"Waa Cadawga Gudaha Labadaa Xildhibaan ee Jabuuti Taageeray" Afhayeenka Ururka Waaberi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 210

  • @alitani5045
    @alitani5045 2 วันที่ผ่านมา +17

    Waa runtaa xilghibaano somaliland ee waa cadawga gudaha

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 วันที่ผ่านมา +8

    Guuuuuuuuul guuuuuuuuul somaliland

  • @yurub5288
    @yurub5288 วันที่ผ่านมา +3

    Waa runtaa somalilaan waxaba is kama celinayso mooyi waxa helay somalilaan cadowgeedo waa batay lakiin waxa loo bahan yahay in Aad dhinaca looga soo wada jeesto inta Adoo kale nool yahay weili. waxaba inoo qab soomi dona guu somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 วันที่ผ่านมา +5

    Shacabka Somaliland ha kala ditto Cadowga Xasaanada haysta. Shacabku ha soo Dareeriyo Dibjiriinta. Siyaasiyiin Cusub bay Sonaliland u baahantay.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k วันที่ผ่านมา +2

    Hala.daba galo.Labadaa xildh.ku.sheeg.Fariintaa.waxaan farayaa dhamaan Aqoon yahan ka iyo mijaahidiinta ka joogta Snm❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasanmaxamed8302
    @xasanmaxamed8302 2 วันที่ผ่านมา +5

    Walaahi dawladnimo dulqaad maaha, gudahaaga hadaanad hagaajina dibada dagaalkeedu waxba ma sheegayso

  • @user-pf6lp9yn6m
    @user-pf6lp9yn6m 2 วันที่ผ่านมา +3

    Walahi waxaanu kaqaadaynaa talaabo Anagoo Shacabka Ah hadii aanay xukuumadu inamadaa talaabo kaqaadin Dibna Golaha Wakiilada Ugu Soo Shaqo tagi maaayaan Walahi waaban ku dhaartee Waa inay xeer ilaalintu Kiiskooda soo oogtaa Deedna laga xayuubiyo xilka xadhigna loogu daraa

  • @user-nb3tz5pr5l
    @user-nb3tz5pr5l 2 วันที่ผ่านมา +7

    Upsulltly true commitment I appreciate this Man

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa tuntaa xildhiban ooyaye ina abiib iyo barkhad batuun labadaba shacabku dhagax ha ku dilaan wayo waa cadow💪💪

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 2 วันที่ผ่านมา

      Dab libax bu barqad iyo abib ku fadian ma in abarso u furantey ba wax samein kara kkk miskin copper iskala jog

    • @rahiidrahka8862
      @rahiidrahka8862 2 วันที่ผ่านมา

      Dee orod dil hadad meshan haysatan inad sii haysatan war tan hora loo kala sheegtay show haday meel aad adigu ledahay waa la arki doonaye

  • @kadra825
    @kadra825 2 วันที่ผ่านมา +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء اخي الكريم

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 วันที่ผ่านมา +1

    Geesi Qaran weeye Walaalkani ha guuleysto

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 2 วันที่ผ่านมา +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن صح لسانك

  • @warss11
    @warss11 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa run

  • @user-op2lk3vl2n
    @user-op2lk3vl2n 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa sax

  • @kadra825
    @kadra825 2 วันที่ผ่านมา +1

    MASHA ALLAH WALAAHI WAA RUUNTII IINTAANSHEEGII LAAHA BUU SHEEGAY SOMALILAND GUULLL GUULLL IYO GOBANIMO IYO WADAJIR IINSHA AALLAH MAGACIIN HAJIRO CADOWGIN HAJABO AAMEEM YAARABII AAMEEM YAARABII AAMEEM CADOOWGA SOMALILAND HAJABO AAMEEM YAARABII AAMEEM 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ninka ka fikir d'uranium maha Vadawga gudaha
    Cadawga gudahu in inta aminsan Buse bixi iyo H Awal ya Somali did 😂

