา

      Kulmiye 7 sano ka hor musuqmaasaq iyo in uu jeebadaha u buuxiyo kuufiyad baclayaasha sida kuwee laascaanood ee cararay markii lacagtii uu ka jaray

  • @aishaadem9179
    @aishaadem9179 วันที่ผ่านมา

    Markasta gashabuur wa loo baahan yahay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 วันที่ผ่านมา

    Habrtani 90sano jirka ah dhalinyarada mustaqbalkooda ayey mugdi galisey iney maanta gumeysi geliso Habrtani waa isku dhexyaacdey beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 วันที่ผ่านมา

    Etiopia.markaad.badaa.siiso.waxaydonto.ayay.kalabaxaysaa.ihub.adiga.gugu.gumaday.lasodagaysaa.xorbay.utahay.shaqaleda.iyo.hadiidkeeda.lacagyar.oodqaadataa.waxakaway.colaska.iyo.barakaca.dadkaaga.soogadhaya