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 วันที่ผ่านมา +7

    Mashallaah geesi run baad sheegtay

  • @advyser
    @advyser 2 วันที่ผ่านมา +2

    Absolutely

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 วันที่ผ่านมา +2

    Geeeeeeesi waa run

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 วันที่ผ่านมา +2

    WAANU OGNAHAY 10 XILDHIBAAN AY LA SHAQAYNAYAAN CADOWGA SOMALIAND LAAKIIN WAA LA SOO AFJARI DOONAA

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 วันที่ผ่านมา

      Shqaash reer khaliif hhhhhhhh

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 2 วันที่ผ่านมา +2

    Walaahi idinka cid walba ujilcay oo Hargeysa dhexdeeda laga tageeraa kuwa burburinaya iska wareejiya xukunka haday Saab difaaci karinay

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 2 วันที่ผ่านมา +1

    Absolute that's true

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 วันที่ผ่านมา +1

    Heego qofkii runta sheega waa cadowga gudaha ilmada yaxaaska la qubaa 😂😂😂😂😂

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj 2 วันที่ผ่านมา

    Well done. You're right we can't accept this people to sit our parliament. Wake up wake up somaliland. ❤❤❤

  • @user-pi4bv5mj5s
    @user-pi4bv5mj5s วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliland waxay kumatay markay xildhibanadi Noqden cilaal usuuqiin ooyaye kan midgankah iyo abuwaladka ka aaygu fuushanaa waxasoo mayday ayaa no fadhiya

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa .. 👍👍👍
    Guul somaliland ..👍

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf วันที่ผ่านมา

    Masha Allah tabarakallah ninkani si fiican ayuu u hadlay waana nin caqli badan wax ruun ahna wuu sheegay cadawga somaliland waa in ay gacmaha is qabsadaan oo cadawgeena meel looga soo wada jeedsadaa insha allah guul iyo gobanimo ❤ 🎉🎉

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 วันที่ผ่านมา +1

    Taasa xaqiiqa jabouti waa Cadowga Somaliland ooyaaye iyo Barkhad Biyo Geliye Waa in sharcigu la Horgeeya

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj วันที่ผ่านมา +1

    Wasaaradii arimaha gudaha ayaa seexatay oo hawseedii gsbtay.wasaaradaa dib ha loogu no noqdo.warfaafintuna waa la😢😅mid.

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb jabuuti waa dal madaxbanaan oo dawlad sharciya haysta ciday doonaan bay wadankooda ku soo dhawaynayaan afka ka jeediya

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 วันที่ผ่านมา +1

    Barlamanka ka soo hor jeeda qadiyada somaliland waa cadaw qaranka duminaya oo cadw ah😂

  • @sakariaismail4284
    @sakariaismail4284 วันที่ผ่านมา

    Absolutely true

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 วันที่ผ่านมา

    Guul ilaahay cadawgeena hakjebiyo

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ok, hadiiba taasi cadahay maxaa loo eeganayaa maal aqabto oo liinta lasiiyo oo milix loogu qubeeyo ,wallaahi waa aduunyo gedoon, nimaan talinjirini markuu kuu taliyo wadankani waa dhimayo umadii mar qudha ayay fasaqantay, subxaan allaah

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 2 วันที่ผ่านมา

      Waxa soo bilaabantay xilligii silanyo waqtigaas xirsi iyo ina xaashi iyo ictisaam ayaa ogolaaday in la inagu dhexabuuraan dad faro badan oo aaminsanayn soomaaliland sidoo kale saxaafaddii oo aad loogu beertay dad farobadan maynaan ogeyn in layna badalay waxan ku warhelay uun xilligan muuuse oo ay qaraxday dawladu maadaama layna qaybiyay waxan filayaa in ay dhawrayso in qabiil xaaladu noqoto markaa lkn waxa haboon in ay dawladu gacan adag yeelato.

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 วันที่ผ่านมา

    Heego heego waa cadawga 5 shanta Somalia heego waa xabashi haleskaciliyo

  • @djibworld
    @djibworld 2 วันที่ผ่านมา +5

    Dhul Samaroon iyo Ciise ayaan Xabashi uhibeyn. Samaroon iyo Ciise-na kama hadli karaan. War beeshaani isma qabtaane waa in soomaali qabataa

    • @AhmedBaari-st7qe
      @AhmedBaari-st7qe 2 วันที่ผ่านมา

      Waa sax rer awdal baddoda iyago laga tala gilin aya Addis lagu saxixday

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h วันที่ผ่านมา

      Reer awdal hadiidaan in badooda gaalo lasiiyo anaa leh oo isaaqa

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 วันที่ผ่านมา +1

    Walee waa yaab nin inoo xildhibaan ah oo aynu mushahar siino hadana cadow inagu ah waxna aan laga qaban

    • @dqalib
      @dqalib วันที่ผ่านมา

      Waxna masiisid mooryaanhay

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x วันที่ผ่านมา +1

    Afku kuma go o runbadanaa muwaadin dhaba waala ogyahay in ay cadawga gudaha yihiin waxaana u aaba ah Xusbiga wadani balse waa waxay ka helaan

    • @user-uk2ou9py8n
      @user-uk2ou9py8n วันที่ผ่านมา

      Bakhtu maxaa xisbiga wadani ku daba dhigay baastaroow wuu guulaysanyaa xisbiga wadni dhimo viv wadani baastarkiiyoow

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 2 วันที่ผ่านมา +6

    Haa wallhi waa doqonimo in khildhiban somaliland ah uu difaaco cadow ga Somaliland jabuuti waa yahuud xun oo kanser ah

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf วันที่ผ่านมา

    Masha allaah tabarakallah afku guma go o❤

  • @XasanNuux-ks3jr
    @XasanNuux-ks3jr 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaan samaynaa dawladenii ayaa noqotay waxan jirin ilaahaw faysal hogaanka noogu dhiib

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h วันที่ผ่านมา

      Dee dawladii waxaa umadaxa muuse oo fulay ah oo dalkii badh laga qabsaday ciidankii iyo hubkiina kasoo cararay markaa sanadkan insha allaahu ciro ayaa ladooranayaa isagaa kasoojeeda geesiyadii garxajis ee dalka iyo habarawalba kaxoreeyay siyaad bare

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac วันที่ผ่านมา +1

    Waar nimankaa waa ingacan wax lagaga qabtaa doofaartaa

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkk labada xildhibaan waa SAMAROON iyo Gabooye marka waa cadow miyaa Dhulbahante iyo Warsangari horeey idiinka tageen waar xishoo waxba matihide adiga ayaa ah cadow oo maxaad samayn soowtii hartigu hubkiii kaa dhigeen Mohamed abiib waa laandheere reer awdal ah oo banaan dagay Aabo ismaaciil iyo JIBUUTI waa walaaladayo we ❤Jibuuti

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 2 วันที่ผ่านมา

    Barakhada mahamed abiiba ciro xirsi ka. Yar ee baradhad iyo qaara kale waa cadowa gudaha

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 วันที่ผ่านมา

    Kuwa xildhibaanada cadowga u adeega taageersanow ee somaaliland necebow ama qabiil ku nac ama kursi doon ku nac qarankoo mar aan fogayn xaqiiqada ayaa lagu wada hadli kii dalkiisa difaaca ee sharaf ku dhex joogaana dadkiisa iyo dalkiisa ayaa u abaal gudi kii cadowga ku ahna isagoo bisad ka taagdaran oo madaxa aan kor u qaadayn buu dalkan joogi hadii kale jeel buu ku qudhmi doonaa insha allah.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xil xashiishkan goaan bulshadu ha ka gaadhaan Dowlad waxka qabataa ma jirto waxan daalimiintan

    • @IlyasCdosh-le3fk
      @IlyasCdosh-le3fk 2 วันที่ผ่านมา

      Dad baa soodoortay dee sxb ma adaa wax kabadali kara

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Somali baa leh. Qabiil qaran ma'aha. Ee Somalinimada ayaah wax lagu yahay.

  • @MubYus
    @MubYus วันที่ผ่านมา

    Gurigaaga dhexdiisa haday joogaan Abeesooyin iyo masas sheeganaya Xildhibaano xasanad leh cadow dibadeed iskama celin kartid.

  • @ddvvc6004
    @ddvvc6004 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fariid Walahi waad mayd garaacdey cadawga gudaha

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 2 วันที่ผ่านมา

    Waligeeydey rafataa in Xornimada Muwaadinka loo dulqaato waa dan haddii kale wax Download la Gu sheegto lama helayo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 วันที่ผ่านมา

    XALKA KALIYA WAA IN DAARTA LOOGU DAATO SHACABOW DIYAAR GAROOBA OO KALA DIRA GOLE KU SHEEGAN CIYAALKAN CASHUURTII DALKA K7 NAAXAY

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 วันที่ผ่านมา

    Meedey dowladii iyo hayadihii ku shaqalahaa waar xilka ha baneeyan oo kurasta habaneyan

  • @abdihakimahmedjamanuur8999
    @abdihakimahmedjamanuur8999 2 วันที่ผ่านมา

    Xizbiga wadani cadawga gudaha ayaa ku dhuumanaya .

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 2 วันที่ผ่านมา

    👋 Good

  • @nimcomahamedliban4758
    @nimcomahamedliban4758 วันที่ผ่านมา

    Waa sax waa sax

  • @cabdikhadarmaxamed-Ck
    @cabdikhadarmaxamed-Ck 2 วันที่ผ่านมา

    Waa runtìi walahi

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 วันที่ผ่านมา

    May taageerin oo kalaya lkiin inta ay jabuuti tageen oo lagu soo dhaweeyay oo waliba ay la shireen kuwa ka hadlaya imka jabuuti markaa waa in maxkamada looga yeedho oo xeer ilaalintu su aalo laga waydiiya xasanada waa in laga qaadaa

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 2 วันที่ผ่านมา

    Barakhada iyo mahamed abiiba waxaya uqaadan waaye kursiga sibarayasa baya ku noqotaye waa kuwaa noqodaye cadowaga ee maali qudha aanaya difaacana qaranka

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman6964 วันที่ผ่านมา

    Geeego farbadanaa mar mid baa soo hababaraya kii runta u sheega cadowga gudaha!!!!!!!!!!!

  • @alcadaadichannel2583
    @alcadaadichannel2583 2 วันที่ผ่านมา

    Hadii cid gaar ah la dhaho waa cadaw ga gudaha
    Dadku wada cadaw waa isu noqonyaan

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 วันที่ผ่านมา

    Qaranka cashuurtooda yaan la siin dibjirta barlamaan ku sheega ah halaga joojiyo lacagtayada

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e วันที่ผ่านมา

    Waa runta wallhi

  • @Jiirka-lacagta
    @Jiirka-lacagta 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa jileec saxaafada ka imi suaalo ayaa raaxada laga qaadaa kuwaasoo kale

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh วันที่ผ่านมา

    Cashuurtii hooyada bacadka fadhida ayay ku kibreen

  • @axmaddeeq9399
    @axmaddeeq9399 วันที่ผ่านมา

    Waa cawgu waa abiib iyo batuun

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 วันที่ผ่านมา

    CIDI IDIN AQOONSANMEYSO WALLAHI HADII ISAAQ AQOONSI RAADINAYO OO CIISE DOWLAD YAHEY MAXAA SAMAROON UDIIDAYA

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 2 วันที่ผ่านมา +1

    War dawlad maaha waa qabiil qabiil u dawladaynaya xildhibaa waxa lagu haystaa ma run ha sheegina baa war awdal waa qabiil idin la mid ah hooyadiin u sheega walaahi waa la idinka tashaday kitaabka quraanku isaaq dulmigiisa iyo dadka waalwaalan ee aad madaxda ka dhigateen ma qabto war lama difaacayo meeshana waa lagu kala tagaya burco iyo hargaysa kaliya ayaad xikumi doontaan war yaa loo hanjabaya

    • @user-hn2jx5xh6b
      @user-hn2jx5xh6b 2 วันที่ผ่านมา

      @@aadannuuriye3937 Somaliland mesha ladhahayo
      WA qabiil issaaq ladhoho
      Qabiilna dowlad noqon waaa
      Sidey aqoonsiga uhayaan yet dhanwalba seegeen

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 วันที่ผ่านมา

    Dastuurka ayaa xoriyadda hadalka damaanad qaaday.😂

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 วันที่ผ่านมา

    Halaga joojiyo mushaharka qaranka hana la horkeeno cadaalada????

  • @user-vb3bt4ip5z
    @user-vb3bt4ip5z วันที่ผ่านมา

    Xabadan xagee lagasookiraystay ba galbeed mise bari hhhh

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 วันที่ผ่านมา

    Dawladu waa inay waxka qabataa xildhibanada difaacaya wadan kale kay u shaqaynayeena cadaw u haysta niman kaasi danbi qaran bay galeen

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 วันที่ผ่านมา

    Saaxaafada laftigeeda hoos ha loo eego

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540 2 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaankani xsguu ku maqnaa

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 วันที่ผ่านมา

    Halagu mudaharado xildhibanada qarankz ka soo horjereda iyagu ha qabtaan somalida ay u doodayan😂

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j วันที่ผ่านมา

    isaaq qoow idna doorasho ayaa la inku wareeriyeyi codogiina dhincwalba wuu idnka soo galayi waana idiin doqniimo maantana wiyidnkaa anbanaaya

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 วันที่ผ่านมา

    Sug sug shacbiga soomaliland ha arkaan

  • @abdi7612
    @abdi7612 2 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti sawtii Muuse Biixi waligiiba daba ordaayay, Cadawga guduhu waa Muuse Biixi iyo inta u guul waydaysa.

  • @MubYus
    @MubYus วันที่ผ่านมา

    Baarlamaanda aduunku waxay leeyihiin xeerar xidhibaanka xasanada looga xayuubin karo, Baarlamaanka Somaliland waa xero Geel oo kale, xildhibaanku waxa uu doono ayuu sameeyaa si cad... Yaaab

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 วันที่ผ่านมา

    Batuun iyo ooyaye waa cadowga somaliland halaga saaro hana la hor keeno cadaalada.?

  • @user-vb3bt4ip5z
    @user-vb3bt4ip5z วันที่ผ่านมา

    Yaa kudhaca ma habaryartaa walaahi Xero awr baad ulabixi Somaliland hadaad doqoneey indhola aantaa ficil kudarto

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti waa walaal

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 วันที่ผ่านมา

    Waa nin cuqdad qaba waxa la yiraahdo s/ land ma jirto Jabuuti banana soo xireysa!!!

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j วันที่ผ่านมา

    walaahi dadka cadogiisa garanwaaya waa doqnnimo labar wankuna waa isaaqa marka la idn baabiiyo ayaa bararugtaan weligiin waana nacsnmo

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 2 วันที่ผ่านมา

    Somaliland waxay yoolkeeda gaadhaysaa marka lagu shaqeeyo mawqifka Ninkaasu istaagey Dhamaanteena aynu taageerno Xukumadeena joogta marba

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sorry abayo quruxeey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 วันที่ผ่านมา

    Al shabaab miyaad udireysaa!!!!!!!!!!!!

  • @dqalib
    @dqalib วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 Somalidiid mar dhaw ubudkooda baa cadawga gudaha noqon

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k วันที่ผ่านมา

    Labada.xaldh.ee.udhuuntay..qaranka.Sland..

  • @maallcigemukhtar9865
    @maallcigemukhtar9865 2 วันที่ผ่านมา

    Labaduba waa reer dawarsato iyo midgaan hilibka qudhusada

  • @Asiya0751
    @Asiya0751 วันที่ผ่านมา

    Barkhad waad kuwaalaten cunsuriyahow

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallee in Aadan been sheegin dee maa dhagax lagu dilo iyaga iyo hooyadood ba Baarlamanka cadaw uu kaga sii tegey Munaafaq Inna khaliif
    Xukumadu Aad iyo Aad bay u jilic santahay laamaha Amaanku laftiidu wey jilic san yihiin

  • @saalaxy
    @saalaxy วันที่ผ่านมา

    Naxli isku dir Kala qaybin.....qofkaan waa cuqdadii oo Qof ah 😮

  • @ramadaanabdullahi4267
    @ramadaanabdullahi4267 วันที่ผ่านมา

    Ader Djibouti waxba kama badali kartan isaaqow cuqdada qarsada yaan la idinka dareemin

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 2 วันที่ผ่านมา

    Mudane, markii loo jawaabi waayay ayay halkaa gaadheen somaliland ma jilcin kaadi badane wa loo gogol bidya waxaan ogahay inay anany waxba qaadayn e ha ciyaane waligood ha ciyaane hore ayaa loo soconayaa

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwaasii waa hadhaagii khaliif iyo kuwa somaliland lagu soo dhex darsadey burburkeeda iyo kala qeybinta bulshada somaliland meel kalana ka lacag qaata.
    Waxa loo eeganaayo ma fahmin.
    Shacabku shaqo fiican haka qabtaan.

  • @kepeterbegse8614
    @kepeterbegse8614 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigaa mise iyaga

  • @ismailmuhamed2370
    @ismailmuhamed2370 2 วันที่ผ่านมา

    Libaax libaax dhalay
    Waad asiibtay hadalka waana in wax laga qabtaa shaqsiyaadka caadaystay in ay taageeran cadowga Somaliland